Dr's Rumana Rashiid?..Halista Aay Wajahayaan Gabdhaha Uurka Leh !!!?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 кві 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...

КОМЕНТАРІ • 30

  • @CanabAden-bl3cr
    @CanabAden-bl3cr 3 місяці тому +5

    Maansha Allaah
    Maamii jecliyaa barnaamijkaada ilaaheey ha ku barakeeyo mahadsanid safiirka islaamka noo soo badi barnamijyada drs sada

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 3 місяці тому +4

    DR RUMAANA ALLAH KU XIFDIYO WAA GABAR KHEYR JECEL DADKEEDANA JECEL Jazakalah kheyr

  • @BarliinSalax
    @BarliinSalax 2 місяці тому

    masha allah wa ino faidisy

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 місяці тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi sifiican aa ingu sharaxday Jizakallahu qer macanto
    illahey hanii barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah idin xafido dhamantin Yaa Rabi yaa Allah

  • @Fartuun477
    @Fartuun477 3 місяці тому +1

    Masha Allah drs Rumana jazakillaahi kheyr wax badan ayaa ka faaiday ❤❤❤❤ Allah ha ku xifdiyo waa jeclahay baramijyadaada
    Wllka noso gudbiyaan Allah ha xifdiyo

  • @maryamamuseadow9648
    @maryamamuseadow9648 3 місяці тому +1

    Masha Allaah jazaka Allaahu khyr Drs

  • @FardawsaAxmed-ip4tf
    @FardawsaAxmed-ip4tf 3 місяці тому +1

    Mashaa alaah alaha kubarakeeyo

  • @Sacdiyocaliwarsame
    @Sacdiyocaliwarsame 3 місяці тому +1

    Dr ala ku barakeyo

  • @Khatra_abdirahman
    @Khatra_abdirahman 3 місяці тому +3

    Rumaana aad Baan usalaamaya dhaqtarafaydi wiiyr Waa maama naxariis badan cimrigeeda alaha ubarakeya

  • @asmahassan9093
    @asmahassan9093 3 місяці тому +1

    Masha Allh

  • @user-zp6iq1vl9t
    @user-zp6iq1vl9t 3 місяці тому +2

    Mashallah allaha barakeeyo macalimada
    Waxaan sugaynaa barnamijkii ahaa gabdhaha uurku ku adkaaday in ay qaadan inshallah mahadsanid

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 3 місяці тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @farhiaabdi1529
    @farhiaabdi1529 3 місяці тому +1

    Masha allah allaha barakeeyo dhaqtarada

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 3 місяці тому +1

    Jazaaakalaahu qeer maamo ❤

  • @waaqicichannel
    @waaqicichannel 3 місяці тому +1

    Alx waa qataa Ani alx thanks drs rumaan wacyigalin badan beey ubhnthy bulshadeena

  • @rowda318
    @rowda318 3 місяці тому

    ماشاءالله تبارك الله اللهم احفظها

  • @user-ix9pg6xr9y
    @user-ix9pg6xr9y 3 місяці тому

    MashaaAllah ilahy hakuxifdhiyooo

  • @user-cq5wf9dz7t
    @user-cq5wf9dz7t 3 місяці тому +1

    Dr maashallaah tabaarakallaah

  • @user-cu4zm8rj5p
    @user-cu4zm8rj5p 3 місяці тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته mnsha alah alahuma baarik drs aadbad umahdsanthy alle miisaanka xasanaadka ha kuugu daro cilmigaa aad nooga faadidaysay
    Safiirka su aashaa drs iga gaadhsii wll dr,s walacban ahay kiniinigana ma qaato waxan isidhaahdaa walacuu kugu siyaadine ma qasabaa inaan qaato markan walaca ka baxo ma bilaabi karaa

  • @suadaadan1282
    @suadaadan1282 3 місяці тому

    Manshallah nosogali cuntada hoyo urleh

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 3 місяці тому

    Folic acid makaanka siima hagaajiso 😂😂, ee waxay ka hortagtaa xanuunada ama ciladaha kuyimaada ilmaha ee looqayaan 'neural tube defects' oo ah inu ilmuhu ku dhasho lafdhabartiisa oon sifcn u daboolin xangulaha(spinal cord)

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 3 місяці тому

    Ilahey amarkiis hada waxan ahay 32wks berkina cunitaan iskadaaye kariskisa xitaa uma dul qaadan karo

  • @user-cq5wf9dz7t
    @user-cq5wf9dz7t 3 місяці тому +2

    jizakallaah qeir jizaa abaayo waxaa noogo soo dartaa waxaa jirto gabadho badan oo aan ko jiro aniga waxaa ko dhalmo daynay30 jir maxaa sababo ka soo hadal thankz

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 3 місяці тому

      Abaayo halls waayo may be iney tahy buro isbucan daxdisa ayaa gabar an saxibo nhy halcunug nin hore usodashay gadib gursatay sanada badan ur iskaweyday kadib waxaa lagu arkay buro lagu yuri indo ayey xitaa yelatay weyna kugu buqi rabtay lkn alxamdulilah walagasosaray ayado weynin badan adiga daqtarada laxarir siad uigato waxa sababay

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 3 місяці тому

      Qurankana badso abaayo iyo quran sar

  • @BarliinSalax
    @BarliinSalax 2 місяці тому

    asc mama wanku bahna xage kla soxirira

  • @waaqicichannel
    @waaqicichannel 3 місяці тому +2

    Badalka folic acid tablet
    Waxey isticmlan vimto baraf iwm

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 3 місяці тому +2

      Vimto waxba ma tarto waa colour abaayo kaliya caanaha bay macananyn oo lagu cabikaraaa
      Barafkuna barar maahane wax kale ma keeno ee qudaaro iyo cunoyin baa jira laga helo sida bracolli ga lawska liin macaanta ukunta digiraha

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 3 місяці тому

    Kaniinikaan maamada sheegeeso sawirkiisa noosooraar weligee kaniinigaan maliisoo siinin hooyo ayaan ahay maamadaan intee joogtaa isbitaalkeeda halkee kuyaalaa

    • @gardhaale
      @gardhaale 3 місяці тому

      Islii calafonia