Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

#الرقية_الشرعية

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • #الرقية_الشرعية #quran #السحر #cilaaj #آيات

КОМЕНТАРІ • 136

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  Рік тому +37

    Waxaad dareentid hoos inoogu soo qor

    • @jawahirsheeqabuukar1901
      @jawahirsheeqabuukar1901 Рік тому +6

      Asc sheq xanuun fara badan soomaray alxamdulillah waxa igu daran waa dhabarka qiibta ugu danbeeyo iyo caloosha codsi waxaan kacodsanaya sheq ceydaruus ruqiyo kusabsan isku jiro dhabarka iyo calshoosha qeyr alle hakusiiyo

    • @dhemaniitaofficial8563
      @dhemaniitaofficial8563 Рік тому

      Asc labarka kenya ayan raawaa kuwa mesha saran ma dhacayan fadlan

    • @deqoahmedismail
      @deqoahmedismail Рік тому +5

      Asc sheekh waxaa ahay hooyo soomaliyed waxaa ku noolahay wadanka Kampala mudo badan baa xnuunsana shifada waa tagay xanuun saaida dareemaya waagu markuu baryo baa cabsi lay saaraya habeenkii markey noqoto caadi baa ahay dadkii waa dhex gali waayay markaa waxaa kaa codsanaya sheekh inaad si dagdaga igu soo jawaabtid hooyo dhiban baa ahay 😭😭😭😭😭😭

    • @habimahamuud247
      @habimahamuud247 Рік тому

      Ale qeer hakusiyo sheq

    • @nageeyamohmed7426
      @nageeyamohmed7426 Рік тому

      @@jawahirsheeqabuukar1901 ⁷7

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  Рік тому +17

    Dhamaan soo dhawaada walalalaha sii gudbiya

    • @Its.su3da
      @Its.su3da Рік тому

      Sheikh kher Allah kusiye ruqya isha xasadka soodub

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Рік тому +8

    Adiiga ayaa karaayeey. Siixii roole guulleesoo sheikh mashAllaah tawarakaalah you are Great 😇😇

  • @user-kq6ci3rp3k
    @user-kq6ci3rp3k Місяць тому +1

    Mashallh❤❤❤❤❤

  • @aminahirabe1537
    @aminahirabe1537 Місяць тому

    ilaahey aqiro iyo aduuyo hagu xafido qurankan waa cayiib alaahu akbar sameen xogan ayaan daremayaa alxmdulaah , qeer aan kaa dhamaan alle ha ku siiyo

  • @dahraanxaajishadoor452
    @dahraanxaajishadoor452 Рік тому +5

    amiiin yarbbi quf kii muslin dhibateyo illah hanaga qabto

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Місяць тому

    Ameen Ameen Yaa Rabi.
    Indhaha ha beeleen lixaadaka ha beeleen.

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Місяць тому

    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
    Jazakallahu Khayran Jaza
    Yaa Sheekh Caydaruus
    Habaryar waana ku salaamayaa Adiga iyo Sheekhyada kula shaqeeyaba ❤

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 Рік тому +2

    Masha allaah jazakallah kheyr sheikh gacanta bidix aad ayee ii qawoday iyo kababiyo alx wax yar un baa taremay alx jazakallah kheyr

  • @kobrasuldan9510
    @kobrasuldan9510 Рік тому +3

    Masha Allah sheikh caydurus❤😢

  • @cabdimajiid9101
    @cabdimajiid9101 Рік тому +6

    Yaa shiiq caydrus goormee mugdhisho joogaa xaruntaadii dib ma imaanaaa sheaq cidaydii baa iga xanuunsan mudo adigane waxaa jirtay cumro aniga iyo qooskeega mid midka kle salaamaayo inaguma juro aniga quraan baan isisaraa lkin waa lidkeega Quran mayaqaanaan yaa shiiq waxaan kugu xernaay mudo ...baraka Allah ii soo jawaab adioo mahadsan

  • @sumayomaxamed3080
    @sumayomaxamed3080 Рік тому +10

    Walalayal iso duceya inu illahay iga dul qado culays kan isaran 😭🤲

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 Рік тому +6

    Sheikh illaahay kheyr aduun & jano aakhiro hakusiiyo dad badan oo ku dhaweyn ayaa kucaafimaaday allaha kaa abaalsiiyo

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 Рік тому +9

    اللهم يارب اشفي كل المسلم يارب😭😭
    بارك الله فيك اللهم بارك اولادك وكل اهلك يا اخي كريم ربنا يحفظكم وربنا يسعدك انتي واهلك عظم الله اجرك شيخ 🤲

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 Рік тому +3

    Barakoow ducaysne

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Рік тому +4

    Shukran sheekh caydaruus ,Allaha noo aqbalo ruqyadan🤲 insha allah.

  • @hamdamohammed3711
    @hamdamohammed3711 19 днів тому

    Manshalaah allaha ku barakeeyo shiikh rabina haku xafido

  • @user-yq6rx5qm9q
    @user-yq6rx5qm9q 8 місяців тому +1

    Mashalaah shiiq❤❤❤❤

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 Рік тому +5

    Mansha allah sheikh adigana ilahay swt ajar iyo xasanaad hakaasiiyo umada muslimiinta ee xanuunsana Alleh haku caafiyo quraanka aad nooso duubtay insha allah Alleh swt intii intii dhibaato iyo gurbo hayso Alleh haka faydo walaalada xanuunsana cibaadada iyo xuska alleh swt haan badino hadii inaga aynaan dadaalin xanuuunka ma inaga suulayo

  • @quenqaali6641
    @quenqaali6641 Рік тому +3

    Masha Allah tabarakalah sheikh jazakallaah qeyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @weerowyare1339
    @weerowyare1339 Рік тому +1

    Mashaa allah wll keyga qaaliga ah sheikh ceydarus rabi haku xafido❤❤❤

  • @user-bm7ob9ek2d
    @user-bm7ob9ek2d 6 місяців тому

    Aamiin aamiin maasha allaah❤😢😢😢

  • @ShushuCalixasan
    @ShushuCalixasan Рік тому +1

    Afar sano aya xanusanahay oo dadka lama shekesto awal reer bulsho.aya ahan jirey afar sano qolka kama so baxo iso ducey xules aya daremaya iyo warer 😢😢😢😢😢😢

  • @kobrasuldan9510
    @kobrasuldan9510 Рік тому +6

    Yaaa Allah ❤❤❤❤yaaa rabi❤❤❤yaaa wadud

  • @husseinadem364
    @husseinadem364 2 місяці тому

    Masha alaah

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 Рік тому +2

    Maashallha sheikh Ilhaya ha ku xafido

  • @ShaikhnuurCaliibrahim
    @ShaikhnuurCaliibrahim 2 місяці тому

    Masha allaah alllaah hakuxafido shekh

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Рік тому +2

    Masha allah allaha ku xafido shiiq ❤

  • @simaan8126
    @simaan8126 Рік тому +1

    Mashalah alha ku barakeyo amin

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Рік тому +4

    Qoorta iyo garbaha ayaa culeesbadan iga korey iyo xanuun.

  • @user-fu9el5md8j
    @user-fu9el5md8j Рік тому +2

    جزاك الله خير

  • @deekaduale3698
    @deekaduale3698 7 місяців тому

    Mansha Allah Sheekha ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo aduun iyo aaqiraba qraankaaga waan ku faiidnay

  • @xeeuah7084
    @xeeuah7084 Рік тому +1

    Mansha alah ilah qeer ha ku siiyo

  • @namcoali2327
    @namcoali2327 Рік тому +1

    Amiin amiin amiin ya rabiil calamiin sheekh

  • @fadumonuur6098
    @fadumonuur6098 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الله شيخنا

  • @hafsaabdi9645
    @hafsaabdi9645 Рік тому +3

    Wsc sheikh caydruus Kheyar bdn ku siiyo

  • @nouriaahmeth8499
    @nouriaahmeth8499 Рік тому +1

    Msha allah sh Alle haku xiftiyo abaalkagana jano haka yeelo guulayso aduun iyo aakhiraba

  • @fardusjibril7388
    @fardusjibril7388 Рік тому +2

    Wcs

    • @hamssaad6499
      @hamssaad6499 Рік тому

      Asc ma hargaysa ayad joogta meese kiiniya

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Рік тому +1

    Masha allah tabarakallah alle hakuxifdiyo sheq ceydaruus

  • @FadumoAadan-ug7ep
    @FadumoAadan-ug7ep 2 місяці тому

    Asc ❤❤❤aamiin ❤❤❤❤

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 Рік тому +6

    Masha allah sheikh caydaruus waxan nafta ikeenay IL iyo xasad guri walbo wan Ka cararaya wan xasad ruqiyah xasad ah so dub ilahay ha Ka abaal mariyo kheyrka hayso sheikh llaha haku xafido ❤️❤️🥰🥰

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  Рік тому +5

      Hye wllo

    • @zuzu2728
      @zuzu2728 Рік тому +1

      @@sheikhcaydaruus asc aniga waxan ahay gabar somaliyed o xanunsan aniga iyo familkeyga marka dalo isii please lacag an cilaj ku tago mahay

    • @AYeeYadedjecel2021
      @AYeeYadedjecel2021 Рік тому +1

      @@sheikhcaydaruus mahdsanid sheikh allaha ha ku ku xafido sheikh🥰🥰❤️

    • @bilyandhaan2894
      @bilyandhaan2894 Рік тому +2

      wlhu kula mida ahy Guriggaygii aya ka cararey guri kla tgy hdna wakso caarary cir io dhulka meel iqaada ayn la ahy wlhi Xasad io il io jin sya nfta ikent illhy inu ina caafiyo ayn rjynaya

    • @AYeeYadedjecel2021
      @AYeeYadedjecel2021 Рік тому

      @@bilyandhaan2894 amiin wlshy mcny allaha caafimaad taam ah ha na siiyo anag io dhamaan inta xanuunsan ba 🤲🤲🥰

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 10 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Zaky_boy
    @Zaky_boy 7 місяців тому

    Sheikh caydruus Allow kheyar bdn ku siiyo

  • @fadumaabdi7903
    @fadumaabdi7903 Рік тому +2

    Masha allaah

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Рік тому +2

    WCS mashAllaah Akbaar thanks for you sheikh ceya.daruus😇😇😘😍

  • @DjBantumix
    @DjBantumix Рік тому +3

    💌

  • @qadromaxamedcabdi260
    @qadromaxamedcabdi260 Рік тому

    Mashallha ilh hakuxifdiyo

  • @user-gn6cb5td1g
    @user-gn6cb5td1g Рік тому

    maanshalh alle dhamaan muslinta ha ku daweeyo sh, miisan xasanaadka alle ha kuu saaro

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 Рік тому +2

    Isha tacliinta idhibtay, meesha waxarashada markaa tago waa ku xanunsada

  • @user-fe1xt7pw4m
    @user-fe1xt7pw4m Рік тому

    Sheekh wadne xanun iyo jir xanun

  • @abdirahmanmohamoud-le3ii
    @abdirahmanmohamoud-le3ii Рік тому +1

    Alle haku barakeeyo shiikh

  • @halimahussein8135
    @halimahussein8135 Рік тому +8

    Masha Allah,may Allah bless you my brother.. Please my brother and sister pray for me and my siblings,we are sick for many years now..And may Allah cure all sick Muslim in Sha Allah, Ameen 🤲🏻

    • @user-ym5lr4xd9b
      @user-ym5lr4xd9b Рік тому +1

      Allahuma ameen yaa rabi protect us and protect us for this bad evil eyes and bad ones

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 Рік тому

    JazakAllah kher sh

  • @xeeuah7084
    @xeeuah7084 Рік тому

    Mansha alah ilah ha ku xofdiyo

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s 8 місяців тому

    Qabrigaga wasac allha kaka dhigo shiiq ceydarus jisakalh

  • @user-oj9ld4xg4q
    @user-oj9ld4xg4q 7 місяців тому

    Allah nowaqbalo ruqyada

  • @user-wg8oo7xq2e
    @user-wg8oo7xq2e Рік тому +2

    منور استاذ

  • @MascudMaxamed-bj3ge
    @MascudMaxamed-bj3ge 8 місяців тому

    2 pac

  • @nimomo392
    @nimomo392 Рік тому

    Manshallah thanks sheikh….

  • @hamdifarah4539
    @hamdifarah4539 Рік тому

    Masha allaah codkaaga allaah kuubarakeeyo

  • @raxmonashaad4832
    @raxmonashaad4832 Рік тому

    صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم

  • @niciimocaato7114
    @niciimocaato7114 Рік тому +1

    xanuun,ohin,duudkaxanuuni,isamay

  • @sacdiyaabdullah4242
    @sacdiyaabdullah4242 Рік тому +1

    Asc sheikh kheer allaha kusiiyo wan yara xanunsanaya iso ducee

  • @cabdiqadirbeene7642
    @cabdiqadirbeene7642 Рік тому +2

    Shiqoow lugta shanqaar kadareemooyaa

  • @FarxiyoXaaji-cp6zu
    @FarxiyoXaaji-cp6zu 9 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @user-vu6bm4zu7b
    @user-vu6bm4zu7b Рік тому

    Mahadsanid wl

  • @user-ww4yv5co5i
    @user-ww4yv5co5i Місяць тому

    Shiikhow jisaa kalahaa wlhi matag dareemay 😢

  • @husseinabdi6159
    @husseinabdi6159 Рік тому

    Masha Allah

  • @sahalsash-ns2hz
    @sahalsash-ns2hz Рік тому

    Ma.❤❤❤

  • @saamdahir7444
    @saamdahir7444 Рік тому

    Ilhow culeyskan ika qaat Anika iyo umada islanka

  • @simaan8126
    @simaan8126 Рік тому +1

    Alow abalkaga jano ka dhig shiikh caydarus alhana ku xafido

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 Рік тому

    Maashallha

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 Рік тому

    Amiin yarbi shkheqow sax noso duuceya ani iyo walalakeyaga ani waleygu sodirya iyo sixir 2qof mid waxaa leygu sodiraya inu i dhibo mid sixira tacatila zaawoja

  • @aminamuhamed7740
    @aminamuhamed7740 Рік тому

    🤲

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 Рік тому +3

    Asc sheik waxaa i xanuuna dhanka bidixda

  • @rahmabana8298
    @rahmabana8298 Рік тому

    ASC waakusalamay ruquyada wax badan ayaan dhageysatah ee qeyra allah ku siiyo waxmadareemin kuwahoor oon dhageysatah wax badan ayaan kadareem

  • @jakayjimcale
    @jakayjimcale Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️

  • @samianuur1127
    @samianuur1127 Рік тому

    Waalhi waxan darema xun subaxnallha

  • @abdirahmandharka6031
    @abdirahmandharka6031 Рік тому

    Allow ku dhowr sheekh

  • @sadiqmaxamuud1822
    @sadiqmaxamuud1822 Рік тому

    Shiikhwadareema xunuun Saad ah olool xata caloosh quick baigabaxay wllhay baan kudhaarte waxdmooda ilaifeeraynayo xiiq xata waxd Monday in laibaacsanayo madaxa xitaa said buixanuunayaa waxan qoorayo magaranayo igaraaliaha w waniskadamiyeey

  • @user-ee6cx3dn8i
    @user-ee6cx3dn8i 3 місяці тому

    Aniguwaxan,ahay,ardash,cay,duruus

  • @Makaftamee__Gym
    @Makaftamee__Gym Рік тому

    M.a sheik sobathi

  • @hassannoor7937
    @hassannoor7937 Рік тому

    👍👍👍

  • @Maxamedyaasiin550
    @Maxamedyaasiin550 Рік тому

    ❤❤❤❤❤ sheqoow qofka iskaoya maxaweye👹👹👹👹👹👺👺👺

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 Рік тому

    Dhinaca midig ixanunay lalabo iyo xanun saaid ah ayaa daremoyaa😢

  • @user-iq7hp2jc4y
    @user-iq7hp2jc4y Рік тому

    بارك الله فيك ي شيخ ارسلت لك ف الواتس

  • @sahroosman1138
    @sahroosman1138 Рік тому

    Sheikh caydaruus jisadadu wa jano

  • @fadumocumar4619
    @fadumocumar4619 Рік тому +1

    😏😏ilaahey ayaa joga waxba dad maka qaadikaraan quraanka kuguba qof dad sixrana asigaa dhib qabee ilahey xaasidka hanaga qabto nacalad hakudhacdee 🙄

  • @NashaadfarxaanFahmo
    @NashaadfarxaanFahmo 3 місяці тому

    zaàqq

  • @zaytunaxmed9710
    @zaytunaxmed9710 10 місяців тому

    Ninkyga sixir lagu shegy ma u aqrin kara shiiikh

  • @Ahlaam638
    @Ahlaam638 Рік тому

    Sheikh ninkeyga oo sixir la cabsiiyey maxaa u daawo ah?

  • @farhiyamohamed8049
    @farhiyamohamed8049 Рік тому

    Numbarka Shiiikha qaybta online qofkii hayo wllo isiiya waan ubaahne

  • @barlinali1057
    @barlinali1057 Рік тому

    Sheikh markaad habaarka bilowde madaxeyga aya lagakacay

  • @lifeandliving775
    @lifeandliving775 Рік тому

    Waxaan dareemay hurdo iyo cuncun jirka

  • @samsamcabdi6796
    @samsamcabdi6796 Рік тому

    Wax badan dareemay sheeqow

  • @naimamohamed8758
    @naimamohamed8758 Рік тому

    Sheikh, Please remove the advert.

  • @ShaikhnuurCaliibrahim
    @ShaikhnuurCaliibrahim 2 місяці тому

    Masha allaah alllaah hakuxafido shekh