Shiikh aniga garabka midigta hoostiisa baa wax aad waran moodo baa igaga taagan marwalba oo aan qur, aan akhrinayo ama dhagaysanayo ama Adkaarta xataa wardiga bal iiga soo arintaas jawaab khayr alle haku siiyo fara badan
(Ogaysiis). Wllo waxan la hadlayaa dadka videoga daawanaya yeynaan sheekha kala bakhaylin Like ta marba hadaad dawato Like tana aynu u saarno anigu waan usaaray ee aynu iska dayno bakhayl nimada. Sheekhana dhiiri gelin ayay utahay 😊
Waxa aad dareentid hoos inoogu soo qor walal
😊😊😊😊😊😊😊
Shiikh aniga garabka midigta hoostiisa baa wax aad waran moodo baa igaga taagan marwalba oo aan qur, aan akhrinayo ama dhagaysanayo ama Adkaarta xataa wardiga bal iiga soo arintaas jawaab khayr alle haku siiyo fara badan
Ascm wr wb sheikh xanuunsanahy markasta wàa kugu riyoda anigo laydhahayo sheikh caydarus haduu quraan kusaro waad cafimadaysa
@Jaweriya Yusuf
Sheikh quraanka dhan kacaajisa yaa llah😢
M.a jazaakallahu khyr Islamka inta xanunsan allha caafiya aaaamiin yaa rabii
Shiiq caydaruus illaahay haku xafido,wallahi waanku liibaanay quraanka wax badan ayaa, iskey bedelay wax badana waan ogaaday oo, aanan dareen saneyn ,shiiq caydaruus, ilaahay haku xafido, adiga ,& ehelkaaguba, iinshaa,ahaal,walahi mar kasta waankuu sooduceeyaa,illaahay hayga ,aqbalo,iin shaa,allaah,asc
Masha alah sheq alaha kuxifdiyo aduun iyo aaqiraba😢😢😢✅✅✅✅✅✅
Allaah waxaan ku wediin aduunyada fil nimca aqira fil janah cadow walbo allaah kaxifdiyo adiga iyo ehelkaaga muradada allaah kun sahlo sadaqada aad nosameneso anagoo guryaheena jogno rabi kurbo ha kaga feedo aamiin wax ku dhibo allaah kuma tuso
Aamiin Aamiin
Masha allah rabigey ha ku xafido adiga iyo ehelkada sheikh allahuma aamiin
(Ogaysiis). Wllo waxan la hadlayaa dadka videoga daawanaya yeynaan sheekha kala bakhaylin Like ta marba hadaad dawato Like tana aynu u saarno anigu waan usaaray ee aynu iska dayno bakhayl nimada. Sheekhana dhiiri gelin ayay utahay 😊
Wallkey ilahay nimcoyin kiisa aduun iyo aaqiraba ku haku siiyo amiin yaarabi
Ma,❤❤waan jaclahay ruqiyadan
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ شكرا لك الله يحفظك
Sh caydaruus illhy haku xafido masha allha barklh alaahuma baarik jazaklhu kheyr
Asc sheekh Allah ku dhowro adiga iyo ehelkaaga iyo intii xaq kugu leh illaah miizaankaaga xasanaadkaaga ha kuu saaro Aamiin yaa rabbi
MashaAllah ❤🎉❤
Mashalaah wll ❤❤❤❤😢🎉🎉ma
Maasha allaah ilàahay Haku barakeeyo❤❤
Insha alh shiq❤❤❤😊
Sheekh caydaruis markan dhegesto quryad waxan sameyaa jeexa midigtaa igariira mantadhan dhulkan isla dhacaa miyirkaygu waa jogaa allaah ha ku xafido adga iyo famaligaga ba ❤❤❤❤❤❤❤
Alleh haku barakeeyo
Shekh waxandaremaya daacobadan iyo madax xanuun alla hakuxafido
Subxaanalaah yaa cadiim xasbiyan Allaahu wanicmal wakiil yasir allaah yaa rabi
Illahy khayr haku siiyo aadba ugu fiicnaaday❤jasakallah
Cafaka humu laah ❤
Masha 🥰 Allah sheekh qeyr Allah ku siyo 🥺🤲
حفظكم الله ورعاكم ❤
Wadnaha la iga qabtay ma aqano ILLAH hana wada caafiyo
Jasakumullahu khayra
Noso badi sheikh 😢
❤maanshaa allaah sheekh ceyduruus
Shukran sheikh ilahay haku barakeeyo
Mashallah walalo..deman
Amiin yarabii MashaAllaah thanks sheikh 😇😇😇😇😇😇
Jazaaka laahu khaur sheekh Caydarus sida aad mar welbo noogu soo gudbinaysay khaur ka waakaga mahad celinaya
Masha allah shekh allaha ku xafido ❤
Alle khalyr baadn haa ku siiyo shekha jasakalah
Ilhy haku xafido insha allh ❤❤ sheeq
Masha allh ale ha ku barakeyo🎉
Jasaaka Allaaahu kheyr jazaa
🤲🤲🤲🕋☝️
Shekhan xagujoga mansha alah ale haxafide
Maasha allaah ilahy hakuxafido sheekh adun iyo aakhiro isha allaah❤❤❤❤
جزاك الله خيرا ❤
Masha Allah sheik ilahey janada ha ku geeyo
iloow ku barakee❤❤❤ sheekheena amiin
AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAA RABI INSHA ALLAAH
MachaAllah jazakallah kheyr cheikh caydaruus illahay haka xafido cadowka weraar kisa ifka dambi daaf akhiro janatal farduusa Amin Amin Amin ya Allah
Jazakalahu waa qayran
inshallah sidaad rabto Allah Haku yelo she
SHUKRAAN YAA SHEIKH
Shiikh rabi ha kuxafido
Aniiga waareer madaxa xanuun an xaad lahen garabaha qoorta waxad mooda in aduunak oo dhaan inuu iniiga la isaaray cuules waadnaha laga soo boodaya luugaha awooda iga taagaysa dhakhatar waan ka daalay xanuun saanad iyo 8 biil lanoolahay aniiga dhaan waan is naacay marka qaar inaan dhiinto iska jecalada hadan carurutay yare aad u yare qurbaha jooga fiiriya waajiyadoda Xaage kala soo xariira sheikh 😢😢
Intad shegtay iyo ka bdn ayn leyhy rabiyow na cafi cafimad an cudur ka dambeyn
Tilfonkiisu waa ka quran xaga kore hadii kale waxaad kala xidhiidhaa Facebook waxa ugu qoran, Naftaada dabiib
Masha allah Allaha ka abaal Mario sheikh
Jizaikallah qeyr
Allaahuma aamiin yaa allaah jisaakalaahu qayr Sheeqoow Shukran Sheeqoow alaahi sicak
L u.m.
Illaah haku xafido 😊 sheikh
Mashalah caafimad ayan dareemaya Allah haku xifdiyo jasaakalahu qeeran qeeran jasaaa wll
Souleiman Darar 4:00
Masha Allaha
Maansha Allah allahuma barik walalkay caydurus illahay haku xiftiyo adiyo ehelkaaga❤❤❤❤❤❤
5 bari koh vidiyogii aad nala wadaagtay calamadiihii aad shegtay wan arkay naqaskaa igu dhay daal cules caloosha waxba iga xaganaya xanaq jasakallaahu khayran wllkyow allaaha kuxifdiyo aduun iyo akhiro adiyo ehelkagaba
Ilahey haku xifdiyo sheikh
Masha allha amin
Allah haku xiftiyo sheekh
Waxanjoga hargaysa jidhka ijareya iyo wadnagaraac sheekh taloisi allah hakubarakeye
Wllo is diwaangali xafiska hargaysa ayu uu joga la kulan
الهمم زيد و بارك مشكور يا عيدروس
Masha allah ❤❤❤❤
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤
ILLAH kheyr haku siiyo
Jazaklaah khyr shekh
Masha Allah aniga Isbadal Wayn baan Somali Ruqya Tv kahelay oo caafimaad iyo gargaar ahba ah
جزاك الله خيرا وبارك فيك
Jisakallah qeer sheeikh ilahay haku xifdiyo
Wlll shukran allah haku xafido khayr allah hakusiyo wll
Ajar alle hakasiiyo cimriga alle.haku barakeyo
❤❤waa Mahad San tahay Ajar alaha kaasiyo
Jaska llaahu kharan
Jasaaka Allhu khery
Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus
Mansha alah shiq Allah ajirbadan kusi idin Allah 🤲
Hwawrwb❤❤❤❤❤
26:35 26:35
Ilaahy haka ajar siiyo hno❤sheekh caydaruus
Allahaka abalmariyo wll
🤲🤲🤲AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABBI
Mashalh sheikh Allah kubarakeyo❤
Masha Allah alle ha caafiyo inta xanuusan alle hawo ziyaadiyo inta cafimad qabta
Allahu Akbar
Caydaruus waanku salaamay walaal waxanku dhihilaah kaqaad ruqiyada xayeysiinta si ay dadku kuntiiniyo ugu dhegeystaan oo aysan kakala go in please hadaad commen kayga aragto
Mashaa allaah in bdn waa sugaaye ruqyadan
Jazaakallah shiekh caydurus
Walahi marwalba wan kuduceyaa ilaahy khyr badan haku siiyo
Mansha allah shekh allah kubarakeyo
جزاك الله خيرا
Allah xaa ku xafdiyo
Mahadsanid
Mansha alllh wll illhay haku xafido
Asc ilaahy hakubarakay anika waxan xanuunsanaa 10 sano makiiqabi waan ugaaday in sixir ihayo house igaxixila yahaya maryan quraan la dhegaysto waan fiinadaa
25:00
Wll ilaahay khayr haku siiyo wll 😊😊
Mashallaaah tamrikalaah alle haku barakiiyo alle haku jeclaado sheekh aaamiiin aay rabi
Ilaaahow qeerkusiii adigana alaha kaa qabto
Masha allah
Wxn dareemaya madax xanuun dhinac weliba uu bdan Lugaha iyo gamaco ii xanuuniyaa culays jidhko dhan ah codkaguna xabeeb isku bedely mrkan iskatana wn dawakhayaaa
Wax sooda dhig❤❤😂😂🎉