Ruqyadii ugu saamaynta badnayd ee qareenka qofka ||sheikh caydaruus gubida shaydaanka 👹👹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 220

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  11 місяців тому +72

    Nabiga aan kuwada salino صلي الله عليه وسلم

    • @fowziyo12345
      @fowziyo12345 11 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @maryanmahamud1424
      @maryanmahamud1424 11 місяців тому +6

      Sheeq wajiga i xanuun meel yara waa la iga so baxay qusul hindiga ma isticmaali karaa

    • @munamaxamuud9705
      @munamaxamuud9705 11 місяців тому +3

      صلى الله عليه وسلم

    • @WardaClhi-ks6nz
      @WardaClhi-ks6nz 11 місяців тому +3

      Shekh ad aya umahad santay suratul cabasa wlhi wa cajib sixir ihayay kle wx isixray ma aqon wx dhacday in an suratul cabasa si nidada u aqriyo 41 kadib subixi cilajka tagay cod dheer ku qayliyay ano leh wa fashilmay wan garanayay suratul cabas markay bilawaysay ina kashif mayo plz wx ishegta surado an aqriyo ta wa ku faiday❤sixir ihay an cabay

    • @mashaallaah100
      @mashaallaah100 11 місяців тому +1

      Sheekh Mar walba waan guuldareestaa wax walba aan ku fashilmaa hami la'aan iyo meelna ma I xanuuneeyso lakin wal wal cabsi madaxa waxbaa iga soconayo maanta dhan waxbaa ka fakiraayaa qalbigana waxbaa iga qabanaayo iyo hormar la'aan iyo waxba farabadan .

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari 7 місяців тому +9

    Manshallah sheikh. I felt drowsy and drifted to sleep within minutes of listening. I had to repeat 4 times and felt relaxed. May God give you ajiir for the good work you are doing. I almost cried when u explained and i thought i am a victim of such circumstance. Kheyr iyo kheeyraat

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin8741 11 місяців тому +31

    subxaanallaah xaley anigo sakaraad ah bn arkay ruqyadan mrkn dhagaystayna ilaahay wuu igu caafiyey

  • @Hamdiabdulaahi-n2v
    @Hamdiabdulaahi-n2v 11 місяців тому +13

    Scw scw scw shaikh qayr allah ku siiyee huurdo I haynin ba I qabatay qof iska bukan socadana wan ahay

  • @osmanibrahim8722
    @osmanibrahim8722 10 місяців тому +5

    mashaa allah jazakallahu keyr sheikh allah hakaa ajarsiiyo dad badan oo ehelkeyga ah ayuu alle kucaafiyay oo laga dul hadlay oogu danbeyntiina caafimaad uu alle kusiiyay alx

  • @FarduusJaamac-ed9yh
    @FarduusJaamac-ed9yh 7 місяців тому +8

    Sheekhow markadsa o seexdo wa lay ceejiyaa niyadana dhimaasha lay galiyee😢😢😢😢

  • @HabibaMohamed-tl2rr
    @HabibaMohamed-tl2rr 11 місяців тому +15

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاه والسلام ❤❤❤

  • @wllcabdulahi4919
    @wllcabdulahi4919 11 місяців тому +5

    Shukran shiiq abaalkaada janatul firdowsa Allah hak dhigo❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 9 місяців тому +6

    Asalamu Caleykum
    Sheekh wan ku salaamayaa adiga shaqaalahaagaba
    Sheekh Habeen hore ayaan dhegeystey Ruqiyada Xaasidka waaba Ildaraaday Matagbaa i qabtey saqdii dhexe
    Aad Ibaan isugu xejiyey in aan matago
    Ruqiyadiina waaba joojiyey

    • @FaatmaaAlfaa
      @FaatmaaAlfaa 4 місяці тому

      Maskaxda Madaxa oo Dhan Baa I weynaatey Gacmaha Anigo mar marinayo hadba Madaxa Tuu tuujin xoog ah tuijinayaa Arkay

    • @FaatmaaAlfaa
      @FaatmaaAlfaa 4 місяці тому

      Intee kaala Soo xariira

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 10 місяців тому +6

    Professional
    Baad ku tahay,hawlaahas waan ku fahmayaa❤

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 11 місяців тому +8

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @imaginable7226
    @imaginable7226 11 місяців тому +4

    Ilaahey hakaa Abaal mariyo Sh. Caydarusow

  • @jiijaomar8977
    @jiijaomar8977 11 місяців тому +3

    جزاك الله الف خير اخوي عيدروس الله يحفظك

  • @amiiraali9491
    @amiiraali9491 11 місяців тому +8

    Sheikh caydruus ruqiyada xasadka iyo sixirka manciya waxbarashada iyo shaqada please noso duub jasakallah

  • @Jawahir3212
    @Jawahir3212 8 місяців тому +2

    Sheikh caydaruus illaahey cibrigaaga habarakeeyo ilaahay jazadaada janatul firdows haka dhigu wax ku dhibo illahay kuamatuso

  • @canabmaxamed6298
    @canabmaxamed6298 11 місяців тому +3

    Mashaa allah jazakallah kher sheikh ❤❤

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 11 місяців тому +3

    Mahadsanid sheikh illaaahy haka Abaal mariyo

  • @isracali520
    @isracali520 11 місяців тому +3

    Mahadsanid sheekh jasaka lahaa khyr shekh

  • @AyaanMohamedomar
    @AyaanMohamedomar 11 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @nasronuur75
    @nasronuur75 11 місяців тому +6

    Sallallahu calayahi wasalam ❤

  • @QorshoAbdi
    @QorshoAbdi 11 місяців тому +3

    Asc sheekhcaydaruus kaa soo
    hadal rooxaanta waxan ku rajaynaaya kaa dhamaanti sharka dhamaanti ilaahay haku xiftiyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 11 місяців тому +4

    Jazka Allhu khayr shiikh 🤲🤲🤲❤️SCW SCW SCW

  • @xamdixiisxasan5085
    @xamdixiisxasan5085 9 місяців тому +5

    Scw scw scw scw ❤

  • @NataliaWarsame
    @NataliaWarsame 2 місяці тому

    Mashallah my brother need more help from you sara deman pray for me inshallah

  • @HibaaqMaxamud-iw4rc
    @HibaaqMaxamud-iw4rc 11 місяців тому +3

    Illahay khayr haku siiyo sheekh abaalkagana janada inshallah

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 11 місяців тому +3

    ‏جزاك الله خير شيخ

  • @kiikiimani
    @kiikiimani 11 місяців тому +5

    Wll ruqyada jiniyada cirfiidka io maaridka isla socda noso duub wll

  • @zeefarida
    @zeefarida 5 місяців тому +1

    Mashallah shaikh i felt better after this😊

  • @adnanahmedismail5894
    @adnanahmedismail5894 11 місяців тому +4

    Masha allah nin wanagsan alle dartiiba noogu soo duubtaa wllo
    Aniga waxba ila hadla diinta iyo alle ba caaya waxaasna wuxuu yahay alle og inuu qareen warbixinka helayna mooyi waxwalba wuu sheega oo igu saabsab nacdasha alle korkooda ha ahaato qareenkaga iyo jinka uu la shaqaystaba ee dawo maxaad ii siiin lahayd se hargaysa ma joogta hada xarunta

  • @basheersaidchannel749
    @basheersaidchannel749 9 місяців тому +2

    Sheikh Alle haku xafido Amiin

  • @IbtisaamAbdirahman-ns4bs
    @IbtisaamAbdirahman-ns4bs 11 місяців тому +6

    ماشاء الله تبارك الله ❤🥰

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 11 місяців тому +3

    ءامين يا رب وجزاك الله خير

  • @Xamdi-kt1zy
    @Xamdi-kt1zy 7 місяців тому +1

    M.a khayr allh ku siiyo shiikhow

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 11 місяців тому +2

    Masha allah tabarakallah alle hakuxifdiyo sheq ceydaruus

  • @muhiimmaxmuud1390
    @muhiimmaxmuud1390 11 місяців тому +4

    Wan kuzalamay zhiikh Allah haku barakeeyo❤

  • @LuckyPenguin-sf9nn
    @LuckyPenguin-sf9nn 6 місяців тому +1

    Alx. Shiikh jizakalah

  • @bahjaabdulqaadir5034
    @bahjaabdulqaadir5034 11 місяців тому +2

    Scww, ماشاءالله والحمد لله kusoo laabashada sheequnaa adigoo c,maad الله kugu nimceeyay had & goorna kaga baryena الله

  • @naimahussein2822
    @naimahussein2822 11 місяців тому +2

    Masha allah ilaahey kheer ha ku siiyo😊

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 11 місяців тому +3

    Maansha alaah sheekh Caydarus Jisaakalah kheyr

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 11 місяців тому +2

    Shukran shiikh caydaruus
    Jazaakallaah

  • @umalkhayrmxd9428
    @umalkhayrmxd9428 6 місяців тому +1

    Allah haku barakeyo Sheekh ani waxn arkan intan ilmo an jogsi lahay inatan dhagaysanayay maxa. Dawo iaha

  • @nasirshiekh5927
    @nasirshiekh5927 7 місяців тому +2

    Barakelaah fiek❤❤❤❤❤

  • @MohamettApdi-hg9oy
    @MohamettApdi-hg9oy 10 місяців тому +1

    Asc sheekhaw ani waxa ihayo waswas badan walai xafada kama soo baxo dadkan an dhax fadhiisto oo dhan waxan umaleyaa inay ikarahsanayaan oo faraha igu soo fiqayaan wan walwalsanahaY ee soo duceeya waxay yihiina ma aqaan

  • @abdirazakabdi2519
    @abdirazakabdi2519 9 місяців тому +1

    Mashallaah tanks

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 4 місяці тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @khadroosman341
    @khadroosman341 10 місяців тому +2

    Asc sheekh waar raba nabarka
    Inkal xirira

  • @AdmiringOrca-ye1bi
    @AdmiringOrca-ye1bi 11 місяців тому +1

    Jazaka Allah khair

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 11 місяців тому +2

    Thanks sheekhuna

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin 11 місяців тому +2

    Macha alh sheekh waxan kaa doonaya ruqiyadii sixirka caloosha

    • @WardaClhi-ks6nz
      @WardaClhi-ks6nz 11 місяців тому

      Me to

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 11 місяців тому

      Wuuu ku jiraaa pagkiisa hoos u gal sixirka caloosha ee lagu cunsiyay

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 11 місяців тому

      ​@@WardaClhi-ks6nzwuu ku jiraa hoos u gal vedioda sixirka lagu cunsiiyay shikha allah barakeeyo aduun iyo akhiro wlh wan ku cafimaday ruqiyadaan

    • @Hanaamiish
      @Hanaamiish 11 місяців тому

      ​@@mustaqbalchannel7589aniga Markaan hurdo Aya hurdada wax laygu siiya maxaan sameya Sheikh

  • @HooyomcnHooyo-d1d
    @HooyomcnHooyo-d1d 11 місяців тому +4

    Scw scw scw asc sheekh rabi ha kaa abaal mariyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcosaleebaan4238
    @nimcosaleebaan4238 11 місяців тому +3

    Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus

  • @fatushaadam5856
    @fatushaadam5856 11 місяців тому +2

    Scw jinka qarinka ma sixir baa shikh faahfahin noga samee video

  • @FaatmaaAlfaa
    @FaatmaaAlfaa 4 місяці тому

    Anigo oo Dhan Wan Is bedaley wan Sii Dhageesan wayey Qof Meer Dabool maayo Cml noqday Waa la,igu badan yahay ilaahay Ha,I Cafiyo Inta sideyda oo kalena Allah ha caafiyo

  • @MansuurMohamed-cb2bc
    @MansuurMohamed-cb2bc 11 місяців тому +2

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 11 місяців тому +1

    Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @Xodhiye
    @Xodhiye 9 місяців тому +2

    😊

  • @RuqiyoAbdirahman
    @RuqiyoAbdirahman 11 місяців тому +3

    Mahadsanid sheekh alle hakuxifdiyo sheekh 😊

  • @NimcoMohamoud-yi9gl
    @NimcoMohamoud-yi9gl 11 днів тому

    Jasaakalaa khayr

  • @ZaimajamaSalah
    @ZaimajamaSalah 3 місяці тому

    Scw scw scwmeeel laga soo xiriro ma lihid miyaa

  • @zahrahussein894
    @zahrahussein894 11 місяців тому +1

    Jazaakallah sheikh

  • @AsmoDahir-w9p
    @AsmoDahir-w9p Місяць тому

    Shiiq waxa ka mid ahay dadka malinlaha kushito noogu dadal sixirka iyo jinka ❤👍🏽

  • @UmuYusra-h7h
    @UmuYusra-h7h 2 місяці тому

    Alxamdulilah alla igu caafi

  • @Dahiro583
    @Dahiro583 11 місяців тому +2

    Scw

  • @asmoabdirahman2737
    @asmoabdirahman2737 11 місяців тому +2

    Masha allah ♥️ ♥

  • @najmaabdi-qf7nm
    @najmaabdi-qf7nm 11 місяців тому +1

    Sheikh ❤mahasanid jazakalah

  • @DeganDarajo
    @DeganDarajo 11 місяців тому +1

    صلي الله عليه وسلم❤❤❤

  • @SiteeyCali-fd1oe
    @SiteeyCali-fd1oe 6 місяців тому +1

    Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @SouadAbdi-b5i
    @SouadAbdi-b5i 6 місяців тому +1

    Asc Wall anga marka aan dhagysto wan hamansanya hamas badn wanan ilmyna markaa meel an kla xidhidho ii sheeg shekh Cayduurs

  • @hibaaqdagan8544
    @hibaaqdagan8544 11 місяців тому +1

    salallahu callayhi wasallam ❤

  • @CaashaMaxamed-im2pg
    @CaashaMaxamed-im2pg 10 місяців тому +1

    Subxaana lah❤❤❤❤❤❤❤❤Ilaahay hanagahayi😊😊❤❤

  • @BANAKIICHIGO
    @BANAKIICHIGO 11 місяців тому +1

    ‏اللهم صلي على سيدنا محمد

  • @AbdiRaxmaan-v3p
    @AbdiRaxmaan-v3p 11 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @ladanhared1996
    @ladanhared1996 11 місяців тому +1

    illahey haku hafido anagan illahey hana cafiyo

  • @djamalomar
    @djamalomar 11 місяців тому +2

    Mahallah 💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤

  • @AasiyaAbdirahman-we6lz
    @AasiyaAbdirahman-we6lz 10 місяців тому +3

    scw scw scw scw

  • @MariaXasan-t3w
    @MariaXasan-t3w 11 місяців тому

    Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 11 місяців тому +3

    اللهم صلي علي محمد واءال محمد 🙏🏼🙏🏼

  • @nimcoabdulrazak8837
    @nimcoabdulrazak8837 11 місяців тому +1

    Sheekh allaaha kubarakeeyo aad ban ugu fiicnaday lkn bisinkii sanka nefta laga qadanayey ban aad ugu xanuunsaday waxa la iga qabtay maganka madaxa iyo lugaha dhafoorada laabta dhica bidixdaa sarcamaha marka qur'aanka wan akhriyaa siiba baqra dhirta xageen kahelaa lambarkee kawaso wacaa

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 11 місяців тому +2

    Sh Allaah haku xifdiyo

  • @SharifYoussef
    @SharifYoussef 11 місяців тому +2

    Waa xaqiiq wllhi

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 11 місяців тому +1

    MASHA ALLAAH

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 10 місяців тому +1

    mashAllaah ❤❤

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 11 місяців тому +1

    جزاك الله خير يا شيخ🙏🏼🙏🏼

  • @xamdaqueen3706
    @xamdaqueen3706 11 місяців тому +2

    scw scw scw ♥ ❤❤

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 11 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @UMUjibriil
    @UMUjibriil 7 місяців тому +1

    Shiiq wan dhagestay markan dhagesanayo wan iska ooynaa wan jiririconaa maxa waye😢😢😢😢😢

  • @abrarcabdixakin8741
    @abrarcabdixakin8741 11 місяців тому +1

    ilaahay abaalkaaga janada haka dhigo ceydarusow

  • @maryanmahamud1424
    @maryanmahamud1424 11 місяців тому +4

    Scw scw scw scw

  • @maryanmahamud1424
    @maryanmahamud1424 11 місяців тому +2

    Ilaahay ha in caafiyo

  • @ahlaancalisiyaad3598
    @ahlaancalisiyaad3598 11 місяців тому +2

    Xasadka aan hadlen e jirka ku jira noso duub shiiq ruqiyo

  • @Fatxisacid-i8n
    @Fatxisacid-i8n 6 місяців тому +1

    Scw scw acw scw scw

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 4 місяці тому

    Asc wr wb jinka Ana arky wallahi

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 11 місяців тому +1

    Anigu madax xanun joogta ah aanan waxaba ka akhrisan Karin baa I haysta iyo wax barashada oon isku karayn laptop ka iyo buuga markaa soqato waa isu laabagaa hadane suraad aan dhageesto iisheega plz😢

    • @kingrk1879
      @kingrk1879 11 місяців тому +1

      Walal talo aan ku siiyee waxad dhagaysataa suratul baqra dhamayso maalinkii hal mar anigaa sidaa ahaan jiray waxa iga kaxeeyay dhagaysiga suratul baqra walal hadhayalsan way kugu adkaanaysaa lakiin iskuqasab waad ku caafimaadaysaa balse waad dhibsanaysaa laakiin ha ujoojin waa il ama sixir taladaydaa qaado anigaa soo maraye

    • @HodanCiise-lo7ul
      @HodanCiise-lo7ul 11 місяців тому

      ​@@kingrk1879ma hal Mar baad wada dhagaysan jirtay walal mise marba qayb

    • @MssMuslimoh
      @MssMuslimoh 11 місяців тому

      ​@@kingrk1879 wlh boweH dhibkas wuu iheysata ani😢

  • @Fatxisacid-i8n
    @Fatxisacid-i8n 6 місяців тому

    Wll qeyr alaha kusiiyo

  • @AbdihakimSharif0741
    @AbdihakimSharif0741 11 місяців тому +3

    Wcs

  • @najmabatuun4995
    @najmabatuun4995 10 місяців тому +1

    Sheekh wan matagaya weliba dhig iso jawaab xanuun ayaana madaxa iga hayaa intan dhagaysanayo iyo calool xanuun

  • @nasrinomer6099
    @nasrinomer6099 11 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AbdiRaxmaan-v3p
    @AbdiRaxmaan-v3p 11 місяців тому +4

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @nouriaahmeth8499
    @nouriaahmeth8499 11 місяців тому +2

    صلى الله عليه وسلم

  • @zeynaphassan1457
    @zeynaphassan1457 11 місяців тому +1

    Jazaa kalaah❤❤❤❤shiq ❤❤❤❤