Msha allah. Dad badan oo somali ah ayaad uga faidaysay cilmiga allah ku siyay waxaanu ilahay kaga rajaynaynaa inuu misaanka xasanaadka kugu daro sidaad dadkaaga u dhiiri galinayso inay umadaha kale gadhaan
Wcs waaku mahadsantahay sxb. Hadii laweeneeyo qeebaha qaar wee qarsamaayan. Isku day inaa iPad Computer ama tv ku daawato. Markaas si fcn ayaa loo arkaayaa.
horta marka hore ad iyo ad ayan u mahad santahay ilahay ha ku bara keyo lkn sxp su,asha 23 iyo kuwa kale aa dhor mar qaladay erayga "Rausch" afsomali waa sarqan ee sigar cab ma ah waa isku qaldaysa Rauchen
Ustaad waan ku salamayaa waxaan kaaga Mahad celinyaa dadaalkaaga, waxaan Ka faa iidaysaty casharadii Leben in Deutschland Mahad sanid in badan. Waxaa isna rabay Casharada fuhrescheinka appkana waan soo gatay Lkn Nasib wanaag. Casharadii wax badan ayaa laga badalay qaar waa lagu soo kordhiyey qaarna waxbaa laga badalay. Ma awoodaa in aad dib noogu so cusboonaysiiso. Jawaabtaadu waa mihiim
Asc wll Ramdan Kariim wll waxan ku waydin lahaa haduu ilahay luqada kuu kala kiciyey maad app luqada Somalia iyo Germany noo soo galisid play stor hadey macqul tahay asc wll my teacher❤🙏
Sxp Qaliiji Pagekada an ku xirna Qeebta Fahrschein 100%100 wax badan an Ka Bartay Dhip la'an a Bestanden so dhahay Theorie Prüfung Adbana U Mahadsantahay 🤞👍💯

Asc mashalaah dadaalka wad bulshadaada u hayso waad ku mahadsan tahay lakiin mugaalka du aalaha ayaa aad u daciif ah fadlan weynii goraalka su aalaha
Wcs waaku mahadsantahay sxb. Hadii laweeneeyo qeebaha qaar wee qarsamaayan. Isku day inaa iPad Computer ama tv ku daawato. Markaas si fcn ayaa loo arkaayaa.
Masha allah wiilkeena aad ayd umahdsan tahay dhamaan vedio yadaada wan daawan dona inbadano kamidana wan daawady
Manshallah tabarakalah wllo Rabbi haku xifido Hana ku caawiyo waad noo faaideysay si hagar la aan ah
Bruh jazakallah umada badan ee ku adkeyd ayaa wadada uso fududeysay🙏🙏
Thanks sxb.
Waxaa ila wacan sxb in qeebaha kale naga qarisid si qeebta aad nabareesid sifiican loo arko tnx
MashaAllah wll ilaahay haka jazaaisiiyo
Ma sha Allh bro si fiican ayaad sameeysay bro inoo wad plz haka caajisin
Macha alah welldone🙏
Nin wax bartay Allah yaxfaduk wll
Masha llah jazakalah khyr wll
Masha'ALLAH TabaarakALLAH ALLAH haku barakeeyo walalkey
JazaakALLAAHUL Jannah
Mahadsanid broooo
Masha allh ❤
Thnks abowe 😍😍
Mhd snid mar ban dhacay lkin inan markan ku guleysoh bn rajeynaa in bdn ban ka fa iday mhd snid my abwe 🙏
horta marka hore ad iyo ad ayan u mahad santahay ilahay ha ku bara keyo lkn sxp su,asha 23 iyo kuwa kale aa dhor mar qaladay erayga "Rausch" afsomali waa sarqan ee sigar cab ma ah waa isku qaldaysa Rauchen
Ryan Jey waad kumahad santahay sxb saxida aad nasaxday. Waxaan rijaynaa in aa qalada kale Aad naga qaban doonto
Ustaad waan ku salamayaa waxaan kaaga Mahad celinyaa dadaalkaaga, waxaan Ka faa iidaysaty casharadii Leben in Deutschland Mahad sanid in badan. Waxaa isna rabay Casharada fuhrescheinka appkana waan soo gatay Lkn Nasib wanaag. Casharadii wax badan ayaa laga badalay qaar waa lagu soo kordhiyey qaarna waxbaa laga badalay. Ma awoodaa in aad dib noogu so cusboonaysiiso. Jawaabtaadu waa mihiim
Mahadsanid walal in badan
Sxp aad mahad U mahad San tahay marka hore lkn waxn ku waydiin laha qaybta thoirga Mad so wada dhmastirty mise wax ba dhimn
Mahad sind
Garte mahadsanid
Jizakalah khayr
Mashllah
Danke vielmals bru 🙏
Soo wad dhamays tir wll kunyo bolk yo tobanka suaalod
Abka magacisi manoso qorikarta wll qali danke wax badan kafaiday casharadada sogaliso wadanka kucusubhay
Bro su aal ayaan ku waydiiyay su, aaalaha apka aaan haysto islama socano taas ayaa dhib ah sideen ubarankaraaa
App ka Jarmalka dhan waa isku mid Kaliyah cashirada ayaa kala duwan. Cashirka aniga 1 ii ah Waxaa laga yaabaa inoo Adiga 5 kuuyahay ama 7. magaca fiiri kadib raadi cashirka.
Asc Wlo waad Mahada santahy Mansha allaah Allah haku barakeeyo wlo hadan bilabay marka lkn waa igu adaga yahay. Tell Nummber ka iso qor hada awoodo waxan rabaa inaan ku weydiiyo .shukraan wlo
Wll abka hadii aan iska diwaan galiyo malacagbaa mise free
Mahadsanid
Bro Horta thanks marka labaad dhamaan madan so turjumin maxa dhacayna tusaale hada waxan kahayaa wa iila 7 inta kahoseysa mahyo iila 14 mahyo so badi Sxb thanks wan kushughynaa mida labaad suaalo Cusub ayaa yimideyn iyagana naso raadi thanks Bro
Mashalaah wall danke schön maan heli karnaa teljaga hore u soco
Walaal xageen kalasoo xiriiri karaa ?
😀
aapku magaciis sxp mida kale Fahrschule aan Iska soo diwaan galinayo Ma waydiinsan karaaa App ka aan rabo
Fahrschulcard aa ladhahaa.
@@Qaliiji magaladayda kuma yaalo App jeedaa thnks
@@SomaliSongsLyrics raadi waalaga yabaa inoo kuyaalo. Hadoosan ku oolin xataa Waxaa App walbo isku sualihii ayaa kuyaalo kaliyah numbers aa kala duwan.
@@Qaliiji kuma yaallo sxp magalayda dhaman Fahrschule dhan ku yaalla waa aqaana lkn sualuhu waa isku mid somaha Waa kuwan un somah Thnks ❤🙏🙏🙏
Asc wll Ramdan Kariim wll waxan ku waydin lahaa haduu ilahay luqada kuu kala kiciyey maad app luqada Somalia iyo Germany noo soo galisid play stor hadey macqul tahay asc wll my teacher❤🙏
Asc qaliiji sxb ma jiraa macalin somali ah
Ma aqaan wlh sxb.
Sxp Qaliiji Pagekada an ku xirna Qeebta Fahrschein 100%100 wax badan an Ka Bartay Dhip la'an a Bestanden so dhahay Theorie Prüfung Adbana U Mahadsantahay 🤞👍💯
Wll suaalaha Lama badalo miyaa
acs wll waad mahad sanid casha rada sifican loma arkikaro masodhawan karta wll
Farhiya Maxamad wcs. Waan isku dayay hadii lasoo dhaweeyo wax yaabaha qaar lama arkaaxo.
Asc qaliiji sxb buuga Fahrschule oo afsoomali ku turjuman ma haysa
Maya sxb.
Mahadsanid wll
Mahadsanid wall