Barashada Calaamada dariiqa ee barashada baabuurta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Muuqaal ku saabsan qaybo ka mid ah Astaamaha jidadka ee barashada baabuur wadida/. Führerschein klasse B/ Driving licence

КОМЕНТАРІ • 26

  • @ilyaasisgoow8243
    @ilyaasisgoow8243 4 роки тому +5

    Imtixank intaa aan galin adigaa ayaa waxkaa bartay

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 3 місяці тому

    Mashallah tabarakallah mahadsanid waalkey anoo iska wareegaya afsoomali ku raadinaya ayaan ku helay afsoomaliga i cajab galiyey sidan u sharaxayso si qofwalba oo dalalka yurub ee kala.luuqadaha uga faaideysto jazakallah khayr

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 роки тому +5

    Jazaakallah Macalin👍👍

  • @umufatima7807
    @umufatima7807 7 місяців тому

    Mashallah😊 wllo khayr alle hakusiiyo sifiicn ayn u fahmay😊

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 3 роки тому +1

    Asc wll noo wad aadbaan uga helay qaabka aad noo fahansiisaye khayr all haku siiyee

  • @mohamoudapdi351
    @mohamoudapdi351 4 роки тому +2

    Danke schön my Broder Allah khayr ha KU siiyo

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 роки тому +2

    walaalo noo soo badi

  • @abdinormohamed1501
    @abdinormohamed1501 4 роки тому +1

    Aad ba u mahadsn thy ustaad bari imtxnka ayan gali rba

  • @mukhtaarmukhtaar5745
    @mukhtaarmukhtaar5745 Рік тому +1

    Wacyigalin wamahadsantahay

  • @mohamoudapdi351
    @mohamoudapdi351 4 роки тому +1

    Manchallah walo Allah khayr ha KU siiyo

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 3 роки тому +1

    Aad baad u mahadsantahay

  • @wadajirkawaawehelka1715
    @wadajirkawaawehelka1715 4 роки тому +2

    👌👌👌👌

  • @user-md1qv1rd4z
    @user-md1qv1rd4z 3 роки тому

    Masha allah

  • @abdilahinouh6423
    @abdilahinouh6423 4 роки тому +1

    Asc ado mahadan wl casharada astaamaha noosoobadi

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji1782 3 роки тому

    MaashAllaah

  • @giinowmohamed6347
    @giinowmohamed6347 3 роки тому

    Walal yurub hada jogto waxaa rabaa inaa barto xafadaha calamadah ku yalan micnaha jataraalka

  • @mohamedyusuf1669
    @mohamedyusuf1669 3 роки тому

    Thanks

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 3 роки тому

    Bro ilaah haka abaal mariyo lakiin mahacyada german ka ah marka ku dhawaqryso qoraal ahan oguso dar

  • @abdilahinouh6423
    @abdilahinouh6423 3 роки тому

    Asc wl waxaad noosoodhigta cashar kusaabsan inta guluub ee aykakooban yihiin indhaha gaadhigu

  • @aaminoabdirahman315
    @aaminoabdirahman315 4 роки тому +1

    Well understand

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 місяців тому

    Dhangax adon naas wayo qaladaad usan lahen uqata aba loosara

  • @hodanhirsi5431
    @hodanhirsi5431 3 роки тому

    Shugran wll

  • @giinowmohamed6347
    @giinowmohamed6347 3 роки тому

    In of camal

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 4 роки тому

    foorfaar istaraase qofka luuuqada ad ku hadleyso fahmaysa unbaa taqana ama somali ku wada hadal ama fasir