Suuqa Soomalida ee ugu wayn DUBAI 🇦🇪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 994

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  2 роки тому +318

    Heesta videoga saaran mageceeda waa Farhiya Fiska wadnahay dhagle. 🎵

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +343

    Ruuxi ugu kherka iyo sharafta badna-konkan so maray wa nabi Muhammad Scw ❤

  • @mubarakxasan9136
    @mubarakxasan9136 2 роки тому +56

    Somalidu waa dadka ugu xadaarada badan aduunka meel kasta oo ay tagaan ganacsiyo qarxa ayay ka bilaabaaan proud to be somali

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 роки тому +2

      Aduunka aa😂😂😂😂

    • @sfhjmgdkl
      @sfhjmgdkl 2 роки тому +2

      Beenta haiska dhadhicin walal somalida waxanahay dad daciif ah oo isfaliya suqa dahabka dubai anatagay Somali yar aya dukamo yaryar kuleh,habeenki wexey gadan buur iyo bariis iyo digit,meshan eshiyanka aya ad uhesto ganacsiga ayaga ubadan.

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 роки тому +1

      @@sfhjmgdkl waa runtaa maqayado yaryar iyo dhawr tukaan oo xataa dadka kale aanay soo gelin ayaga dhexdoodu uun isku camiran ayaa ku yaala dadka meeshu ay u shidan tahay waa asian ka qofkii tegay aygarankara

    • @sfhjmgdkl
      @sfhjmgdkl 2 роки тому

      @@naajmasalah4436 sax abaayo asian waa dad daadal badan runti oo shaqadoda u jajaban,aniga Nairobi oo isli ey Somali u shidantahay ayan katage dubai markan tage wlh wan qiirode intan qabiil isku heesano dunidi tagtay wlh,Allah hanaga dabageeyo qabiilka Allah qalbigena hakasaro I.a.

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 роки тому

      @@sfhjmgdkl haa abayo taas aan been ahayn hada ma Dubai ayad jogta aniga wa imada marmar reer america ahey

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 2 роки тому +228

    Somaliyeey wiikan Kor usoo qadaa Hadaan Awoodo wlhi 1m waan Gaadhsin Lahaaa best UA-camr Qays qaysar♥️🤴

    • @xamse9009
      @xamse9009 2 роки тому +1

      Shirkada UA-cam ku soo dheh😁😁

    • @shamsaanyuusuf1856
      @shamsaanyuusuf1856 2 роки тому

      Wuu iskadeeday bee salaadaha tuko ku dheh

    • @hormarinbulsheed7729
      @hormarinbulsheed7729 2 роки тому

      @@shamsaanyuusuf1856 doqon iska aamu salaadiisa maxaa kaa galay, maxaa udaawan haddaana rabin, bax imika.....

    • @sidiiqtogdheer712
      @sidiiqtogdheer712 2 роки тому

      Hablahaa jecel inankan
      Sababtoo ah dhaldhalaalka ayuu soo gudbiyaa wax kale oo xikmada maafish

    • @wardahassan8614
      @wardahassan8614 2 роки тому

      Haaa wlhi hadaan awooda 1m iyo kabadn ba waa gaadhsiin lahaa waayo wuu uqalmaa

  • @yahyegeedimahomed3535
    @yahyegeedimahomed3535 2 роки тому +189

    edit 100✅ diyaarinta 100✅ codka 100 ✅

  • @geelechannel7138
    @geelechannel7138 2 роки тому +21

    Abdurahmaan abduweLi saaxiib qaaLi guuLayso Nolozhaada ku Raaxayso inbadanu
    You are a role model for all Somali youth💟💟💟💟

  • @iskufilancooks2370
    @iskufilancooks2370 2 роки тому +9

    Aniga waa sahra abdi ama iskufilancooks thanks For you shout out

  • @leaderabdalla6801
    @leaderabdalla6801 2 роки тому +27

    Runtii waxa tahay qof qalbi wanaagsan ninka kaliyoon UA-cam usoo galaa tahay legend intaan kabadan kuu rajayn💯❤

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 2 роки тому +49

    Best vloger in somali people Qays qayser legendry🔥👑🐐🔥

  • @zamiyazidra4063
    @zamiyazidra4063 2 роки тому +11

    Ano gurigayga joga ban dalbartay o Dubai kala bartay waxana usababa qeys qeyz huno Legend Keep going 🥰

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 2 роки тому +19

    Allah Somali meelkaste Jogan ilaahey ha barakeyo iyo inta muslimiin, MashaAlaah Somali istagerto wanaaga isku tagerto waa jcl hy☺️ umada somaliyeed waa umad shaqo, canacsi rabta, wana dad wx soo saarid leh, Allow dalalka ee kawada sojedaan Somalida ubarakey!!! Somali hanolato💉🥰

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 2 роки тому +23

    Let's raise this man, brother. If I could, I could reach 1m. Go ahead, my brother😭❤️🙏.

  • @jubbalyrics5302
    @jubbalyrics5302 2 роки тому +16

    Hestaan qofkii rabo waxaa qadat waa mukhtaar da'uus vs nimco migil heesta waxa la yidhaa (ku mee).❤

    • @farhanciizood8707
      @farhanciizood8707 2 роки тому

      Ma qaado isagu lkn waan wayay waxay u badan tahay cawale aadan inuu qado balse waan ka wayay 😳

    • @jubbalyrics5302
      @jubbalyrics5302 2 роки тому

      @@farhanciizood8707 qeybta danbe hestaan waye soo firi adaa arkaye

  • @A_shares
    @A_shares 2 роки тому +124

    It's so beautiful how us Somalis love each other when we meet outside of our ancestors land, may Allah protect us all and keep us together and united always. Don't let tribal leaders make us hate each other. We are Muslims first and foremost and that alone should be enough for us to be helpful and kind to each other. Caqliga halaga shaqeesiyo Somali Mohamed. Qabyaladana halaga fogaado iyo wax walbo na isku kaayo diraayo.

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 роки тому +4

      💯😭

    • @sunguramwenyewe3989
      @sunguramwenyewe3989 2 роки тому +4

      Exactly

    • @nadiayaqup4157
      @nadiayaqup4157 2 роки тому +3

      Ancestors 'land😒 please don't say that say our land that is gaalo warkood, the land belongs to you as well

    • @A_shares
      @A_shares 2 роки тому +2

      @@nadiayaqup4157 is that all you got from the message?

    • @nadiayaqup4157
      @nadiayaqup4157 2 роки тому +1

      @@A_shares iyo in yar oo english lagu duceeyay muhiimadu waa inaadan dhulka somaliya waxba ku lahayn,

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 роки тому +7

    Masha Allah horey usoco sxb qof furfuran oo qalbi wangsan ayaa tahey vlog yadaadana waa best 💖

  • @shukrisharaf7379
    @shukrisharaf7379 2 роки тому +5

    Wiilka farxdu ladhalaty ilaahy haku xifdiyo wlaalkeenoow ❤️🥰

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 2 роки тому +5

    Sodohdiin halkan idinka adeegto 😂😭 love ya man wishhhhh you more successssss

  • @abdullahiabdikadir748
    @abdullahiabdikadir748 2 роки тому +25

    Masha’Allah wa Documentary aad u wanaagsan oo xiiso leh! Mahadsanid Masul

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 2 роки тому +6

    Keep going forward my brother one love from USA

  • @zmartpoi5851
    @zmartpoi5851 2 роки тому +22

    Best Somali UA-camr & Vloger Qeys Qeysar The One And Only 🔥❤

  • @mohmethanat5743
    @mohmethanat5743 2 роки тому +9

    Qays Qayser The only one Travel's Somali🖤🔥🔥

  • @upondivineguidanceorder2548
    @upondivineguidanceorder2548 Рік тому +1

    the Prophet (ṣ) said:
    إِنَّ اللَّهَ تَعَالَى خَلَقَ آدَمَ مِنْ قَبْضَةٍ قَبَضَهَا مِنْ جَمِيعِ الْأَرْضِ فَجَاءَ بَنُو آدَمَ عَلَى قَدْرِ الْأَرْضِ فَجَاءَ مِنْهُمْ الْأَحْمَرُ وَالْأَبْيَضُ وَالْأَسْوَدُ وَبَيْنَ ذَلِكَ وَالسَّهْلُ وَالْحَزْنُ وَالْخَبِيثُ وَالطَّيِّبُ
    Verily, Allah Almighty created Adam from a handful which He took from the earth, so the children of Adam come in accordance with the earth. Some come with red skin, white skin, or black skin, and whatever is in between: smooth and rough, bad and good.
    the Prophet (ṣ) said:
    إِنَّ أَنْسَابَكُمْ هَذِهِ لَيْسَتْ بِسِبَابٍ عَلَى أَحَدٍ وَإِنَّمَا أَنْتُمْ وَلَدُ آدَمَ لَيْسَ لِأَحَدٍ عَلَى أَحَدٍ فَضْلٌ إِلَّا بِالدِّينِ أَوْ عَمَلٍ صَالِحٍ حَسْبُ الرَّجُلِ أَنْ يَكُونَ فَاحِشًا بَذِيًّا بَخِيلًا جَبَانًا
    Verily, these lineages of yours give no cause over anyone. All of you are only the children of Adam. No one is better than another except by religion and good deeds. It is enough sin for a man to be obscene, a spreader of gossip, miserly, or cowardly.
    The Prophet (ṣ) said:
    يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّ اللَّهَ قَدْ أَذْهَبَ عَنْكُمْ عُبِّيَّةَ الْجَاهِلِيَّةِ وَتَعَاظُمَهَا بِآبَائِهَا فَالنَّاسُ رَجُلَانِ بَرٌّ تَقِيٌّ كَرِيمٌ عَلَى اللَّهِ وَفَاجِرٌ شَقِيٌّ هَيِّنٌ عَلَى اللَّهِ وَالنَّاسُ بَنُو آدَمَ وَخَلَقَ اللَّهُ آدَمَ مِنْ تُرَابٍ
    O people, Allah has removed the slogans of ignorance from you and the exaltation of its forefathers. The people are only two kinds: either a righteous, Godfearing believer dignified to Allah, or a wicked, miserable sinner insignificant to Allah. The people are all the children of Adam and Adam was created from dust.
    Source: Sunan al-Tirmidhī 3270, Grade

  • @mcx2022
    @mcx2022 2 роки тому +7

    Ninka kaliyee Somalida Iskaga Dhex Baxay Asagoo Og Wax uu Kala Kulmi Karo Horay usoco pro Commentigana Fadlan Pin Igu Qabo walaal

    • @mcx2022
      @mcx2022 2 роки тому

      WLl fadlan pin igu qabo

    • @shakirabdi9854
      @shakirabdi9854 2 роки тому

      @@mcx2022 tiktok miya u Haysata mesha

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +25

    Eye catching Vlog❤
    The one and only one #Qays Qeysar.💯🙆‍♂️

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 2 роки тому +10

    Vlog quruxbadan💯
    vedio quruxbadan💯
    youtuber aanku dayadoon insha allah🥰✌️🥰
    1m subscribe ninkaan uqalmo🥰🎊

  • @kaydhaabsede1605
    @kaydhaabsede1605 2 роки тому +8

    Ninkan Lagendry weeye wlhi ee somaliyay heer aan gaadhsino ❤

  • @abdikhaliqmohmett9862
    @abdikhaliqmohmett9862 2 роки тому +6

    UA-camrka kaliya ee aanaY data igaga khasaarin qays qeysar keep going bro

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 2 роки тому

    Qorox iyo qabow waxan xasosta 1997 baan farisan jiray darisna waan lahaa wata history still running

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 роки тому +7

    Gabdha reer swedhen waa reer magal Masha alah

  • @fadxiyajaamac3359
    @fadxiyajaamac3359 2 роки тому +1

    Wxn jeclaan lahaa aabahay mcne inaan halkaa ka arki lahaa lkn nasiib umu yeelan inuu kaa hor iMaado 😔❤️

  • @sacdiyoshiiqdoon741
    @sacdiyoshiiqdoon741 2 роки тому +7

    Yes, yesss,we love you Qays 😍 horey usoco 👏👏👏❤❤❤

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 2 роки тому +1

    Garxajis ilbax weyan 3 nin oo aduunyada oo dhan nakala barey
    1. QAYS QAYSEY
    2.CABDISALAN HERERI
    3. Abdalla jamal

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 2 роки тому +5

    بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك ويحميك من كل شر اللهم امين يارب العالمين

  • @hafsaabdulahi3496
    @hafsaabdulahi3496 2 роки тому +1

    Walaalo allaha ku barakeeyo aad ayan ku tageraa muqaladada iyo adiga quruxdaadaba really i like u 🥰🥰

  • @ahmedwali9992
    @ahmedwali9992 2 роки тому +23

    runtiii somali UA-camr ninka ugu muuqaal qurxan hab gudbinta hadalka ixtiraamka big fun wllka weyn❣

  • @abdirahmanomarugas2003
    @abdirahmanomarugas2003 2 роки тому +13

    The Qays Qayser poi U make my Day Really U Are Amazing Keep Ur’ Hard working 🥰👋

  • @idirisomar6172
    @idirisomar6172 2 роки тому +4

    Masha Allah adeer Qays beautifull video excellent job

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 2 роки тому +2

    Qof haduu somali million u qalmo waa qays qaysar

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 2 роки тому +5

    keeb going brother from Dubai 🇦🇪

  • @kingshaziimofficial3475
    @kingshaziimofficial3475 2 роки тому +36

    Legend 💪 keep making this amazing vlogs for us love you bro ♥️

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 роки тому +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @abdirazakhuzein9982
    @abdirazakhuzein9982 2 роки тому +2

    Best somali UA-camr ayaan aamin sanahay Inuu yahay Qays qayser

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 роки тому +5

    4:56 wiilkiiyoow that sister is funny.😂😂😂😂😂

  • @sarabintabdi6052
    @sarabintabdi6052 2 роки тому +7

    Masha'Allah!♡ An amazing place plus an appreciating video vlog I love it from TZ

  • @faadimaomar4831
    @faadimaomar4831 2 роки тому +5

    Masha allaah waliga iska faraxsanow qesow❤️

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 2 роки тому +15

    Waa Muuqaal qurux badan ❤💞
    Mashallh.😘🌹🕊

  • @khaletbinahmett8011
    @khaletbinahmett8011 2 роки тому +10

    Qays Qayser The One en ONlY keep up bro🥰🌴

  • @hodanosmaan9203
    @hodanosmaan9203 2 роки тому +2

    Halka caas waan cadeeye markale yaa casaan kaa dhiga horu maarkaga sidan uu jeclahay ayaay tasi kaa turjumaysa 🥰🖐

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 2 роки тому +4

    Inta Yaree Aan Daawanayo Vlogskaga Walahi Jawiga Waad Ii Saxdaa Maha Keliya Inaan Ku Raaxeysanayo Balse Waxaan Kaga Nastaa Nolosha Inteeda Adag Keep The Good Work And Post More Inshallah ❤️👍😊

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 2 роки тому +4

    Best Somali UA-camr Qays Qaysar ✌🏽🔥

  • @fankaiyosugantah2425
    @fankaiyosugantah2425 2 роки тому +1

    Wa ladhah nimco milgil and mukhter da.uus heestii ku mee

  • @yahyamustaphaismail9422
    @yahyamustaphaismail9422 2 роки тому +26

    Big Legendery Walaal Qays Horumar Wacan❤💯
    Abti Heestaa Magaceeda 🙂

    • @bahgaa.1676
      @bahgaa.1676 2 роки тому +1

      Nimco magal io mukhtar da’uus

  • @Cawiljanayste
    @Cawiljanayste 2 роки тому +2

    M.a

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 2 роки тому +7

    Wow 👌 vedio quruxda badan oo waqti la geliyay 🥰🥰🥰🥰 thanks

  • @runsheegmedia1434
    @runsheegmedia1434 2 роки тому

    Sxb horay u soco qabyalada iyo cunsuriyadda iska ilaali hadii kale sidii xussien kurdi baad qadkka ka baxaysah

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 роки тому +9

    Best clip I watch nowadays in UA-cam,🔥🔥🔥 I didn't finished yet 🛑

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 2 роки тому +1

    MashaAllah, somali wa imtixaan waxan oo Dan maayaga sameysti dee wandankoda maaha bal eg

  • @farhanhassan6956
    @farhanhassan6956 2 роки тому +4

    I really enjoyed watching this man

  • @asadyare6879
    @asadyare6879 2 роки тому

    Ducaysane waan maqlay waa ganacsade Somali ah oo Dubai ka qanacsada

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 2 роки тому +5

    Somalida wlhi waa dad aad uwanagsan 🥰wlhi aadban ufarxay in somalidu wadan waliba ku leyihiin ganacso

  • @iidjanegale6742
    @iidjanegale6742 2 роки тому

    waxaan nqon doonaya ninka ku badali 2023

  • @bilalyahye5240
    @bilalyahye5240 2 роки тому +15

    Legend qays 🤴 👑 🦁 🤴 king 🤴 ♥ of blog ♥ ✨ ❤ 🙌 respects 🙏 ♥ ❤ 🙌 👏 pro

    • @aamiinhasan4478
      @aamiinhasan4478 2 роки тому

      Legand qays _____
      The best suuq
      Waahen xasuustey😋

  • @saedbiindheofficail2263
    @saedbiindheofficail2263 Рік тому +1

    Qays zxp dumarka ha nagu dirin ilay dahab inta lee somalia laga helaye

  • @iidahmetiidahmet4571
    @iidahmetiidahmet4571 2 роки тому +10

    Qays Qaysar Amazing Vlog Legend♥️💪

  • @xuseenkhadar4638
    @xuseenkhadar4638 2 роки тому +1

    Tilifonka qadimi mahe lacag baa lagu ridaa melyaroo daloo sho uu leyahay oo logu talagalay

  • @dmohamed
    @dmohamed 2 роки тому +7

    Documentary aad u qurux badan mahadsanid walaal Qays🔥

  • @maxamanurcabdiosman2043
    @maxamanurcabdiosman2043 2 роки тому +2

    Dubal waa meel qurux badan runti✌😍

  • @nourgass6697
    @nourgass6697 2 роки тому +8

    NiNka KaLiYeen TaGero Keep Going Brother 💪👏

  • @xasancabdiqani3851
    @xasancabdiqani3851 2 роки тому

    Qays iyo qurux iyo Qabaw

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 2 роки тому +4

    The one and only qays Qayser ❤🥰🌏

  • @maxamedabdirashid4959
    @maxamedabdirashid4959 2 роки тому +1

    Qays qaysar aad baan usalaamayaa youtuberada somalidana waxaan leehay ku dayda qays qaysar oo walaal dadka ufaaideeya heesahan iyo siyaasada aad ku mashquusheen walaal ka waan tooba insha Allah wax diinta iyo dadka udana ka hadla

  • @ladiyaxasan1350
    @ladiyaxasan1350 2 роки тому +4

    Background music is amazing 😩❤🔥🤤

    • @jamilaabdi8160
      @jamilaabdi8160 2 роки тому

      Do you know what the song is called ?

    • @saki092
      @saki092 2 роки тому

      @@jamilaabdi8160 mukhtaar daauus yo nimco migil hees kumee 2018

  • @updijaliilozmaan2091
    @updijaliilozmaan2091 2 роки тому +2

    Legend Abdi Rahman qays Qayser Frome burao 🙌😂❤️

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak1277 2 роки тому +6

    Keep going qays qayser hore usoco bro🤟🤟❤

  • @mohamadnoor3116
    @mohamadnoor3116 2 роки тому +1

    Heestan magaceeda igu cawiya plz

  • @liihabo480
    @liihabo480 2 роки тому +3

    Legend sxp qays qayser keep going waan kula socda
    Dee sxp

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 2 роки тому

    Barnaamijyada qays quruxda waxa ubdheer heeso dhex taala oo ashqaraara

  • @abdallawaqal6388
    @abdallawaqal6388 2 роки тому +9

    Qays qaysar bwe horay u soco 🇸🇱🇸🇱 puntland i love 🇸🇱🇸🇱

  • @xamsemaxamuud1404
    @xamsemaxamuud1404 2 роки тому +2

    Wan kusalmay zxp magacygu waa xamze wan kurajaynay cafimad khayrqab qayz qaysr paste yutubar

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 роки тому +3

    -Alle Haku Xifdiyo wllo 🤲
    -Alle Hakaa Farxiyo wllo🤲
    -Alle Ajar Haku Siiyo Wllo🤲
    -Alle Riyadaada Haku Rumeeyo Wllo 🤲
    _Waxaan Ka Codsanaya Inaad Subscribe Igu Sharafto Manta Iga Farxi 🙏🙏🙏😭😭😭😞😞😞

  • @Ibn_Ishaaq
    @Ibn_Ishaaq 2 роки тому +7

    Mashallah wll waxaan ku leenahay hore u soco 🤗🤗🤗

  • @heydarmouusa1061
    @heydarmouusa1061 2 роки тому +2

    Hestan yaa qaaday waaan kahelay hoos kabaxeeso so dhega

  • @sakariaalihussein1434
    @sakariaalihussein1434 2 роки тому +8

    This song is another level 💯
    Qays qayser guulayso zxp

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 роки тому +2

    *Alle Haku Xifdiydiyee Subescribe Igu sharaf* 😔😔😔😭😭

  • @khaalidapdiaziiz2420
    @khaalidapdiaziiz2420 2 роки тому +8

    just your smile is enough for us

  • @abdifatahahmed2174
    @abdifatahahmed2174 2 роки тому

    Qays qayser another level

  • @nasserthomaz5586
    @nasserthomaz5586 2 роки тому +11

    Mgceeed heesta 😭😭😭🔥

  • @sulekhajama795
    @sulekhajama795 2 роки тому +1

    Mansha allah wll qays Alle haku quruxiyo adna video quruxoon ayaad nosoo diyaarisa horu socoda wanaagsan 🥰✌️

  • @maxamedcabdilaahi2599
    @maxamedcabdilaahi2599 2 роки тому +4

    Mansha allah hore soco brother waaa wiil aan ku mashquulin wax kale ee soo bandhiga volg. Aad u qurxoon oo taariikhiya

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 2 роки тому +1

    Zxb noLosHu Kuma dhibTo

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 2 роки тому +7

    Maqahida best food hablo fican kashaeya fareeda iyo jameela masha allah ♥

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 роки тому +1

    Soomaali meel walba lagama waayo

  • @sayalala2072
    @sayalala2072 2 роки тому +1

    Qays sxb qli hadan saaray subscribe nio qof qalbi nadiifa kamuuqata no low qofki hore usocda siiyo dhirigalin from Thailand Bangkok aya kudawanaya

  • @hannyyousuf597
    @hannyyousuf597 2 роки тому +9

    Keepgoing best somali vloger we're ready to encourage you🥰

  • @muslimbrother8461
    @muslimbrother8461 2 роки тому

    sacad from hargaysa , qays qaysar markaad leedahay " koob cadaysa oo dhaka jabiya ah" ninka ku daba marayaa inaad caytamayso oo aad gabadha u hanjabaysuu ku moodayaa cajiib soomalideeenu farahay ka hadlaan.

  • @maxedjamamaxud2865
    @maxedjamamaxud2865 2 роки тому +11

    Keep going
    Inaan maadaa rabaa suuqa Somalida ee Dubai ♥ 😍

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 роки тому

      Sii soco = keep going
      Aadaa
      Bubaay

  • @xasancabdiqani3851
    @xasancabdiqani3851 2 роки тому

    Waa barnaamuj aad ufiican Qays

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 роки тому +2

    -Alle Haku Xifdiyo wllo 🤲
    -Alle Hakaa Farxiyo wllo🤲
    -Alle Ajar Haku Siiyo Wllo🤲
    -Alle Riyadaada Haku Rumeeyo Wllo 🤲
    _Waxaan Ka Codsanaya Inaad Subscribe Igu Sharafto Manta Iga Farxi 🙏🙏🙏😭😭😭😞😞😞

  • @EDIT.MAHRES
    @EDIT.MAHRES 2 роки тому +6

    ➪ BIG FAN QAYS QEYSAR LEGEND💘💘💘

  • @hudaali3225
    @hudaali3225 2 роки тому

    Mansalh wll alha hkobarakiyo

  • @apdyazzahmethziizo3947
    @apdyazzahmethziizo3947 2 роки тому +7

    The best vlog qeys qeysar keep going pro 🛑👑