Kuwan kuwey dhalan ayan nahay lkn markii an la dagalenay wadanka 2 ee Africa ogu weyn cawana ah kii i an walal nimo biday wa kii i dhibay marka miyan is madhinaa un dee ilen tabarteydi intas ayey noqotee kuwi ka macadhi jiray dhiga ogaden ayaa ku xola belay hada 😢
Seriously the true patriot your looking at them Amharic, will be put in their place ameen but no hate just spreading the truth, VIVA SOMALIA AMEEN ALLAHUAKBAR
Long Live ONLF And People From OGADENIA 💚💙♥️
😢
Ax waxaan eega garanayno hadaan barigii garan lahayn walhi waan xoroobi lahayn😢😢
Ogadenia allow cadawgeda cagta hoosteda geey ❤😭
I love my cousins OGENDENIA ALLAHUKBAR THE TURE DARWISH RELIVING INSHALLAH SOMALIA WILL REUNITE AMEEN
Wan ku salamy sagala sano kadibi ban arkay Qoralakaga hadii aad noshahay iso jawaba
@@maryansahalkolon5684 guul onlf today we got what we fought for we must not stop now
@@hooyomacaan2881what was that? Onlf was back stabbed
DIGA WAN USHUBI OGADENIA DUXAN SHUBI WAN USHUBI OGADENIA RAG BA UDINTAY XORINTA DALKEYGA😢 ONLF HADAN NAHAY DALAD BANNAHAY DARAR IYO HABEN HEGAN BANNAHAY 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💥💥💥💥
Abtiyashey og waa birta nool alle hagarabgalo ❤
Waxay diideen. Gumayste garab haysta oo qaar degaankooda ah dabadhilif u yihiin waxay wayeen shacabkay duurka ugu jireen oo dhamantood mawqofkooda raaca waxa shisheeyaha u basaasayey kuway duurka u galeen qaar kamida
Mrkan gabayadiisa dhegaysto aad. Baan u murugooda
Illaahay ha u naxariisto abwaan indhocade iyo dhamaan intii u god gashay ogaadeenia 😢
guul guul guul iyo gobanimo ogaadenia i love my people and i will die for my people o.l.n.f guuleysta insha allah waan gaareenaa guusha
29/12/2024/. Alla haku naxaristo❤❤
great song and poem
Ilaahiyow uwadha naxaristo
Aduun waxa kaharay baa iska yaar walhi waxan xasusta anigo jooga wardheer mel udhow oo baadiya ah bay maalin aniga iyo abtigay nugu qaabteen Tarikhdi igu dmabezay 2007 😢😢😢😢❤❤❤❤❤ 😢😢😢😢
Waxaan ahay ogaden Xanuunka si qaas baan u dareemaya allow Dhulkayga iyo Dadkayga Guul gaarsi o quluubtooda midee ONLF allow Garabkooda xooji wa bil ramdaan Soonka aan soo soomay fadligiisa Jowxo iyo Dadkayga midee Guulna Gaarsii
Allow Ethiopia awoodeed wiiq kala dhantaal Allow isku jabi Gaalada 😢😢🤲🤲🤲
Insha Allah mar un xurnimadena waan qadani dona ALLAH ayaana kasugena garabkaas🤲🏽
Onlf ❤
Allahu akbar
Allaha ha unaxariisto Halgamayashii si aan ugu noleen lahayen xornimo😢
Allow unaxariisto
Waxaan ahay mareexaan waan jeclahay reer adeer key ogaadeen yo geesi talks Somali ayaad tihiin
Alle haku sharfo huuno qaali 🥺❤️🥰
beautiful! i love my people.
Alaahu.akbar.alaha idin unaxariisto onlf waxaan idin daawanayaaa 2024 bishii 10 2025. Soogalaysaa
Wali waan fiir saneynaa itobiyana waan kaguu leesaneynaa insha Allah 💪
@@CumarCabaas-k5z insha alah wllo
2024.yadawanaya allah haunaxaristo mujahida
Msha Alh filin canfarta wa laso gabagabeyey ugudan bey ag teradi ayawa ta guuusha🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Wlhi ilmada ma Ceshan Karo markan Dawanayo Vedeo Nin Manta iga Hoseeya Oo dartay halkaas ugaLay.🥲🇬🇲
Sxb ninkaan waa noolyahay
Abwaan Indho-cadde
Waa kuwaa wadaniyiintii xalaasha ahaa ogaade3nka hadeer jooga kuwa maaha
Kuwan kuwey dhalan ayan nahay lkn markii an la dagalenay wadanka 2 ee Africa ogu weyn cawana ah kii i an walal nimo biday wa kii i dhibay marka miyan is madhinaa un dee ilen tabarteydi intas ayey noqotee kuwi ka macadhi jiray dhiga ogaden ayaa ku xola belay hada 😢
Abwaan Dhagacade libaax guul baan urajayn Ogadeenia
Seriously the true patriot your looking at them Amharic, will be put in their place ameen but no hate just spreading the truth, VIVA SOMALIA AMEEN ALLAHUAKBAR
Allah Akbar
Igadenya hanoolatto❤❤❤
Calanka in loo dabal dago mudan wakan okaliya wlhi ❤🆗🤐
Onlf is back insha Allah eth isku haleyn malee
Allahu akbar💪🇬🇲
Ala ha idiin naxariisto dhamaantiin maanta ayaan dib usoo booqday weliba dhulkii aad uda galaneyseyn iyadoo gaali Ethiopia ah gacanta kuheyso kii iyo mid kabadan somalina isku dagaleyso iney cadow gooda soo dhaweyateen 😢😢ala meeshii fiican hanoo dooro 😭
😭😭😢
Libaaxyadii ogadenia
jildle hawiye abwaan
ONLF cidkasta ayaa ku jirto hada abwaankaan waa habar gidir oo sacad ah hadana halkaas ayuu kadagalamayaa cajiib
❤🎉🎉🎉🎉😢
Ninkaan manool YahaY Hada oo ah 4/8/2021
Haa wuu noolyahey Al xamdulilah jigjiguu daganyahey
Indha cadaa Allh un
Haaa
Maya wuu shihiiday wll Allah ha unaxariisto 🤲😢
Wuu noolya caawa 2023.08.22
0:45 0:46 0:46 0:46
hero's
Hanbalyo
M.a gulaystaa
❤
Ogaadeeniya raboow xor kadhig
Ogaadenia ha xorowdo
Allahu akbar
Wuxunbey kusugeyned ineey wakhtigaan kii ugu ficna ee somara dhulka somali galbeed maya ogadeniya
Ogaadeenow adinkaa is gumeeyey ONLF adinkaa la dagaalay horay ayaa loo yiri “gacan nin lihi goynayo way gumudantaa”.
😮
he probably memorise quran by heart before the age of 6.
Qalbig urona
Ethiopia Ha dhacdo ❌
cadawgaa ha jabo jawxoy
Allow ha hawaarinta yaa soo hadeeya caku daba dhilif miyaa kuu garan gabaygan
illahow islaamka ukarkaar
Idiin aweey hada laa idiin bahanyahay adeer
Dh m