MURUGO | GODKII JEEL OGAADEEN EE DADKA LAGU RIDI JIRAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 вер 2018
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

КОМЕНТАРІ • 314

  • @sahrahassan6628
    @sahrahassan6628 4 роки тому +56

    ilaahey ha cadabo qofki umada sidan ugaley o aduunka ku cadaabey ilahey aduun iyo akhiraba ha cadabo naxriis darana

  • @caashoaxmed7538
    @caashoaxmed7538 4 роки тому +9

    Musiibo aduun iyo cadaab aakhiro
    Kuwii udarnaa allaah kuuku rido cabdi iley

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 Рік тому +9

    Wallahi Dadka Ugu Badan Ee Dhibaatada Maray Waa Reer Isaaq oo Reer Dhagaxbuur ah Magacyada Meesha Ku Qoran Waan Wada Garanaya 😭😭😭😭😭

    • @anasgantaal5765
      @anasgantaal5765 Рік тому

      Haa sxb cabi ilay wuxuu go,aan kugaadhy inuu tirtiro qabiilka heer isahaaq

    • @adoontialle798
      @adoontialle798 11 місяців тому +1

      Qolkas unba aragta lkn waxa laga shegya mesha ilinba iga socota isma dhahen dad Somali ah baa sas udhaqmayaa inta noshahy baad maqli doonta 💔😭😭😭

    • @AbdiQafar-kw4pg
      @AbdiQafar-kw4pg 6 місяців тому

      Horta xaguu ku yaalay xabsiga sxp 😢

    • @Aymanvlogs252
      @Aymanvlogs252 20 днів тому

      @@AbdiQafar-kw4pgjigjiga ayuu Ku yaala

  • @ifraahmohameddaganmohamed1803
    @ifraahmohameddaganmohamed1803 4 роки тому +5

    ALLA WAAN dareemay hadee intooda badan ey cadowyihin ogaadenka ee naxariistaba ka guurty noloshanee soomareen

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 27 днів тому +1

    Inta dhimatyy ale ha unaxristo inta noolna ale ha booga dhayo😢🤲🤲

  • @abdikadarmohamed2863
    @abdikadarmohamed2863 4 роки тому +10

    Tola'yeey Soomaaliyey damiirkii Mee Walalaheen Ogaadeen Aduunka Intaan Noolahay Walee Tigree Ma iloobo From Sool Soomaaliya Guulaysta Tolkayow

  • @hodandheeman1796
    @hodandheeman1796 4 роки тому +8

    😢😢😢 ax ax illaahy kuwa dadka sidaa u cadaabay aduun iyo aakhiroba ku cadaab Ax walhi qalbigaa i xanuunay

  • @saadaamidiris117
    @saadaamidiris117 4 роки тому +17

    Ninka raga ah sahal kuma ciishoodo wlhi waxpey so mareen lkn maanta banaanka ka joogtaan intii tagtay alla ya raxma😥😥😥

  • @abdiasiismuuse9844
    @abdiasiismuuse9844 4 роки тому +8

    Ilaahay naarta haku fogeeyo dadkaas 😭🙏

  • @boojoow2
    @boojoow2 4 роки тому +10

    Wlh waxanba oran karnaa In aaysan Joogin meeshas Dad Izlaam ah
    Waxan oran karnaa Waa Gaalo😢😢😢😢

    • @ismailmohamed2290
      @ismailmohamed2290 3 роки тому +1

      Raga Somalia Xukumo Murtadiiin taAh Diiiday Kitabka Alleh Waa Isku Mid Hala Ogaaado Yahuuuda Majuuusta Mulxidiinta Ayaga Ka Xun Aan Wax Fahamno Walala Yaal Ragan Wlllo Mahan. Waaa Murtadiiin

    • @khadraawiaxmed7471
      @khadraawiaxmed7471 2 роки тому

      @@ismailmohamed2290 dowlada somala kuwaxukumo inee mutmrtadiin yihiin yaakashakisanba waa murtadiine

  • @sagalmaxamedcumar7141
    @sagalmaxamedcumar7141 4 роки тому +7

    Inaa lilaahi wa inaa raajucuun ilahaw adigu waad jogtaaye mudankooda mari kuwii sidaa bini aadan u cinqaabey ayagoo bini aadan ah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 роки тому +8

    Bismilaahi rahman raxim ax wlhi ilin ta wan ceshan kari wayay 😭😭😭😭😭😭😭😭xanun badnaa

  • @gabdhahasijeedo6589
    @gabdhahasijeedo6589 4 роки тому +30

    Bismillah wan la oyay wlhi caku somali gormay is walalsan

  • @amiishachannelofficiall1896
    @amiishachannelofficiall1896 4 роки тому +7

    subxanalah ilahay calamo ifka hakaga mujiyo dadka masakinta sida uu galay

  • @kapowayne162
    @kapowayne162 4 роки тому +6

    😭😭😭😭😭 walal ale ma idinka sarey alhamdulilah dheh

  • @ayanomar4102
    @ayanomar4102 5 років тому +5

    Ahlahu akbar somali way damiir dhimatay

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 4 роки тому +14

    Abdi illey cadabta Allah adun iyo aqiro Allaha kugu rido

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 роки тому +1

      اللهم آمين يارب العالمين

  • @najiibalamalam7216
    @najiibalamalam7216 4 роки тому +6

    Wiilka shaadhka cad ee lawaraysanayo waa wiil codkara dhiig alle siiyay ax walaahi waan ooyay soomalida dhiiga Ku jidho buu kasii haray

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 4 роки тому +3

    Allah haw naxariisto janatul firdowsana hawgu deeqo inta Ku dhimatey inta wax Ku noqtay jeelashaasna rabi ha caafiyo waxaa helay nimanka rag madax isku sheeg ah oo Ethiopian u adeegaya wllaaldoodna sidaa u galay qofkasta wuxu gaystay Allah ayaa caadila oo Ka abaal marinayaa maalinta qiyaame

  • @AhmedDey-pr8dd
    @AhmedDey-pr8dd 7 днів тому

    Sheekh cabdi fataax shekh cabdulahi sayid Axmed sibawayhi

  • @mohamedguulleed6386
    @mohamedguulleed6386 5 років тому +4

    Subxanalah maxkamad malasaray dadki waxa samyn jiry

  • @naciimo83cali91
    @naciimo83cali91 4 роки тому +2

    Wlh waa cadab adun ninki walalkis san ugalay adunka Alle ha ugu so dadajiyo inqabtisa insha allah

  • @zakovicclaahi9645
    @zakovicclaahi9645 4 роки тому +10

    dhib waad somar teen balse waa waa fiican tihiin Allah ayaa mahad leh

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 Рік тому +3

    Ninkaaas umada sidaaan ugalay dadkii dhahayo kwrn. Waa madaxweyne ficn.😭😭😭😭

  • @elmastrocopra2089
    @elmastrocopra2089 4 роки тому +4

    Maalin waxaa jiraa ilahay aad ucaraysan yahay malinkas ilahay la hortaganyhy mxay ku hadli doonan alla malinkas ilahay xagee ka galayaan waxan waa aduun haduu dhamanaya dadkan islaynaya waa dadkaygii alla ciil weynaa 😭😭

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 роки тому +2

    Maskiin dhib wey so mareen wllhena ogadeena Somali anaga isdileno anaga nay muqdisho baa nagula dhameyey Somali xasiid sana dadkodi bey dhameyen 😭😭😭😭😭😭

  • @alpertomoovlogs3728
    @alpertomoovlogs3728 4 роки тому +2

    Walahay waan kaNaxay run Ahaantii

  • @user-dp2rw1tq2s
    @user-dp2rw1tq2s 4 роки тому +29

    Cabdi ileey naaru jahanamo jirideeda allaha ku rido

    • @nasradiinmahaned7218
      @nasradiinmahaned7218 4 роки тому

      Dhilo

    • @user-dp2rw1tq2s
      @user-dp2rw1tq2s 4 роки тому +3

      @@nasradiinmahaned7218 tii kula dhalatay maad i moodaa 😅🤣
      Nacallaa adiga iyo cabdi dajaalba idinku yaala yahuud yahay dubka madoow.

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 роки тому +2

      @@user-dp2rw1tq2s
      اللهم آمين يارب العالمين

  • @nuuromar5481
    @nuuromar5481 4 роки тому +5

    Soliga xate waxa laga wada darbiga waa bulog astanta calanka somaliyed maxey casan ogadhigi wayen maya wayo omada somaliyedba lakocadabijiray

  • @ustadmnb502
    @ustadmnb502 2 роки тому +3

    ya allah😭😭😭😭😭🤲inta dhimatay dambigoda dhaaf ya allah cawa ooy tarikhdu tahay 14/08/2022 hben axad so galayso waxan jooga kenya waxan ka mid aha dadki ka qaxay meshan 2008 kii ano yar hadana alx waxn ahay macalin isku filan alla mxn cawa ciilooday xasuso hore owgod wxn sheego ma aqaano macagaygu wa mohamed nastex bashir sheikh abdullahi

    • @abdirahmanjecelow2327
      @abdirahmanjecelow2327 Рік тому

      Zxp waqolamaa dradio sidaas layeelay

    • @Kweensunami
      @Kweensunami Рік тому

      @@abdirahmanjecelow2327 reer cabdilaha iyo reer isaqa mesha weyku rafadeen caku cabdi iley r😭😭lama jiro ma taagersani Ano reer cabdile ah

    • @Libaax00
      @Libaax00 Рік тому

      @@Kweensunamireer isaaq aya aad loo gumaaday

    • @Kweensunami
      @Kweensunami Рік тому

      @@Libaax00 HAA CAGJAR LAKIN WAA WAX MA TARE DHAADHAN AH

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY 4 роки тому +5

    Waxan sheego magaranayo marka wallka uu ku hagar daameynaƴo
    Islamarkaasna aadan lahaƴn awood aad uga baxsato😢😢👈
    In #poland🇵🇱

    • @baahiye2479
      @baahiye2479 Рік тому

      Walaal poland sidee ku imaan karaa?

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 4 роки тому +3

    Wr waxani bani adam mahan miya side dadkisa ula dhaqmay gaalka ayaba kanaxaris badan eegyga Abdi ileey umadaas dhipkad ugaystay ilahay aduunka hakugu ciqaabo aakhirana 7da narood kugu bishaare

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 роки тому

      اللهم آمين يارب العالمين

  • @liipoi6996
    @liipoi6996 2 роки тому +2

    ANIGU WAXAN QABAA XABSIGAN IN LAXIRO MAAHAYN KUWII DADKA CIQAABAYAY OO DHIBAATAYNAYAY IYAGA LA GALIYO OO LADAREENSIIYO XANUUKII AY LAHEED QOF INAD DULMISO

  • @ismailmohamed2290
    @ismailmohamed2290 3 роки тому +1

    Murtadiiin ta Somalia Waa Cadowga Umadan Muslim ka Ah Kuwan Walal Mahan Haliska Dhiciyo Baan Leeyahay Gaalada Somalia Xukunto Waa Isku Mid Isma Dhaman Goor Mahan Wax Fahmaynaa Somaley

  • @suldanzaki9246
    @suldanzaki9246 4 роки тому +1

    ZubxaanalaaH Ilhay Haw naxaristo intii ku dhimataY. Ha ladilo madaxweynaha Xun ee Kudaafkaana maxaloohaystaa😭😥

  • @amiinyare3128
    @amiinyare3128 4 роки тому +6

    dhibka laidin soo mariyey dambi dhaaf alle haidin ka ga dhigo

  • @khadijah9527
    @khadijah9527 4 роки тому +3

    Wlhi waaan ooyay somali bey kula sheeganayaaan dadkaas saas dadka u ciqaaabaayay😢😭

  • @sadamyareofficial3533
    @sadamyareofficial3533 4 роки тому +2

    Ilaahaw ha u naxariisan ninkii sidaa dad ka u gali jiray subxaanllh wllhi waa arrin laga naxo allaw aduunkana ku cadaab aakhirana meel daran 🤲🤲🤲🤲😭

    • @ismailmohamed2290
      @ismailmohamed2290 3 роки тому

      Allahuma Amen Mahd Sanid Daalim Walbo Dadkan Dhib Ku Haayo Alleh Haka Qabto Muslimka

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 роки тому

      اللهم آمين يارب العالمين

  • @libancabdilahi1740
    @libancabdilahi1740 13 днів тому

    Somali ha midawdo xabashi iyo sawaxili aynu iska dhicino

  • @koshinmohamed6000
    @koshinmohamed6000 2 роки тому +1

    Waa in magacyada dadkii dadka jirdili jiray lasoo qoro magacyadooda iyo abtirsiin yahooda iyo kuwii kufsan jiray gabdhaha. Aduunku waa is badalay warna lagama hayn cadaabta iyo ceebta meesha ka dhacday.

  • @MdAkib-cn9cb
    @MdAkib-cn9cb Рік тому +1

    Intii dimaty ilhy how naxariisto amiiiiiiiin

  • @farxaanqorsheeyechannel2890
    @farxaanqorsheeyechannel2890 3 роки тому +1

    Allah ayaa umadda farash u furey ninkaas talaabo hala qaado oo mag dhaw ayaa laga rabaa

  • @jamaalhasan2892
    @jamaalhasan2892 5 років тому +4

    Subxaanallah

  • @aligiirofficial1336
    @aligiirofficial1336 4 роки тому +3

    Waa Laigu xiray meeshan Anoo waxbarasho u imid itoobiya waxaan ka imid gaalkacyo Taariikhbaa iga soomartay meeshan Hadda Europe baan joogaa ingiriiska London

  • @Apdi_aziiz_moztaphe
    @Apdi_aziiz_moztaphe 2 місяці тому +1

    BLACK HISTORY 😢 WLHI STIL 8/5/2024

  • @Fatimaabdi785
    @Fatimaabdi785 26 днів тому

    Inta dhimatay alle haw naxariisto inta noola alle nolozha haw wanaajiyo

  • @amalelmi6696
    @amalelmi6696 5 років тому +2

    subxanalaa wlhi wa dhibween

  • @cameronboyce3566
    @cameronboyce3566 3 роки тому +1

    Dadkani waxay soo mareen halaag duco ayaan idiin soo dirayaa from hargeisa

  • @MuuseOsman-g2n
    @MuuseOsman-g2n 27 днів тому

    Magacyadan waxa garan kara inta soo daawatey qisada halgan jeel ogaaden

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 4 роки тому +14

    Soomaliyeeey hooyadiin wasa
    Wax laysku yahay ma jirto
    Dadka ugu xun aduunkana waa inaga ee inagu kala kaxeeya meesha😓😓😓😓

    • @piamichl7964
      @piamichl7964 4 роки тому +1

      Bro wlhi inaga ayuunba isku xoog weyn somali wasakh weeye wlhi

    • @guledyare7119
      @guledyare7119 4 роки тому +1

      @@piamichl7964 haa wlhi somali iyada isu xoogaysata jaahilnimada kama baxaan
      Waligood sidas ayey ahanaysaa
      Qof dadkii doortay gumaysanaya bila sabab oo muslim somali ah sheeganaya😓😓

    • @janogalechannel9013
      @janogalechannel9013 4 роки тому

      Qabyaalad qolo qolo udirir xasidnimo xiqdi allah maxaan qudhunay ooon fogaanay oon falaagownay ey ey dhashay nahay

    • @abdikadarmohamed2863
      @abdikadarmohamed2863 4 роки тому +1

      Gulied Cahill

    • @qabiilnindiidooqarandifaac544
      @qabiilnindiidooqarandifaac544 4 роки тому +1

      @@janogalechannel9013 kkkkkk kkkkkk kkkkkk

  • @luulmohamudahmed5762
    @luulmohamudahmed5762 5 років тому +3

    Inaalilahi wa inaaa ileyhi rajucuun

  • @haajibaaba824
    @haajibaaba824 4 роки тому +2

    Ilahay wa cadil akhiro hydinka jasa i mariyo 😭😭

  • @cabdifitaax1525
    @cabdifitaax1525 4 роки тому +2

    😥😥😥😥😥😥🙏🏽 danbi dhaaf alhha uga dhigo umada 😥

  • @sucaadshugri-cm2iv
    @sucaadshugri-cm2iv 2 місяці тому

    Supxanallaah😪😭 intii dhimatey allaaha uu Naxxarriisto amiiin😪😪😭😭😭

  • @ahmedm7221
    @ahmedm7221 4 роки тому +1

    Inaa lilaah wa inaa ileyh rajicun

  • @abdislow2913
    @abdislow2913 4 роки тому +1

    Umaddan oo dhan waxa sidaan u galay ma Cabdi Iley baa?
    Bismillaah!!!!!

  • @jamaalhasan2892
    @jamaalhasan2892 5 років тому +7

    Dadkii kashaqayn jiray halasoi qabto

    • @maxamedyusuf9513
      @maxamedyusuf9513 4 роки тому

      Jamaal Rasta wll iyaga maxaa lagu qabN baqdin ay bqayaan ayay u qaaban jiren 😭😭😭

    • @sakiabdul
      @sakiabdul Місяць тому

      ​@@maxamedyusuf9513ooadiga maxaad udifaaci Rayagada kamid ahayd

  • @mohamedqiiq2659
    @mohamedqiiq2659 4 роки тому +1

    Allah ha ku sidayo abdi yare labale

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed 4 роки тому +4

    Hda Xabsigaas dad miyaa ku xiran 😥
    AQIRU WR jiraa iska samra

  • @alfaadde7762
    @alfaadde7762 4 роки тому

    Wlhi xabsi waa Soo mary dhibkiisane waa Dareemaa balse Abdi Illey dhiig Somali kuma jiree gaalka hala Jarjaro waa hadaa rag tihiin😭

  • @baashehussein1405
    @baashehussein1405 4 роки тому

    Wlly indr waan qiiro ooyay somalidu iyadaa nacab isku ah maantaba alxdlh hadii ilaahay idinka kiciyay dadkii dadkooda sidaa u adoonsanayay

  • @layla3875
    @layla3875 4 роки тому +3

    soomaalidu islaanimada waa ka kamuqaal ee xayawaanka waxba madhaamaan..very sad

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
    @dalmarkiikoofficiallchanne5883 4 роки тому +2

    intii dadka ciqaabaysay
    Ee askarta ahayd maa lasoo qabqabto
    Waa la is yaqaanaye
    Somali naxariis malaha
    inta qarsoon ayaa ka badan inta hada ilaahay ifka usoo saaray

    • @naciimo83cali91
      @naciimo83cali91 4 роки тому

      Dalmar alle wax kama qarsono insha allah adunka aya lagu inqawidona dhamantod dadka dhibka geestay

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 роки тому +2

    Abwe aamus exm be idiin ahyd wxaa saa idin galyo waa soomaali

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 4 роки тому +3

    Dad galo ah ayad shegeysan wlhi sidan magafe xata uma ciqabo dadkaa!!

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 4 роки тому +1

    Walal Fikirkaaaan yaaakeeenay❓❓⁉️😢😢😢😢😢 ooobilaabay insidan ciiqab lomarsiyo ruux biniadama😢😢😢😭

  • @daawashochannel9627
    @daawashochannel9627 4 роки тому +1

    Qoryoqaata we iskadhiciya cadawgana island Sara الله اكبر noqda shahiid yaal

  • @saadom5664
    @saadom5664 4 роки тому +2

    sad 😢😢😢

  • @hanaancadechanel2758
    @hanaancadechanel2758 Місяць тому

    2024😢

  • @itshim7600
    @itshim7600 4 роки тому +2

    😭😭😭😭😭😭🙏

  • @amalhappy4833
    @amalhappy4833 4 роки тому +2

    inaalilaah wa inaa ilahayhi raajucuun

  • @abdiriaakjama3830
    @abdiriaakjama3830 4 роки тому

    subxaanala muxu dadka dhiibaay alle haku dhibo wale wad ka shalaayidoonta

  • @MOHAMEDINDHO
    @MOHAMEDINDHO 4 роки тому +2

    Dadkii waxan samayn jiray maye

  • @abshirhadaafow6765
    @abshirhadaafow6765 4 роки тому +3

    Awalba tigrey arxandaradiis San aa lagu kasaaye

  • @fahimasayid4135
    @fahimasayid4135 4 роки тому +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sulaymanxasanaskar6356
    @sulaymanxasanaskar6356 4 роки тому

    wallee aakhiraa warjiraaye samir wllkayoy

  • @rexedx2311
    @rexedx2311 4 роки тому +8

    Adooo puurgapoy og dhipatda jelku leyhy mxaa wllka izgoo cagaha ku hyztaa aad councilka ugu xidhay wllka xamze wxn ahyn dhalinyrdii kula jirty councilka

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 4 роки тому +1

    War waxan waa janee jabka mad arkin bro iyo sirqiski hada arki lhyd wad yaabi

  • @titiboy-pt7uo
    @titiboy-pt7uo 3 роки тому

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu Akbar subxaan alaah wabixamdi

  • @riyanbadal9599
    @riyanbadal9599 5 років тому +2

    😭😭😭😭

  • @ismailmohamed2290
    @ismailmohamed2290 3 роки тому

    Somaley Murtadiiin ta Somalia Xukunto Waa Cadow Hala Ogaaado Waa Isku Mid Ma Rabaan Kitabka Alleh Waxey Ku Darsadeen Dulmi Fasahad War Ragan Aan Iska Qabano Ama Aan Iska Dhimano Walala Yaal Kirabka Allah Aan Isku Xukumno Qofka Diiido Aan Dilno Qof Ka Rajo Malahan Ban Leeyahay Aniga

  • @hodanjamahodanjama2509
    @hodanjamahodanjama2509 4 роки тому +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭markuu oyay inanku walhii waan oyay allow uu allahow cadaab ninka cabdi illay

  • @mohammadsaed7778
    @mohammadsaed7778 3 роки тому

    Subxan allaha

  • @najiibalamalam7216
    @najiibalamalam7216 4 роки тому +1

    Walaahi wax laga naxo weeye meeye soomalinimadii iyo wada dhalashadii ax war waxaan ogaadeen kawaynee soomaliyey toosa nacalaa idinku yaal

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 4 роки тому +1

    War wxan waa naxaris dowlada degaanka waxa ka dhacay hadad arki lhyd waa dhiman lahyd

  • @AbdirahmaanOmar-iz6hl
    @AbdirahmaanOmar-iz6hl 4 місяці тому

    😊

  • @user-hl1fd1jp6k
    @user-hl1fd1jp6k 4 роки тому +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @ummaxamed8750
    @ummaxamed8750 5 років тому +3

    Cabdi iley ya keno ha arke macanka yalo

  • @najmamuse6591
    @najmamuse6591 4 роки тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 4 роки тому

    😥wlahi jeel ogadeniya dadba kumaqan cabdi iley asa dhibkas masuul ka aha àduunyo&aakhiraba allaha ku cadaabe

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 роки тому

    asc walaalayaal weligiin ha taageerin xaqdarrad iyo dulmiga waad arkaysaan Liyuuboosliisku tacadiyyadii ay sameyn jireen waa in sharciga la mariyaa .

  • @RagiiHorre-bq6ht
    @RagiiHorre-bq6ht 2 місяці тому

    Aakhiro inay jirto waa alx 😢❤

  • @xamdafaahiye7654
    @xamdafaahiye7654 4 роки тому +1

    Xabshida allhay hacdabo

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 місяці тому

    Waa taarikh madow oo qofkastoo oo soomaaliya aan maskaxdooda ka baxay ina ilay iyo intii hawsha uqabanaysay waa in halkan lagu toogto inta la keeno

  • @user-ls6wf8gs1j
    @user-ls6wf8gs1j 10 місяців тому

    Cabdi iley calaamo adun io aakhiraba ha ku dhacdo weey ileen ciil looma dhinto 😭😭😭😭😭😭

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 роки тому

    Intaaa waxaasi socday may dadku ka dhiidhiyaan

  • @nasriali6733
    @nasriali6733 4 роки тому +1

    Wr nio anu buurgabo wxba kama qoryno qof uu dilay ba lo hystay ta kle izgaa ahaa nacamlaha ugu way ee c.iley

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 18 днів тому

    Illahy unaxriiso

  • @a.ziyechbwoy9866
    @a.ziyechbwoy9866 4 роки тому +1

    Allow u naxriso umadaada

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 4 роки тому +2

    Sorry wllloh illhy ayaa ka jaraya 😭😭😭