DOOD ADAG MADAXDA IYO AQOONYAHANKA SOMALIYA OO KA HADLAY SHIRKII MADASHA WADATASHIGA EE BURBURAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • DOOD ADAG MADAXDA IYO AQOONYAHANKA SOMALIYA OO KA HADLAY SHIRKII MADASHA WADATASHIGA EE BURBURAY

КОМЕНТАРІ • 14

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 години тому +1

    Isaaq power

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 години тому

    Cawad annaga waxaan ku faraxsannahay hoggaaminta madaxweyne Hassan iyo ra’iisulwasaaraha xamsa. Barwaaqo & badhaadhe ayaan rajeeyneynaa.

  • @mrali3601
    @mrali3601 3 години тому +1

    Dan qabiil, jago ama kursi, Dan wadan iyo qaran cid rabta ma leh

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 4 години тому

    Asc khadar waxaa fiican marka aad wareeysaneey saneeyso siyaasiyiin ama dad kale oo aqoonyahana ah ama culumo diin inaad magacyadooda sheegtid aniga hada waxaan ka aqoonsaday wasiirkii hore ee arimaha dibada axmad cawad 3 qof oo kale ma aqaano marka dad ka magcyadooda waa muhiim qofka markaad doodooda aad dhageeysaneeysid marka adigoo mahadsan dadka aad wareeysaneeysid magacayadooda soo sheeg mahadsanid

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 години тому

    Moryaan axmed ciise cawad wuxuu caadeeystay in uu dadka aflagaadeeyo sidi uu ugu fashilmay doorashadii puntland.

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 4 години тому

    Afka masoo marin la'dahy ssc waa cajiib badankood siyaasiyiinta puntland inaaney aqoonsaneyn ssc waar anagaa punland ah oo aqoonsan ssc ee isku sheexa.

  • @abdulkareemyusuf8987
    @abdulkareemyusuf8987 4 години тому +1

    Ninkaa labaad ma English buu ku hadaalyeye mise Sommali

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 2 години тому

    Cawadoo waxba ma taqaanid ee islaweeyninka aan dadka kale kuu aqoonsanayn meel la fadhiiso. Tan kale ka jawaab oo kaliyah su’aasha lagu weeydiiyo. Adiga ma ahid wariyaha hadalka qeybinaaya.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 3 години тому

    I madadaali daali I maaweeli weeli iyo maaweelada caruurta.
    35kii sano ee la soo dhaafey ????
    35ka sano ee soo socdana ????

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 52 хвилини тому

    Dadkaani cidlay yaacayaan aqoon ayay sheeganayaan somali mashaakilka xukuumada miyaa mise waa wadciga hadda la marayo dalkii hadda waa la handadaya cadawgoodii ayaa meel walba kasoo galay faraha kula jira hal kalmo kama lahan
    Xaggee usocdaan nimankani yay xukumayaan

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Годину тому

    Somalida qabaliyada maxaa laga siiyaa
    Nimankaan meesha kawada qaylinaya hadalkoodu marki laysku soo xooriyo waa xadan waa ree hebel mana raacsyno hadduu kacbada ka istaago
    Axmed waa xalay dhalay oo wixii uu soo sameeyo waa laga tirtiray
    Lkn suaal
    Dani iyo xasan ma waxay isku hayaan masaxa plan mise dantooda isku khilaafeen

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 4 години тому

    Ninkaan Cawad la yiraahdo waa haraagii Aaran jaan waxuu aminsanyahay aragtidii Faroole Ssc waxuu u yaqaan qayb ka mid ah somali land. .mida kale Wali waxuu liqi la.ayahay in laga guulaystay doorashadii Puntland

    • @samirr546
      @samirr546 2 години тому

      Ssckhaatumosomaliland×ssckhatumobuntland
      Ssckhatumogalmudug
      Ssckhatumobanaadir
      Ssckhatumojuboland
      Ssc ssc ssc sscssc maa shaa Allah.