NAJIIB ALFA 2020 HAYAN (OFFICIAL MUSIC VIDEO)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 січ 2020
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2019
    ERAYADII: ABWAAN CARAFAAD
    LAXANKII: ABWAAN CARAFAAD
    CODKII: NAJIIB ALFA
    MUSIC BY: ARIDO
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 509

  • @aziizmodellofficiall8163
    @aziizmodellofficiall8163 4 роки тому +436

    intaheesaha
    Neceb
    Quraanka
    Jecel
    Like,isaar

    • @abdiazizmohamud7119
      @abdiazizmohamud7119 4 роки тому +1

      Aziiz modell officiall maxaa Mesha ku kenay wad u jeda quran in lagu heyn

    • @hamdiyo8535
      @hamdiyo8535 4 роки тому

      Aziiz modell officiall maxa mesha ku keenay hadad hesaha necebtahay? Like raadis ba halka ka galaye

    • @calianshaxofficial3281
      @calianshaxofficial3281 4 роки тому

      @@abdiazizmohamud7119 Plz subscribe isaar wll aalha ku dharfe

    • @calianshaxofficial3281
      @calianshaxofficial3281 4 роки тому

      @Barwaqo Cadey Plz subscribe isaar wll aalha ku dharfe

    • @calianshaxofficial3281
      @calianshaxofficial3281 4 роки тому

      @@hamdiyo8535 Plz subscribe isaar wll aalha ku dharfe

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 роки тому +208

    OMG Najiib Alfa is back👑👑
    Yaa tabay najiib ani cml😢

  • @abdirhimabdullahi8821
    @abdirhimabdullahi8821 4 роки тому +12

    Fanku wuxuuu ku macaanyhy codka degan ee mrka dhagysnyso aad ku dagysn musica bdna aan lahyn najiip alfa iyo nimcaan hillac fanka waa uhiiliseen ❤👏

  • @husninavas5461
    @husninavas5461 4 роки тому +52

    Heestan inta repeat mode usaarantahy sariirta kudaawaneeso like ta isaaara

    • @cccarab8496
      @cccarab8496 4 роки тому +1

      Kwrn heestan iyo heesta zaki yare

    • @cabaasosman2937
      @cabaasosman2937 4 роки тому +1

      Allaha ha ku sharfe subscribe isaar wll

  • @nasirismail6744
    @nasirismail6744 4 роки тому +42

    Hadey Hestan Millions Gadhi Waydo Wallahi Somaliyey Fanka Waxba Kama Garanaysan Hestan Waxay Laxanka Uga Eg Tahay Hesihi Hore Iyo Fankii Qaniga Ahaa E Somalida Musica Degenaanta Ka Muqata Iyo Laxanka Makala Dhacan Abti Walayabey Fanankana Wuxu Faninta Kale Ku Dhafey Cod Furan O Banankaa Yaala Keep Going Legend✅

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 4 роки тому +74

    Ana ugu horeya Hadi aad Tabtay Najiib Alfa Sidayda oo kale like saar meshan😂😂🤣🤣❤

  • @abdiwalilovedsmile3905
    @abdiwalilovedsmile3905 4 роки тому +41

    it's the first time I saw this gentleman absolutely he got amazing Voice , what a music, You made millions SMILE 😍God Bless you my brother,

    • @munayusuf2396
      @munayusuf2396 4 роки тому +2

      He got awesome voice ❤️👌

    • @mohamedshire2345
      @mohamedshire2345 4 роки тому

      Inta hablo.nool.dunida hortayda oo hodan ku jirin hal qura maaan mikicsadeen

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 4 роки тому +13

    Codku waa hibo eebe bixiyo keep going the legendary najiib alfa🙏❤

  • @mahamuddhaqane6385
    @mahamuddhaqane6385 4 роки тому +254

    HEESTA ADO DAWANAYO HADII COMMENTSKA AQRISANEYSID LIKETA HA ILA DHAAFIN 😂😂

  • @aftaxkaraamahofficial2940
    @aftaxkaraamahofficial2940 4 роки тому +77

    HADAAD JECESHAHY KUBADA CAGTA NAZOO RAAC 🔙

    • @cccarab8496
      @cccarab8496 4 роки тому

      Kawarn hestan iyo zaki yare

  • @HamzaAhmed-kg8id
    @HamzaAhmed-kg8id 4 роки тому +4

    Yaa jiif ku dawanaya🤗😘

  • @naemaabdirahman3113
    @naemaabdirahman3113 4 роки тому +5

    Ninka kaliyah an ku riyodo m.a so hanadsome man❤💘💟

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 4 роки тому +34

    Inta Najib alfa tagtay mudo badan like hayla dhaafina😰

  • @djamalalidjama8134
    @djamalalidjama8134 4 роки тому +33

    Wellcome Back Nagiib Alfa 2020 inta Nagiib @lfa tageerta like isku muujiya 👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼💯❤👍👍👍🌹🙌👍👍🙌

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 4 роки тому +10

    Inta Najiib alfa iyo music ga Arido u xiistay like igu qabo

  • @farhandini4866
    @farhandini4866 4 роки тому +8

    Fanaan cod iyo shakhsiyad leh proud of bro good to see back again 💪👌

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 роки тому +6

    Ninkaan cod ayuu leeyahy
    Inta communityga aqrinayso like ta hayla dhaafin please❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +5

    Najiib alfa waa fanan
    Ciyaar galin haba soo dahee wax macquul ah buu Ukeena TageraYazhiisa baraFooo LaJaN 🤗🤗🤗🤗🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀
    2020

  • @husseindady9757
    @husseindady9757 4 роки тому +10

    Legend najib is back after long time 👏👏😍

  • @abdikanicdh9278
    @abdikanicdh9278 4 роки тому +11

    War Ninkii oo zoolabtay
    Inta uxiistay inuu sonoqodo
    Like kuqabta

  • @abdyaziizeid1211
    @abdyaziizeid1211 4 роки тому +23

    Najiibow ciyaarta nagadaa toos noogu hees ama kawada jiifo taageero waalan baan ku nahaye😡🤣🙋‍♂️👊

  • @Maxamuddool
    @Maxamuddool 4 роки тому +10

    Qalbiga Adigaa Hantiyay Bbe
    Hubaal Adiguu wadnahu
    Dareen u hayaa kalgacal
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    Inaba Caadi ma ahan
    Intaan ayaan iga gadan
    ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
    Inta jaceyl lagu Dhalay
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    Lawadiisa waalid ee jacel yihiin
    😘😘😘👦😘😘😘😘😘
    Like me cml 1k like
    Ma heli karaaaaaaa

  • @rayanabdirizak6680
    @rayanabdirizak6680 4 роки тому +14

    Inbadan wa ku tabay wlhi😢
    Inta ila midka ah farta taga☝🏻
    Come back legend Najiib Alpha 💕

  • @maxamedAdan1111
    @maxamedAdan1111 4 роки тому +8

    Inta ilahay rumaysan Llke
    Isar wll qli🇸🇴

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 4 роки тому +15

    Rug cadaagii soo rogaal celi 👏🏾🧡 welcome back legend😍

  • @abdirahmanahmedd
    @abdirahmanahmedd 4 роки тому +4

    Fanaanka kaliya qaabka codka fananimo ka shidan

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 роки тому +16

    Yaa igu raacsan in ay meeshan Australia tahay inta igu raacsan like because asi iyo Zaki yare ayaan ku ogaa in ay aaden

    • @darishore814
      @darishore814 4 роки тому +2

      Waxaas ma wax la isku raacaa hade thy Australia na

    • @takkadeka5057
      @takkadeka5057 4 роки тому

      Filand waye. Duraad arkay sxp

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 роки тому +25

    HEESTU HADAY KU QAADAY #like Muuji
    👇 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shaakirmoha659
    @shaakirmoha659 4 роки тому +3

    (HAYAN) Qalbiga adiga Hantiyay
    The One and only My Favorite Song 😭

  • @ayanlemohamed257
    @ayanlemohamed257 4 роки тому +35

    Usoo duceeya abtigay wixii Ilaahay awoodiisa aaminsanoow! Ilaahay xanuunka Caafimaad ha ugu beddelo! Waa habeen Jimcaade!

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 4 роки тому +3

    Legend najiib is come back
    Like Ku booba

  • @hatedvjay5634
    @hatedvjay5634 4 роки тому +5

    Good job Najib alfa👍🏻

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 4 роки тому +6

    NAJIIB ALFA HE IS BACK INTA UXIISTAY LIKE👍👍👍

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 4 роки тому +52

    Me number one
    Hadaba CODSI !
    Ilaahay baan idinku dhaarshee walaal aabo iga buka iigu soo duceeya inder 😭😭🤲
    Mhdsanidiin walaali

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 роки тому

      Amiin ya allaah

    • @dayaxfeysal5062
      @dayaxfeysal5062 4 роки тому

      AabayashEn ALLa ha U Wada NaxariistO iNta DhimatEy 😭🤲 iNTa NooLna Hamigooda aLLaha U FududeyO Aamiin 🤲😍

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 роки тому

      @@dayaxfeysal5062 damiin walaalkayoow ilaahay haka raali ahaado

    • @ashwaakofficial919
      @ashwaakofficial919 4 роки тому

      Allh yazhviik baabah walaloh😓

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 роки тому +1

      @@ashwaakofficial919 xayaak xayaak xayaak walaalo

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +8

    RuuG cadaagiH soo rogaaL celi....
    Dip ayuu hupkiisa usoo qaatay..🤣
    Najiib alfaH.....🌹🖐🎶

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 роки тому +2

    Fanaan Sare 😍 Najiib Alfa ❤️ Axsan Hees 👏 ya ila Daawanaya 14 Feb 2020 Maalinta Jaceelka ❤️

  • @cccarab8496
    @cccarab8496 4 роки тому +6

    Heeeso wakan ogada dadadow

  • @farhaanabdihafiddool7999
    @farhaanabdihafiddool7999 4 роки тому +17

    Majecli heesaha dhagaysigoda balse marmarka qaar sheydaankaa i jecleysiya Ilaahy heesaha qalpiyadeena haka tirtiro 👍every one good luck

  • @jamalnoor8711
    @jamalnoor8711 4 роки тому +4

    I keep repeating the song over and over .if you are like me hit the like

  • @Evensbelle
    @Evensbelle 4 роки тому +4

    MashaALLah Najib is so handsome plus he got a nice soothing voice.

  • @ubahwarsame7693
    @ubahwarsame7693 4 роки тому +2

    ILAAHOW WIILASHA HAWIYE E WADA JALAQSAN E WADA HEER MAGAALKA ISHA NOOGA DU,JUBA,ALFA,C/FITAAX,ALTA,ZAKI YARE,KEEYOW,IIDLE,DALNUURSHE,DALMAR,MASO KOOBI KARO.

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 4 роки тому +1

      HEER)mise(REER
      -----------------------‐---
      heer magaal❎
      reer magaal✅😎

  • @zamiirindho5381
    @zamiirindho5381 4 роки тому +2

    adaa dookhayga Haga
    siuu hayinuriyaariyo
    hogaanka adaa usida
    Najiib Alfa is bAcK like iisAra

  • @shakiibmhurre
    @shakiibmhurre 4 роки тому +2

    tageera weyn ban uahay fanankyga wan sugayey sanadkabe ya haa uhaya #like saar

  • @kamalgiftin1448
    @kamalgiftin1448 4 роки тому +4

    NAJIB AlFA
    song of the(2020)
    caadi mahan hestan

  • @samramohamud7710
    @samramohamud7710 4 роки тому +6

    Hadad Najiip alfa tgrta liketa dhac igu sii😜

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 роки тому +2

    Qalbiga adiga hantiyey❤🙏Naajib alfa fanaan codleh

  • @maajidmohamed9209
    @maajidmohamed9209 4 роки тому +2

    Woooooh king is back...Najiib

  • @juqaalhassan7
    @juqaalhassan7 4 роки тому +4

    The king is back eshqiyasak what a com back song

  • @hassanmatan5077
    @hassanmatan5077 4 роки тому +3

    Inta codka amiin Alfa u xiistay like igu qabo

  • @fatiiosman20
    @fatiiosman20 4 роки тому +6

    Musica stylka codka👌🔥❤

  • @saabirsaska2965
    @saabirsaska2965 4 роки тому +3

    Nin latabay najiib alfa inta
    Uxisay love isara ❤❤❤

  • @hasankaafitupe4903
    @hasankaafitupe4903 4 роки тому +2

    NIN clUs ayaa Soo LaabTay
    Najiip.AlFa
    👏👏👏

  • @ayala1627
    @ayala1627 4 роки тому +3

    HIT waa dhaaftay wallaahi. Waa dhaaftay. #Najiibkanagga. 😍😍

  • @abdirahmannacho4832
    @abdirahmannacho4832 4 роки тому +7

    The one and only legend Najiip alpha he came back

  • @caydiidabdikadir2059
    @caydiidabdikadir2059 4 роки тому +2

    Yaa igu rscsan ine tahay musi kada ine tahay kuwi hore oo kale

  • @apdyhakinjanagale4251
    @apdyhakinjanagale4251 4 роки тому +3

    Alfa fans like igutixa

  • @korwaayeel9799
    @korwaayeel9799 4 роки тому +4

    Najiib alfa Fanan anan An Taagero❤❤

  • @murtisheegmedia851
    @murtisheegmedia851 4 роки тому +2

    Iam from hargeisa walahi najib alfa is the one on only yuonga singer somali ninka kaliya aan tagero

  • @walalahastudio
    @walalahastudio 4 роки тому +1

    Yaa Salaam Eesh Qiyasak Walaalkeyow Inaba Cadi Mahan Heestu Najib Alfa Wad Nagag Keen Alle Haku Karaameyo

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 4 роки тому +4

    WWW ani uguso horeyay manta cadi maha keep cowing nJiiB AlfA 😍.
    Like 🙏🏽

  • @Don_Mohamed_khadar
    @Don_Mohamed_khadar 10 місяців тому

    Humaaga la tiigsadiyo
    Rajada Hoy baad u tahay
    Hayaanka Negadiyay❤

  • @zuldaanmukhtarofficial5709
    @zuldaanmukhtarofficial5709 4 роки тому +2

    najiiiib alfa fanan la wayay 🙏

  • @mustafesuleimanofficial703
    @mustafesuleimanofficial703 4 роки тому +2

    Najiip Alfa waqti badan ka dib iyo hees agaasiman

  • @ifk02
    @ifk02 4 місяці тому

    Hal qura maan melicsadeen jah😊

  • @dhamme0
    @dhamme0 4 роки тому +3

    Najiib alpha

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +6

    Najib alfa is back after one year keep going huuuuuunahay

  • @bablumalikmalik8969
    @bablumalikmalik8969 4 роки тому +4

    Hayaaaay hees iyo badh❤🙏

  • @cabdiqadirmohamed7053
    @cabdiqadirmohamed7053 4 роки тому +4

    First comment of song najiip alfa
    Najiip is back 💉💉🙏

  • @khalidabdirashidhusseinhas1632
    @khalidabdirashidhusseinhas1632 4 роки тому +1

    Music ga aniga igu baxay😂💋

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 4 роки тому +5

    Axsan fanaan powerful voice Najiib Alfa he is back ❤❤❤❤❤👏

  • @abdirahmanismaciil7213
    @abdirahmanismaciil7213 2 роки тому

    Najiib alfa waa fanaan dagan, af gaaban oo aan jeclahay.
    Saaxiibkay Cabdiraxmaan C/laahi ayaan dhagaysiiyay markii u horreysay ee maqlayna wuu ka helay.
    21/01/2022
    3:50pm maalin Jimce ah ayaanu bartamaha suuqa Hargeysa ku dhagaysanaynaa

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 роки тому +21

    Legen soo laabtay najip alpha la'aanta fanku waa abaar 🔥🔥

  • @queenhafsa5201
    @queenhafsa5201 4 роки тому +2

    Fanaankan kabtaaageero somalo dhan 👏👏👏

  • @alifaras6970
    @alifaras6970 4 роки тому +2

    Ana uhoreeya somalay liketa isiya

  • @user-ti8jt6cn1w
    @user-ti8jt6cn1w 4 роки тому +1

    Najiib Alfa iyo reer melbourne

  • @kingqorane8674
    @kingqorane8674 4 роки тому +1

    Najiib alfa well done inta taageerto like ta waa xagiinaa

  • @Shilabomedia
    @Shilabomedia 4 роки тому +9

    Anigaa U Horeeya Plz Soomaalinimo Like Hayla dhaafin iyo Subscribe

  • @bilaalmadaxqumbe3366
    @bilaalmadaxqumbe3366 4 роки тому +1

    Qalpiga
    Adiga
    Hantiyey
    Hubal....😍😑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiwalilovedsmile3905
    @abdiwalilovedsmile3905 4 роки тому +14

    😯wow 😯
    style 👔 ✔
    music 🎵 ✔
    Voice 🎙 ✔
    this is how to kill Haters without Action😎... well done My somali brother 👏👍

  • @mohafarhan8685
    @mohafarhan8685 4 роки тому +5

    dadkii heestan sugayey gacanta taga

  • @sugestar4321
    @sugestar4321 4 роки тому +1

    Waaan ogaa inad soo qadayso hees sidaan ushidan🔥🔥💯💯

  • @abdimohammad7859
    @abdimohammad7859 4 роки тому +1

    Rugcadaagii soo rogaal celi hadaad toltihiin comantiga igu caawiya 1 million ha gaadho

  • @somalicenema6501
    @somalicenema6501 4 роки тому

    yeah my favorite singer is back ... 👌😘😘

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 4 роки тому +45

    Like iyo Subscribe iisaara wll
    Muraadkiina heleee😓❤

  • @dhowrsanlala879
    @dhowrsanlala879 4 роки тому +40

    Omg Najiib Alfa Is Back👑
    Humaaga la Tiigsadiyo
    Rajada Hooy Baad u Tahay
    Hayaanka Nagadiyay
    Somliyey caqligini waxa ku kobten Like i sar Subescribe i saar wale ina walaten

    • @dhamme0
      @dhamme0 4 роки тому

      Maxaa u tartaa tolow

    • @cabaasosman2937
      @cabaasosman2937 4 роки тому

      subscribe walaashayey isaar please

  • @amorevalogs
    @amorevalogs 4 роки тому +3

    Inay 2 Million gadhay so intii igu raacsan Like igu qabo 👍🏼

  • @alipapa1309
    @alipapa1309 4 роки тому +2

    Najib Alfa is come back
    Legend 💪

  • @nasircooking1438
    @nasircooking1438 4 роки тому +2

    Najib is back legnd 💋💋🔥

  • @ceynsheyare2220
    @ceynsheyare2220 4 роки тому +5

    Inta tageer ta Najiip like ta dhac igu siiya libax soo ragal celiyey ❤

  • @idris_solo5760
    @idris_solo5760 4 роки тому

    😍😍🥰✅najib alfa hesa ha sobadi yaqaay ✅✅

  • @indhoyareofficiall6595
    @indhoyareofficiall6595 4 роки тому +2

    NajiiP alFa In BadaN ku xiiznay Bro wllhi🙏🙏🙏

  • @asaidiyare2096
    @asaidiyare2096 4 роки тому +1

    Masha allah fanan an jclhy Alfa hori u soco

  • @Carlos-mt1np
    @Carlos-mt1np 4 роки тому +2

    Alfa sonoqoay ✌

  • @secretqueen72
    @secretqueen72 4 роки тому +2

    Inaba candi maaha heesto❤❤❤❤❤

  • @abdihussein4028
    @abdihussein4028 4 роки тому

    Ninkii La waayay

  • @najibabdulkadir6844
    @najibabdulkadir6844 4 роки тому +2

    My Boy Najeep Alfa Fanaan Wayn 🦁

  • @yaasmiinxasan3291
    @yaasmiinxasan3291 4 роки тому +1

    najiib maxaan kuu xiisnay fanaan jira

  • @kingsame5607
    @kingsame5607 4 роки тому +1

    Lagend najiib alfa

  • @mohamedmursal7231
    @mohamedmursal7231 4 роки тому +3

    the only lengend najiip alfa geep going bro

  • @OMARXAREED
    @OMARXAREED 4 роки тому +1

    Great Najib Alfa