BAAHI AYUU IGU DILAY XASKI MOHAMED BUSKUD REACTION BUUQIISA WATA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • #reaction #kingck #somaliyoutuber
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 232

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  8 днів тому +49

    Like ta ha isku iloowina sxbayaal ❤

    • @shicib-udaneeye-studio
      @shicib-udaneeye-studio 8 днів тому +2

      Legend hore u soco
      CK
      FROM SOMALILAND HARGEISA

    • @himiloqatan4992
      @himiloqatan4992 8 днів тому

      ua-cam.com/video/4nBOZY2Nx04/v-deo.htmlsi=h_hBSnjQHogrFZOB booqo waat kahelidoontaa dhiirigili hormarka

    • @BahjaAxmed-ut6qr
      @BahjaAxmed-ut6qr 8 днів тому +1

      Bawda rag maalinba midba Qawan Buskud wuxu reera Kahadlo manta Isaga laga hadlaya Ilahay Haday isu wanagsan yihin Dib hau kulmiyo❤i.a

    • @user-nz8xk7ql9q
      @user-nz8xk7ql9q 8 днів тому

      Yaab badanaa shalay dhoofkii iyo hadiyadihii maxay ahayen haday gaajo haysay.
      Laa ta aaminu Nissan bacda muunisa waaye.

    • @user-hw3jl2rw1d
      @user-hw3jl2rw1d 8 днів тому

      😌was waiting 4 u

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 8 днів тому +70

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻☝️

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 8 днів тому +38

    Bawda rag maalinba mid baa qaawan
    Maxamed Buskud Wuxuu dad ka hadlo manta Asagay Haysataa

    • @Hamdi-Xarago
      @Hamdi-Xarago 8 днів тому +3

      Ceebaha dadka hadad raceacdo adna tada ayuu illahay racracaya Subxanallah

    • @boqoradacadar
      @boqoradacadar 7 днів тому

      @@Hamdi-Xarago Haa walhy كما تدين تدان

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 7 днів тому

      maah maah nool waaye Bowdo rag maalinba mida qaawan.

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 днів тому +18

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo please ❤

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 8 днів тому +6

    Subhanallah Subhanallah May Allah (SWT) protect and guide the Ummah. Great content

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 днів тому +7

    Ck wey jecashey waa been teda wajigeeda ayaa kaga garan lahay dhib maqabto wey nuureesaa runtiimuniiro beenta dhaaf eequruxda kaa muuqatoo❤❤❤❤❤

  • @deeqaomar8379
    @deeqaomar8379 8 днів тому +6

    ASC? Walaal CK Walee rag baad wax dheer yahay, ilaaheey aqliga kaama qaado, oo alaha Ku xafido.

  • @ayuubabdijamac7229
    @ayuubabdijamac7229 8 днів тому +5

    Keep going my bro and welcome back

  • @bby6
    @bby6 8 днів тому +6

    King c ku soco karbashka runta ah brother

  • @joonman7867
    @joonman7867 8 днів тому +8

    Wax cominti qortaan iga horeey maleeh please like me😂

  • @Maxamedcaamir89Xaaji
    @Maxamedcaamir89Xaaji 8 днів тому +8

    King ck come back libaax

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 8 днів тому +6

    Buskut caawa stress aya haya uuna kibray guuri udgone iyo cunto macan logu so hore dhigo waxa kuu dambey hal basal 🧅iyo hal 🍅iyo pasto suugo biyo leeh gurigi oo nadafad daro ah ilmiihi yara dhibta oo dhan ayey ka hayseey munira raagow dumarka uu naxaaristo walalayaal

    • @11naa44
      @11naa44 7 днів тому

      Wxu ku dhahy lacag ma hayo see ku dhacdy youtube ka malin walba 3 video bu so galiya yaab wlhi

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 8 днів тому +3

    Walle Buskud cuqubadii umada uuka bariiseen jiraa kasoo baxdey maantey asagaa laga bariisaynooyaa. qofkii ceeb Muslim soo bandhigo Aakhiro intaan lagaarin aduunkaa Laysaga jaraa. Nin gabar kufsadey ayaa tiisii lakufsadey markaas buu yiri Alle inuu xaq gudaayo waa ogaay lkn Dabo inlagu gudaayo Dabo ma ogayn

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 8 днів тому +3

    “ Mohamed buskut aduunka ugu jecla “ go and love yourself sis ❤️❤️ naagha Somalida ohiin ma ba ga dhamadan kkkkkkkkk

  • @AishaMohamed-ei9hr
    @AishaMohamed-ei9hr 8 днів тому +3

    King ck qamar sugaani iyo ugbaad aragsan reaction kasoobixi

  • @HANAFI.CR7
    @HANAFI.CR7 8 днів тому +4

    One love Somalia🇸🇴

  • @iqbal98
    @iqbal98 7 днів тому +1

    Waa sax family meshaan soo galay mahan wax sahlan alle halaga xabsadoo

  • @iqromuqtaaraadan6185
    @iqromuqtaaraadan6185 8 днів тому

    First ❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 8 днів тому +3

    Kkkkkkkkkkk qarso ha keenin xaaskaada waa iga talo ❤❤❤❤

  • @mohammedyusuf2330
    @mohammedyusuf2330 8 днів тому +2

    9:00-10:10 runtaa weeye legend
    👏👏👏

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 8 днів тому +1

    Social media king has spoken!

  • @shakrajii270
    @shakrajii270 6 днів тому +1

    Ck wlhi waa runta wax qarsoon ayaa wanaagsan

  • @Jante88
    @Jante88 8 днів тому +2

    Waa kuugu raac santahay Mudane Ck

  • @FardowsaindhaQalbi
    @FardowsaindhaQalbi 7 днів тому

    Mashalah caqliga kugu tagera gulayso wll wan ku farxsanahay inay inta badan nolasha barefad itahay reraha isku xumadana wanag alha dhax dhigo

  • @user-kn3ni8dj6n
    @user-kn3ni8dj6n 8 днів тому +3

    Asc abowe wee love you my brother ❤

  • @Somali.fashion
    @Somali.fashion 8 днів тому +3

    TEAM SAAMIYO ONE LIKE ❤😮

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 8 днів тому +2

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Team King Ck
    Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @RukiyaRukiya-vg6tm
    @RukiyaRukiya-vg6tm 8 днів тому +3

    Waa dhagan humo bilaa. Tariikh ah

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 8 днів тому +1

    Ck wan ku tageera wllo froM garoowe❤

  • @user-sd2th8xr2m
    @user-sd2th8xr2m 8 днів тому +1

    King ck wllk waan.kujeclahay ❤

  • @karinaali63
    @karinaali63 7 днів тому +1

    Ck horey u soco brother

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 8 днів тому

    Well said brother.

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 7 днів тому +1

    Subxanallah True my bro ❤❤

  • @safiaahmed3923
    @safiaahmed3923 8 днів тому

    Da'daada & Caqligaaga 🧠is Malahan ماشااااااااالله تيارك الله👍👍👍

  • @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj
    @robloxjgjvkcvkgvjvkvjvj 3 дні тому

    Jacayl kii rasuulka s c w xaasaskiisa uu uqaway uunbaan dhamaanin waligii❤❤

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 8 днів тому +2

    Adkeyso ha ooyine hore u soco qudhac baad nin moodee.

  • @Legend33661
    @Legend33661 7 днів тому +1

    Ck another level ❤😂

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 8 днів тому +1

    Maxkamadda daahir caro waaqaribtay🤣🤣🤣🤣👍

  • @LakiLeejo
    @LakiLeejo 7 днів тому +1

    Been kuma sheegin king ck❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 8 днів тому +1

    Ck abwe cWa xarabo ka tagan😂😂😂😂😂maxkabadiii😂😂😂😂

  • @abdirahmanjama2445
    @abdirahmanjama2445 8 днів тому

    Ck sxb youtube waa ka seexatay wake up bro

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 8 днів тому +2

    Filterkan ika gadan😂😂

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. 8 днів тому +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.&...،..،...،،،،،،،،،،.،،،.،......;;/./.😢🎉🎉🎉😢;%;&&;;&^•°||°°|•π:π√|🎉😢😢😢π;^|°^••^

  • @mahadxaashi8665
    @mahadxaashi8665 7 днів тому

    Sax wllhi kamal mo kaso hadlo😂😂😂

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 8 днів тому

    ILLAHEY HADA MEY XASUUSATEY😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanamohamed9298
    @abdirahmanamohamed9298 7 днів тому +1

    ABDULLAHI Lin Danan kume 😮😅😅😅😅😅

  • @sadam1318
    @sadam1318 8 днів тому

    aadaala aadaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 днів тому +1

    Keep going prophet 🤣🤣🤣

    • @nimcoyussuf2948
      @nimcoyussuf2948 8 днів тому

      Xasbunalah prophet macneheda maa Fahmosa 😡 abayo prophet waa nabi ,laa xawla wala quwa ila bilah, naa ilahay cafis waydiso wuxush baa tahay
      Go educate your self before writing any nonsense and blasphemy bisinka😢

    • @yasmiinanas6303
      @yasmiinanas6303 7 днів тому

      Subaxallah

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 8 днів тому +1

    Alla dumarkii Soomaalida dal iyo dibadba oohin baa ka soo hartey gabdhaheni imotianal ey iska noqdeen 😢

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 днів тому +1

      Anaga iskugu wacan dee yaano edeyna waa qalad ina edeyno raga marka hore aminay qaladka anaga leh 100 marka hore waina walidkeyn hadalkoda maqalna nafteynana waina qiimeyna😢

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 8 днів тому

    Subxaan Allah. 💔😭🫢🫢🤔🤔

  • @Adershire66
    @Adershire66 8 днів тому +7

    Ck is here 😂😂😂 ninba waa maalintisa shine adna waku sugayna😂😂😂

  • @daadirbestofficial
    @daadirbestofficial 8 днів тому

    Kkk

  • @Hooyo.seynibSon-xb6yx
    @Hooyo.seynibSon-xb6yx 8 днів тому

    Wll I'm Somali sijue Kenya Gar ahaan wajir county tinta jeel noce marisaaa uniambie pro napenda wlh

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 7 днів тому

    Dumarka manta marki ay ku rabin wa sidan inay ku weji fiiqdo
    Lakin ninka raga uma jixin jixo naag noocan oo kale mr buskud hore u soco naag buux cad&madow

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 8 днів тому

    Please dadkey gow iso boqda allah dartiisa gacanta isara jazakallah ❤❤

  • @Queen11903
    @Queen11903 7 днів тому +1

    Ani sheekadaan weey iga dhaadhici ladahay 😅

  • @fartunabdullahi4697
    @fartunabdullahi4697 8 днів тому +2

    War maxamed yaalow maxaad gabdhaha ugu oysiisaan. Ma nimanka kalaa wax dheertihiin waanba yabaye

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 8 днів тому +1

      Prank wey noqon kartaa sis ha degdegin social media yaha wax kasta oo aad ku aragto lama rumeysto 😊

  • @jackcadnaanchannel
    @jackcadnaanchannel 8 днів тому

    Yaaah😂

  • @user-gm4bz6ej2l
    @user-gm4bz6ej2l 6 днів тому

    😂😂😂😂 ck waji malihid😂😂😂

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 8 днів тому

    😂😂😂😂 ninba malintiis maloo naxaayo 😂😂😂😂 ii wad sheekada

  • @akafi1212
    @akafi1212 8 днів тому

    Waa runta ❤❤❤❤❤

  • @munamohamed9983
    @munamohamed9983 8 днів тому +1

    Inta sugeyso beri iney dhahaan waa prank gacanta taaga😂😂😂

  • @SadiehDalel
    @SadiehDalel 7 днів тому

    سبحان الله

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 8 днів тому

    Benaley 😂😂😂

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 8 днів тому

    Waan sugaaye😂😂

  • @gacal11
    @gacal11 8 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @shukrisharif2159
    @shukrisharif2159 8 днів тому

    Waa runtiisa

  • @saynab2031
    @saynab2031 7 днів тому

    Maxamed bushkuleedii ani igu ogatahay 😂😂😂😂😂😂

  • @NawaalNalka-u7j
    @NawaalNalka-u7j 8 днів тому +1

    Cabdilahi liindhanaan ba joga mad iska doonatid😂😂😂😂

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 8 днів тому +1

    😂😂😂 what she said how about yesrtday you left your mom and dad 😢 today 😂😂😂

  • @Hawa-lt7yu
    @Hawa-lt7yu 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimfakatax6532
    @ibrahimfakatax6532 8 днів тому

    😂

  • @riyaanmohamed3392
    @riyaanmohamed3392 7 днів тому

    Is good for you abaayo don’t cry

    • @Candyg14
      @Candyg14 6 днів тому

      She left her kids for a broke man

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 8 днів тому

    Yaab badaana😅😅😅

  • @juujuuquruxu2689
    @juujuuquruxu2689 7 днів тому

    Hhhh ninka bilaaway ku lahaa 😂😂😂😂

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 8 днів тому

    ❤❤❤

  • @YeetoTheYeetafic
    @YeetoTheYeetafic 7 днів тому

    What goes around comes around

  • @HalimoJaamac
    @HalimoJaamac 8 днів тому

    Hhhhh you are funy

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 7 днів тому +1

    sax

  • @ruuximakeuparts7298
    @ruuximakeuparts7298 8 днів тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp 8 днів тому +1

    ck woxow ku ficanyahy recshinka wanow ku daraa wiligisna sasow ahaa ck shadiyo maka xishotay lkn nagaha la qabo oo dhubuq dhubuqeya waka hadli jirtee

  • @abdisohan8146
    @abdisohan8146 8 днів тому

    Walahi warunta 😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 8 днів тому

    Oohh nooo what you kinding me

  • @amiincqaadirMuxamed
    @amiincqaadirMuxamed 8 днів тому

    Nio ck reer Somaliand hadan aheestii shaamso aanku garabshayan oo rap ah soo wada reaction ha ilowin

  • @ismaelasma2280
    @ismaelasma2280 7 днів тому

    iyo hebel leendhanan aah 😂😂😂😂😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 8 днів тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 8 днів тому

    Lik ta waa diyaar hbo❤❤❤❤

  • @zuusan113
    @zuusan113 8 днів тому +1

    Ck bro inkartu xagee ka jirta wlhy gurkii social media inacsiyy 😭

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 8 днів тому

    Zikey waa howlahaagii sidii laguu soo jafay ayaa leysu jafayaa oo weliba shine culey sidii leysugu kiin dhuftay

  • @user-vn2fk5kt8d
    @user-vn2fk5kt8d 7 днів тому

    oday xaayow😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 7 днів тому

    Gabadhaan waa gabar uur leh uurkana asigaa xaaladahaan wato inay isku sabraan ayaa laga rabaa gabadhaasna gabar aahan uma eko

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 8 днів тому

    Waa eelay shilin mabixina

  • @user-lu3yt3ec1r
    @user-lu3yt3ec1r 4 дні тому

    😭😭😭😭😭😭sorry sis

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 днів тому

    Naag uur leh lama wariysiga 😂😂😂😂😂😂

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i 8 днів тому

    🤣🤣🤣🤣

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 8 днів тому

    Absolutely, 💯👍Halkas baan ka mideysay manshallah!
    Delete and Cancel is key oo lagu argoosto…, Moving on!!!! 👌💯

  • @AbdalaMohmod
    @AbdalaMohmod 7 днів тому

    :ma jiro qof xun balse waxaa jirto xlda xun oo markas tagan inta fhmeso yar👍😘

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t 8 днів тому

    Kkkkkkkkkkk 😂🤣😂😂❤❤

  • @shukrisaciid9925
    @shukrisaciid9925 8 днів тому

    Aaway caruutaadii hore