BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 498

  • @Halima-h2y
    @Halima-h2y 3 місяці тому +137

    Dadka commentiga qoroyoow ilaahey ka cabsada wax aadan ogayn haka jawaanbin qof gooniyana ha u hiilin qof qabriga kula galayaa majiro is ilaali waa iga talo walalnimo

    • @Beingme541
      @Beingme541 3 місяці тому +9

      Ilahey xaqa haso saro qofki laxumeyay faraj Allah ufuro

    • @sarhocali2945
      @sarhocali2945 2 місяці тому +1

      Sax wye qofkastoo afkiis haka adkaado😮

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 2 місяці тому

      Subxana Allah

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 3 місяці тому +126

    Buskudoow Ilaahey ka baq sheekadaan soo afjar gabadhaan uur bey leedahay gabdhahana markey xaaldaan oo kale ku sugan yihiin waa loo dulqaataa xisaabtana ku darso naag uur leh ineysan furmeynin nin rag ahaa Allaah ka dhigee fadhiga ka kacee xaaskaaga soo cesho Ilaaheyna ha kuu fududeeyo

    • @UgbadomarYusuf
      @UgbadomarYusuf 3 місяці тому +24

      Wll Way furanta gabadha urkaleh waxanad ogay haka fadwon dintu wa cilmi e ma aha caqli

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 3 місяці тому +15

      Weey furantaa laakin cidadaa ah ilaa aay ka dhasho

    • @Hooyo259
      @Hooyo259 2 місяці тому +12

      Way furmeee cidadaada dhalmada ku xiran

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 місяці тому +7

      Xaggee ka keentay naag uur leh ma furanto ? Inta aadan fatwa bixin diinta soo baro saaxiib

    • @SGS627
      @SGS627 2 місяці тому +5

      Nag uurle way furanta lkn allh maslaxo khayr qabto dhax doda hadhigo

  • @Jante88
    @Jante88 3 місяці тому +42

    Aaway dhaqakii aaway diintii somaliyey sidaan maanoo danbeeaay 😢😢

    • @shushu2370
      @shushu2370 2 місяці тому

      Haa wa inodan hala islawasho wkhtigaa nacaburin jirteen wey dhmaatey cabdiqasere bye wakhtigiini wudhmadey

    • @FayGulus
      @FayGulus 2 місяці тому

      Nagahan way washhen ilm mahooda waa ceebeyeen

  • @kadra825
    @kadra825 2 місяці тому +27

    سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Hana15227
    @Hana15227 3 місяці тому +21

    Buskut hoyodiis Waa hoyadeed oo kale Waa naag xun waayo ayeeyo mcn. Waa qaali caasi waali deen waane ceeb ayeeyo in lacaayo

    • @naimo133
      @naimo133 3 місяці тому +7

      War asaa yiri wey idin necebtahay

    • @MohamedJimcale-i9t
      @MohamedJimcale-i9t 3 місяці тому

      Dad yaahiya maxaa laga ayeysanaa

    • @Amay101
      @Amay101 3 місяці тому +3

      Dee qofkii la dhalay haduu leeyahay kuma jecla fadhi kuuma yaal. So buskud ma oran kuma jecla hooyo

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 2 місяці тому +6

      Sodohooyinka qaarkood wa shayatiin ee haka dhigin ineey wada fiicanyihiin.

    • @Nsead-pu1swnadia
      @Nsead-pu1swnadia 2 місяці тому +1

      Gabadha way xausantahay wajiga laga ark awarya kada buwa

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 3 місяці тому +44

    Gabadhaan hawaalin ninkale oo ay unoqoneyso majirto alle kabaqee reerkaan isku maslaxeeya illaahna maslaxad dhexdooda hadhigo Aamiin Yaarabi

  • @hafsaawed2797
    @hafsaawed2797 2 місяці тому +21

    Ninkii ugu horeye xaskiisa reaction kabixiya😂😂

  • @mojama1234
    @mojama1234 2 місяці тому +4

    Hada kahor kamaal arintaan cml qabsatay adigana waad kudigatay ragga laguma dagto laakin waliga waxaan ku quseyn lama kalo hadi kle waxaan kuquseyn ayaad la kulmeysaa oo xaqiiq ah xumaan iga ma ahan bro👍👍👍

  • @ubahsiyad6810
    @ubahsiyad6810 3 місяці тому +42

    Buskud fiyuus baad u dhimatay adoo lagu hesto xitaa ma is keentay

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 3 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 3 місяці тому +3

      wu shaqesanyaa yaa deee 7 cunuug bilkodaa busaxayaa

    • @ifrahahmed4290
      @ifrahahmed4290 2 місяці тому +3

      SubhanaAllah Somali di wlhi waalawaashay

    • @adan10000
      @adan10000 2 місяці тому

      Waa inan gumeed inan gumeed dhaley. Furuuqdii cawaankan dhaley meeye.

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 3 місяці тому +10

    Labadi xaqdaro ku hishiisa xaqaa isku dira ayadana tu alle ka cabsaneyso ma aheyn oo waxey la heyd garan iyo surwal ban qaadi jiray naag sidaa uqaawan miyaa diin celineysaa waa maya qofka mar hadey diin celineynin waxkasta waaka suura gal ayadoo la qabo ayey nin kale guursatay adigana ma dhaantid oo naag la qabo ayaa iskala nooleyd xaaran baa tihiin wlhi uf dheh bilaa dhaqan waakaa maanta alla idin fashiliyay ee waxba sixir haku mar marsimoonins

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 3 місяці тому +23

    She is honest girl i swears ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 2 місяці тому +6

    Gabadhan yaa u ehel ah oo wax u sheega. Xanaaqa iyo stresska haya ayaa looga faa’iideysanayaa oo dad aan naxeynin ay kaga raadinayaan viewers. War gabadha ha la qabto oo yaanay social media iyo dad la hadlin inta ay xaaladan ku jirto. Mr. Buskut adigana arintan ha ka hadlin oo yaanu war kaa tagin!

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 3 місяці тому +12

    Waalagaa adeegtay Buskudow waad xanuun santahay baan filaa waxaan dhan madhaceen hadaad wanaajin laheed

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 3 місяці тому +6

      Haa walhi raga qaar inta aay is adkeeynayaan ayeey xeera iyo fadhaal kala dhacaan

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 3 місяці тому +7

    Maxamed Buskud walaaloow Afkaaga ka qabso dadkaan yaan lagaa faa'idaysan . Gabadhaan cida ay la hadlayso iyo cida kale ma taqaano.ilmaha yar gaalada ayaysan idinka qaadan .plz adiga nin rag ah wax waliba ay sheegto ha u bixin waa qof uur leh sida aan maqlay .markaa Allaha idiin
    saqiro amuuraha. AMIIIIN

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 3 місяці тому +20

    Gabadhan uurka ee ledahay iyo xanaqa hayo ee yana loga darine quran sara rer kedana uceliya

    • @TheSomaliPride
      @TheSomaliPride 3 місяці тому +1

      Haduu dhahay wakufuray wafurantahay😊

    • @Beingme541
      @Beingme541 3 місяці тому

      Dalaqadaha we dhamaden

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 місяці тому +5

    Waryaa xishood gabadhaan miskìnta ah ah intaa uur ku rarartay oo stress ku riday baa jees jees calaacalkeeda usoo fadhidaa damiir xumadada

    • @neimadjama7125
      @neimadjama7125 2 місяці тому

      Wa duli nacas 🤢🤮🤢🤮🤢🤮🤢

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 2 місяці тому +3

    illahey maslaxo qeer Qabo ha din dhax dhigo dadka oo dhan qalad wuu ka dhacaa maqaldamo waa illahey Qoys midesan Allahuma Aamiin

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 2 місяці тому +5

    Waxaanoo kle waa ceeb wlhi guurna waa jiraa furiina waa jiraa ilaahey baa baneeye lkn in waarid lacaayo in la isfadeexeesto no no no waxaas sharaf ma ahan soomaalidii wee haloowday subxanalah ilahow ceeb astur ya rabi 🥺

    • @barliin01
      @barliin01 2 місяці тому

      Haaa wlhi😢 waala halaabe

  • @mahadmcc
    @mahadmcc 3 місяці тому +7

    bro arinta xali waa maahir hooyadiis insha allah

  • @Idil1986
    @Idil1986 3 місяці тому +13

    Maalinto ku aroosayay see aheed markay buskut aroostay see u cadaatay i cayishay wala ogaa 15 jir ay noqotay waxi jiro Alah ogee lakin waxan aragnay aa shegayna baahida lagugu dilayna Maxa waye 24/7 restaurants aa cunaysay Alah kariim

    • @malabey197
      @malabey197 3 місяці тому +4

      Baahi lacageed amee ka wadaa

    • @jawahirmuse
      @jawahirmuse 3 місяці тому +5

      Naa over weight bay noqotay xgeee quruxdu joogtaaa yaahu😢

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 3 місяці тому +4

      Idiil abayo guriii quruxbaan iyo cunto badan weey haysataay anakaa youtube kadaawan jiirneey

    • @MunaShafat
      @MunaShafat 2 місяці тому

      @@zamzamadam4811 sax horta baahi majirto sikale ayey isku fahmi wayeen ale ceebteena ha asturo

    • @kadra825
      @kadra825 2 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 3 місяці тому +9

    Lacaguba kasameynaya videos yasha indha aatka ninki 😂😂

  • @Halima-h2y
    @Halima-h2y 3 місяці тому +3

    Dad badan oo waxa arkaayey kiilkaan caynaayo Allah ka cabsada marwalbo dhexdhexaad ahow Insh Allah

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 3 місяці тому +18

    Dulmiga ma fiicna ninkan markii hore reer dumiyay ba subxanallaah 😢😮

  • @Beingme541
    @Beingme541 3 місяці тому +4

    Qof uur leh oo hormones keda qalqalsan yahay ma wax kaqoree walahi depression hayo

  • @walaalizmeer3051
    @walaalizmeer3051 3 місяці тому +15

    Gabadha waa xaamilo waxaana laga yabaa stresska uurka inuu hayo ee haloo dajiyo

  • @SahalAli-x5n
    @SahalAli-x5n 3 місяці тому +10

    Warya rer djibouti 🇩🇯 ma yaganan bab

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 2 місяці тому +1

      cid kaga badani ma jirto wlhi anagaa joogna 🇩🇯hadana kala soo hadlayna

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 2 місяці тому

      ​​@@asmamohamed3628ma reer Djibouti cid sixirta oo sixirta taaqana na umsds nabad geli

    • @aminaahmad3435
      @aminaahmad3435 2 місяці тому

      ​@@asmamohamed3628hadey imika adan bari oo idinka gueynin waxas ma yaqani

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 3 місяці тому +6

    Ninkan iyo gabadhan iyaga hawshu kadhaxaysaa yaan lagu dambaabin

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt 2 місяці тому +4

    Subxaana Laah, ninyahoow xaaskaagaga soo cesho

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 3 місяці тому +5

    Shareecatu wal qaynuuun 😂😂😂😂😂😂😂😂 yakhi kan waa fun

  • @CaacidoDheeman
    @CaacidoDheeman 2 місяці тому +1

    Kusali xababken muxamed scw scw scw scw

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 3 місяці тому +6

    Uuf warya baqiil hadii eey dhade waa run maxad usoo qadan aysa kalibyasheda uuuuf

  • @HamdiadanIssack
    @HamdiadanIssack 3 місяці тому +10

    سبحان الله

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 2 місяці тому +2

    Acudubillahi mina shaydani rajim mu shaqeysto

  • @som1
    @som1 2 місяці тому +10

    The biggest problem and mistake you made was bringing your wife and kids on social media. You were a man of principle and said you would never bring your wife on social media, you went back on your word and did it.

    • @SaynabYusuff
      @SaynabYusuff 2 місяці тому +2

      No, the biggest mistake he made was talking about other people's problems. That's how he made money to feed his family.

    • @som1
      @som1 2 місяці тому

      @@SaynabYusuff oh yes this one too!!

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 місяці тому +4

    Gabadhan ninkii gaalka kaaga soo degtay ee wiilkaa quruxda badan masha Allah kuu dhashay ee ku ag qurxanaatay waa Xaamilo u nax ee soo celi hadaa baqayl tahayna kacanta fur.
    Yey isku buuqine

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 3 місяці тому +27

    Ninki dadka daba gura wala daba gura si toos ah

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 2 місяці тому +1

    Oo wallo maxaad kasoo galinee video ga xaaskaaga War iska daa oo caruurtada mustaqbalkooda hakuciyaarin

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 3 місяці тому +2

    Walaalow gabartaan kama soo hadlaayey ayaa tiri yee maa iska daaysi ,gabartaan waa intixaam.naag hooyadaa soo gaartay in aad haysatit ayaa qalad ah .

    • @naimo133
      @naimo133 3 місяці тому +1

      Asaa yiri hooyo wey kunecebtahay

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 місяці тому

      Maxamed xaska so cesho

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 2 місяці тому +1

    Naaglaqaba maxaad u guursatay 🎉Marka hore subxaanalaah Waa nin ciyaalsuuq ah subxaanallaah😢😢😢😢

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 2 місяці тому +1

    Dhaysigeedu maxuu kuu daraya maxamed waxaan waan soo wada aragnay ee😂😂😂 yaab

  • @affio6916
    @affio6916 2 місяці тому +1

    You must respect your wife because she is fragile, she is not wrong, it is difficult to live with this situation 😮

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 місяці тому +4

    Yaa rabii 😭 imaka naqali

  • @insharmohamed8891
    @insharmohamed8891 2 місяці тому +2

    Ninkii ogaa horeya eee nagtisa reaction kabiii😂

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 2 місяці тому +1

    Wey ku bahdishee hadeysan run ahayn runta noo sheeg hadiikale dambiilaa tahay😂😂

  • @adoontiialle1365
    @adoontiialle1365 2 місяці тому

    Wey kugu fiicantahay maxamed buskut waxad hore utiri waxan ahay dheyman dhiiqo ku jiray adoo xaaskagi hore ku dhaga hadlayo gabadhas media kuma soo fadhisam marka nabsugu waa ku helay

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 місяці тому +1

    DAHIR GABADH EROUBA JOOGTE LACAGTA SIINEYSO WAA QALAD EE MASAKIINTA AFRIKA JOOGA CAAWIYA KUWAS BAHAN MUNIRA HA SHAQEYSATO

  • @Laugh772
    @Laugh772 2 місяці тому +3

    Walalow gabdha uurka kuleh yaan media lagu hadal hayne orodo raaligali wa ilmahaga hooyadood ilahay kacabso waxan adna views hakusii radine waxan waa ceeb diinta iyo dhaqankaba waa ugaf bisinka 🤦‍♀️

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 2 місяці тому

    Naagahaan dahir calasoow usoo daatay xeey tahay nibkaan diin la'aan iyo doqonimo isku darsaday,waxuu sameeynaayo bal arag ilaaheey umadda hakaaqabto oo faataxada haku qabato

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 2 місяці тому +1

    Daadir tuug baa tahay nio suaal fiican baa weydiisay wllhi 😅😅😅
    Aaway lacagtii so xaday haduu kugu dhoho kula haaaa😅CAJIIB WLLHI 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FarxiyoCali-m3c
    @FarxiyoCali-m3c 2 місяці тому +2

    Subxaanalah waar xishood gabdhaa kaadaa dhibkaa

  • @SafiyoCusmaan-v1l
    @SafiyoCusmaan-v1l 2 місяці тому +1

    Mohamed buskud waa baqiir dumarka dhibaateeyo lkn gabadhiisa ayaa laga jari donaa

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 2 місяці тому +1

    Ilaayuw maslàxa qeer qabtu ukeen amiin yaarabi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrisharif2159
    @shukrisharif2159 3 місяці тому +9

    Dumar badan ayaa sixran

  • @siradm
    @siradm 3 місяці тому +11

    Hooyadaa ilmahayga ha u gaynin? Dhaqan miyaa wxaas? Guri aan waalid laga xushmaynaynin guri maaha

    • @naimo133
      @naimo133 3 місяці тому +2

      Asaa yiri maku jeclo

    • @maammeee
      @maammeee 2 місяці тому

      @@naimo133hadii uu iyada kuyiri kuma jeclaa dee taasi iyaday qusaysaa iyadu halkaas yaanay tagin , blse ilmaha ha iga gayn maxay tahay ilmaha ma kaligeed baa waalid u ah , isagaba ilmaha aabe buu uyahay guriga ilmaha uu geeyayna waa guriga hooyadii

    • @siradm
      @siradm 2 місяці тому

      @@naimo133 inuu u kala warramo ma ahayn. Waa la kala qariyaa dadka laakiin hadana waa waalid waa loo sabraa kolley wax bay aragtaye, waataas adduunyo butaacday hadda, waalidku badanaa goddaloolo ayuu arkaa in taladiisa la qaatana waa fiican tahay

    • @siradm
      @siradm 2 місяці тому

      @@maammeee sax walaal, ilmaha iyagaa dhalay.

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 2 місяці тому +1

    Biskudoo adiga awalba waa qaldanee gabar shaki ku jira qabideda inaa gursata oo ilmo lagarannin ad ka dhasho ma ficneen

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 3 місяці тому +2

    Abowe adhiga nin rag ah ale kaa dhigay ee dulqad samee madama ayadu hada xaamila thy iskaga aamus

  • @NaleySheikhMohammed
    @NaleySheikhMohammed 3 місяці тому +2

    Gorme so duubi laheed Adkatay 😂😂😂

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 3 місяці тому +2

    Dad UA-cam ka wada shaqaysanayay Bussiness bay ku wada jiran ee masha guur ma yaalin

  • @youngsomalimom
    @youngsomalimom 2 місяці тому +2

    Your are narastitic lakiiin marwalbo maaxaad iskadigeysaa inaad mini adamawa qancisoo noo way adiga did iskugu labooo😅😅😅😅😅

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 місяці тому +1

    Daahir runtiis waaye max kamada asi maqabato wayo asaa sameestay kkkkkk

  • @Yaasmiin-yr5qo
    @Yaasmiin-yr5qo 2 місяці тому +1

    allloow ceeb as tur xaaladu farahay kabax dayسبحان الله

  • @aminahassanchannel8366
    @aminahassanchannel8366 2 місяці тому +1

    Fadlan gawadan Urka leh oo afsomaligina ku adagyahay hadibina fadlan

  • @AbdiqaniGelle
    @AbdiqaniGelle 2 місяці тому +1

    Subxanallah wllkay maxmed waxba ku helay walhi

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 2 місяці тому

    Muniira iyo puskut aniga wn idin wataa dadka ka waala 😂😂😂😂😂😂😂

  • @YasminaMNoor
    @YasminaMNoor 2 місяці тому +6

    Ma maalin gabar ku hoos seexatey baad hada la xifaaltameysa ama ha qaldanato ama ha saxnaato Ninka raga wa midka dulqaato marwalba Waxan wa ceeb wlhi

  • @asmaabdirashid6395
    @asmaabdirashid6395 2 місяці тому

    Mohamet haday runtahay wallhi cuquba kugu dhacaysa war ma sasad u dhaqantaa subxanallah 😢

  • @safaaa94
    @safaaa94 2 місяці тому +2

    Hoyada marabou wax lagu hadla miya maxad maxuma nagti hoya macan diday maxay faido ledahay hoyada marabo adan ku raba ceeb

  • @barni5847
    @barni5847 3 місяці тому +6

    Wale gabdhan waa run sheeg waxana isku diray nabsigi ninki hore buskudna nabsgi sacadiya yarisba haysta

  • @GtttFg
    @GtttFg 2 місяці тому +1

    Buskudo gabadha hakudayaan dad kawaloyee

  • @NimcoFarah-c8j
    @NimcoFarah-c8j 2 місяці тому +1

    Reer comment ilaahay ka baqa xisaabaa idinka danbaysee cidna ha u hiilinina

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 2 місяці тому

    Waxaan u malenayaa fadexad ee fadexeneso ninkeeda qof ey wax wada cunen inee carur mucjisaa dhasho naa alle ka baq xaqbaad isku ledihiin nin aad carur u dhashey subxanallah

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj 2 місяці тому +1

    nin jilaac markaad guursato noloshada waa kuu silic bal imka muxu ka faaidaya dhibteeda ilmahiisayba wadaaye balo alle kugu rid nacaskiiyow

  • @farduuscabdilaahi1690
    @farduuscabdilaahi1690 2 місяці тому

    Gabadhani wllhi zaniyad bay ahayd ninba qabay ninkalana ubad bay udhashay laba qof oo zaniyadiina

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 2 місяці тому +1

    Wlhi lacag ayaa ka sameysay divorce 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbubakarMohamed-ro1qv
    @AbubakarMohamed-ro1qv 2 місяці тому

    Maxamedooow walaaalow Nambarkaga iisoodir please walaalka ayan ahay qofkii haya Nambarkiisa isiiya

  • @shushu2370
    @shushu2370 2 місяці тому

    Eley wiiqdu horta nimnan xumaa balayo iddiin guursatay iyaga iyo ogadeen cagdheera somli ugu guurxun uf wargabadha xamilada ah bal inteey kadhaleyso masugiweyday 😮

  • @Fawzia87H
    @Fawzia87H 3 місяці тому +2

    This so insane. Gabadha urkaleh hawalina

  • @AmanAli-gl2qf
    @AmanAli-gl2qf 2 місяці тому +4

    SubhanAllah, this is embarrassing. How can she talk like this just for money. They deserve each other. They both left their children and other partners. Why is she pretending to be innocent.

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 2 місяці тому

    Caaqaan buskud la baxay wuxu la dhashay dhaadhaankii kowsariina xumeeyay waa farac qashin ah.

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 2 місяці тому

    Shareecada ka hore muu qabin, ninkeedii hore ha odhan. Diinta barta, waa basic, waa aasaasi, very elementry, faataxada {o qudha ayaad taqaan. walaal kor dhiso barashada diinta.

  • @HalimoJaamac
    @HalimoJaamac 2 місяці тому

    Gabdhihii hore baad nabsi ka gashay sababtoo ah waxaad lasoo fariisatay waligay Jacayl muniira ka horeeyay ma arag 😮 gabdhihii hore aad kala tagteen baad kudhaga hadashay ceeeb weeye. Maanta wataa mediyaha kuusoo fadhida yaab

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 2 місяці тому

    Walaalayaalow qoftaan waxay ku walacday social mediaha baan filayaa, waa uurka baan filayaa buskudoow u dul qaado gabadhan, haddaad qabtabo magaaladana ka guura ee reerkaada cesho walaal waa xaamilee iyo iyadoo kulul masayr baa hayo muniira, naagtii hore sharciga kaa ceshatay ka masayrtay miyaa, may guuraan sharci fransis usameso bal see wax ujiraan mise iyadaa sixran ninkale weli qabo ma fahmin 😢

  • @AbdiqaniGelle
    @AbdiqaniGelle 2 місяці тому +1

    Galadki ugu wayna waa inad nag ad qabto midhiyaha la so gasho

  • @habonyusuf9285
    @habonyusuf9285 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkk imisa Jeer baan uga digay eelaay inuuna meel ku gayindooniin hada abaalkaagi bu kumariyay😅😅😅

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 3 місяці тому +9

    Kani waa dayuus naag uu qabo iyo privateka guriggisa ku iibinjiray baraha bulshada, dayuuska lasheego waa isaga xilahiisa suuqa soo dhigo,,,

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 2 місяці тому

    Haabir calisow qofka u tagaa ayaaba waalan

  • @kherdoncabdi2288
    @kherdoncabdi2288 3 місяці тому +1

    ilaahay kabaq waa xaamilo gabadhani ee xali arinka

  • @raxmohabarwaa7958
    @raxmohabarwaa7958 2 місяці тому

    Ninka. Waa baahi naagtiisa reaction kabaxina ilhey iimadaro hanaguridin

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 2 місяці тому

    Nin gaal ah ayaa i qabay, qabis ma noqonaysa Diintaa dadka ku yar intooda badan. La joogis uun bay noqonaysaa. Meher muu qaban. markaa wuu guursan karaa nin kale, ninkana wuu guursaday, waa sax diiniyan labadoodan.

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 3 місяці тому +2

    Wa ceeb Inaad so qadatid

  • @husseinnasir7305
    @husseinnasir7305 2 місяці тому +1

    والله بهدالها طاهر

  • @dhaantoland
    @dhaantoland 2 місяці тому

    Mohamed busket what’s going bro whatever between u guys happen is private laakin gabarta yaa ka walay kuwan ay moodayso wanaag in ay u wadaan fadeexo Lee wadan wanaag Kama helayso in ay social media ku ceebeyan kaliya rabaan wado khaldan bay aaday kolay dad a la waalay😮

  • @hooyo994
    @hooyo994 2 місяці тому

    Qof ceebtiis views kuraadinaayah war ileen kanookale Raga Somaliyeed waa kujiraa 😮

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 2 місяці тому

    Manta adey kuhaysataa wax badan dad wakaso warantaye gacan adegna walaga shegay iyo daneysi lacagef

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti 2 місяці тому

    Moxamedow naabsigi baa kuu heleey

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 місяці тому

    Waa sheekadii uu usoo dhisay Daahir calasoow

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 2 місяці тому

    ASC WR WB ADIGU M BUSKUDOOW ARINTA HA KUUJOOGTO ANIGA XASKII AANFURAY LAMA CAYTAMAYO. GOBANIMO DAGAALAN AFKAAGA XUMAAN YEEYKA SOO BIXIN GABADHAAS ALLAAH UGA XISHOOD IYADA WAXAAY DOONTO HA KUGU TIRAAHDO HALA YOO YOO TAMIN PZ

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 2 місяці тому

    Wan oga inaay tani imanayso fifi carabiyooy meel umasocotiid walhi markad jareerkani wax modaay😂😂

  • @hodansomaliahmed8661
    @hodansomaliahmed8661 2 місяці тому

    Vrdia gan ma hunguribaa kadoonaysaa

  • @Fatxiyaali-h7f
    @Fatxiyaali-h7f 2 місяці тому

    Gabadhan hadalkeeda sax ma aha waa qalad aduunyo gurigada ka sheekee waa ceeb 7 caruur ay dhashay waxay tiri laba carur ayan dhalay wey aqrinaysa