Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxamed Buskut u celi ninka xaaskiisa Iimaanka lagaa qaadye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2022
  • Maxamed Buskut oo nin caan ah ayaa guursaday Nin kale xaaskii uu qabay 13 sano oo 3 caruur ah u haysa isagoo aan weli furin iyo buuq ka taagan.

КОМЕНТАРІ • 768

  • @thetheatreofdreans
    @thetheatreofdreans 2 роки тому +48

    I like this guy walahii he's the best comedy in somali 🤣🤣🤣

  • @xikmamuxudin6688
    @xikmamuxudin6688 2 роки тому +17

    سبحان الله !!!
    Calaamadaha qiyaamaha soo daahiray wlhi bal dhalinyaro qofka aad guursaneysaan si fcn isaga eega dariskaadaba ha ahaadee istiqaaradane waligiin haka tagina🙏

  • @real.zhahid
    @real.zhahid 2 роки тому +111

    Waxaan Soo Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini ah igu Taageera WalalayaaL😭😭

  • @maryamaabdirashid140
    @maryamaabdirashid140 2 роки тому +55

    Nimanka minyarooyinka ahi wey soo badanayaan😂

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi 2 роки тому +36

    Shiine culay qosol miidhana. Legend wanku wataa ❤️😂

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +43

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💞💞

  • @faisalabdiali2073
    @faisalabdiali2073 2 роки тому +9

    nin gaal ayaa taban sano iqabay waa wax lalayaabo aduunka waxwalbo
    waad maqlaysaa
    لأحول ولا قوة إلا بالله اللهم إنا نسألك العفو والعافيه

  • @Saam143
    @Saam143 2 роки тому +43

    Maxamed buskud wa laga jiidaya iigu qosol badan 🤣🤣🤣🤣

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +12

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)🖤🖤🖤❤

  • @maayaabdinasirabdulahi2234
    @maayaabdinasirabdulahi2234 2 роки тому +38

    illahay danbigeen ha dhaafo 😘😘😍dunida way xumaatay wlhi😥😥😥

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 2 роки тому +29

    Filimkaan waa filimkii kamaal abdul iyo oo part one kiisi dhex inooga kala go’ay oo partigiisii labaad atoore iyo atariisho cusub inoo jilaayaan ee yaa lagu waalanin😂

    • @hawoadan3035
      @hawoadan3035 2 роки тому +1

      Wllhi waan kugu qosoly film lee naga dheh😂😂

    • @cicfantastic6699
      @cicfantastic6699 2 роки тому

      @@hawoadan3035 hhh haa waa filim aan 2021 aan horay udaawanay anaka na waali maayaan😂

    • @aishamahadalle19
      @aishamahadalle19 2 роки тому +3

      Mahmed buskut waxuu guranayaaa nabsigii uu ka glay hani iyo kamaaal

    • @som-programming3004
      @som-programming3004 2 роки тому +1

      TIMA meeshaana majoogtaa kkkkkk

    • @fahiimaqurux5103
      @fahiimaqurux5103 2 роки тому +1

      Benta mahan waqeybtii 2baad maskaxdada firash waye xage kudabatay banislaha

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +37

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 роки тому +5

    Nin gaal ah gabar Muslim maba guursan karo very simple. Sheikh in la weeydiiyo maba aha. Allah inuu i abuuray sheikh ma weeydiinaayi caqli aa ku ogaaday Allaha aa i siiyay

  • @saidoosman
    @saidoosman 2 роки тому +12

    Subxana allah aduun dhinac kale usocdo subxana allah 🥹🥹🥹

  • @abdihakimhussein1730
    @abdihakimhussein1730 2 роки тому +4

    Gabadh odhanmaynee eedo ayuu meelahaas lawareegayaa kulahaa shine legendary 👍🙌

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 роки тому +44

    You touch the true.Shinocolay 🤣🤣🤣🤣👍🏾🇨🇦

  • @dayibahassan1797
    @dayibahassan1797 2 роки тому +6

    Maasha Allah shiine run baad u sheegtey

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 роки тому +6

    war shiinow mar hore ayad tiiri waala argna waala maaqalna waala uriina ayey mareysa xaalada barh bulshada Allxmdulilh 💖 waaligay ma so galiin xiita TikTok ma raabo Allxmdulilh

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 2 роки тому +11

    Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 10k subscribe iisara xabibiyaal ❤🥰🙏

    • @abdulqadirs4452
      @abdulqadirs4452 2 роки тому

      DOWLADA AYEY U TAGEYSA MA RABO AYEY DHAHEYSA

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 2 роки тому +26

    ninkaan maxamed buskut sida hadalkiisa ka muuqato arintaan jahli iyo signle father nimo ayuu ku qasbay lkin markuu arkay inuu dhiiqo ku jiro isdifaacid bilaabay taas waxaa cadeeyn kuugu filan kaliyaha meesha uu leeyahay adeerkeedaa igu mehriyay adeerka kalane wuu jiran yahay wiilasha ku aabahaane maba kawar qabaan gabadha cajiiib wuxuusan ogeeyn gabadha a aabeheed haduu geeriyooday in adeerka aabe ku aabaahaa ayaa mehrinaa haduu joogin ama duruufta u saamixin walaalkeed ku aabahaa ayaa mehrinaa marke eedo iyo adeer la ilma adeeraha inuu ku wareegeysto waa jahnimo inuu ilmihiisa mustfaqbal abtiyaashoodoo hooyadood kasoo dhacayne ineey ilma habaaran noqanayaa inuu garan waayo waa u caqli xumo tankale gabadh reer keeda kula Rabin inaa xoog ku heeysato maxaaa ku kalifay ma naag buu baladka ka waayay war ninka u caqli celi si hoose u wac arintu waa ku adkaatee horaa waxaa loo yiri rag iska celis iyo rabi ka cabsi meel islama galaan hora kamaalaa wadadaan ugu lumay.

    • @suhurdiamond7319
      @suhurdiamond7319 2 роки тому +8

      Wll saas maaha diinta waxay qabtaa gabadha aabaheed haduu dhinto walaalkeed la hooyo oo la aabe ah haduu qaangaaryahy asagaa mehrinaya hadii la waayo waxaa mehrin kara wllkeed ku aabaha kaliya ah haduu qaangaaryahy hadii la waayo awoowgeed haduu noolyahy hadii la waayo adeerkeed aabaheed ku hooyo ku aabe ah hadii la waayo midka aabaheed ku aabaha ah ayaa mehrinaya misana waxa kle oo jira gabadha haday reerkeeda u keensato nin diinta islaamka hysta akhlaaq wanaagsan haday reerku ugu diidaaan qabiil ahaan ama waxyaabo kle oo diintu inoo sheegin in qof lagu nici karo in gabadhaas lagu mehriyo ninka masuulka magaaladaas oo muslim ah inuu ku mehriyo saas waaye wixii aan khalday waa naftayda iyo shaydaan xagooda

    • @goodadvicemedia7439
      @goodadvicemedia7439 2 роки тому +1

      @@suhurdiamond7319waaa sax lkin ninkaan dhaqan ahaan iyo diin ahaan ayaaba lagu nici karaa waaye waa nin ku shaqeeysta inuu reaction ka bixiyo oo halkaa lacag ka raadiyo naagaha qaaqaawan ee heesa iyo dadka maskaxiyan wax ka qaldanyihiin waxaad garaneeysaa asaga iyo rag kaloo badan ineey maama malyuun reaction ka bixin jireen waliba ayagoo si private inta inta uwacaan ineey waa ineey waaniyaan awooda marke diiniyan ninkaan waa la diidi karaa oo nin wanaag iyo dowrsanaan lagu yaqaan maaha inta mar uu gaf iyo dhaqan xumo layimi UA-cam kaliyaha cidii eegta gabadh maba sii leheeyn marke maxamed buskut gabadh walaaleheed diidanyihiin sabab diiniyahoo lagu naco uu leeyahay inuu isku dhajiyaa maahan wax asaga iyo ayadaba u wanaagsan ee gabadha ha u celiyo reerkooda.

    • @sahraali8160
      @sahraali8160 2 роки тому +2

      Walaalked la jooga sweedhan isaga haya wilaayadeda, adeer wilaayad ma hayo

    • @goodadvicemedia7439
      @goodadvicemedia7439 2 роки тому +2

      @@sahraali8160 marke ninkii walaalkeed garab maray hada muxuu meher u sheeganayaa miyaaneey iskala noolaasho bilaa sharciya eheed muhiimadu waa in maxamed buskut gabadha xaaraan ku heysto eeyna tahay inuu cideedii u celiyo.

    • @NajmaAmerica
      @NajmaAmerica 2 роки тому

      Maba ugen ku laha gabadh muslim nin gal ah inay aroosi karta benta no la imanaya😏

  • @hudheiphamohameddahir2909
    @hudheiphamohameddahir2909 2 роки тому +21

    Sh Usuuli iyo sh umal lee reaction kabixin karo😅

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +2

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💔💔

  • @caashacuuud3845
    @caashacuuud3845 2 роки тому

    Shiine culay jizakallahu khayr Shekadan adiga aya so af jaray dadkan waxa kala saari kara Culumada sida Diinta Muslimka Kitaabka Quraanka dhigaya ha u shegan haka So hadlan Culumada Waweyn Alle wax baray....

  • @masturmohamud6229
    @masturmohamud6229 2 роки тому +9

    😀😀😀😀😀😀walagaa jiidayaa ku yee wlhi waad iga qoslisay

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 роки тому +13

    Cabsi Cabsi Waye Walahi🤣😂🤣😂🤣😂

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 роки тому +1

      🤣🤣🤣

    • @mahadsomali
      @mahadsomali 2 роки тому +1

      @@halimoa4348 Teewaye Tabas😂🤣😂👍

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 роки тому +7

    wll mcn albab walba oka xiran alle haku fuuro waxa ku faraxdo alle haku siyo naso boqo nosar subscribe like shere mhdsndiin

  • @suban974
    @suban974 2 роки тому +8

    Adiga manaal ama gurso ama ka har
    Buskud waxa utimid Naag dhaheyso lima qabo oo nin gaal kaso caraartay sxb

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 роки тому +2

    Subxaanallah naagtu doqonsana nin baa qaba mid kale ayey isaga xerooyey yahuu

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 роки тому +4

    Sideey 17 sano Qof Gaal ah adoo Muslim ah ula nooleed wal cayaadu bilaah

  • @nastexodaahir9923
    @nastexodaahir9923 2 роки тому +7

    😂😂😂 shiine wa rag waxa dadku shegi wayan uu sheega👍

  • @fuadahmedfarah6096
    @fuadahmedfarah6096 2 роки тому +5

    13sano nin gaal miyay la jogtay bila meher ilmana ma dhashay. Laxawla wala quwata ila bila

  • @zeinabali8331
    @zeinabali8331 2 роки тому +1

    Masha Allah shine Culey oday Somaliyeed

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 роки тому +9

    You miss one part the French make Another part two.🤣🤣🤣🤣

  • @nimomohamed5211
    @nimomohamed5211 2 роки тому +8

    shiinow waad lasoo daahday reaction ka😂😂😂😂😂

  • @hananahmed9268
    @hananahmed9268 2 роки тому +10

    Shiine You so funny 🤣

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому

    masha alaaaaaah Mami waxa kugu jclhy sida ruunta ugu hadashey alaaaah haku dhoore

  • @abdirahmanmahamed5402
    @abdirahmanmahamed5402 2 роки тому +7

    Gabadhasi sadex khalaad ayaay gashaay
    1 inta adan guursan ayaad ka hadli lahaayd
    2 hadiba aad ka hadlaayso qofka kula fadhiiya hadu ninkaga yahay wadan so wadateen
    3? 5 caruura ayaad uu dhashaay
    Intaaso dhan maxa uu fadhidaay hadalkagu hadu dhab yahay
    Waa gabadha noqo ayaan ku dhihii lahaa
    Ninka ayaan jeeda gabadha hadi aad rabto ha uu celiin lkn iska fogee please nabsi ayaa ku hayaa keep going

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 2 роки тому +1

      Anageey na waaleysa ninka 3caruur ay u dhashay labada caruur ee kale nin kale ayeey oogu soo dhashay somaliland ayadoo garoob ah ayuu Jabuuti ku guursaday oo uu soo dhoofsaday ninka faransiiska ah
      Marka ma reerkooda ayaa gaal ku daray?
      Caruur meyna eheen sideey nin gaal ah ku guursatay?
      Anageey na waaleysaa

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 2 роки тому +3

    Sax waaye arintaan waxay u baahanthy culumada waa weyn in la la kaashta shekh umal shekh mustafa

  • @yasminmahamud9346
    @yasminmahamud9346 2 роки тому +4

    😀😀😀😀😀😀 I was waiting his reaction. Shiine umadeena maha si fiican baad ula hadashay balse qaar talo qadanaya ilma aha

  • @muhudinali4688
    @muhudinali4688 2 роки тому

    All time favourite youtuber✊

  • @sadribuulle5592
    @sadribuulle5592 2 роки тому

    Subaxnaallh meeshaan ku yaabaan fadhiyaa waa sheekadii kamaal wali nin aan wax arag ayaa yiri waxbaan arke saana masoo socote dheer iyo toban sano aan is qabne aaaa waa sheeko kale nin gaal ah qabey

  • @fowziaahmed8336
    @fowziaahmed8336 2 роки тому +2

    kkkkk wlh wada iga qosoli waxata funny 😆

  • @xananxanan8171
    @xananxanan8171 2 роки тому +1

    😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waan dhintay qosol badana shine

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 2 роки тому +1

    shiine wlhi qosolkaa iga dhamaysay laandhere

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 роки тому +31

    Allah shiine colay very funny walhay waan ka heela 😂🤣😆😅😅😀😅😅😂😂😂🤣🤣😃😃😃😄😁😁😁😁😁😁😄😁😁😁😄

    • @xidigahobyogodan5156
      @xidigahobyogodan5156 2 роки тому

      ua-cam.com/video/skzmuNMLGj4/v-deo.html🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amiishamohamed9802
      @amiishamohamed9802 2 роки тому +2

      waka fuqeysaa walagAa jiidayaa😂😂

    • @xidigahobyogodan5156
      @xidigahobyogodan5156 2 роки тому

      @@amiishamohamed9802 ua-cam.com/video/skzmuNMLGj4/v-deo.html🤣🤣🤣🤣

    • @scherzer6428
      @scherzer6428 2 роки тому +1

      Kkkk fans cagacadan ku orod

    • @xidigahobyogodan5156
      @xidigahobyogodan5156 2 роки тому

      @@scherzer6428 ua-cam.com/video/skzmuNMLGj4/v-deo.html

  • @foos81
    @foos81 2 роки тому +1

    Asc shiino culay buskut hadii uu gabadha celiyo adigana celi manaal ck😂😂😂😂👍

    • @fathia7987
      @fathia7987 2 роки тому

      Manaal duhur cadbaa la furay

  • @kowtharisse6164
    @kowtharisse6164 2 роки тому +3

    Waaaan qos lay yaaa ila qoslay like saaar kkk

  • @saynabrage6114
    @saynabrage6114 2 роки тому +3

    You funny shine🤣🤣🤣🤣

  • @kokoali3601
    @kokoali3601 2 роки тому

    I love this man😂

  • @abdullahisheikh5606
    @abdullahisheikh5606 Місяць тому

    Shiine Reaktion buuqiisa wata keen. Meeshii waa lagu kala guuray😂😂

  • @yusufcabdilaahi6639
    @yusufcabdilaahi6639 2 роки тому +3

    ala shiinow gacan ku tagay walee😂😂😂😂❤

  • @ilwaadabdyy6023
    @ilwaadabdyy6023 2 роки тому +1

    Uceli naagta reerkeeda maxamed buskut waxaad umad ale ceebtiis raadisa manta adigay kuheesataa

  • @lajecleyadan816
    @lajecleyadan816 2 роки тому +2

    List ragaa minyaroyinka
    1. Kamal abdull
    2 .Mohamed buskut
    3. Shina culay.
    Shinow adiga kuxiga ee a luso qabanin abti xabib

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому +2

    You're so funny walahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому +1

    Waxu caan ku noqdey buskut inu dad islamed afarahoda ka hadlo xaq aya kaso baxey dadka ayu isku dira

  • @yaasmiinjama5867
    @yaasmiinjama5867 2 роки тому +1

    Shine you are so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suban974
    @suban974 2 роки тому

    Shiine shut up sheikh Usuli iyo sheikh Shantay kkkkkkkkk so funny 😆istaqfurulaah tiktok iga dheh

  • @bossladyilwaad182
    @bossladyilwaad182 2 роки тому +4

    waa lagaa jiidayaa waliba 😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamed_axmed5912
    @maxamed_axmed5912 2 роки тому +3

    Maxamed buskud waa indho gubeed marku dadka fursad u helo wuu bahdilaa adna bahdil shinaw

  • @SomaliTopMedias
    @SomaliTopMedias 2 роки тому +2

    Shiine culey adigu manaal beeldaaje u celi walaalkaa Ck

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 роки тому +1

    Ninka haduuba gaal ahaay nikaaxa kuma qabin

  • @mayacatt
    @mayacatt 2 роки тому +1

    Waa ka fuqaysa. Waa ka fuqaysaa 😂😂😂 culimo reaction bixinaysa 😂😂😂😂

  • @somalimusicpro49
    @somalimusicpro49 2 роки тому +5

    shiine iqabTay oo ma dhuusin Been waaYe 🤣🤣

  • @sanaaggirl73
    @sanaaggirl73 2 роки тому

    Sideedaba gabadha Muslimada ah uma banaana inay nin gaal ah guursato waxbana kama jiraan nikaaxaas

  • @ayaancalicismaan9761
    @ayaancalicismaan9761 2 роки тому +1

    Waa lagaa jiiday aa kulahaaa

  • @hodanhassan5114
    @hodanhassan5114 2 роки тому

    Alla qosol badana shiine Mohamed buskud wakaa fuuuqi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @suheybaismail4814
    @suheybaismail4814 2 роки тому +5

    😂😂😂😂🤣🤣😂🤣🤣 runtaa waa muhiim

  • @bushramohamedbarre2757
    @bushramohamedbarre2757 Рік тому +1

    Guridhisani xaasidmawaayo

  • @maryammuuse3763
    @maryammuuse3763 2 роки тому

    Laga yaba iney Gabadha dinteda ayy ku fcnen Oo ilahay Uso diray Mohamed buskut marmarka qar ilahay wuxu kuso dira Qof wngsn si ad ilahay Oogu dhawato,Teda kale gabadha mey asturnen hada wey is asturte ,Shinow Nabsi ha galin walal

  • @almasmuxudiin9595
    @almasmuxudiin9595 2 роки тому +1

    Kkkk waalagaa jiidayaa iga dheh alla shiine qosol badanaa caadi maha

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 2 роки тому

    Kkkkkk fani walahi run buu usheegay saxibul aqli

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому

    Buskut waa elaay wana lacag jecel yihiin amu lacag ku racey naagta magacyo badan ayey ledahey wexey bada niman badan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +17

    Manshallah 😍 shine culay oday somali hadana funny hadal yaqaan legend 🙌 🤣😂

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 2 роки тому +1

    Nin gaal ah siduu u qabi karaa gabadh muslimad ah muxuuse ku qabi karaaa ?

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 2 роки тому +1

    Acuudu bilaah ilahayow na cafi kkkk shiine culay waa nin adag

  • @safiyasaleban992
    @safiyasaleban992 2 роки тому

    Subxanallah aduunyo gadoontay ma fahmin waxa baraha bulshada kasocda

  • @Edbashir
    @Edbashir 2 роки тому +3

    Eedo ayuu noo keenay .. birta culus waaye 🤣🤣🤣😅😅

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому

    Ninka ma furin xata hadu gaal aha wexey u dhaxdey 14 sano wexey ku gursatey sharci asa afrika ka keney inu buskut wato gabar hoyo ah la qabo waa ceeb

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 2 роки тому +1

    Hhhh Abti xapiipi keep going

  • @bushrayusuf685
    @bushrayusuf685 2 роки тому +2

    13 years ninka lajogte 5 carur ilmehedha ayabo yaryar ehe .asagane carur yayar bu laha mxey isgursadhan 2 kher masul waye

  • @Dr.._..44533
    @Dr.._..44533 2 роки тому

    Shiine u Are the best

  • @nuuriyeastur7909
    @nuuriyeastur7909 2 роки тому +2

    First comment shinow 😂

  • @nafsahassan3592
    @nafsahassan3592 2 роки тому +2

    Reaction anather leaval shiine culay 😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 2 роки тому

    Dr xabeeb ha la I geeyo ayuu yiri. maanta ayee haysataa

  • @zaraegal5966
    @zaraegal5966 2 роки тому +1

    😭😭💕

  • @zuzubintuabdullah6562
    @zuzubintuabdullah6562 2 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂shiiine mixna tahaaa wlh qosol drtii wa ilmaaya ala dhib badniida shiinoow😂😂😂😂🙋‍♀️

  • @hoodomohamed4786
    @hoodomohamed4786 2 роки тому

    Waa lagaa jiidayaaa baan ku qoslaya shiine culey umadeena maahan

  • @albigalbi5112
    @albigalbi5112 2 роки тому +1

    Naagow saasa ino balana raga minyarada han badino😂😂😂😂😂

  • @samiyaabdullahi7950
    @samiyaabdullahi7950 2 роки тому +2

    Shiine Culay ma iska aamustid Minyaro Season 3 adiga kaga baqaya inad soo jishide shalay ayu buskud Kamaal dhahayay u sirxaday gabadhe

  • @maandeeq12
    @maandeeq12 2 роки тому +1

    ISOÒOO RAAAAAAC ALLE HAMIGAAGA HKUUU RUMEEEEYEEE

  • @Xanfresh11
    @Xanfresh11 2 роки тому

    Adigu Manaal ninkeedii hore u celi iimaanka lagaa qaadyee

  • @Xulashadacayaaraha
    @Xulashadacayaaraha 2 роки тому +1

    Diin kuma socte darene ku socota kuye kkkkkkkkkk

  • @amalomar9496
    @amalomar9496 2 роки тому

    Ragii miyaray noqdeen 2022 salaamad

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому

    CAJIIB!!! waraabe waraabe canaaney baan maqli jirey🤔🤔🤔 oo dee adba naagta aad ninkeedii ka wadatey u celi af dheer baad dhigeysaaye.

  • @manalmoha7375
    @manalmoha7375 2 роки тому

    Ala muxuu umada kuma qaba maxamed buskut maantay haysataa wlhy ilaahay baa maanta tiisa kadhigtay

  • @Flower-zn5rm
    @Flower-zn5rm 2 роки тому +1

    ShiNow adi xita waxan maqlay in aad manal CK ka furatay
    Hogayo ba'ay adi miyaba kahadlaya rero laso bandhigo ama nin xaskisa la dalxisay lkn adi intad reera islamed isku dhufataybad durarka lawaregeysay adoo tayara istakina leh war shinow ereryga xishod adiguba ka xishoo

    • @munahassan5579
      @munahassan5579 2 роки тому

      Asiga iskuma jeedo ceebtisa dadka kale ayu ku mashqula

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 2 роки тому

    Gaal haduu ahaa weey ka dhaqaaqeysa gabadha weeyna towbad keeneysaa mana is geyan gabar islam ah iyo nin gaal

  • @rumaanbuthul7192
    @rumaanbuthul7192 2 роки тому +1

    Funnyman shiinow waan kuwataa

  • @madaam7164
    @madaam7164 2 роки тому +1

    Subxanallah nin gaal 9 sano lajogtay laba caruurne uu dhashay markase ledahay gaal waye marabo ninka gaalka ah sii wanaag haku kala tagaan maa ahaan naak soo xanaqday inu hosta gashada ninkaan caruur aa jogo mesha Ahmed buskut naakta hadi caro kurigeeda uku soo baxday gaalka aa naakta xaq uu leh.

    • @amiinburhandhiblaawe5522
      @amiinburhandhiblaawe5522 2 роки тому

      Maa gaal ba nag muslim qabi kara
      Diinta aya xaskisa ku noqi bismilah wlhi waa aqri zaman

    • @amiinburhandhiblaawe5522
      @amiinburhandhiblaawe5522 2 роки тому

      Wanag ha ku kala tagan aa
      Muslim miyaa thy adigo

    • @madaam7164
      @madaam7164 2 роки тому

      @@amiinburhandhiblaawe5522Haa Muslim aan ahay.gaalka ayada marki horaba laa nooleet cidne kuma qasbiin lakin qalat aan uu arka ine hada tirahdo gaal waye marabo,maybe afsomaliga ka qaldaan! Wll gaalka waa bini'adan in halmar wadnaha laa goyo waa qalaat wax walbo daganasho ee ku dhamadaan.

    • @amiinburhandhiblaawe5522
      @amiinburhandhiblaawe5522 2 роки тому

      @@madaam7164 marka wxad ledahy xaranteeda ha iskaga noolato war ilhey ka baq

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 2 роки тому

    Movie kasoo samee buskut oo baska ku baxsanaya