War zxp 114 tafsiirka qur aanka wan bartay hadana waxan aad ula yaabaa sida aayad aan mar walbo aqriyo aad dunida manta uku so daliishaneeso Hore u soco mzul anna i.a mar un qur anka sidas wan ufahmi dona
Masha allah barnaamij qurux badanaa ka diyaarisay waa nasri allah in ciidanka bishaar hal xabo qush kasiiwaayaan asigana aamusnaan iyo dhuumasho allahu akbar
Mahadsanid ustaad insha allah falastiin weey xoroobi doontaa siriyanka waxaan raajeeynayaa in eey ka badbaadaan dhagarta reer galbeedka noqdaana dad xor ah oo dalkooda u madax banaan
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Wll Abdi Rashiid Hadii Aan su aal aan ku weydiyo lama diidana in Kali taliska iyo Awooda shisheeye Wanaag iyo xumaan leeyihiin laakin marka xilka laga tuuro Sidan ayaa la arkaa 1) Libya 🇱🇾 Qadaafi Dawlad kamey dambeen Waad aragtaa maanta 2) Somalia 🇸🇴 M.siyad bare waad aragtaa Dal marku uu ka dagay sida uu yahay 3) Saddam Hussein iraq 🇮🇶 Waad aragtaa sida ay tahay markaa in kali taliska loo daayo meeshiisa madama wax is badel ma dhacayo marka ay tagan
Місяць тому+2
Xaaladaha ay wadamaasi ku sugnaayeen iyo xaalaa suuriya way kala duwantahay. Markii khadaafi uu dhacayey Reer liibiya ma aysan haysan Ajando siyaasadeed ee dalka ay ku hogaamiyaan. Soomaaliya Cadiifad ayey kula dagaalameen Rajiimka, İsla cadiifadoodii qabiilka ayey ku kala tageen, Ma aysan lahayn hadaf siyaasi ah, Keliya hadaf in wax la burburiyo ah ayey u socdeen. Sadaam Hussein kadib dalka Ciraaq qorsho Mareykan iyo İran ayaa ku jiro, Haddana dalka Ciraaq waa dal Suni iyo shiico ka kooban, Waxaana ku badan shiicada. Suuriya waxaa ku badan suniga, Dadka Dhammaantoodii way ku faraxsan yihiin in keligii taliska bishaar uu dhacay. Mucaraadka suuriya Waxaa ay haystaan qibrad hogaan 10-sano ah, Nidaamkoodi waxaa laga arkayaa qaabka dagaalkoodii. Si kooban xaaladaha ka jiray wadamadasi iyo suuriya way kala duwantahay.
Suriya taariikh cusub ayaa ka bilabatay rajiimkii bishar Al asad hadii la tuuray waxii asiga iyo abihiis ka gaysteen suuriya wa mid ay helayan abaalmarintoodi
War zxp 114 tafsiirka qur aanka wan bartay hadana waxan aad ula yaabaa sida aayad aan mar walbo aqriyo aad dunida manta uku so daliishaneeso
Hore u soco mzul anna i.a mar un qur anka sidas wan ufahmi dona
İnsha Allaah, Alle hakuu fududeeyo.
تذكر يااخي
من طلب العلا سهرالليالي
Wuu dhacay daalimka umada muslimka ah oo hogaanka u haayay gaarsiiyaay heer ee africa qaxooti ku noqdaan ilaah swt maantaa ayoo guushooda siiyay shacabka muslimiinta suuriya alx❤
Farst Comments Alxm
Cawada aad u farax sanahay
Wll Abdirashiid dar allan kuu jeclahay
Aad ayaad u mahadsantahay sxb
Mahad ce linta zxb waan isku leenahay garab kaaga Allah hagalo
Howl adag baad noo heesa lkn in yaroo cuqalo ah ayaa garataa
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw ❤
Salalaahu Caleyhi wasallim
(فقطع دابرالقوم الذين ظلمو والحمدلله رب العالمين)❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdullilaah calaa kulli xaal.😊
الله أكبر والحمد لله.
الله اكبر الله اكبر. الله اكبر.
والحمدلله. الحمدلله. الحمدلله. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Daaalimkii afkaa dhulka loogaliyay,Alxamdulilaah,🤲🤲🤲
Masha allah barnaamij qurux badanaa ka diyaarisay waa nasri allah in ciidanka bishaar hal xabo qush kasiiwaayaan asigana aamusnaan iyo dhuumasho allahu akbar
Allahu akbar,Allahu akbar,Allahu akbar.😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Yaaa rabbi adaa mahad oo dhan iskaleh
Ustaad waa in lagu day daa afganistaan shareecada si buuxda ayee u qaateen alle ayaa ku mahadsan ❤❤❤❤❤❤ dalibaan
Mahadsanid yaaa ustad cabdirashiid
Mujrim waliba waa uu dhici insha allah😊
Kusali habibkena Mahamed scw scw scw scw ❤
❤allhu akbar 😢man shallh illhay ba mahad iska leeh
الحمد لله ربلعالمين الله أكبر الله أكبر الله أكبر كبيرا والحمد كثيرا وسبحان بكرة كثيرا
Ustaad saa kuu sugeynay waxaa ku dhawaanay inaa niyad jabno ustaadka guushaan xasaasiga ayuu warbixin kasoo sameyn waaye run ahaanti waa xiiseeyaa qaabka aad warbixinada usoo gudbiso ❤
Saa ku sugaay finally wa is kente lkn maxay igu turantah wasi sexan rabaye 😢❤
I say lacnata allaah Asad iyo kuwa lamid ah sahaayinada carabta waa in sidaa si lamid ah loo qabtaa
Alxmdullilah Allah ayaa mahad usugnaaday ❤😢🤲🤲
Allah akbar ☝❤
Alx thanks allah congratulations Syria 🇸🇾 ❤❤❤
Mahadsanid ustaad
Thanks sxb❤❤❤🎉🎉🎉
Waanu sugaynay video ga mahadsanid ustaad
Ustaad xalay dhowr jeer ayaa UA-cam eegay, lkn caawa waad soo galisay.
Allahu akbar mashalaah walaahi waa cimroqaadasho runtii
Alle ayyanu umahad naqayna Mashallah Mashallah ♥️ ❤
Masha allah
7 0ct kadib quraankii aan xifdiyay 10 sano ka hor aaba dib inaa u aqriyo si fcn u fahmo baan bilaabay waxaa aad ula yaabaa mar wlbo aayadaha qaar io waaqican la joogo sidey isu taabanayaan xitaa maalin dhexdaas wxn arkayy comment dhanka io X io ayad baqarah ku jirta sidee iskula xiriiren wlhi diinta islaamka waa diin xaQ Alx Alx 😊 maante xaqii baa guuleystay baadilkiina waa suulay inshallah wxn rajeynayaa wadamo bdn oo muslimiin ah sidaan oo kle in laga suuliyo gabood falayaasha😊
Allahu akbar
اللهً اكبر الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid ustaad insha allah falastiin weey xoroobi doontaa siriyanka waxaan raajeeynayaa in eey ka badbaadaan dhagarta reer galbeedka noqdaana dad xor ah oo dalkooda u madax banaan
الله أكبر ولله الحمد 🤲
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Allaha Jabiyo Cidkasta
Oo
Dulmi Wada
Asc wariye aan aad ujeclahay baad tahay baarakallah
Kuwa qalbiga ka buka iyo daalimiinta waqtigoodu wuu dhamaaday الله اكبر ولله الحمد
Good
Alxamdulilaah😊
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد.😊❤
Scw
Guuleyso ustaaad
ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR.
Allahu akbar guul ❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah Akbar
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR WALIL LAAHILXAMDU❤❤❤❤❤
Lacnad allah ha ku Rido akhirana allah ha ciqaabo
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha farxadda xanbaarsan ee suria 😂❤❤😢🎉🎉😊😅❤❤
Aniga waxan sugaba wa siisii incha Allah oo meel xun ku danbeeya....
Allahu akbar 😊
Alxamdullilah waa nasri eebe
الله اكبر اللهم لك الحمد
ALLAAH AYAA MAHAD LEH
Allaahu akbar allahu akbar alaahu akbar
Pro muqal inooga soo samee xabsiga saydnaya
Ustaad sida aad magaca ula heshaa layaabay "xisbiga baas" 😂😂😂
Alxamu llh allihii umada uga raaxeeyey mahadaas leh
Sxb waxad warbixin ka soo diyaarisaa waa maxay farqiga u dhaxeeya shiicada yemen ee suniyibta badani tageeran iyo shiicada calawiyinta iyo ciraaq
Alahu akbar ❤❤❤
Allahu akbra walahi wasx insha allah weyhagagi 2025 2027 yaikuraca
الله أكبر ولله الحمد
Alhamdulillah
Allahu akbar urarkan xukunkisu makitabka quranka bal arinta nofahfahi
Next muuqaalada xigga insha Allah
Teacher waxad kaso hadashaa talabada xigta suniga qabsaday ma maamuli karaan suria iyo xidhiidhka Reer galbeedka iyo israil
Allahu albar
Guul allahu akbar
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR WALIL LAAHILXAMDU
Alxamdulilah rabilcalaamin
Ilahay Palestine iyo Gazana xoor hakadigo
Yuhuud Uurayeysana ilahay haburburiyo
Daliminta ilahay haburburiyo
الله اكبر
ولله الحمد والشكر لله رب العالمين
Allaahu akbar
Khilaafka dfs iyo jubaland ka so hadal ustaad
Muslimiinta waa iney diinta ama shareecada ku dhaqmaan ama inee doortaan in alle dhibaato dul dhigo
Siyaad bare ayaaan soo xasuustay😢😢😢😢😢
الله اكبر
Somalia tolow xillimay xor noqonysaa😢
Waqti uusan qofna ku baraarugsaneyn, Muselsel layaab leh in uu ina sugaaye u muuqataa lol
Reply pro 🙌🏻🔥
Waa commentigaagii ugu horeeyey ee aad halkaan ka bixiso
Allhu akbar
Yess
Wil iyo aabihi oo dila ah
Aad baan ushareysaneynay marki lalaaay madaxdi xisbolh madaama eey sreal ladagaalamyeen lkn qorsha aanan suraysa karin bu illhy kallaha
waan ku sugay mahad sanid anaga
Alx alx alahu akbar
Ma ogtahay Israel inay xilikaan duqey neyso Suriya ayago ku mar marsiyoonayo amnikena sugeynaa wan u cabsanaaya wallaalahen suniyiinta suuriya 😢
❤❤❤❤❤❤
Wll Abdi Rashiid Hadii Aan su aal aan ku weydiyo lama diidana in Kali taliska iyo Awooda shisheeye Wanaag iyo xumaan leeyihiin laakin marka xilka laga tuuro Sidan ayaa la arkaa
1) Libya 🇱🇾 Qadaafi Dawlad kamey dambeen Waad aragtaa maanta
2) Somalia 🇸🇴 M.siyad bare waad aragtaa Dal marku uu ka dagay sida uu yahay
3) Saddam Hussein iraq 🇮🇶 Waad aragtaa sida ay tahay markaa in kali taliska loo daayo meeshiisa madama wax is badel ma dhacayo marka ay tagan
Xaaladaha ay wadamaasi ku sugnaayeen iyo xaalaa suuriya way kala duwantahay. Markii khadaafi uu dhacayey Reer liibiya ma aysan haysan Ajando siyaasadeed ee dalka ay ku hogaamiyaan. Soomaaliya Cadiifad ayey kula dagaalameen Rajiimka, İsla cadiifadoodii qabiilka ayey ku kala tageen, Ma aysan lahayn hadaf siyaasi ah, Keliya hadaf in wax la burburiyo ah ayey u socdeen. Sadaam Hussein kadib dalka Ciraaq qorsho Mareykan iyo İran ayaa ku jiro, Haddana dalka Ciraaq waa dal Suni iyo shiico ka kooban, Waxaana ku badan shiicada. Suuriya waxaa ku badan suniga, Dadka Dhammaantoodii way ku faraxsan yihiin in keligii taliska bishaar uu dhacay. Mucaraadka suuriya Waxaa ay haystaan qibrad hogaan 10-sano ah, Nidaamkoodi waxaa laga arkayaa qaabka dagaalkoodii. Si kooban xaaladaha ka jiray wadamadasi iyo suuriya way kala duwantahay.
Mahadsanid
Next yamen🇾🇪 and Palestine 🇦🇪 inshallah 💪
فقطع دابر القوم الذين ظلموا والحمدلله رب العالمين
Allahu akbra alhamulilah alle ayaa mahad leh
Waar zxb ilaa shalay waanku sugaynee warka maga soodaa
Eygu ruushja nabad galyo siiyey koley wey dilayaan
Somaliyeey Syria suni iyo shiico ayay isku af garteen inaga...
Wargeykii the economist 2025 wuu soo baxay masuul
🇸🇾❤❤❤
😭😭😭😭😭😭
Kanaalkayga so booqo walaal😢
Suriya taariikh cusub ayaa ka bilabatay rajiimkii bishar Al asad hadii la tuuray waxii asiga iyo abihiis ka gaysteen suuriya wa mid ay helayan abaalmarintoodi
QURANNKU waa mucjiso meel walba mar walba wuu ku haboonan karaa
Ustaad ka soo sisi iyo ismaaciil cumar geele😂
Omar Gelle habka uu u dhici doono waa arrin xiisa leh, Haddii uu si tartiib ah u geeryooday waa uu faa'iday ayaa la oran karaa.
WAAR RUUSHKA IYO IIRAN INKAARTU XAGANAY KAGA DHACDAY ILAYN WAXAYNA GAADHEEN HEER AY INDHAHA KA DAWADAAN BASHAAR AL-ASAD. OO.DHACAYA😂😂😂
Allahu akbar
Sxb urur iqwaano muslimiin muuqaal ka soo diyaari siday ku dhismeen
USTAAD CAAWA WAXAAD NOO SOO COPY GARAYSAY WABARI MEDIA
WARBIXIN KALE AYAA KA SUGAYNAA TAN MAANTAAN KA DHAGAYSANAY WAABARI MEDIA EE
MAHADSANID