Soo dhowaynta Xil Max'ed Abiib re Awdalow kooxda M. Biixi & Isaaq kala saara

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 36

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Місяць тому

    Wallhi oo bilaahi xildhibaan abiib waa geesi qaran waqtigaa u dhigay abaal❤

  • @DayibDaahir-g1r
    @DayibDaahir-g1r Місяць тому

    Geesi Geesi dhalay maxamed abiib guul iyo gobanimo

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Місяць тому

    Mansha allah jaamac galad soomaaliland guùuuuuul

  • @user-yz6cf1gt2u
    @user-yz6cf1gt2u Місяць тому

    Maxamad abiib.waa xîldhibaa qaran

  • @mohamedelmi288
    @mohamedelmi288 Місяць тому

    Xildhibaan Maxamed waa xildhibaan qaran oo gees walba taageero ka haysta.yaan lagu ilka beelin.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Місяць тому +3

    Sxb dhal doofaar iyo Guud ahaanba agoontii iyo maatidii daaquudkii afwayne iyo ka hadhay kabaleefyadiisii ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynahu (sida adiga oo kale) awdal iyo reer somaliland midna wax uma sheegi karaane-- qarso please futadaa ku dalooshee yaa ilma dayuus naxli dhaanshay quluubtiisoow u sheekee cagdheer,,,, for ever Somaliland rep,,,

    • @aishamohamed4406
      @aishamohamed4406 Місяць тому

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      Acudubilah caloosha maal ayaaku fadhidha. Is Qarasfaal please

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Місяць тому +1

    Geesi guul insha Allah will ❤❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Місяць тому +1

    Welkom 🤗 Jaamac Galad

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy Місяць тому

    Masha Allah talo tagero ayaad maanta umuujisay ree awdal thanks

  • @DayibDaahir-g1r
    @DayibDaahir-g1r Місяць тому

    Jaanac galad geesi soomaliyeed sxb salaan sare

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Місяць тому +2

    Cudurka iidoorka la yidhaa mindhaa daawo male

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому +1

      war hadii lagu dhaho aan wax kula wadago ma idoor nacayb baa ?

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Місяць тому

      ​@@Jaalejaale12maya xumaan maaha lkn koonfurtan aad ku ordaysaa mxy kuu ogoshay tusaale wasiir bayle oo maaliyada ahaa baad ku lahayd waa laga eryay booskuna waa laga qaaday midkalena laguguma magacaabin bal horta yaan somaliwayn oi afka baarkisa ah lagugu beerlaxawsane caqli ku daroo fikir

  • @Lizzie17383
    @Lizzie17383 Місяць тому

    Walaahi waxan ku dhaaranaya subixi saaka oo sabti ahayd waxan tegay suuqa gobonimo ee idaacada hargaysa ku yaala adeeg khudrad ayan u doontay suuqa oo dhan alaabtay iibinayen waxyar bay dibada dhigeen waxay ku tala galeen hadii maxamed abiib xukuumadu far saarto in mudaharad laysugu so baxo oo madaxtooyada muuse loogu tago

  • @theruler411
    @theruler411 Місяць тому +1

    Jamac galad koodhka wenyn naga dhig. Viva somaliland. Adigu waxaad rabtay way dhici weyday. Qaxootinmo ayaad la cimriyesatay iska cibaadeyso. Awdal ragi laha samaroon saciid ayaa jooga

  • @abdirashid9652
    @abdirashid9652 Місяць тому

    Nacllatullahi callayek jaamacoow

  • @user-iy7fm3hs5c
    @user-iy7fm3hs5c Місяць тому

    Mashaa allah sifiican ayaad uqaadhigtay jaamac galad

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Місяць тому +2

    Adoonkii faarah macalin kasoo waran

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Місяць тому

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN ❤❤

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Місяць тому

    ILAAHAY HAKADALKA&DADKA CALANCASTA

  • @NimcoFf
    @NimcoFf Місяць тому

    Adigu cagdheerey DDS ma loo wada siman yahay?

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Місяць тому

    REER AWDAL WAXAA MAANTA SOO MARTEY FURSADII UGU FIICNEED ABAD SOO MARTEY
    MAANTA SOOMAALILAND WAXAA ISKU SOO HAREY ISAAQ IYO REER AWDAL
    MIISKA WAA IN LA SOO SAARAA HABKA WAX LOO QEEYBSANAYO
    WAA HADII LA DOONAYO INAAN WADA JIREEYNO
    SHEEKADII HORE WEEY DHAMAATEY OO AH CADKA WANASGSAN WAA ANIGA
    CADKA QURMEY WAA ADIGA
    MADAXWEEYNAHA WAA ANIGA
    WASIIRKA GUDAHA WAA ANIGA
    WASIIRKA MAALIYADA WAA ANIGA
    WASIIRKA DIBADA WAA ANIGA
    XAFIISKA BULIISKA WAA ANIGA
    XAFIISKA MELITARIGA WAA ANIGA
    XAFIISKA MUQAABARAADKA WAA ANIGA
    MAXKAMADA SARE WAA ANIGA
    MEEL KASTA MANFAC IYO AWOODBA LEH WAA ANIGA
    WASIIRKA CIYAARAHA WAA ADIGA WASIIRKA BEERAHA WAA ADIGA WASIIRKA KALUUMEESIGA WAA ADIGA
    WASIIRKA BARAKACYAASHA WAA.ADIGA
    WASIIRKA NADAAFADA WAA ADIGA
    DERBIGAASI DULMIGA KU DHISNAA WAXAA BUR BURRIYEY XILDHIBAAN ABIIB
    MAANTA RUNTA AYAA LA ISU SHEEGAYAA
    MAANTA REER AWDAL AYAA XAQII U DILAACAY
    SNM TA WEXEEY DOONAYEEYN INEEY XABSIGA DHIGAAN ABIIB
    LAAKIIN ILAAH WUXUU YIRI
    وَمَكَرُواْ وَمَكَرَ ٱللَّهُۖ وَٱللَّهُ خَيۡرُ ٱلۡمَٰكِرِينَ
    ( وَقُلْ جَاءَ الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ ۚ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقًا)
    REER AWDAL JAANISKANI MAR LABAAD IDIN SOO MARI MAAYO

  • @macalincadaawe8249
    @macalincadaawe8249 Місяць тому

    M.a xildhibaanka waan soo dhaweyneenaa

  • @tawofiiqabdullahi3820
    @tawofiiqabdullahi3820 Місяць тому

    Qaniis qaniis dhahay oo afka iyo fitadaba laga waaso jaamac duufle uuuf

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Місяць тому +2

    MAXAMED ABIIB WAA NIN MATALA S/LAND OODHAN

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Місяць тому

      Kii madexwaynaha sheganayay hadiii uumatalo beshiisa maxaa abib korka kasaray Somalian odhan?

  • @fosiaali9544
    @fosiaali9544 Місяць тому

    Adigu is xoree horta marka hadal Sawaaxili mise amxaar
    2:53

    • @Hurusocod
      @Hurusocod Місяць тому

      Yaa uu ka xoroobaa, mise keligaa ayaa degga inta xabashi iyo kenya ay gumaysato.
      Mise isxilqaankii ay isku xilqaameen, inay dhulkaa xoreeyaan ee aad idinku jaawaasiis u noqoteen xabashi ayaad Monday Ogaadeen keliya in lagumaysto.
      Muuse biixi xaggre kasoo joodee.
      Faysal Cali waraabe xagee kasoo jeedaa.
      Mise idinku Axmaarada ayaadba tihiin, oo waad gumaysataan Ogaadeen.
      Bal iisheeg, qabiilka Soomaaliyeed ee ka maqan kililka.
      Ogaadeen badnaantiisa ,.miyuu kaa xigaq kililka.
      Haday tahay, badni in dhul lagu yeesho, ee Soomaaliyaba Kablalax ayaa kaaga badan, markaa Soomaaliyana ma Kablalax baq leh.
      Hooy, xaqiiqda ka hadal.

  • @user-yu4do9kw7l
    @user-yu4do9kw7l Місяць тому

    Rer borame waxay ku balan San yihin in calanka awdal state lagu so dhaweyo laguna dhawaqo awdal state maanta boorame o waji kale yeelata bey somali Ka sugeyan rer awdal hadi kale wlahi gun bey ahanayan gabdhahoduna guur ma yelanayaan

  • @MustafeMuhumed-ju3bf
    @MustafeMuhumed-ju3bf Місяць тому

    Maxamed abib waa garab taabnahy

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Місяць тому

    KUWA JABHADDA SHEEGTAY EE ARAB CALANCASTA, AYAA DHASHAY

  • @Thuglifemoney
    @Thuglifemoney Місяць тому

    Dagaal baa dhacaya ninyahow indhaha ka daawo

  • @mahamoudmoussa8111
    @mahamoudmoussa8111 Місяць тому

    hjgf

  • @user-eu5uw9he3y
    @user-eu5uw9he3y Місяць тому +1

    War idoor ka iska celiyaa reer awdalow

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 Місяць тому

    Ta maxamed abiib waa tuu udhintay cali khalif galaydh reer. soola ayku quusten 2 years aan eegno