Masha allaha jaamac galad waxaa tahay nin muslim sax ah oo allah iyo rasuulkii yaqaana waxaa tahay nin ummada soomaliyeed runta u sheega xaqdarana aan taageerin masha allah Guul iyo gobonimo waa ku taageersanahay hadii aan nahay reer muqdisho
Asc wll jamac iyo dhamaan dadka somaaliyed ee halkan ku xiran waxaan u sheegaya in aan ka xumahay raalina kama nihin raali galin ayaana ka bixineynaa insha alah midka kale jamac waxuu sheegayo waa runtiis timka reer ma qoraan waa dad damiir laheen aniga oo abdi risaaq cilmooge ayaa marqaati ka ah inta uu jamac sheegayo
@bashirabdi3799 Allaha kucizeeyo waa runtaa way iska cadahay. Waxay isku diraan uunbey rabaan. Kenya Soomaalidda degan waa ☪️ Muslimiin ehel iyo arxan isu ah. Sheydaama raba in la isku madho oo laqaxo. Been iyo dulmi bey usocdaan iyo dad ceebeys. Subxaanallaah
Team Kaasow waa ciyaal weera inay magac Ogadeen isticmaalaan waa qalad Hanad Ogadeen ahba waa jirdil garaaceen video kasoo duubeen Ogadeen baa difaaceyna meel mawada gasho Mida kale Sayid Abdule Hassan waa halgamaa Soomaaliyeed Nb Team Kaasow waa in meel looga soo wada jeesta Ogadeen ma matalaan ciyaal weera waa in sharciga lagu qaada oo la maxkamadeeya Team kaasow wiil majeerteen biciidyahan bay mindi ku dilay mid ka tirsan Team kaasow waa cadowga Soomaali Neyroobi jooga Nayroobi kenyati baa leh
Allaaha u naxariisto sayid mahamed abdulle hassan wuxu somali u aha abaha halgamaga somaliyed wana ninkii kadida ku dhajiyey ingiriis iyo talyaani ma mudna in laga sheego wax aan ku habooneyn waayo nin tariikh muug weeyn ku leh somaliya iyo beesha calaamka, Hadii aay dhacdo in u qofi waxka sheego sayid mahamed abduule qof aan la socoon tariikhda somaliya ee wuxu u bahan yahay in wax la fahaamsiyo ee uma bahna in la garaaco, Ficiilka aay sameeyen dhalinyaradu waa gaf aan geed logu soo gaban ee waa in laga daweeya dhibanaha inta aaysan faafin, Jama galad waxad tahay oday somaliyeed wana ku mahad santahay asc wr b
waalel aad badd u mahadsantahay allaha u naxariisto qof kasta oo mayti caayey isaaga ceebaysan lakiin timka kasow waa wiilal xashiika cab ugaaden ma matalaan lakiin walale dadan halka qabto waaxa dabka shidayaa waa dad baraha bulshaada ku jira in tolnimo ha loo wada hadlo
Saaxiibaw allaha unaxariisee said maxamed cabdille xasan in soomaaliya dhamaanteed Ku faanto oo xoriyadii loo tiiriyo ama sabab uu u ahaa inloogafo waa waxlagaxumaado waliba waa marxuun waa shiikh mujaahida
War nin kale oo dhalin yaro ah bayba ayaan dhaweyd dileen oo nafta dhaafiyeen waxaan reerkas somaliyed ee ay shegtana magicii bay kaga ciyaareen waa caruur sixun u kortey dad xitaa waalid fiican soo koriyeen lakin mararka qaar si xun u kora ayaa jira arinta sayidkana sayidku astan qaran ayuu ahaa siiba astaan diimeed taariikhdana reer kuma galin hankiisuna reer wuu ka weynaa ninkii ugu horeyey oo african ah oo diyarad lagu weerarey buu ahaa asaga iyo ciidankiisii sidaas bay reer u dhaafsiisnaayeen
Ogaadeen maha waxan waa dhalinyaro gangi ah waxaa Lagu soo qaban karaa ayadoo lahelo Wiilkan meeesha Kyu saaran iyo kii Tara we maha waxaan what habergidir Kadin waa as Lagu raadinyaa kuwaas silo soo qabto Waa Odin Salamanca from majertenia
Asc soomaaliyey dalkan waxa iska leh waa kenyaati qabiilka ogadeen waa dad fiican laakiin qabiil walba waxay leeyahiin kuwa nolosh ka dhacay oo qamrig iyo xashiishka caba oo mooryaan ah oo dadka soomaaliyeed isku dira marka ha la iska qabto kuwa xun oo sumcada qabiilada dilay ee Allah ka furtay
Nimankaan kaasowga lagu hayo waa niman ku waashay naago iyo balwad ee dadka soomaaliyeed kama xigaan sayid maxamed cabdule xasan sayidka waxa uu ka dhashay dadka soomaaliyeed Allah u naxariiste waa nin la dagalamay cadawgii dalkeen qabsaday ee nimankaan dhalinyarad soomaaliyeed ku dilya kenya 🇰🇪 ha la iska qabto waa tuugo isku diraysa dadka isla dhashay waa mooryaan
@@Johnniedallas214 taasi waa khasaare. Afrika bari ayuun baad arki dooobta dadkii loo a eryanay ama bedelmay. Waxay kaliya oo ku xidhantahay nin oo beri wadamadaa qabada wayna dhici doontaa taasi .Dhulkiisa qofka wax u dhaama waa lawaauay
Jamac kooxdan waa kuwa ujeeda khain in nimo iyo nidamka magac dilka lagu maalgaliyay xoog baris ah lagu sameyo,Qowleysatada waa in lasoo qabto,Sharciga dalka kajiro iyo midka islamnimo.midka dhaqanka loo cuskado.
cagdheeereeey 1 nin oo ad aftuubteen baad 6 ku garacdeeen! ma faaan baaad mooden? ordo jigjiga iyo dhulkina la idinka soo qixiyaay ku xoreeeya narobi dadba lahe
Galad waa run sheeg dulmi diid geesi aan fikirkiisa la gabanin adeera yaal wilashaas magicii daaroot waa ku ciyaareen waryaaye ma sayid maxamed baad ka xigtaan ninka majeerteen ama mareexaan duli Ala idin bad
Arinkan waxuu markhati furayaa allaha hunaxariste Siyad mohamed Abdullah hasan inu ahaa wanaag saman nin kusifeysan oo halyey ah tan dilka darood dhaxdisa ah waligedba wa isdilayeen wana laga xalayaa
Asc wlal jamac ninka la yiraho dahir calasow ba meesha ku jira wuxuu ka dhexa shaqeeya majeeratan iyo ugadeen wlal majeeraten iyo ugadeen wa duriyadii darooda ismail wana isku diig waxan ad ugu xumadey in manta dahir calasow nin niman ugadeen intey qol ka do hadalan dhahan ugadeen iyo habar girir walalo goorma bey dshir calasow aad iyo aad bu u neceb yahay magaca darood ad bad u mahad santahay allaah ku Xafido
Axmad Gureey ma uundhiman magablamin❤dRwiishtiigeenyadumadaana❤❤❤❤❤
Jaamac galadoow intaad garatay odayaashii magaran waayeen allaah aqliga kaama qaado waad gobanim o hadashay❤
Waa runtaa ,waa la iska qaban karaa, sayid mohamed Waa geesi somaliyeed ,ee maaha geesi ogaadeen, dhalasho mooyee.Kuwani waxay yihiin Waa la ogaan,(dhawaan).
amiin ❤amiin 🤲🏻
Waa in wiilashan xiro aysan mahaalada aysan kujirin
Allah 😭Allah scw scw scw scw scw scw 🤲🏻
Sax walahi ilahey ha u naxariisto SAYIDKA amiin 🤲
SAX❤❤❤❤❤
JAMACAW MAHADSANID🙏.
From PUNTLAND 😊
Ogaadeenow talada jaamac galad qaata.majeertenaw Idinkuna ficil
Xun hasamaynina
Jamac mahadsanid
Wax ka fiican ma jirto in
islaam-nimo aad igu xushmeeysaa,
ka dibna somalinimo aad igu qaadataa❤😊
Mahadsanid jaamac galad
Allah 🤲🏻Allah
Soomaalidu mewshey dhalinyaradu waxkabadali lahaayeen dhaqanka qabyaaladaa ayey 2024 ayagii isdilayaan
Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo Sayid Abdalla Xassan Cebmale Hall yey gii Somalida iyo Afrikaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😮😮😅Sheikh the 😂😂8😮p
Mid kale sayidka geesi somaaliyeed
Asc wariye waa kugu raacsanahay waa wax laga xumaado waa jaahlnimo waxay sameyeen Nairobina ayagana malahahan qabilkoodana malahan
Masha allaha jaamac galad waxaa tahay nin muslim sax ah oo allah iyo rasuulkii yaqaana waxaa tahay nin ummada soomaliyeed runta u sheega xaqdarana aan taageerin masha allah
Guul iyo gobonimo waa ku taageersanahay hadii aan nahay reer muqdisho
Asc wll jamac iyo dhamaan dadka somaaliyed ee halkan ku xiran waxaan u sheegaya in aan ka xumahay raalina kama nihin raali galin ayaana ka bixineynaa insha alah midka kale jamac waxuu sheegayo waa runtiis timka reer ma qoraan waa dad damiir laheen aniga oo abdi risaaq cilmooge ayaa marqaati ka ah inta uu jamac sheegayo
Jaamacow sabeen Naga xidh
Waxaa laga yaabaa. OGADEN IY9 MAJERTEN IN LAISKU DIRAYO ISKA JIRA
OO YAA ISKU DIRAYA WAA LAYSKU KAATA DIRAYA BAAD KU WAALATEENE
@@saidmohamed5501dadka ka xun sidada uhadlaya oo kale
@bashirabdi3799 Allaha kucizeeyo waa runtaa way iska cadahay. Waxay isku diraan uunbey rabaan. Kenya Soomaalidda degan waa ☪️ Muslimiin ehel iyo arxan isu ah. Sheydaama raba in la isku madho oo laqaxo. Been iyo dulmi bey usocdaan iyo dad ceebeys. Subxaanallaah
الفتنه أشد من القتل
Why qof dhintay qofka caayaya isagaa dhib qaba waayo waxaa sugaysa su,aal ah maxaad ku cayday adoonkayga aan oofsaday adiga horta illahayna Kuma cafiyo dadkan dhintay ee jaahiliinta ah ee baraha bulshada kacaaya qabiilada iyo dadka dhintay thank you so much indr jaamac galadow ❤
Waa yaab sayid maxamed abdulle Hassan illahay haw naxariisto goormuu noqday qabiil gaara soomaalinoodhan baa kufaana taariikhdaas
Sax. Sayidka Allaha unaxariisto Qabiil gooni ah malahayn Mujaahid Soomaaliyeed ayuu ahaa. Sheekadan waa howl Isku dir iyo Soomaali kala dil Ogaadeenna beri buu kayahay. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hasoo qabto Sheydaamadda dadka nolosha kucunaaya. Daalimiin dadka kaladilaayo oo isku diraayo waaye.
Waa xaqiiq warka Jaamac duqaydu arintaa hagalaan arinka yaan lafududaysan
Jaama coo kheyr allaah haku siiyo
Sayid abadala hasan ❤❤❤halgama
Sayidka waxaan difaaci Kara bahgeri gumcadle abraahiin iyo dhulbahante
Absolutely walaalaha mj million time raali ha noqdeen we are very sorry
Asc walale jisaa kalaahu khayr ❤
Masha allah si fiican baad u hadshay hadhow dad kale oon waxbo galabsan aa dhib loo geysanayaa
Horta hadhihin bugbugeynayan ee waxaa tirahaadaa nimanka sida araxandaradaleh u dilayan waa sida ey tahaye sidaa ugahadal🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲 butland 👍
Mashallah xikmad xikmad dhashay
Team Kaasow waa ciyaal weera inay magac Ogadeen isticmaalaan waa qalad
Hanad Ogadeen ahba waa jirdil garaaceen video kasoo duubeen
Ogadeen baa difaaceyna meel mawada gasho
Mida kale Sayid Abdule Hassan waa halgamaa Soomaaliyeed
Nb Team Kaasow waa in meel looga soo wada jeesta Ogadeen ma matalaan ciyaal weera waa in sharciga lagu qaada oo la maxkamadeeya
Team kaasow wiil majeerteen biciidyahan bay mindi ku dilay mid ka tirsan
Team kaasow waa cadowga Soomaali Neyroobi jooga
Nayroobi kenyati baa leh
Ogaaden iney sayidka isku waalan maba aha waayo sayidka reer abtigiis baa korsadey reer abtigiis baa u hiiliyey ayagu sayidka waaba so eryeen
Allaaha u naxariisto sayid mahamed abdulle hassan wuxu somali u aha abaha halgamaga somaliyed wana ninkii kadida ku dhajiyey ingiriis iyo talyaani ma mudna in laga sheego wax aan ku habooneyn waayo nin tariikh muug weeyn ku leh somaliya iyo beesha calaamka,
Hadii aay dhacdo in u qofi waxka sheego sayid mahamed abduule qof aan la socoon tariikhda somaliya ee wuxu u bahan yahay in wax la fahaamsiyo ee uma bahna in la garaaco,
Ficiilka aay sameeyen dhalinyaradu waa gaf aan geed logu soo gaban ee waa in laga daweeya dhibanaha inta aaysan faafin,
Jama galad waxad tahay oday somaliyeed wana ku mahad santahay asc wr b
DILKU WAA DEMBI WAANA CEEB,
Dilka Inuu yahay kabaair horta taas Soomaali Haloo Sheego!
Ku soco jaamac laakin baryahan dambe waxa so batey sayyidka dad badan o si macna Darran ku caaynaya ee u sheeg sayyidka in lo Duceeyo
Uf dadka ka xishooda Ogaadeenoow haddana soo qabta raggaa sidaa u galay wiilka waa hadddaaad Islaanimo soomaalunimo iyo wada dhalasho xeerinaysaan sayidku hiil iyo hoo idinkama helin markuu noolaa from khaatumo
waalel aad badd u mahadsantahay allaha u naxariisto qof kasta oo mayti caayey isaaga ceebaysan lakiin timka kasow waa wiilal xashiika cab ugaaden ma matalaan lakiin walale dadan halka qabto waaxa dabka shidayaa waa dad baraha bulshaada ku jira in tolnimo ha loo wada hadlo
Wlhi jaamacaw adeer way ina ceebeyeen waxas inagumedka ahi
Aun sayid maxamed
Sayid maxamad soomaali oo idil buu u dhexeeyaa
Saaxiibaw allaha unaxariisee said maxamed cabdille xasan in soomaaliya dhamaanteed Ku faanto oo xoriyadii loo tiiriyo ama sabab uu u ahaa inloogafo waa waxlagaxumaado waliba waa marxuun waa shiikh mujaahida
War nin kale oo dhalin yaro ah bayba ayaan dhaweyd dileen oo nafta dhaafiyeen waxaan reerkas somaliyed ee ay shegtana magicii bay kaga ciyaareen waa caruur sixun u kortey dad xitaa waalid fiican soo koriyeen lakin mararka qaar si xun u kora ayaa jira arinta sayidkana sayidku astan qaran ayuu ahaa siiba astaan diimeed taariikhdana reer kuma galin hankiisuna reer wuu ka weynaa ninkii ugu horeyey oo african ah oo diyarad lagu weerarey buu ahaa asaga iyo ciidankiisii sidaas bay reer u dhaafsiisnaayeen
Jama Galadow Waad Ku Mahadsan Tahay Runta Ad Ku Hadlayso.
Bismillaah mxa dhacey ?
Thnk U Mr Jamac Galad 🌿
Dad shisheeya ah baa soo adeegsadey waa doqomo waa gunimo waliba weey dhaaranayaan
Mansha Allah maska fayoow ayaad haysaa
Ogaadeen maha waxan waa dhalinyaro gangi ah waxaa Lagu soo qaban karaa ayadoo lahelo Wiilkan meeesha Kyu saaran iyo kii Tara we maha waxaan what habergidir Kadin waa as Lagu raadinyaa kuwaas silo soo qabto
Waa Odin Salamanca from majertenia
Looga cararimaaye iyagaa laga saari waxaas waa ceeb iyo reerkay magaca ka dileen
Dadka waayey waa inay xiraan dadkan
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win insha allah aamin scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺
Reer ssc reero aan 4 fac aan wax u dhaxayn baa jira oo dhamaday waxna kama sheegaan shame on you soomaaliyeey
Wa been dhulbahante Wa horgal siyadka iyaga Ayaba basaaasi jiray
Aniga ayaa ka mid ah reeraha 4 fac tirsada ee madiga u badan oon laheyn adeer koowaad mid labaad iyo mid sadexaad oo awoowgii aan kasoo farcamay oo keliya uu kasoo baxay xaruntii Taleex.
@@abdisharif8315 raganimo iyo geesinimo ayay qexaysaa..viva dhulbahante viva Somaliya
Asc soomaaliyey dalkan waxa iska leh waa kenyaati qabiilka ogadeen waa dad fiican laakiin qabiil walba waxay leeyahiin kuwa nolosh ka dhacay oo qamrig iyo xashiishka caba oo mooryaan ah oo dadka soomaaliyeed isku dira marka ha la iska qabto kuwa xun oo sumcada qabiilada dilay ee Allah ka furtay
Nimankaan kaasowga lagu hayo waa niman ku waashay naago iyo balwad ee dadka soomaaliyeed kama xigaan sayid maxamed cabdule xasan sayidka waxa uu ka dhashay dadka soomaaliyeed Allah u naxariiste waa nin la dagalamay cadawgii dalkeen qabsaday ee nimankaan dhalinyarad soomaaliyeed ku dilya kenya 🇰🇪 ha la iska qabto waa tuugo isku diraysa dadka isla dhashay waa mooryaan
Aad iyo aad
Jamac galaad mashallah
Garaaadka wuu goyay garta
Sax sax sax wallahi waa ka seexan wayey dhoobley ayan jooga fajac ayey nagu noqotey ceeb meel aan marno ayanu garan laa nahay waa in la ciqaabo kuwa nagamid manoqon karaan waa lagu daba jiraa firxadkooda gaarisa ayey ka dheceen gaarisana waa looga diyaar garoobey 8n gacanta lagu dhigo tuugada xashiish yacabka moryaanta ahi ooooh
Wll ma dhobley Somalia jogta imika
Jaamac G Arinku kama imaan Ogadeen ee Waa Caruurta Wajiyo Xun iyo ciyaalka Social media ku Cusub Waana in Wax laga Qabtaa
Run Badanidaa Mudane.
Dhalinteena Soomaaliyeedoow Aanu iska Qabano Dulmi-Falayaasha.
Halyeeyada Soomaaliyeed Dadka Soomaaliyeed Ayaa Eey Halyeeyo Uyihiin.
Ina adeer waa la adeegsadaa nimankan qofkana wey isugu tagaan rag baa soo adeegsada
Meytaatka in wax laga sheega waa qalad.❤❤❤❤
Adeer sayidka Somali ayuu udhaxeeyas
Dadka waxa kujira dad waxmagarato ah iskuna diraya dadka wadadhashay waa in la iska qabto labada dhinacba dadka fidnada abuuraya.
Jawaab waafi ah weeye Jaamacoow
Tuug qabiil maaha ee halaiska qabto
Ma i loowday wiikii majeerteen ay nafta dhaafiyeen
Marka hore mays waydiisay daroodka, hawiyaha iyo Somalida kale maxay iskugu ururiyeenl Kenya iyo Nairobi Sawaaxili leeyihiin.Dhul iyo wanadab fiican ayuu ilaahay siiye may wadankooda dhistaan iska joogaan oo aminaan. Wada cudur xaga maskaxda ah wada hayo oo aan dalkooda iyo dallkoodda kalsooni qabin. Kuwana ayagaa sii dhalay.
Wll Nairobi & Addis ababa ayay dhisten imikana waxay ku daten Rwanda, Uganda, Tanzania, South Sudan, zambia, South Africa & Anogola
@@Johnniedallas214 taasi waa khasaare. Afrika bari ayuun baad arki dooobta dadkii loo a eryanay ama bedelmay. Waxay kaliya oo ku xidhantahay nin oo beri wadamadaa qabada wayna dhici doontaa taasi .Dhulkiisa qofka wax u dhaama waa lawaauay
@@moeawale4891 wa runta wll lkn amni daro & musuqmasuq weyan Somalia
Jamac kooxdan waa kuwa ujeeda khain in nimo iyo nidamka magac dilka lagu maalgaliyay xoog baris ah lagu sameyo,Qowleysatada waa in lasoo qabto,Sharciga dalka kajiro iyo midka islamnimo.midka dhaqanka loo cuskado.
Waa dhaqa xumo kusoo Korortay umada Somalida in caayo mowtida iyo dadkii waxgaradka ahaa
Walaahay nin haharyoonis baan ahay gobanimada ayaan kugu taageery
cagdheeereeey 1 nin oo ad aftuubteen baad 6 ku garacdeeen! ma faaan baaad mooden? ordo jigjiga iyo dhulkina la idinka soo qixiyaay ku xoreeeya narobi dadba lahe
Ninkan Soomaliyed Dhibka Loo Geysatay Halanoolayo.
WAxay sameeyeen waa in abaalkooda lamariyaa dadka wanagaasan waa in aykudhaqaaqaan abaal marinta dadka xun ficilka ayku dhaqaqeen
Walaal waa Mooryaan aan dhaqan Islaan iyo mid Somalinimo mid Daarood midna aan lahaan yaan Ogaaden oo ah Reer sharaf iyo karaamo kudhax leh Dadka Soomaaliyeed yaan looqaban. Wax magaratadaasna waa in Sharciga lahorkeenaa oo Cadaalada dhadhamiyaan. Wariye Jaamac Galad na aad buu u mahadsanyahay
Hawiye iyo isaaq oo soomaalinimo naga dhaxeyso ma ayna sameeyeen gunimadan
Asc.jamacagalal.guulwacan.waxan.kuguaqan. ruunsheg.waxatahay..geesi.jeecel.dadka.iyo dadka.iyo.diinta.hadey.noqonlahey soomaliyodhan.midadookalaha.cadawga mahunguriyeyeb.guul.wariye.garta.ishadkariday
Somali jecel io dadnimo jecel ka ma ahan marki laka hadlayo tanahaga oo kaliya dad xoornimo utirir ah onlf somali galbed axmar dadki oga hiliyay waye dadkan io ku jirto mantana sas u hadli wa laka tarema
Jaamac galadow walaale idku waaceeb oo waa xaaraam oo naarbaalagugali oo haadhihin Ceebma aha
Galad waa run sheeg dulmi diid geesi aan fikirkiisa la gabanin adeera yaal wilashaas magicii daaroot waa ku ciyaareen waryaaye ma sayid maxamed baad ka xigtaan ninka majeerteen ama mareexaan duli Ala idin bad
dealin yarada Soomaaliyeed waa in ay sidan isu dhaamaan oo mustaqbalkooda ka tashadaan oo cadawgooda arkaan oo Meel uga soo Wada jeestaan.
Maanta Seyd maxamed cidna hiil ugama baahna.
Ogaaden walaal Soomaali kale. Cidii waxgal ahi Seydku hawshi uu hayey haday taagantahay ninki wax sku hayow !!!
Arinkan waxuu markhati furayaa allaha hunaxariste
Siyad mohamed Abdullah hasan inu ahaa wanaag saman nin kusifeysan oo halyey ah tan dilka darood dhaxdisa ah waligedba wa isdilayeen wana laga xalayaa
Dhalinyaradan dad badan bay dhibateyen waana lafiirasaday tana hadii wax laga qaban mid kaweyn bey kenayan
Dhaqan Raganimo ma aha, Waxay Sameeyen.
War wiilkaas sayidka macaayine illaahay halaga cabsado ilkacase inuu soodiro waxaa kadarnayd inuu usoo hanbalyeeyay majeerteen nacayb waxbadan kabadali mayso gobonimadaa laysdheeryahay ogaadeen waa dhooban yahay puntland balse qof miskiina uma baahna inay dhibaateeyaan
Waa qalad walaalkan in saas layeelo lkn ninkii sayidka caayo halagaraaco😮😢
Sayidka.maxaad u haseen
1980gii 5kun oo Ogaadeen ah baa, Kenyanku xasuuqay. Dumarna xoogay.
Lakiin Lama arkin 2Ogadeen oo Hub qaatay iyo.
Aan ka Aheen SIYAAD BARRE.
Somali beey u Xoog badan yihiin Somalidu.
Wax magato ayaa kadanbaysa
News Good ❤
Sxbow arintaan inkastoo wax qaldan tahay hadana reer garowoow markaad leedahay reer gaowe malahan miyaaa dad wanagsan rali galin ka bixi
Galada waa saxantah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Sayid maxamed cabdile xasan magaciusa ayey kuqadhaabanayaan
Asc dhamaantiin Somaliyey meelkasta oo aad joogtaanba, Ninka Sayidka Caayay isagaa Caayan, Taariikhda Somalia BAALDAHABA ayuu kaga jiraa , SAYIDKU dagaalkii ay laganeen INGIRIISKA ee socday 20ka Sanno , Taariikhda Adduunku waxay Xuseysaa in SAYIDKU ahaa Qaarada Africa Ciiidankii ugu horeeyay ee diyaarado loo isticmaalay, INGIRIISKUNA u isticmaalay ,SAYID MOHAMED ABDALLA HASSAN Allaha u naxariisto isaga Halyeeyadii DARAAWIISHTABE Cidii wax ka sheegtaa waa DOQOMO aan Taariikhda Somalida Sinaba waxba kaga Aqoon, ee ka daaya sheeko Marqaanka Taariikhda Somalida, Fiirsada filimkii INGIRIISKU ka sameeyay Taariikhdii SAYIDKA iyo Ciidankii Daraawiishtaba,
Waa in lasooqabtaa raga falkaa kukacay
War kuwaa waa sarqaamiin ee Ogaden iyo sayidna shaqo kuma lahee ee iska qabto
Asc wlal jamac ninka la yiraho dahir calasow ba meesha ku jira wuxuu ka dhexa shaqeeya majeeratan iyo ugadeen wlal majeeraten iyo ugadeen wa duriyadii darooda ismail wana isku diig waxan ad ugu xumadey in manta dahir calasow nin niman ugadeen intey qol ka do hadalan dhahan ugadeen iyo habar girir walalo goorma bey dshir calasow aad iyo aad bu u neceb yahay magaca darood ad bad u mahad santahay allaah ku Xafido
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Ok
Jamac macaayin wiilka wa xuuleyahay macaayin sayidka aa ha ifrena buu leeyahy
Halaska ciliyo wasaqday Eeyda