XANUN! JACEELKISA LABUKA WA IGA QARIYAY INU NAG KALE QABAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 роки тому +147

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🥰💞🕋

    • @yasminbashir630
      @yasminbashir630 2 роки тому +1

      Salalaahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰

    • @Issechannelyoutube
      @Issechannelyoutube 2 роки тому

      Scw

    • @abdullahiabdirahman6011
      @abdullahiabdirahman6011 2 роки тому

      SCW

    • @yurubkulane2717
      @yurubkulane2717 2 роки тому +1

      Scwscw scwscw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw ❤❤

    • @naciima4743
      @naciima4743 2 роки тому +1

      walashe qeera ilhe ku siiye haduu dhinataba qofaka waalaga quurasada m a gawara ayaatahe qofa noloshada maloo jawiyo hadu kaa dheeradiba Alx dheha ilhe bala qeera kugu badalaayo qofa ku jeedina oodada arakooso maa isaku jabinaaa abaayo noloshada qofakasa ma jecelhee eee kaleeexo

  • @MohammedIbrahim-gk5bw
    @MohammedIbrahim-gk5bw 2 роки тому +100

    Walal Ana talo ku siinayo
    1 in ad nolashada wax ka bedesho
    2 in ad Alla subxanahu watacla isku xirtit
    3 wakhti faraqo oo ad ku fikirto in ad iska ilaliso
    4 in ad badisid quran akhiska
    5 in aad salada badiso

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 роки тому +191

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥😥😥

    • @somalicitizen6807
      @somalicitizen6807 2 роки тому +1

      Scw

    • @sumayoqurux3935
      @sumayoqurux3935 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @amalraage2580
      @amalraage2580 2 роки тому

      @@somalicitizen6807 !

    • @fadumosharif2909
      @fadumosharif2909 2 роки тому

      Scw scw scw

    • @ayancabdihaajir4139
      @ayancabdihaajir4139 2 роки тому

      Scw scw scw🥰🥰

  • @ayanhassan3883
    @ayanhassan3883 2 роки тому +73

    Jeceyl aan lagulaqabin waqtigaaga yuu liminiin abaayo nin naag leh wuu daneystey ee ka daneyso allaah talada saaro asagaa ku caawindoono 10 Sano ayaa jecel aan la ila qabin waqtigeyga lumiyeey 36 ayaan ku guursadey farxad aan la soo koobi karin aan ku noolahey iyo guri buuxa alxamdulilaah intaan heysan allaah siiyo inta heysatana allaah u dhowro

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 2 роки тому +3

      Mashllh abyo ilaahy haku barakeeyo qaali 🤲

    • @sumayaahmed4629
      @sumayaahmed4629 2 роки тому +2

      Masha allah alle hysku kiin brkeeyo wllo

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 роки тому +187

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 2 роки тому +2

      SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sumeyaabdi7614
      @sumeyaabdi7614 2 роки тому +2

      Scw

    • @fadumahajji8405
      @fadumahajji8405 2 роки тому +2

      Asc abaayo sorry waxad iseku dayesa sidi ku ilawi laheda adigo rali ah

    • @sumayoqurux3935
      @sumayoqurux3935 2 роки тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @faizoadan1417
      @faizoadan1417 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 2 роки тому +62

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @naima1045
    @naima1045 2 роки тому +30

    Abaayo allah isku xir oo adiga noloshaada dhiso oo quruxso qof bini aadam noloshaada haku xirin number one allah wehel kadhigo oo ducayso

  • @Maaida9
    @Maaida9 2 роки тому +10

    Arintani waa qalbi xanuun sista
    Wxa sameysaa arintaa
    1 : salad 2 rakco istiqaaro u tuko illhey ka bari qalbigaaaga inuu kuu qaboojiyo oo ninkan ku ilowsiiyo
    2: wax baro ama shaqey waqtiga firaaqada ah aa ku fakireysid meesha ka ha bxo
    3: naftada meelaha quruxda bdn ama xeebta aad nafis ku soo qaatoh
    4: adna aamin qof sidaa kuula dhaqmayoh inuu san aheyn qofkii lagugu talagalay mcney is adkeey ooo noloshada ka fakir
    5: mid wngsn ooo ka qeyr bdn waa helee insha allah midaaz aaamin
    Wcs

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 2 роки тому +111

    She forgot,(herself) to love a man instead of loving herself first since a person who is deeply in love with someone is inadvisable . but my guidance is to let her know how valuable she is to herself (self-love). From there she can agree to choose the right standpoint.

    • @Milani__
      @Milani__ 2 роки тому +1

      Preach brother preach💯🤌

    • @khadracirro9332
      @khadracirro9332 2 роки тому +9

      You absolutely right bro If you lose the valuable of yourself you lose everything subxanallah maka maarmo baba wax laganaxaa

    • @hijrayusuf9997
      @hijrayusuf9997 2 роки тому +4

      Right if you love your self no one can but you down because you know you love your self and you don’t want hurt your self. for any one too long.

    • @ifrahaden795
      @ifrahaden795 2 роки тому +7

      I was in her situation bt gues what I did I try my self to forget him though was difficult for me bt at long last I leave him for good Alxamdulilah

    • @kahanur1663
      @kahanur1663 2 роки тому +3

      Walhi naagahaan jaceyl waa nanacsiiyeen ninku kumarabe ka har bandhey acuudubilahi

  • @zubeirissackadan7384
    @zubeirissackadan7384 2 роки тому +44

    The Most Hurting Moment Of Life Is, When Unexpected Person Comes Into Your Life, Shows You The Way To Smile And To Be Happy, And Leaves You Even Not Telling The Reason....!

  • @snapper_bowy3256
    @snapper_bowy3256 2 роки тому +96

    Tell her to read ayatul kursi 150 times you brain become fresh that is the only medicine and advice for you my lovely sister.
    Nothing called kama marmo you can keep on going sister
    Thank you

    • @nafisomustafe7671
      @nafisomustafe7671 2 роки тому +1

      good advise bro

    • @zeitunaden4142
      @zeitunaden4142 2 роки тому +3

      I agreee with uu💪

    • @ifrahaden4260
      @ifrahaden4260 2 роки тому +2

      Ha oyin alle bari in uu kaa ma doobeeyo .alle ku ooy saqda Dheere toos

    • @lelaosman6237
      @lelaosman6237 2 роки тому +1

      Masha Allah your advice is important bro thanks. if she follows that advice she will succeed in life

    • @Imanx602
      @Imanx602 2 роки тому

      🙌🙌

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 2 роки тому +21

    The Best Person Ever The Most Knowledge Able And The Most Shine All Created Prophet Mohamed Scw❣🕋💔🕋💯🕋

    • @yurubkulane2717
      @yurubkulane2717 2 роки тому

      Scwscw scwscw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw ❤❤❤❤❤❤

    • @hassancadde1597
      @hassancadde1597 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 роки тому +119

    Abaaayo ceeb maaha nin xaas leh in aad jeclaato balse qof aan kuu soo jeedin abaaayo waqti ha is kaga lumin markaad ka tashato waxaad arki doontaa isaga oo ku daba ordaayo marka keep going sister ilaahay mid ka qeer badan hakuu sahlo 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @sagalabdiadan5911
      @sagalabdiadan5911 2 роки тому +4

      Nin xaasle qaladwaaye ineekadaba orado uf

    • @hipaaqabdi8470
      @hipaaqabdi8470 2 роки тому +1

      Abyo anigaba sidaan ookle baa iheeysato Lkn ninkaan jeclahay xaasle maaha wax aan sameeyo garan la ahay

    • @ayanadiamond7391
      @ayanadiamond7391 2 роки тому +6

      @@hipaaqabdi8470 is adgeey isna mashquuli qof an mudo wada soconay aya arooskisa ogaaday wlh xanun wey igu noqotay lkn waxn iska ilaaliye hal daqiiqo xata inan kaligeeyy mel fadhisto ama inyar howl la,an an noqdo hadana alxm wax walpa cashar ba laga barta

    • @nafisomustafe7671
      @nafisomustafe7671 2 роки тому +2

      @@sagalabdiadan5911 waankugu raacsanahay wlashay

    • @ifrahaden795
      @ifrahaden795 2 роки тому +2

      HaaaA walahi aniga wil an in muda isla socono ayaaaaa iska amuse balsa wankatashadeee manta Allah waxaa qoree inuu asaga idabasocthe balsa wankadartee lagamayabo inan kunoqtho markaaa gabdow tashatha

  • @keiyhabib8573
    @keiyhabib8573 2 роки тому +3

    This is so toxic,siss move on he doesn't deserve you...

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 роки тому +47

    Buug ayaan shalay ka akhrinayey
    ''Hadii aad isku aragto inay farxadaada ama murugadaada qof wuxuu sameeyo ku xidhan tahay waad xanuunsan tahay'''

  • @ila4293
    @ila4293 2 роки тому +40

    Alla Carruur waye yariistaaan, qaab qaabkisa iyo socodkisa kulahaa, Abayo Koow Naftaada jeclaaw, marka Naftaada jeclaatid qofka aadan dhankiisa qiima kalahayne uma duloobeysid walashey ee wad garaneeeysaa.

    • @nafisomustafe7671
      @nafisomustafe7671 2 роки тому

      hhhhh runtaa abyo yaraanimadu wax badan bay ku ilowsiisaa oo ay naftaadu uhoreyso

  • @princess_salumi3098
    @princess_salumi3098 2 роки тому +105

    Sis jcyl wax la dhahayo habayarate majiro😏hadu jirana waxa uyimada marka ay 2da qof isgursadan😌
    why aad nin isugu bahdile ilahay baa GABAR ka dhigay oo ku karameyay🙂
    Ee waxan ku dhihi noloshada qof haku xirin weliga oo dartisa ha udhibin naftada qiimaheda garo o0 noqo naag loo dhinto sidi lagu heli laha😎
    Teda kle marka dhahesid igu labeso ma xanjadi dharagta la iskaga baa bi'inaye ma tahay ilen nin nag qabo wa nin dharagsan😌caadi iska dhig bayo mid waxad heleysan POQORAD ka dhiganayo👸🏻
    Plzzzz gabdho jcyladan aad kuwalaten io xiriradan beenta ah ee waqti lumiska ah iska dhaaf noloshina io waxbarashadina io saad meel sare ku gari laheden le ka fikira😘

  • @hudaladane7106
    @hudaladane7106 2 роки тому +5

    Scw abaayo Ilaahey isku xir markuu qalbigaada kusoo dhaco 2 rakco tuko Ilaahey ku ooy walaahi qalbigaada wuu ku dajinaa istiqara duko
    Qalbigada hadhihin masameen kari Waan sameen karaa dheh waad yartahee
    Farxad aa kudanbeneysa InshaAllah 🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @abdirazaqahmed4908
    @abdirazaqahmed4908 2 роки тому +299

    Sharafey sorry wan dareemi karaa waxad dareemeysid oo xanun ah am really sorry lkn mid baan jeclaan lahaa inan kula wadaago nolashan aduunyada ah aad ujeedo is full of character building experience arinkaan kugu dhacay waa inuu shaqsiyadaada wax badan baraa oo uu ka badalaa maka maarmo waa eray aad u culus oo subconscious mind kada in badan ku raagi karo if you keep saying it marka hore scarcity mentality ga iska dhaaf naftada u sheeg kana dhaa dhici abundance micnaha niman asaagiso oo kale oo ka wngsn oo naag kale qabin iney jiraan oo ku jecel oo wax walbo ku sameynaayo sharafey ani intaas baan ku leeyahay Like dhac ku sii hadii aad igu rayi tahay ✌️

    • @cabdinajiib1212
      @cabdinajiib1212 2 роки тому +1

      Ok

    • @mohacade6559
      @mohacade6559 2 роки тому +10

      Sxb ereyada aa englishka kuqortay ina somali ka dhigto aa kasii fiicnaan leheed

    • @asiamohaud9404
      @asiamohaud9404 2 роки тому

      Maybe he break her virginity that is why she is dismoral once a man break ur heart u can forget him within a second uff what is nin have go aan please and forget about him 🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @juwayrioalinoor3216
      @juwayrioalinoor3216 2 роки тому +1

      Thanks

    • @leylaladhan62145
      @leylaladhan62145 2 роки тому +2

      benta ma ahan wallkeymcn

  • @dhagobadanchannel1502
    @dhagobadanchannel1502 2 роки тому +15

    Wan Ka Xumahay Byo Qofan Qiimahaga Garaneynin ayd Qalbigaga La Wadaagtay Be Strong 💪💪💪

  • @sharmakemoha7518
    @sharmakemoha7518 2 роки тому +44

    Sabirka iyo Salaada kaalmayso wll
    Arinkada Allah ubandhig Allahna Waydiiso In uu ku ilowsiiyo Insha Allah waad guulaysan

  • @ay46
    @ay46 2 роки тому +3

    Istiiqfarta laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo saliiga nabiiga Scw kutasbiixso maalin walbo midkasto kun ama kabadan inshaa Allaah waliibani

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 2 роки тому +18

    Qofkasta hooydiis la noolayn wan slamy kal iyo laab wallhi billahi tollahi 😭😭😭

  • @axmedrashiid8263
    @axmedrashiid8263 2 роки тому +46

    I’m really so sorry for her I hope she find the right person in her life but all the guys are not same sis keep going forward for your life never give up sis 💪💪💪 I hope ur hearts healing soon 🔜

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 роки тому +13

    Kan haku daalin abaaayo quraan halagu saaro Subxaanalaah ilaahoow qof bini aadam hanoo jabin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor9117 2 роки тому +45

    Never love someone more than you love yourself and never expect anything from somebody you will just end up hurt

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 роки тому

      Me too

    • @ishaahmad1726
      @ishaahmad1726 2 роки тому

      ha fikirin ka cudu bileyso markaad soo xasuusato salaada duko ee sajuuda ku duceyso

    • @calimaxama5507
      @calimaxama5507 2 роки тому +1

      Qof hadi aad dawacararto ino kacararo Moyee xata gadaalxataa kumasofirinaayo kasoqaat adougaarsikujira eedoqon nimada iskadaa

    • @hanadabokor9117
      @hanadabokor9117 2 роки тому

      @@calimaxama5507 waa runtaa brother qof waliga la iskuma xidho, sida gabadhana waxba looma jeclado sidan xad dhaaf weeyan

    • @hanadabokor9117
      @hanadabokor9117 2 роки тому

      @@ishaahmad1726 haa sax abayo laakin anigu ma aminsani inan sida wax loo jeclan karo waxeedu xad dhaaf waaye

  • @ummlaith7655
    @ummlaith7655 2 роки тому +41

    I am so sorry sis, may Allāh heal your heart and give you the strength to move on

  • @faadumomaxamed8399
    @faadumomaxamed8399 2 роки тому +1

    Xbbti waxaan kugu latalinayaa jcylka adoomada kan illaahay iyo rasuul aad jeceshahay kahor mari oo kudadaal qur'aan akhriska iyo adkaarta akhriso illaahay nabari in qof aan ku rabin alle kasaaro niyadaada oo illaahay kugu badalo mid ka khyr badan waxna baro oo naftaada hor mari qof aan ku rabin waqtigaaga qaaliga ah haku lumin oo aan jcyl kuu hayn waad helaysaa mid kujecel oo ku ixtiraama oo illaahay ku xiran

  • @Simanadan1
    @Simanadan1 2 роки тому +33

    Adkaarta badso like astaqfurullah subxanallah alxdulillah allahu akbar laxowla wala quwata ilaa billah😭💕
    abayo ilaaheyna bari niman kale shukanso waa iska ilaawe wlhi naftadana jeclow intas samee waa arke easaga dhan dameer kula ekanaa wlhi inaa qaldaned oohintada ka qasartaa ogane abayo🤟🏃

    • @hidayaomar8743
      @hidayaomar8743 2 роки тому

      Ninkaan qalabigaag ha siinin ka goon ka gaar

  • @iqruushbea5950
    @iqruushbea5950 2 роки тому +1

    Abaayo juweyria waan ku salaamey marka koowaad
    Waxaan kusiinaya talo yar oo wallnimo
    Waligaa madaxaaga hoos ha u geynin qofkale farxadiisa
    Sidookale qof been kuusheegey asagana ha aaminin maanta asago ku qabin ayuu beenta intaa la eg kuu sheegey barina isla adigii ayuu ku qarinayaa oo beentan maahan mid kaa hareyso intaad noloshaada mugdi iyo walba haar ku qaadan laheyd
    Waxaa kaaga fcn inaa aaminto iney buuxaan boqolaal rag oo adiga ku jeclaan karo
    Waan oghy illowshaha qofkaas waqti ayey kugu qadaanee balse samirsii nafta kana dhaadhici qalbiga in waxii jcyl murug dhibaato soo marey oo dhami riyo ahaayen isna mashquli shaqo ama waxbarasho mid uun udhaqaaq sallamu caleykum ❤

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 роки тому +15

    Alhamdulilah I never experienced toxic love like this. Just healthy love Alx

  • @abdig6153
    @abdig6153 2 роки тому

    Ridwan umenimalisa hiyo swali yako ni musuri sana MashaAllah uko Shap

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 2 роки тому +130

    Sorry abayo mcn 😭Majority of the Somali men are not trustworthy 😭😭😭I feel so much pain for you 💔😭My advice to my sister is:Abayo became strong and make yourself busy🥰❤️Some men learn a lesson by girls moving on so plz do not put yourself for a man that does not debate your value 😭😭😭What does not kill you makes you stronger 💪Abayo do alot of prayers,pray late at night (02:00-03:00am ).I realized loving someone that does not value you,disrespect you,misunderstand you,cheats on you or betrays is not good for you abayo mcn😘❤️

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 2 роки тому +1

    AGgaH Gabdhaheeni sharfanaayow rag aan idiin Qalmin oo idiin Qiimeynaynin wakhti Ha isaga luminina jaceylkana Taxaliil kacaba oo salaada iyo digriga ilaahay kaalmeesta dhibba arki maysaan idam alla insha alah guuleysta

  • @ummlaith7655
    @ummlaith7655 2 роки тому +59

    If he was a good person he wouldn’t play with your heart like that, the other things in which world do men refuse a second wife? There is definitely something wrong here

    • @fatimamoe3401
      @fatimamoe3401 2 роки тому +1

      Literally walahi

    • @kheiraibrahim1247
      @kheiraibrahim1247 2 роки тому +1

      I 💯 agree 👍 with you walahi .. absolutely you have a good idea

    • @user-yj2ik5wd1c
      @user-yj2ik5wd1c 2 роки тому +2

      No this girl is too young and not very experienced she’s only 19 she really needs help.

    • @ishaahmad1726
      @ishaahmad1726 2 роки тому +4

      maa mid kale xiriir la sameeysid asagaa maalin lugahaaga ku soo ooyn doonee

    • @nafisomustafe7671
      @nafisomustafe7671 2 роки тому +1

      @Deka Mohamud abyo bisinka habaar maahee waa iimaanka qofka iimaankiisa haduu kaamil yahay wax walbo oo dhaca wuu qaadanaya

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +2

    Run ahaantii waan la muroogoday gabadhan balse dunidan qof dhammaystiran lagama helo ee Alloow quluubta noo qabooji🥺

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 2 роки тому +31

    Self love self respect is very important.

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 2 роки тому +1

      Wlhi kama,maarmikaro waxladhaho majiraan markay ogadan inaad kamaranto ayagaa kaso daba oynaayo wlhi gebedhan dhibwayn ayahaysto meel ay xalkabilowdo ayay la ,dahy ilahy haudhib yareyo

    • @maryanmariamuhudiin17
      @maryanmariamuhudiin17 2 роки тому

      Tan ciyaal waye hhh

    • @nasriinakayf942
      @nasriinakayf942 2 роки тому

      @@maryanmariamuhudiin17 dhibmalhn wali xeerida salkeda somataaban horaa loyiri nimaan dabkujooksan damas kamabaqo

  • @maryamahmed1185
    @maryamahmed1185 2 роки тому +2

    Walashy hadii tela yer kusiyo mid samay 2 habenimo sooka kadib labo rakac suno tuko kadib alle bari walahi dhagsi ayad ilowe Aniga kula hadlayo ayaa sameey I amiin abyo mcn nabrkis tuur iyo wixi kusoo xasuusaniysid oo dhan alle waxan kaga bariya bedel khyr qaba Insh allh intaas samy qaali waa iga telo ❤❤

  • @amuunahmed1438
    @amuunahmed1438 2 роки тому +14

    😖🥺way is racisay Hal nin hada la hadashid saan ku dambeso nin naag leh ka carar

  • @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079
    @fadxiyamaxamedcabdilaahi4079 2 роки тому +1

    Wallo gabadhyar bathy oo quruxbadan
    Nin layskuma bahdilo walhi wuxu kuodhan hadaad irabto xataa xuman ilasamee
    Hadaba hdlkisa jooji haradinin
    Qalbigaaga walhi illahy ba kudajinaya 2rakcotuko illahy bari
    Saliga nabiga badi waxd arki isago kudaba oyaya ama midka khyrbadanbad heli ookuilawsiya inshallh

  • @riyaan8038
    @riyaan8038 2 роки тому +21

    Qof yahey hadii aad jeceshahay uuna fiican yahay uu naag qawo xitaa waa caadi 4 ilaahey u baneyee guurso,
    Amase iska dhaaf oo adkeysi yeelo oo iska indha tir wanaagiisa si aad u ilaawdo abaayo💗🤚

    • @axmeddey4601
      @axmeddey4601 2 роки тому +1

      Jacaylku waa dookh qofka gala lakin mar hadii aadan wakhti uusan kuu helayn ilaahy bari in uu ka madobeyop

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 2 роки тому +1

      Maba rabyo bee maxaa lagu labeesanaa nin aan ku Rabin maxaa is kugu qasbee

  • @nashaadshariifmoalin8567
    @nashaadshariifmoalin8567 2 роки тому +2

    Qoftaan weyba indha adagtahay reer dhisan ayeey rabtaa iney balaaya dhax dhigta iska ilow ninka hadayba jidkaa. Kabaratay horey usoco ku dheh

  • @cayuushilays8501
    @cayuushilays8501 2 роки тому +7

    Wu jira jclka lkn qofka jcshahy in ka bdn naftada jclow dadka qar iskadaye in lajclado in lo ilmeyo xita uma qalman Abayo labo rakcadod tuko ka duceso kas nin maku noqdo 😢🥺🥺qofan ku rabin nolol kuma sinayo

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 2 роки тому +2

    Wa ku jeclahy wax na dhahi ma maba arkin ee qoftan waba qalbi wanagsan tahy . Masha'Allah

  • @hodanshurie6658
    @hodanshurie6658 2 роки тому +4

    Qisadeyda iyo mida gabdha wlhi wa isku mid kaliya waxay ku kala duwan yihin 7 months Ina ahayd teyda marka oganyay qiyanadisa second asigana ilmo ma dhalin anga nolasheyda igu cadabay lkn runta waxa ah in ahay strong woman 👩 💪 waxas waba ka socda nolol murugba

  • @sumeyaabdullhisumeya7626
    @sumeyaabdullhisumeya7626 2 роки тому +1

    Ridhwan inten kalasoharira Ina qof itijabiao raba plz

  • @shukriomar4215
    @shukriomar4215 2 роки тому +34

    Abayo ridwan warkiisa qaado ka tag qofkan 😓 wan ogahy iney cabsi jaa hortaaganthy lakin i aamin inta aad ka cabsaneysid inad qofka wayso adiga naftaada ayaa waayi doonta mana kawado dhimasho ee waxad dhiman doonta adoo nool💔 i aamin hadalkiisa qurxan yuusa kusirin haduu qalbi qurxan leeyahy kuuma quureen xaaladan 😣 waxan ku xasuusina ixtiraam naftaada waaye tas ayaad weyneysa hada, tankale naftaada uhay ho ganka oo usheeg runta🥲 go anso 9bilod soo socda inad iloobeyso😇 i aamin waan soowada marny 2 maalin ugu horeyso ayaa ugu dhibadan kadibna sooma xasuusaneysid 😉 asiga ayaa gadal soo fiirin doono😽 erygas madaxaga ku hay runti ma aaminsanen aniga xita qofki iga marmy inuu dib isoo fiirin doono balse hada cal iyo qoralkiisa anigoon ubahnen uu igu dulmeereysta 😆

    • @drsrawdaahmed1071
      @drsrawdaahmed1071 2 роки тому

      waa run wlh Qofkii maanta iska kaa indho tiro biri ayuu dip kuugu soo laban lkn waa markaa goaansatay naftaada inaad aaminto ayadana lee ka fikirto oo dhibkiiza isk daaydo

    • @naciimanehaa889
      @naciimanehaa889 2 роки тому +2

      Taas ayaa been eheen aniga Ayaba xaladaas so maray wallhi
      Wiil aan jeclaaday nasibkana xaskiisa iga dhigay ayaa iga day inu xaas leyahay kadibna wuu iga qanciyay nasiib wanag uur Ayan uyashay dagaal jogto ah furiin ayaa ku xigay Wana ka maarmi wayay intan dhalin ayaa ku labtay isbedel bdn
      Alxm Wan dhalay malintaa gabadheda korka sarty ayaa go. Aan ka qatay Wana Kala tagnay anigana hesto gabadheda qoraladiisa iyo wicitankiisa ay batay anigana maba umalayo inaa jeclaay Malin malamaha ka mid ah marka adunku waa wareegto hada iska dhaadhiciso kama marmatiit adiga Aya is bahdishay naftada ka dhadhici Sida shalay ujeclaty mantana inad unici kartiit
      Jacelka waxu ku berma naxariis iyo kalsoni

    • @drsrawdaahmed1071
      @drsrawdaahmed1071 2 роки тому +1

      @@naciimanehaa889 sidaas kaarabaa strong women waligaa qof haiskj pahdilin abyo gabadha allaha kula goriyo (soobarbaar hbo mcn)

    • @naciimanehaa889
      @naciimanehaa889 2 роки тому +1

      @@drsrawdaahmed1071 thanks my qaali dumar singal nimo waxa dhaamo lawaa
      Aamiin xyti

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 роки тому +1

    Horuu uyiri Abwaankeena weyn Ee Hadraawi Alle ha unaxariistee
    Ha sir wicin nin kaa maarmay
    Hana sugin nin kaa jeeda
    Hana sigan mar mooyaane
    Nin ku siray ha faaleynin
    Hana sidin culeyskiisa
    Hana falin siduu yeelay
    SIRIQ iyo ku qabo baydo
    Nin been kuu sheegay oo reerkiisa kaa qarsaday jaceyl iyo ixtiraam midna uma qalmo xabiibti ee saligaaga Alle ag dhigo oo salaatu leyl tuko oo istiqfaarta badso Inuu Alle kaaga saaro qalbiga
    Hadii la dhimanaya dhareerka waa leyska duwaaye naag nool iska dhig jaceylka waa xanuun laga bogsadee is mashquuli oo cidlada iska ilaali qaali quruxeey weligaana naftaada ixtiraam oo dareenka yuu ku hogaamin ee sharaftaada ka fikir qofaan ku rabin yuu waqti kaaga lumin anoo og qofka markuu wax jeclaado inuusan awood go'aan uu ku qaato oo badan aysan jirin hadana wax walboo kugu caawin kara inaad ilawdo samee xabiibti

    • @hafsamhd6329
      @hafsamhd6329 2 роки тому +1

      Wlh ereydan wey iitabtaan🥺🥺...jacaylka waa xanuun lagabogsodo wlh ,,,dadh mxaa jiraa jacayl ka wexey kalasookulmeen hadey media keeni lahaa,,laa aamino donin inuu jacayl nocaas adunka kajiro😰😰waxbadan aan laa aamusanehe,,,🙏

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 роки тому +1

      @@hafsamhd6329 sax qaali Anibo wuu isoo maray jaceyl aan ku guul dareystay lkn badanaa Alle ayaa baryi jiray inuu iwaafajiyo sida ii khayrka ah marar badan meelaan khayr noo aheen baa dadaal ku bixinaa Allena uu naga celinayaa

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 роки тому +5

    Wlhi jcylka wa xanuun haddi qof dhab kuujecel ana hysan lkn hadda qof kujecel haysato wa mcn gabadhan jcyl dhaba haya allah qalbiga ha u dajiyo qofkay jeceshyna haddu u fcnyey allah hasiiyo haddi kle allah haka hayo dhibkisa

  • @Amiira96
    @Amiira96 2 роки тому +2

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceyto hana loo duceyo
    Wax walbo isha aan ka dawano

  • @maxamedcabdiqani6132
    @maxamedcabdiqani6132 2 роки тому +17

    Naftaada Sharafteeda iyo Qiimaheeda Ilaali oo Qofaan Ku Rabin Ha Isku Qasbin,Mid Ka Fiican Ilaahay Wuu Kuu Salhi Karaa Ee Cibaado Ku Mashquul.

  • @nimcodahir1220
    @nimcodahir1220 2 роки тому +2

    Jcl wa balaayo wlllh nin wa cadaw qalbiga wax jcl qofka kaleexo ma awoodo allow qalbiga u qaboji jcl sidana ana arky ilhy qof noloshyda badalo alle haku siiyo 😭💔🥺

  • @doodaay1071
    @doodaay1071 2 роки тому +36

    Abayo I can feel you, lkn mid ogow wax aadan ka maarmi karin ma jiro wax walba duni saaran bilaw iyo dhamaad Bay leeyihiin ee naftaada aamin talada mida ugo muhiimsan alle ulaabo oo 2 rakco tuko allana bari hubaal waad guuleysanaysaa I.a iska tir xasuusahiisa kana tasho abayo

    • @Kweensunami
      @Kweensunami 2 роки тому +1

      Marka koowaad waa sidaas aniga mar baan saas noqday hada lkn 😂😂

    • @drsaishocuud1496
      @drsaishocuud1496 2 роки тому +6

      Beenta mhn waliga qof bini aadam ah 100% laguma kalsoo nado hadaa aragtid inuu qalbigaaga qaadanayo alle ayaa lagaberyaa inuu qalbigaga kaaga reebo nineh aamin mlahn gabdhahaneh wey qalbi jilcanyihiin taas ayee raga ugu faa,iidaysatan alla naga haayo shartooda iyo qiyanadooda

    • @nafisomustafe7671
      @nafisomustafe7671 2 роки тому

      @@drsaishocuud1496 runtaa abyo

  • @Hure_Official..24
    @Hure_Official..24 2 роки тому +2

    Walaalo waxaan kugula talin lahaa inaad badiso quraan aqriska iyo cibaadadana ziyaadi ilaahay isku xir aduunkaan waa harka 2diisa galin ee adkayso sabirka badi inshaa allah

  • @hawoalimohamuud8937
    @hawoalimohamuud8937 2 роки тому +4

    Walaaal illlaaahay dartii baan talooyin kuu siin iga qaaado
    1. Illaaahay 100% isku xir talana saaro
    2. Quraaan badan Akhriso salaada subax markaad tukato iyo casarkii iyo fiidkii quraan akhri
    3. Tasbiixda badso. Markasta gacanta ku haay tasbiixda
    4. Revome all his memories
    5. Waxaad sameysataa qof saaxiibkaa ah yacnii gabar Markasta welwelka kaa ilaalisa
    6. Qof biniaadam weligaa how jabin (don't show for someone else your weakness even someone close to you bcz its opens a channel to hurt you and benefit you. Always try to be strong even if you feel alone and love. And try to hide all your feelings and situation).
    7. Just set a plan and change your lifestyle. Always focus to clean and change your mind through reading quran and listening.
    Wlhi I'm sure 100% you will see big change for a weeek

    • @mahbubmurshid1035
      @mahbubmurshid1035 2 роки тому

      S.c ridwaan.
      Walaalow jiya ma ikä xiriirin kartaa. Adigoo mahadsan

    • @fatumamohamed1025
      @fatumamohamed1025 Рік тому

      Bisinka gabadhan wey imtaxamantay muxuu muxuu tusay

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 2 роки тому +1

    Na ka danayso nin nagti cayrsado majeclee haku lugoin jacel dunidan kama jiree ka dhamaw wilka xaslaha ah

  • @abdihamiidabdilaahi4070
    @abdihamiidabdilaahi4070 2 роки тому +25

    Xaladan qof so maray un ba kula daremi kara wll aniga taladaydu wxa wyan marka horr afkaga ka ilaali kalmada ah kama maarmi karo qodobka 2ad xooji cibaadada gaar ahan badso saliga nabiga io tabiixda sido kalana xasusihisa delete ka dhe mobilkaga sida sms io sawiro iyo wax lamida...
    Qalbigaga allaha ku xasilyo wll calaf kaaga khyr badanna haku siyo🙏

    • @umusalima6986
      @umusalima6986 2 роки тому +1

      Xaladan okale marbey isomartay illahay mahadiis istiqfaro badan oon tukaday ayuu illahay qalbigeyga igureebay Alhamdulillah sas okale markey qofku dhacdo xaga Alle inuu cararo aya aad uwanagsan

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 2 роки тому +1

      Aad iyo aad 😰😰😰😰

  • @samirkhan-qp5hg
    @samirkhan-qp5hg 2 роки тому

    Subhanalah Abayo... waxas iska daf Allah isku xir

  • @xayaatiqalbi1028
    @xayaatiqalbi1028 2 роки тому +4

    Ridhwan wan kuh salamay waxa tahay wiilkah kaliyah o aan ku xernahay horay u socoh masha allah daganaan taadah iyo aqlaaq daadah Allah hakuuh barakeryoh aamiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Abaayoh mcn markah hore allaah ha kaah dul qaadoh murugadah aamiin mida kle sax jcl dadkah dhan way so mareen wan dareemih karaah xanuunkah e sharaf iskah iloow nin kaan qalbigah u sheeg in u yahay qof xun o aan is taahilin rabitaan kaagah mar walboh so xasuusoh xanuunkah ku haayoh Laba ragcad tukoh o ducadah badi abaayoh masha Allah alxmdlillaah qof ayaan sidaas u jclaaday lkn waxan ogaaday in aan qadartah lagah gudbih karin waxan ogaaday in u caafimaad kuh hurdoh kuna cunoh noloshiisah watoh run tanah waxay tahay qof aan ka nixin xanuun kaagah in u ku rabin ee abaayoh joojih o hintah o ka saar qalbigah badi ku dhex jirkah bulshada adigooh kaligaah ah habeen barkiih meel gooni ah ku tuko laba ragcad o Allah barih kana daah qoraalkah iyo wan ku jclahay Qof adigooh taagan ku jeedi waayay hadiih aad jiifatoh kumah arki doonoh abaayoh kaso qabo asagooh aaday Qiyaamoh dunidah kaba tagay nabsigah ma hungooboh maalin uun wu ku so xasuusan doonah Ragg ka Qalbi Jilcan ayaah badan waxa tahay Boqorad👸 walaahi wa ilaawih doon taah insha Allah🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Allah qalbiyadah adooma hiisah hakuh irzaaqoh dagnaansho aamiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @asadosman19
    @asadosman19 2 роки тому

    Xaliye barnaamijyadiisa dhagayso dheh, iyadaa ilaawaysee ninkaan aan danta ka lahayn, hore u soco iska ilow gadaalna ha u fiirinin

  • @queenhiiraan4963
    @queenhiiraan4963 2 роки тому +18

    I got to know that my ex was married, after wasting nearly 6 years with him. I found the love of my life 5 months later. Wlhi nin nag qaabo, wax ka fcn bad heeli. Nin beenlow ah, ku qiyameey, kuguna sheegin inu xaas qabo. Do not wish a future with such man, because the lies will continue and continue. You're only temporary, he will go back to his family, even if y¨all try making something work out, lol. Please do not let you're emotions win over you. Trust Allah s.w.t pray and pray, and pray. Ask Allah swt to remove what's bad for you. from you're life and you're heart. In shaa Allah, wad guleeysan. Jawi qurux badan, nin ka fcn, mustaqbal Ma´shaa´Allah ah ku rajeynaaya qrxey.Take care I´A.

  • @nicimaamina5818
    @nicimaamina5818 2 роки тому +2

    Adunyada waxn lagamarmin majiraan nin Aad shalay isbarateen haiskubahdilin Abayo waa igatalo walalnimo

  • @halwehalwa5768
    @halwehalwa5768 2 роки тому +6

    Part 2 of this please? What happened after you talked to him, Ridwaan.

  • @fartaxaaji168
    @fartaxaaji168 2 роки тому

    Aduunka qofaa laga marmin maleh qof boqorad ka dhigto helee saliga nabiga iyo tasbiixda badso gab ka dheh waka boodohe inshlh

  • @hanaaxmedxayaad8057
    @hanaaxmedxayaad8057 2 роки тому +9

    Walashay macaaneey hadaan kula taliyo anigu,qof wax jecel ama jeceyl soo marey ayaa ku dareemi kara,niman fiican oo dhawrsoon,oo qurux iyo qiimo isku darsadey somaali wey ka buuxaan,nin bini Adam ah ha isku bahdilin,wax aan laga maarmi karin aduunka ma jiro lkin jaceylka ayaa sidaa iska ah,oo waxad is leedahy qofkan kama maarmeysey,inan yar ayaa tahay,qaaliyeey iska ilaw,ilahay tala saaro,adkaarta iyo zalaada badso ilahay ka bari inuu ku ilawsiiyo,ilaahaygii isaga abuurey ayaa jooga,qof waqti kuu waayayaaa ma jiro ee qiimaha aad agtiisa ku leedahay ayaa intaa ah😔

  • @piomohsin8084
    @piomohsin8084 Рік тому

    taladayda qaado ooaniga izooraac abyo farxadaan kuziiyo amaad uwaalataa abyo❣️

  • @tayyibmohamed4468
    @tayyibmohamed4468 2 роки тому +6

    Sorry, my sister may Allah Grant you ease in your difficulties!!

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 2 роки тому +1

    Alle amin ku abuurtay kuna risaaqa allhas amin son alle bari wax loo ooyaa alle iyo waridkaa walal bila adan kale laskuma jabiyo alle isku xir asagaa kafigaga ah kuna kafin doona in shaa allah

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 2 роки тому +6

    Talada aan siin lahaa dumarka oodhan waxa weeye ninhadaad daba orado wuu kaa ordi, hadaad ka'oradid wuu kudaba ordi, hoos haysu dhigin,

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 2 роки тому

    Dhalinta waxan leyhy oo an anigu ka mid ahey garadso intada gursan I.a 🙏🙏 hawla badan ka horeya ina qofkagi heshid lakin muhimadu wa naftada dhis hawshas wasaxmiye

  • @ibrahimhassan2928
    @ibrahimhassan2928 2 роки тому +8

    Read the Quran and delete everything that remind you of him

  • @nimcodahir1220
    @nimcodahir1220 2 роки тому +1

    Qoftan dadkeda Qur'an ha Sartan sidan wa wali wllh allow qalbiga u qaboji سبحان الله و نعم الوكيل

  • @hanaabdi9748
    @hanaabdi9748 2 роки тому +3

    Waa gabar yar xoogaa aqli celin bey rabtaa abaayo salaada iyo soonka bdn qalbiga wuu kuu dagaa insha Allah ✌️

  • @iman1527
    @iman1527 2 роки тому +1

    Allah qalbiga haku qabojiyo syater runti Wax jacal la dahayo ma jiro waxbo yan ben lagu shagin naftada hormari wax baro qalbigaga quruxda badan Allah ku cabud markas ayad wax kasto halesa

  • @googojalaa8745
    @googojalaa8745 2 роки тому +5

    Yes ana u horeyo🥺

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 роки тому

    Walaasheey ninkaas kuuma soo jeedee naftada runta u sheeg mustaqbalkada iyo gabar nimadaada yuu kaaga ciyaarin

  • @farhiyaahmed5225
    @farhiyaahmed5225 2 роки тому +4

    My sister this person he don't want u anymore walai it's so hard 😪 may Allah grant u better than him biidhni Allah habibty

  • @uwahharabi9359
    @uwahharabi9359 2 роки тому

    Xasbiyalaxu wa nicmal wakil abayoo ilahiytala saroinuilahiy kuka sharafbada kukinu balarka😭😭🤲🤲

  • @hassanjesteye1395
    @hassanjesteye1395 2 роки тому +10

    Wlshay qof bilaadan ah laysma raaciyo pleas isku day in aad iska ilaawado yuusan ka awood badin.

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 роки тому +1

    Abaayo tuko on ilaahay ku abuurtay u laabo oo ka ISTIQAAREYSO, Wado ilaahay ayaa kuu iftiimin doono insha allah 😢

  • @khayrkabe45
    @khayrkabe45 2 роки тому +6

    Si daacadnimaa : "Ilaahay ha qaboojiyo qalbi kasta oo dareemaya wuxuusan xamili karin isla markaana cidna u sharaxi karin."🤍🌿
    a.a.a...

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 2 роки тому +1

    Masha allah wa gabar fcn oo dacad ah fadlan aniga igu so qabo

  • @fartunmohamed3928
    @fartunmohamed3928 2 роки тому +4

    Asc ridwan gabadha lambarkeda isodir aniga aya wil uu hayo kasna wey ilobi insha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ozacade_10official47
      @ozacade_10official47 2 роки тому

      Adiga raga io nagaha ma isku balamisaa adiga ka uhaydida ma ku guurtida🤣

    • @fartunmohamed3928
      @fartunmohamed3928 2 роки тому

      @@ozacade_10official47 aniga waxan ahay marwo laaqabo waxan ka xumaday gaabadha uu ku ciyarayo waa gabar somaliyed dhiiga aya 1000 itaagay walal sidas ogow

    • @ozacade_10official47
      @ozacade_10official47 2 роки тому

      @@fartunmohamed3928 Sorry abaayo aniga xittaa waa ka xumaday lkn bindama had ubahato sidaan ayuu kula dhaqmaa ina binadama ka marmi karto halaga maarmo ayaan ku dhah lahay adiga si gooni ah iga raali noq hda qalda ifahnty wll

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 місяці тому

    Abaayo qalbigaada Allaah ha kaaga masaxo insha Allaah. Talada naftaada bey ku dhex jirtaa wax walbana sidey u dheceen adiga iyo Allaah un baa og. Go'aanka waqti buu leeyahay insha Allaah goaan degdeg ah Rabbi ha kuu soo dajiyo. Iimaan yeelo please Allaah isku xir

  • @Nawaal_Abuuker
    @Nawaal_Abuuker 2 роки тому +3

    Adaa uga xumahay qofaan qimahaaga garaneen inaad sidaan dhan waqtigaada ugu lumiso abyo jacelka waa sax adoo ogeen buu ku galayaa lkn ha ilaabin inaad iska saari karto oo sbuuc ku ilaabi karto hadad qadato taloyinka lagu ilaabo qofkaad jeceshahay😌

  • @faatmamukhtar3367
    @faatmamukhtar3367 2 роки тому +2

    Wlhi abaayo wan daremi karaa qofka sida dhabta ah ujeclaatey oo qalbigaaga qabsadey sidaat ku ilowdo ama faraha kaqaado wey adaktahay jecelka sixir iyo sun waakadarnayahay jecelka go aana malagaqadan karo lakin sister quran isasaar ee ilaahey talosaaro qalbigaaga deji please 😭😭😭😭😭

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +21

    Legend always legend keep going ridhwan isaq go forward 💯💪💘

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 роки тому +1

      Subxa
      Warkihore war sodhaaf nin nag qabo ayan jeclahay ma xishoo gabar yahay uf

    • @dhereye3202
      @dhereye3202 2 роки тому

      @@faizaabdulla3604 hala yaabiin way dhacdaah mararka qaar 😋

  • @hodomohamed5094
    @hodomohamed5094 2 роки тому

    Allhe tale saru wllshya salad isdakharu tuku wllo mcn allhe mida ka kherbadan ayn allhe wadiso wllo qali

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 2 роки тому +16

    Fiiri abayo jecl waan soo maray laakin midkaaga waa badaal nimo make yourself busy. Sheydaanka yoo kuwaalin aqwaaney 🤒🤒🤒 🇬🇧

  • @abdulkadiryare6815
    @abdulkadiryare6815 2 роки тому

    qalbiga Rabi buu gacantisa ku jira allaha kuso hadeeyo ama allaha kaasaro kii ku kheyr badan walshey🙏

  • @ashley7073
    @ashley7073 2 роки тому +13

    Rule number one DON’T FALL IN LOVE am tired of y’all calacal 🤬

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 2 роки тому

    Ellahay qalbigeeda ha uga tirtiro mid kawanaagsana hasiiyo usoo duceeya walaalayaal

  • @farhiyaahmed5225
    @farhiyaahmed5225 2 роки тому +7

    Abayo u can't force someone to love u just forget and move on maybe its not kheir for u Allah has something better for you just say alhamdulillahi in everything
    Sorry for the heart break 💔 I feel it for you macaney love is blind sometimes

  • @abdullahihassan8412
    @abdullahihassan8412 2 роки тому +2

    Jeceelkan cml aniga aya mar iso maray hadaa walan gaari lakiin allah aya mahadleh😢😢

  • @ruweydadahir2230
    @ruweydadahir2230 2 роки тому +6

    Hah😰😰ala qofki jecel somaray ba fahmi kara 😰😰1 sanno ba kaso wareegtay ila hadana beerka idalola markan jacayl maqlo jiririco ba iga kacda 😰hadana gabdhan ayadaba dad badan la talinayan 😫lkni aniga waxaa igu so aaday hooyo iyo aabo rer mudug ah o jacayl iyo qosolkasba aqoon 😰😫😂😂markas ban balan balay markan xasuuusto wlhi aniga isku naxa lkni alx hada wan ficnaaday inkasto magaca jacayl markan maqlo oohin iqabato 😰
    Abyo talo ban kusiina ☝️
    1 iskadaa jileeca horta naftada runta usheeg horta wa inay ogato ina la rabin taas ba xanuujinaysa o dhiiga ku kicinaysa runta haka gamban abyo
    2 iska ooy adiga ma ooydid way ka muqata lkni inaa oydid way ficantahay wad ku nafisaysa abyo
    3 erayashj xun xuma o u kuyiri meel kuqoro kadib markasta aqri wlhi taas ana huba wad ilawaysa naftada xanuunji o xumantisa dhan tusi naftada
    Ilahay haka bixiyo abyo iskaga tag inshllh 🤲

  • @iqrahassan9608
    @iqrahassan9608 2 роки тому +2

    Wankaxumahy abayo hal talo hadhan kusiiyo "naftadha wa cadowga kowad ee noloshada"wayo naftadha aya kuhorsedeysa waxan oo bahdilad ah,naftadha aya kuamreysa ninkan lahadhal,farin udir wayo wajeceshahy tas neh wa qalad.Ugu horeyn iskuday inadh naftadha ka atkato...wlh ''19yrs'' aad aya uyartahay ninkan neh wa ninkan kaweyn san hadhalkada kadadamiye oo wali bo mustaqbal sameyste waxbo waqtigadha qaliga haisaga lumin ee faraha kaqad,nin binaadam san liskumayelyelo wayo su rawo kayelana,shantada waqti tuko,ismashquli asxaptadha waqti laqadho,wax asaga kusabsan inadh qof dambe kalashekeysato iska ilali coz the more qofkan kalasi hadasho the more xususihisa kugusikordayan,qimahaga garo abayo MOVE ON ani kumadahayo xirir kale hadhawo sameyso balse iskuday inadh wax kabadasho noloshada saan talo maahane.

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 2 роки тому +9

    Tolow jacaylka sidiihore miyaa lagabadalay yaab 😂😂😂😂 naa jcyl aan lagulawadin waqtigaaga yuu dhumin 😊

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 2 роки тому +1

    Abayo talo wa ti Allah aniga ra yigeyga asago xas le ah hadana usan ku so jedin wa dhib salad tuko ileyn wax walba walaga Samir Kara qof dhinto wa laga samra quranka dhagayso siba suratu albaqra wad ku qabobeysaa in sha allah

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia 2 роки тому +4

    Jacayl aan lagula wadin waqtigaada yuu lumin walal,ka daneyso oo mid kale ka Raadso..

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk 2 роки тому +1

    OMG she is too young 19 year old ,plz my sis be busy with your self ,build good relation with Allaah ,never give up