Ninka Ragganimasa Fahmay Gabadha Uu Rabo & Sida Ay Isu Qiima Ridaan Dumarku🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

КОМЕНТАРІ • 88

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Місяць тому +12

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

    • @hassanfatouma5555
      @hassanfatouma5555 Місяць тому

      Habo fathia djbouti maxad nogu so diri waydeen alabta

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 Місяць тому

      Asf fatxiya fariidaan sheeqa u jawaabtay xageen ka helaa walee caqli lay waaye Asian wax ku darsatay😂

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Місяць тому +13

    ❤❤ Masha Allah Masha Allah Gabadhan Run Ayey Shegtey Caalamka Majiro Shacab Dhan oo Cunto iyo Sariir Oo Keliya Ka hadla Shacabka Somaliyeed Mooyane Xataa Kuwa Wadamadan Reergalbedka Jooga Ilmahoodiina Waa Wada Dayacan yihiin 😢 Subhanallaah Carabta waxay Ku fiican Yihiin Ilmahooda Wey Jecel Yihiin Aad iyo Aad ayey U Jecel Yihiin Ilmahooda Iyo Dumarkodii Shacabka Somaliyeed Cid Lamid Ah Aduunka Lama Arag , ,,

  • @Beehives24
    @Beehives24 Місяць тому +13

    Who failed Somali men of course their mothers, unfortunately, Somali mothers never taught their sons how to value women.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Місяць тому +4

      @@Beehives24Are they all fatherless? They need a role model and their mothers can't be all things to a man. After the age of 7, he needs a man because often times, mothers can't tell them nothing! Its kinda pathetic how we removed all responsibilities from men accept impregnating😂

    • @AH--173
      @AH--173 Місяць тому

      Mothers will just be mothers. The father is missing is the problem.

  • @Sahradhuuxaxmed
    @Sahradhuuxaxmed Місяць тому +3

    Alle ku jecliyaa farxiya cabsiye guulyso ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Місяць тому +7

    Qoyan siilka un bey gacmaha ku sidaa , jufma oo awdma, bal maxay u xambaarsanaysaa nin naag kale ugu tagey kuwa cawlan uga tagey . What makes her think iyadu inay speacial tahay ❤❤

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f Місяць тому +5

    That’s fatxiya you are telling true dulaste sheekh nimada waa kuqaraabtaan waxba diinta oga dadka aqoontoodu hoosayso ayay kafaa ii daystaan

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 Місяць тому +7

    Hadal iyo dhamaan somaliyi ragiibay ka baday inyar mooyee subxaan Allah

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Місяць тому +7

    Allah xoriyada iyo iskufilanshuhu ficana faraxow laga raysay oo lagaroob raaca alx

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Місяць тому +7

    Iyadaa Asian qabaa soo waxay ka hadlaysaa waa experience keeda ❤❤

  • @bahjosheikh1330
    @bahjosheikh1330 Місяць тому +4

    Walalhi nimanka Asian masajidka jimcaha kuligod ilmahooda waa kasowadaan school ka ma arkesid nin Somali oo cunug uu dhalay hal Allah haka dhigo asagoo wado

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 Місяць тому +8

    I always find it awkward everyone sitting one table and eating together..😂

  • @zakiaabdullahi9226
    @zakiaabdullahi9226 Місяць тому +7

    Walee gabdhaha soomaaliyeed waxbaa heeysto Allaha u fududeeyo. illmihii ayadeeysugayaan gurigii . Noloshii oodhan

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Місяць тому +7

    Sad wallah, rag sooomaaliyeed rest in peace, kuwa dhabarka ku jiraa malaha Badbaadin doona 😢

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Місяць тому +5

    Love you Fathia I like sida kalmada aan Rabay udhahday labada Af io dahabshiil ❤❤❤❤❤❤❤

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 Місяць тому +2

    I am so happy for your happiness ❤❤❤❤May Allah reward you abundantly for your kindness

  • @zarahhassan4823
    @zarahhassan4823 Місяць тому +1

    DAHAB SHIIL so true

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek Місяць тому +7

    Way ku sugtay fariid…waxan maqlay nin leh hooyada waa inay soo kacdaa 4ta odayga ka hor…how are you a leader of a household marka laga soo hor kacayo…muxuu isaga intu soo koco xaaska iyo ciyaalkaba salaada ugu toosin waayey…how does someone with so much responsibilities want
    To live raaxo…nabiga scw intuu muslimka soo maamulo ayu gurigiisa ka shaqayn jiray…uu maryaha tolan jiray…nabiga cidna ma kor istaagi jirin Mr wadaad..

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Місяць тому

    Good speech 🎤.Barakallah fik😊

  • @sumayo2093
    @sumayo2093 Місяць тому +4

    Asc habo gabadha Ayan oo joogta Norway kaso hadal plz oo ladulmiyey niinkeda iyo walalaheda ku goobten

  • @hassansaeed2161
    @hassansaeed2161 Місяць тому +2

    Yaa HaLa Yaa HaLa Fathia

  • @user-tq3ht4mq4l
    @user-tq3ht4mq4l Місяць тому +3

    Absolutely wlhi duleyste

  • @umams2905
    @umams2905 Місяць тому +3

    Naa farxiyay ragii cashar baad udhigtay 😂😂😂😂 akhas

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman Місяць тому +3

    salamu calekum my sister walhi waxad teri o dhaan waa ruunt wayo markad waxa kasta uu qabtid bay ba kaa daran oo uu ismoda king

  • @abdiahmedthebritishtraveller
    @abdiahmedthebritishtraveller Місяць тому +3

    Mashaalah abaayo

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 Місяць тому

    Omg waa parnaamig aad iyo aad u muhiimsan

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Місяць тому +2

    Gabadhan mar kale ma daawan doono sababtoo ah Runteeda ayan u adkaysan waayey😂
    Waan ku salaamay Fathia

    • @sudajibril7117
      @sudajibril7117 Місяць тому +1

      Maa duleeyste ayd tahay?😂😂

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 Місяць тому

      @@sudajibril7117
      Ma gaarin wall hadugu ha iga dhigin

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Місяць тому +1

    Anaga hadanahay gabdhaha soomaliyed anaga iska dhiignay cheap nin aan waxbo ehen oo gurigisa waxbo u qabaneyn ayaa Midkale dheheysa Aniga geesi hantiyey yab

  • @AyanAli-nd7gt
    @AyanAli-nd7gt Місяць тому +2

    Good to see you Walaalo

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 Місяць тому +2

    Channel ka like saara si kor ugu kaco😊

  • @shiiddo
    @shiiddo Місяць тому +2

    masha Allaah barakallaah👍👍👍👍🫶🫶🫶🫶

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Місяць тому +4

    Fatxiyaay sida loo koriyo ayaa qaldan hooyaduna 60% iyadaa u sababa wiilka haloo qabto wax kasta ayay hooyadii leedahay Aabohiina hadii uu yidhaa sidan ka daa way ku qabsanaysaa markaa dhibtu ma yara

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Місяць тому +1

    Thank you ❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Місяць тому +2

    Fathiya ilmahaas waa xabashi walaalo.wuxuu ka soo xaday miyiga Amxaarada degto.
    Wuxuu waydiiyay
    Yay yihiin ilmahaan
    Wuxuu yidhi waan soo koriyay
    Laakiin ugu danbayn wuxuu ogaaday inuu soo xaday oo ay u shaqeeyaan.

    • @user-et1dk4ii1c
      @user-et1dk4ii1c Місяць тому +1

      Sadness wether they are Ethiopians or Somalians 😢

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Місяць тому +2

      Title ka Somali la soo xaday weeye ayaa Ku qoran. Somalidu soo xabashida islama degaan? Caruur waa caruur

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 Місяць тому +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel
      Video kasta oo meelahaas la soo dhigo intay Title ka badalaan bay soo galiyaan meelahooda.Ilmo waa ilmo kuwan waxuu ka soo xaday gobolada Amxaarada

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Місяць тому +3

    Dumarka halkan soo gala wllyaal waa iga codsi duleesta yaasha soo gala please no welcome Duleyste soo kuwada qora please ❤❤❤❤

  • @hafsomohamed1477
    @hafsomohamed1477 29 днів тому

    Anaa Asia jooga haweekoodu xitaa suuqa ma faristaan nimanka baa hilibka qudaarta kuli suuqa jooga, iyo somalia hooyoyin baa tamad gada 😢

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 Місяць тому +3

    Duleeyste ayaa culimo maanta inoo ah very sad aniga wadaad iskusheege maba dhagaysto wa duleeste

  • @user-dq2gs1pv1k
    @user-dq2gs1pv1k Місяць тому

    Allaah Hadan Arkay show Hargaysa Waa la keenay Waaba ku Farxay Wlhi

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Місяць тому +2

    Sheekha qof bini aadan Fathia

  • @hamdiosman745
    @hamdiosman745 Місяць тому +2

    Saxan loboxinayo oo uu cunayo markan Arko waxan isdahaha iyaah dad cunow bakuxigto

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 Місяць тому +2

    ❤❤❤farxiyo waranagayabargnay 😅😅

  • @Humanity894
    @Humanity894 Місяць тому +3

    Waxaan layaabey anigu shahwada miyay modaan in naagtu ugu obey garayso 😮😮 Naag iyadu is biilayso oo caruurta korsanayso siduu Xaq ugu leeyahey 🤔 mise Diintay qalad ka fahmeen

    • @MohamudSharif-jn2it
      @MohamudSharif-jn2it Місяць тому

      Ayuuto uruurso hadii kale waligaa haku riyoon nin bilaasha Somali ah sida habartan odey gaala oo waa yeela lacagtaada ku doono kkkkkkkk iscareysiin iyo oohin raga somaliyed laguma Helo mamooyinkiinan careysan ee waashey maryaha tuurtay 24 saac waqtigoodii ku lumiyey ka hadalka rag aan waxba ka quseeyn hadaad weyseen miyaa la xanaakhayaa cibaadeysta oradaya caruurtiinii ayeydaan meelna ku ogayn markasaad meela ku daasheen kkkkll

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Місяць тому

    Anaga hadanahay gabdhaha soomaliyed anaga iska dhiignay cheap nin aan waxbo ehen oo gurigisa waxbo u qabaneyn ayaa Midkale dheheysa Aniga geesi hantiyey

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 Місяць тому +1

    My dear sister ❤❤❤❤❤❤love you

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Місяць тому

    Naag walbo waxaay radineysa mid gabar walasheda bahdilay mar Kasey ledahay nin madaxan hantiyey

  • @dhana7566
    @dhana7566 Місяць тому

    Walaleey Farhia sidee lagusoo ogaan karaa qofka Video gaas soo galiyay? walaleey ilma iga imaatay, Sidaani xal maahan. Ala dadkaygoow maxaa gacmaheena isku duugnay.

  • @NimaQalbiy-ry7vn
    @NimaQalbiy-ry7vn Місяць тому +1

    gabdha waxay kahadasha xaqiq waaye

  • @redbatff7331
    @redbatff7331 Місяць тому

    Hi sister fathiya miss the story of the dulais have you been scared you were the only braved we had love you my sister

  • @nimam7846
    @nimam7846 Місяць тому +2

    So sad wa caruur la iska dhalayo 10 ka yar uma arkan caruur mana kaso bixi karan masuulayadi

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Місяць тому +1

    Waa qalad in cunto laga hsdlo marba hadayna qaylo lahayn

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Місяць тому

    Wa lagu turjumi karaa😮😮😮😮

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Місяць тому +2

    Ragba inaa hesan waxa ku cad in 38k ilmo somali ah laqatay allow qoomkan waxba igu darin waan ku calool hadlee🤦🏻‍♀️

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Місяць тому

    Maxaa sameena hee waa nagu qasabe inaan howsha ka badsano waayo caruurta naga dayacmeso

  • @user-dq2gs1pv1k
    @user-dq2gs1pv1k Місяць тому

    HABO hargaysa Malaga helaya Hadaanu oolina Noo keena Plz

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Місяць тому +2

    Having food in bed is unhygienic and disgusting habit. Caruurtana intaa bedroomsga Ku aasan waa waxa distanceka keenayya between them and their parents you also won't know what they're watching and getting influenced by.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Місяць тому +1

      @@sunshineseaandvitamind8620 its a very bad habit to eat in bed. I have never done it before and will never do it again. This was a one time thing for all of us because my kids are still new in this eating all together at the table deal. With all due respect though, I know what my kids very well for the most part. Hodman is an adult so she is free to handle her business but I know she is very conservative. My little one is 12 and I pretty much know what she watches and what she is up to.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Місяць тому

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel It is a bad habit many fall into because of the modern way of life. It has corrupted us all and harmed family cohesion. It is no fun curling up in bed and then be pricked only to realise it is the biscuits you had earlier. Our dining table growing up was only for sharaxaad. Always pristine, even though we ate with our mum (aabo cuntadiisa was seperate) I wish we could've all eaten at that table. It is a good tradition whether eating on the floor or on the table.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Місяць тому +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Mashallah illahay ha kuu daayo gabdhaha fatxiya oo dadka xun ee faasidiinta ah illahay ha ka ilaaliyo. Even when Chris is not there qolalka yey ku cunin they should keep you company waa in waqti kula qaataan. Nolasha familga continues nin or no nin 💟

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 Місяць тому

      Mashaalaah good point walaashey can you tell us gabadhaan Ciwaan keeda soo we can flow because qof wax laga faa’iidaayo adigoo kale ayaa wanaagsan in la flow gareeyo thanks sis

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Місяць тому

    Ma yuhuud yaad nafkadoontoon habaryare riyada qiyaaliga kabaxa muulka hargeysa ictirafkiisa xamar kaliya udaba fadhiisan

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 Місяць тому +2

    They one us to babysit them Yaab 🙄🙄🙄

  • @fathihussein7781
    @fathihussein7781 Місяць тому +1

    Kan sheekh maha waa sheekh duleyste😒

  • @ifsaraismail2495
    @ifsaraismail2495 Місяць тому

    Waxaan ka fahmay aabohood iyo hooyadood maye maxay u shaqaynayaa iskool ma aadan maxaad ugu haysaan meesha

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 Місяць тому

    😢😢😢 bisinka allow kasoo badbaadi awlaada itobiya xadeyso wallee ithoipia waxay soo wadiyo wabiga yaa weyn wadankii way rabaan hargeysa boorame ilaa garawe iyo boosaaso way buuxaan Bari dhow waxaan ka baqayaa iney la wareegi doonaan dalka

  • @burcotvshabeelblackadam1925
    @burcotvshabeelblackadam1925 Місяць тому +2

    Ragaa cuntadada u geeya

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t Місяць тому +1

    Raga Somalia sharaf iyo karaamo ayey leeyihiin. Naagtii rabta nin ajnibi ah Waa choice kaada laakiin ayaan la caayin raga Somalia. Waxan arkaa naago guursay ajnibi oo ooyaya caruurtiina laga qaatay

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Місяць тому +2

      Cid cayaysa ma jirto ee dulininadooda aduunka oo dhanba arka. Jilic fooqal jilic iyaka oo 6 doodii laxaad waba soo yuurirsaday ayay u badan yihiin😂
      Riyo haday dib leeyihiin, dabadooda ayay ku qarsan lahasyeen. Sharafta iyo karaanadu dalkooda, dadkooda iyo ubadkooda ayay ka muiqan lahayd.
      Markay afkooda ka daystaan Dumarka ay la xintamayaan, waa lacdayn, intakalena muraayada waa la hor haynayaa. Wax aad u qaban kartaana ma jirto

    • @User-s5z2t
      @User-s5z2t Місяць тому

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Dumarka ayaa kashar badan raga Marka laga reebo kuwa kudhaq ma sharciga islaamka Midkale Makhal damaan miyaa raga kale maxaa ku tusay raga Somalia Naaga Somalia iyaga ayaa dhaqan kaxumaaday oo rabaa ajnebi Waxay ka fogaadeen dhaqan koodii Dadkii waxay kubaabiyeen sixir iyo xasad waxay jecel yihiin ajnebiga wax badan. Waxaan arkay iga oo ooyaya oo uu dulaystay nin ajnebi ah Raga Somalia sharaf bay leeyihiin iyo gabdhaha fiican laakiin kuwa dhaqanku kaxumaday oo jecel wax diinta ay ogolayn Iyaga ayey utaal rageena waan jecelahay Allah hanoodaayo

  • @mounahassan8637
    @mounahassan8637 Місяць тому +1

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo Місяць тому +1

    Waa kaaf iyo kala dheeri hadan cuntada geeyo oon falaxal keeni waayo saxanka cuntadaa darbigaa lagu dhufanayaa 😂😂😂😂😂😂😂 hebel cali dacar sidaas buu iskula saxan yahay dhaqankaa caawinaya

  • @hana8824
    @hana8824 Місяць тому

    Maska iscuna😂😂😂

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 Місяць тому +3

    I don’t like her but this time she said the truth 😂.

  • @ifsaraismail2495
    @ifsaraismail2495 Місяць тому

    Gabadhaasi runtay sheegtay been maaha wixii uu dans ayay ka hadlaan waxa ugu muhiimsan kama hadlaan dagaalada ay ku dhamaadeen iyo dayaca familkooda waa dhaafsan yihiin

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf Місяць тому

    ❤❤❤😂😂🎉😢😮😅😊

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf Місяць тому

    😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤