Sidan Ayaa Naag Kasta Oo Soomaaliyeed Lala Rabaa Iyaduna Ismaba Oga Wax Ma Garato 🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

КОМЕНТАРІ • 71

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Місяць тому +10

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

    • @GloLeaders
      @GloLeaders Місяць тому +1

      Asalaamu Aleeykum sister waan kusalaamay salaam kadib daawadan timaha mabixisaa? Does this product regrow the hair bidaar baa igashay???

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому

      ​@@GloLeadersHaa walaal

    • @QaniYusuf
      @QaniYusuf Місяць тому

      Asc fadhiyo habo intas oo jeer ban message kuso diray. Australia ayan ku noolahey. Inanta Ifraax number keeda wa khalad plz iso sax.

    • @user-sj8wx7qe5v
      @user-sj8wx7qe5v Місяць тому

      I

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc Місяць тому +27

    Women who say u samir, reerkaaga dhaqo, are unaware of how marriages should be in Islam, any marriage which provides No mercy and kindness to both is a waste of time and will devastate your mental health if you continue.

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Місяць тому +9

    Habo aniga waligeey nin isuma dhiibin ninan xun ayaan guursadey laakiin waligeey uma ooyin nin waxaan ka raacdey danaheeyga caruurteeyda wax ayaay barteen waay shaqeeystaan wax yar ayaa ii harey oo qaar baan school ka dhameen mar show free women ayaan noqon doonaa alhamdulilah

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Місяць тому +1

      Mee too walahi, wax loo baroorto maaha, talabaad caruurtii ayaa wakhti u heleysaa oo dadaal dheeraada helaya mA.

  • @NuuraOmar-yp6bj
    @NuuraOmar-yp6bj Місяць тому +4

    Sheekada oohinta weligay waan maqlayeey
    Illahayow hana joojin meel laga ooyo iyo nolol oohin ku dhisan
    Amiin yaa rabi 😊😊

  • @kurashabdi7321
    @kurashabdi7321 Місяць тому +8

    Wallee waa runtaa guur sokeeye ma fiicna

  • @burco7626
    @burco7626 Місяць тому +4

    Salaam, beautiful soul 💕
    Until Somali ladies understand the battle that starts from your home, then on to your marriage, then sometimes even in to your daughters, they will not break the cycle.
    The show will continue with Dulayste and Qoyan 🙄

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl Місяць тому +3

    Ya rabii nin dulayste ah ayaan ka maqaan galaay 🤲🤲 dulayste hadii loo kufo dhulka ayuu kla dhacay🥺

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 Місяць тому +5

    In badan baan baan maqlay Anoo ciyaala Ayaan maqli jiray walahi Subxanallah 😢

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Місяць тому +2

    Nnaag somalia waxan ku nacay inadreenimda ay sheegtan. sida loo bahdilo doqomiinta naaga haan ma quustan ilmha ku waa sheen sister ku waan haku daalin dantood ma yaqaa niina🧕💔😇😎

  • @hani6728
    @hani6728 Місяць тому +10

    Gabdha marki lafuro xada waaa lacaya sida in aya dhilo tahya oo kale

  • @hani6728
    @hani6728 Місяць тому +7

    Alla ayaan kamagan galay silac iyo dhibto. Iyo nin ana irabin inaa isku qasbo

    • @nabaadlove6019
      @nabaadlove6019 Місяць тому

      Sis is about to, ninku inuu ku Rabin iyo in kale 100 kiiba boqol waxa dumarka gumeeyey nimanka waa gabdhaha. Waa ciyaalka iyo duruufaha qalafsan 😢😢😢

  • @habonumar6229
    @habonumar6229 Місяць тому +3

    Samirkey qalad fahmen dumarkan 'dulmi ku samra ya yidhi iyo dulinimo.Samirku waama merkey qadar Allah timado sida xanuuno,wax la aan tasba la raba qofki qaadi kara in uu ku samro lkn nin dulmayo oo masuuliydi Rabbi saarey kasoo baxin usamir waa dabiir xumo,Allah subxana swt ayaa naftisa dulmi ka dhaarshey,waa naago aan aqoon naftooda qiimiheeda.

  • @fatumaali2856
    @fatumaali2856 Місяць тому +4

    Walal alle haku xafido adiga iyo gabdhahayga

  • @83587
    @83587 Місяць тому +7

    Nagahan waxa kala reebay in tan dhali karo waan dhalaa

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Місяць тому +6

    Wiil aan aqaano baa gbdh maraykanka joogta is barteed intay u timid buu mehersaday xooga mrkay la joogtay by noqotay dacwad by u bilowday mrks bn malin si kaftana ugu Idhi bl ka wrn hdy ku kaxayn waydo wuxu iigu jwby mxa iga gly kolay anigu awal Dan kama lahayn uur uun bn rabay inaan u yeelo si hdy ii kaxayn waydo ay nolosha uga dhacdo mida kle aniga dantaydu waa iny i kaxayso uun marka dulayste intaad wuxu ku fikiraya inuu dumarka hoojiyo uu ciilo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Місяць тому +6

      Subhan Allah! Dulayste WaaHoojiye iyo Hagardaamo. Acudubillah

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj Місяць тому +2

      ​@@FatxiyaCabsiiyeChannelhabo farxiya sheekada
      Naag baa digaag lagu meheriyo run miyaa
      Dulayaste tiktok ka caytamaya
      Naagaha soomaaliyeed waa raqiis markay ajnabi aragti
      Waab yahay 😢

    • @Naisa641
      @Naisa641 Місяць тому +1

      ​@@NuuraOmar-yp6bjabayo documentary waan dawaday lkn way is fureen 3 mise 4 milood ka dib
      Tigaag ay shegayaan waxa waye qadada ama cashada maqada buu kasoo iibiyay.

  • @Maria-Dajuume
    @Maria-Dajuume Місяць тому +1

    It's always insightful, encouraging and inspiring to watch you regardless of what you are talking about. Even though I don't get to watch your Livestream due to the time difference, I enjoy watching afterwards while walking, putting the kids to bed or doing my house chores. Thank you habo qaali may Allah preserve you! ❤

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Місяць тому +5

    Awalbay niman xanuunsan guursatay waxay rabtaa in dabkay ku gubatay laguwada gubto waxay ahayd inay tiraahdo ka taxdro waxaano kale

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Місяць тому

      😂😂😂😂😂 maya waxay u jeeda hadey idin qabsato iska samra waayo cidiina ayaa ciil iyo dhib ka daran ku mariyanaya.
      Ina laga taxadiro oo hebla guursatey yaanan loo gursan ee la iska eegto nin dun wanaagsan oo aabe fiican caruurta u noqda.

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 Місяць тому +3

    Waxay ka wada siday ila tahay waxa aad xalin karto gurigaga uusan ku burburin runtii ninka ilmaha Aabaha u ah waxa uu dulqadan karo Nin islaadeed aan dhalin uma dulqaad doono.
    Hadalkeeda wa macquul Naaga badan ayagoo ka fiirsan si fudud ninka isaga furan.
    Markaasay waxay guursadan nin cadaabaha jiirsiiya ; marka haday qirato khaladkeeda ceeb maha.

  • @asliabshir3770
    @asliabshir3770 Місяць тому +2

    Saxiiiix masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o Місяць тому +2

    Fatxiya waano abuuris baa ka horeeysay

  • @AyaanDahir-rk3bu
    @AyaanDahir-rk3bu Місяць тому +4

    Tolow hadaan xumaado asagu ma ii samri lahaa

    • @birimoboss747
      @birimoboss747 Місяць тому

      May naag kaluu raad sanaa nin maba sabro

  • @Taffal
    @Taffal Місяць тому +1

    Heesta waad na jecleysiisay habo 😃

  • @m.hirsihaji7051
    @m.hirsihaji7051 Місяць тому +2

    Dee wlaal waxan o dhami ma runbaa ay dumarkii ka cabanayaan?

  • @nimam7846
    @nimam7846 Місяць тому +1

    Samiirka bay khalad ka fahmeen ilaahay ba ku karameyey maxaa nin duleyste inu ku karamo tiro ugu samri

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Місяць тому +9

    Barkintan ilmada la buuxinayo iyo dhibaatada loo samrayo 😂ma dhakhtar baa u qoray, maxay naftoodi dhibeen oo been iskugu sheekeyen

  • @letitrain34
    @letitrain34 Місяць тому +1

    Ciil ku noolow why Subxan'Allah illaahay wu ina karameeye dumarow it is good to know your worth

  • @zamzams
    @zamzams Місяць тому +2

    Maad carruurtaada korsatid, maxaa nin labaad kuu geeyay ?? Nolosha wabaa laga bartaa, hadii carruurtaada aabahood aad ka tagtay maxaa mid kale kuu geeyay!!!!

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o Місяць тому +1

    Gabareey kaas hadaa ka tagtay ilaahbaa ku jecel sabir qalad gabdhaha ha fahansiin

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o Місяць тому +2

    Qoyan oo dhan waa nacab

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Місяць тому +1

    Fadxiya waad salaman tahay .

  • @FilsanMohamed-xo9ye
    @FilsanMohamed-xo9ye Місяць тому

    Asc fadxiya wllo Germany 🇩🇪 creamka maso gaadhin miya inte ka heli karaa mahadsaniid

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Місяць тому +1

    Dumarkiiba xanta iyo xinka. Nimankiibaa. Ka daray

  • @jawahiryussuf8600
    @jawahiryussuf8600 Місяць тому +2

    kkkkkkk love u sister

  • @Showshire
    @Showshire Місяць тому +1

    Guuurka aad ku dagdagysaan iska daya ilaa aad qofkii saxnayd heshaan somaliyey wiliba gabdaha

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Місяць тому +1

    Waa calool xumo

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Місяць тому +1

    Amerika joogtaa gawadhaas hada
    South afrika laga soo Qaaday
    Souh afrika halagugu furo waa dhibaato

  • @asha4100
    @asha4100 Місяць тому +1

    Heesta ❤😮

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w Місяць тому

    Gabdo shaqaysta ilmahiina korsada naftiina kafakara wax yaabo yaryar wad usabri kartaa lkn bahdil no haudulqaadan saving ne yeesha

  • @m.hirsihaji7051
    @m.hirsihaji7051 Місяць тому +1

    I dont know whats going on whith somali women,even somali women who is prade and open minded are black mailed there husbands

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому +5

    Wlhi Anigu guurka Somalida waa necbahay waa gumaysi caadi ah Allow naga badbaadi Anigu wiil aan soomaali ahayn oo wanaagsan baa guursan insha Allah

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 Місяць тому +3

      Walaal nimanka soomaalida oo dhami ma xuma , ee istikhaarayso markaad guursany

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому +1

      @@qaaliahmed4984 Walaal Anigu ma odhan soomaali oo dhan baa xun Laakiin bulshada soomaaliyeed badankoodu gabdhaha way necebyihiin markaa anigu waxa ku tashaday inta aan dhalinyada ahay in aan meel kale oo wanaagsan oo aan ka fiirsaday Allah waydiisto Aamiin insha Allah

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Місяць тому +2

      Walal Mcn inta badan wey xun yihiin sida xaqiiqda ah nimanka somalida

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому

      @@sabriincadey2522 Xaqiiq

    • @canabiinadia
      @canabiinadia Місяць тому

      Midka nolol fcn ku gelinaya guurso farax naag u rafadiyo u gumeysto ravaa

  • @MonetaMax
    @MonetaMax Місяць тому +2

    Naagahan maryooley da to much lalabow

  • @Iftin86
    @Iftin86 Місяць тому

    Can anyone tell me the name of that song please i really like it

  • @aminbootaan6243
    @aminbootaan6243 Місяць тому +1

    Ruuntaa

  • @user-hx5dy8jz6v
    @user-hx5dy8jz6v Місяць тому +2

    WAA uun abuse Ka aqbala, WAA yaab

  • @anoor7560
    @anoor7560 Місяць тому

    Bala bala bala bala

  • @samirazaamofficial2893
    @samirazaamofficial2893 Місяць тому

    Silic ku nool 30guursato dhaanta nin anad hubin ha udhalin 2sanno igu yaraan barta

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 Місяць тому

    Lacagta waxaa u bixiyay barako

  • @nasroguled2935
    @nasroguled2935 Місяць тому

    Madams caradaka wurubatah qasolab been bass shagata

  • @sumayo2093
    @sumayo2093 Місяць тому

    😂😂😂

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Місяць тому +1

    Waarun xantaasay. Xayaatadii kaga hareen. Waayo. Waa. Jaahiliin.

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Місяць тому +1

    Disgusting 😢, waxaasay dumarka ku waanineysa 😢😢, ma dhakhtar baa u qoray in dumarku dhibaatoodaan 😂😂😂

  • @omaradan1005
    @omaradan1005 Місяць тому

    Illahay ka cabso oo wax wanaagsan samee. waxaad joogtaa wadan horumaray, waxaadna ku hadlaysaa wax aan jirin

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Місяць тому +1

    Waarun ninku. Nimanku Ninimaday Difaacayaan