NASTEEXO DAYAX DIB BAAN U LIQAY JACEYLKA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 чер 2020
  • Erayada Mohamed Salim
    Laxanka Zakariye Kobciye
    Music Xamaada Alcasal
    Vocal Recording Mustafa Karama
    Camera Saalim Kaskey
    Editing Saami Cadde
    Soo Saaristii Hoyga Murtida Iyo Madadaalada
    Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

КОМЕНТАРІ • 142

  • @abdyrizaqronow1228
    @abdyrizaqronow1228 4 роки тому +36

    Nastexo dayar xiligii tartanka mogadishu Got tlent intii taagyeri jirtey farta taaga❤👍

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 роки тому +38

    Qof taan funs wayn baan u ahay codkeeda inaba caadi ma aha dadkii hore ayaanba soo xasuustaa ... nastexay Lacalaa hadad aqrisiid comments keyga wll like igu sharag

  • @hanadcali1941
    @hanadcali1941 4 роки тому +7

    Hadu sakariye kobciye Laxanka leeyaha waa macaan nasteexo DAYAX keep going

  • @kadriinaoffacial304
    @kadriinaoffacial304 4 роки тому +7

    Mashallh wlh Nastexo aad u jeclahy wlh mar walbo oo aan maqlo codkeda waxy iso xasuuusisaa fananada farxiya kabayare yaa ila arky like❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏

  • @abdiazizsheikhabdullahi7919
    @abdiazizsheikhabdullahi7919 4 роки тому +26

    Haday somalinimdo kugu weynthy like dhac igu sii

  • @DEEQ
    @DEEQ 4 роки тому +8

    M.a tan kabiir waa aakhiro iyo shimaali ayaa la weydiina cunugtaan la lumiyay lkin hees macaan

  • @knannasir8539
    @knannasir8539 4 роки тому +1

    Runti gabartan cod iyo qoruxba wey is ku darsatay heestan wey iga gadan tahay we love you Nastexo sis

  • @sacdiyocali1340
    @sacdiyocali1340 4 роки тому +7

    Abaayo markasta.saan ayaad kuqurxoonta intii kaheshay like iisaar

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 4 роки тому +6

    Sidaan u asturnoow walashey

  • @clqaadirhonest1670
    @clqaadirhonest1670 4 роки тому +3

    Nasteexo dayax waa gabadh fanka magac weyn ku yeelan doonto insha Allah
    Heesaheeda waa la socday iLa tartankii heesaha

  • @abdillaahi1248
    @abdillaahi1248 4 роки тому +9

    Runtii waa fanaanad aad uqiimo badan horumar wacn.❤❤❤❤❤

  • @amaadin12
    @amaadin12 4 роки тому +8

    waad asturantahah codna leedahay, nice song

  • @XUSEEN_CISHQI
    @XUSEEN_CISHQI 4 роки тому +2

    MAGACAAGU WA Nasteexo Dayax SAADASHUNA MA FOOLXUMA ADOO DAYAXA TAGAY BAAN ARKAA GUUSHAADA WA GUUSHEYDA ❤❤❤

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +5

    Ayy sugaay heestaaN😘
    Nasteexo daYaX👈

  • @iqraomarnoor3576
    @iqraomarnoor3576 4 роки тому +2

    ❤❤❤❤❤❤qurux cod asturnaaan hibo faneed intaba Allah isugu daray noolow qurux bdn nasteexa aad ba ku taageeraa

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 роки тому +7

    Nasteexo muuq wacan naftaad ku taalaa ✌✌👏👏❤❤❤

  • @alfanaancawilkoyla4358
    @alfanaancawilkoyla4358 4 роки тому +2

    Inaba caadi mhn laxanka musica aad ban u salamayaa sakariye kobciye iyo xamada alcasal sxpka bulshada saami cade keep going 🙏🙏🙏

  • @koshinsaid2672
    @koshinsaid2672 4 роки тому +8

    Waxan la socdey hees walbo ey so qaady. Ilaaa tartankii Hibada jiilka cusub.
    Iga qora Nasteexa dayax WAA BEDELKA DHABTA AH EE jiilkii hore khadra daahir. Iyo jiilka dhexe ee farxiya fiska.
    Mustaqbal faneed oo ifaya ayaa ka muuqda. Waxan rajeenaa in dib u shaqa-gelinta TIYAATARKA QARANKA Uu u noqondoono fursad ka caawisa hiigsigeeda.

  • @nastehoshaqlan5840
    @nastehoshaqlan5840 4 роки тому +23

    My sami Galmudug girl keep going❤️❤️🙏🏻

    • @queen-zt2lx
      @queen-zt2lx 4 роки тому

      Shaqlan ❤💖💋

    • @nastehoshaqlan5840
      @nastehoshaqlan5840 4 роки тому +1

      Luuliano Intana ma iiga daba timid😂😘

    • @queen-zt2lx
      @queen-zt2lx 4 роки тому +1

      @@nastehoshaqlan5840 waku jeclahay yaqey xabibti❤💖💋

    • @Shamuuriofficially1
      @Shamuuriofficially1 4 роки тому

      Shaqlan tiii sax daheed miya mise fake tiisax daheed❤️❤️

    • @nastehoshaqlan5840
      @nastehoshaqlan5840 4 роки тому +1

      Xarar media qoralkaba ka garo sxb

  • @axmedyufoowcabdi1332
    @axmedyufoowcabdi1332 4 роки тому +4

    Amazing gabadhan wey diyarsnthy wllhi keep going

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 роки тому +1

    Ma sh allha codakeed macn 😊✌️✌️😍😍🔥🔥😘😌😌

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani 4 роки тому +2

    Wow Nasteexa dayax wallshy mcn Horay usoco fanand buuxdaa tahaye 😍🌹🌹❤

  • @mohamedrage7759
    @mohamedrage7759 4 роки тому +1

    Nasteexa qurux cod macaan bad leedahay allaah no ka daayo

  • @zakariyesalaandahab8716
    @zakariyesalaandahab8716 4 роки тому +1

    Mansha.alah nastexo hore u soco wll

  • @nasroismacil664
    @nasroismacil664 4 роки тому +2

    Cajiib eesh calaa cod nasteexo dayax 💔💔💔

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 4 роки тому

    Anoo Daacadoo Ku Dhowra Adaa Idareemi Waayay nasteexo Dayax Waan Kutaageeraa Beipe 🏆

  • @ismailhassan9413
    @ismailhassan9413 4 роки тому +10

    Inta dirisle abdi reactionkiiza sugaysa iyo heezta macan keeda like dhac ku siiya 👍👍👍

    • @abdukadirmohamed498
      @abdukadirmohamed498 4 роки тому +1

      Dirisle kuwa f ayuu soo qaataa gabadhaan waa fanaanad hhh waa iska kaftan lkn saas u badan thy dadka fcn kama hadlo

    • @ismailhassan9413
      @ismailhassan9413 4 роки тому +1

      @@abdukadirmohamed498 waxay ila tahay haduu arko inuu kasoo hadlo zbbtoo ah aadbay u cod macantahay inkastuu kaasi jacaylada ka xanaaqo😂😂😂iska kaftan dabecadisa sida udhaw

  • @sekeriyewadhaf5690
    @sekeriyewadhaf5690 4 роки тому +1

    Hablihii fanka aadbay ugu soo badanayaan maalinba mid anad arki jirin baad arkay
    Lkn tani inay mar hore soo gashay ahyd way naga raagtayba🙏

  • @cabdiqadir6266
    @cabdiqadir6266 4 роки тому +1

    dadka taalantiga leh mxeey danka eeyna u xiseynin kuwa kalana eey u dadadaan walaahi gabadhaan waa gabar mustaqbal faneed leh

  • @cabdifarah4547
    @cabdifarah4547 4 роки тому +1

    Waaaw fanaanad talaabsatay iga dheh runtii

  • @ficaneyhajji1587
    @ficaneyhajji1587 4 роки тому +4

    Heestan wxdba moda inaan xaladan kusuganhy losoqaday

  • @dhalboqortooyogm5252
    @dhalboqortooyogm5252 4 роки тому +2

    Boqorada galmudug ❤️❤️❤️❤️❤️nasteexo dayax❤️

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 4 роки тому +4

    ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥🔥🔥nastexo ❤️❤️❤️

  • @sacdiyocabdi398
    @sacdiyocabdi398 4 роки тому +5

    Qurux layda galmudug ❤❤❤

    • @abdikarimdimbil1473
      @abdikarimdimbil1473 4 роки тому

      Xaradheere dheh

    • @gkds9320
      @gkds9320 4 роки тому

      Viva galmudug ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💤💤💤

  • @user-uu6wu4mr1o
    @user-uu6wu4mr1o 4 роки тому +3

    Waan taageeraa nasteexo ma ila taageertaa

  • @mohamedwiito8186
    @mohamedwiito8186 4 роки тому +1

    Keep going wllo mcn fanaanad da yar baatahay tageerahaaga nahay 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @intisaamxaaji5854
    @intisaamxaaji5854 3 роки тому

    Bilaahi cotkaada waan ka helay

  • @muhanadalkapoi1980
    @muhanadalkapoi1980 4 роки тому

    Wooow ish calaa cod inaba caaadi mhan wow keep going

  • @nasraabdishakur411
    @nasraabdishakur411 4 роки тому +1

    M.a qurux badan wankujeclhy apaaaayo heeesta mcn

  • @c58pro50
    @c58pro50 4 роки тому +1

    Keep working abaayo

  • @maajidmohaz7384
    @maajidmohaz7384 4 роки тому +6

    Codkeda izo jitay 🔥❤

  • @drsfahmafoos4196
    @drsfahmafoos4196 3 роки тому +1

    Viva geenyada galmudug

  • @abdifatahhussen8910
    @abdifatahhussen8910 3 роки тому

    Ish calaa cod m.a hore usco abyo

  • @dearmum3320
    @dearmum3320 4 роки тому +1

    Wax kale 💯♥️

  • @umumohamedamiiish2233
    @umumohamedamiiish2233 4 роки тому +7

    Boqorada galmudug💙💚🗯🌍👍👍💘💘💘

    • @gkds9320
      @gkds9320 4 роки тому

      Boqorada galmudug 💙💚💙💯💯💯💯

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 4 роки тому

    nasteexo quruxleey nin ka calfan waayay ciid badana cad nool waaye waan ku tageera shacniyeey

  • @qadarjecelow1435
    @qadarjecelow1435 4 роки тому +1

    Codka cadi mahaa🥰💋🙆‍♂️

  • @qaliqurux4747
    @qaliqurux4747 4 роки тому +1

    Hore usoco quruxeey ❤❤💋💋tageer an ku ahay manta ka biloowada❤💪nasteexo hore usoco huno

  • @zunduzmohamed8328
    @zunduzmohamed8328 4 роки тому +1

    Keeerp going reer nuqdisho❤❤❤❤❤

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 3 роки тому +1

    Codka heezta naga hagaajiYa si wacan uma maqalNee

  • @duceysaneofficial7881
    @duceysaneofficial7881 4 роки тому +1

    War Heesta wee kala kacsantahay Like halagu tixo xarfaaneey.

  • @goatr.c.7914
    @goatr.c.7914 4 роки тому +2

    Sidaaa u asturnaw walal marka ha iska dhigin waa iga talo qurux ayad tahay wal as l

  • @dhagajuunchannel6475
    @dhagajuunchannel6475 4 роки тому +6

    M.a inta ila aragty inay moqdisho go talent ka soo baxday dhac kusii

  • @shilista4907
    @shilista4907 4 роки тому

    Keep going nateexo
    Wan kula socday ila tartankii dhalinta ee aad kusoo baxday

  • @adanhasan524
    @adanhasan524 3 роки тому

    Keep going

  • @dhaqannooleeye5459
    @dhaqannooleeye5459 4 роки тому

    Wàa gabar qurux badan akhlaaqna ay ka muqato🙏🏻

  • @mawliidcabdi7653
    @mawliidcabdi7653 3 роки тому

    Niyaw inantani waa inan asturan markasta

  • @drkaavi728
    @drkaavi728 4 роки тому +1

    Cajiib .!

  • @xamdaxuseen2641
    @xamdaxuseen2641 4 роки тому

    Wow heees iga dhex ax yaa jacayl

  • @niciimoshexo1394
    @niciimoshexo1394 4 роки тому +1

    Taageero ban kuu ahay hory usoco

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 4 роки тому

    Inaad waligaa Is qaawin ayaan rajaynayaaa 💯💯💯💯

  • @mustafeabdirahman1367
    @mustafeabdirahman1367 4 роки тому

    Fannaanad da'a yar oo cod leh horey u soco

  • @libaanali9278
    @libaanali9278 4 роки тому

    M.a nastexo gabara tagero horo usoco walshey sami adine keep goin sxb

  • @skartltube4073
    @skartltube4073 4 роки тому

    M.a Keep going Nasteexo

  • @mohamedozy2224
    @mohamedozy2224 4 роки тому

    Gabadhu gacanta maa calkii jabutii ayay ku sisdataa

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 4 роки тому +3

    Natural Voice 🗣️🙈

  • @maryanmoha2050
    @maryanmoha2050 4 роки тому +2

    Amazing 😊

  • @mohamedabdi5005
    @mohamedabdi5005 4 роки тому +1

    Fanaanadeyda wan ku wataa saan usugaye wan daalay

  • @ayanabdullahi9837
    @ayanabdullahi9837 Рік тому

    Nastexa illahow kusohanuni

  • @ugaastaam847
    @ugaastaam847 4 роки тому

    Gabadhan aaad ayaan utagera macala markay tartanka kujirtay horay usoco

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 4 роки тому +2

    Masha Allah abayo

  • @khaalidaxmed9355
    @khaalidaxmed9355 4 роки тому

    Mashal.ah hore.u.soco huno.Qali

  • @cabdiraxmancaliadan3323
    @cabdiraxmancaliadan3323 4 роки тому

    Keep going nasteexo

  • @sacdiyosaafi1642
    @sacdiyosaafi1642 4 роки тому

    Masha allah sxbtay rumad nastexo dayax abdi karin axmed sxb mcne horay balo soconayah ❤

  • @jimcaalefaysal859
    @jimcaalefaysal859 4 роки тому

    Mashaa allah sxb horay usco

  • @zakihilaac3569
    @zakihilaac3569 4 роки тому

    Nasteexo dayax io kingeeer0 ka hayna waxa kale wa shacap sami cadaw

  • @ishwaqofficiall5447
    @ishwaqofficiall5447 4 роки тому

    😍😍😍😍😘😘😘🤩🤩🤩 wlhi qof tan wey shidantahy

  • @xayirhussein5653
    @xayirhussein5653 3 роки тому +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴nas

  • @mohankunaye2377
    @mohankunaye2377 4 роки тому +1

    New face keep rocking

  • @zamzamchannel666
    @zamzamchannel666 4 роки тому

    axyaaa sowd🌹🥰🥰✅

  • @b_rtv
    @b_rtv 4 роки тому

    Ish calaa cod

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 4 роки тому +1

    M.Allah fanka ado kale u baahan yahan
    My funs so booqda youtube channelkggs cusub

  • @ffffghhggff789
    @ffffghhggff789 4 роки тому

    Axsan cod waxkale

  • @sacdiyoabdinuur7434
    @sacdiyoabdinuur7434 4 роки тому

    Sigarey heestan itabatey walahi ax😭😭😭

  • @abdallah_142
    @abdallah_142 4 роки тому +1

    Big music lkn wax ayaan sugny

  • @muniiraxuseen2521
    @muniiraxuseen2521 4 роки тому

    Fakatax yaa igaso horeyo

  • @sundusoffichlaabdifitah337
    @sundusoffichlaabdifitah337 4 роки тому

    💓👏👏👏💓

  • @xasandhere
    @xasandhere 4 роки тому

    qisa dhab ah

  • @Carab14
    @Carab14 3 роки тому

    🥰🥰🥰🥰

  • @nastexohassan6654
    @nastexohassan6654 4 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munoibrahimcali6862
    @munoibrahimcali6862 4 роки тому

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sadaqkpp8984
    @sadaqkpp8984 3 роки тому

    💕💕💕👌👌👌👌👏👏

  • @haruunkashka2588
    @haruunkashka2588 4 роки тому

    😍😍😍😍😍😍

  • @suleekhacarab9369
    @suleekhacarab9369 4 роки тому

    Wwewwwwwww

  • @ayaanhassan893
    @ayaanhassan893 4 роки тому

    ❤️💕💕💞♥️♥️❤️💕👑👑

  • @fardowsocabdule7872
    @fardowsocabdule7872 2 роки тому

    1

  • @nuriaabdilenuria325
    @nuriaabdilenuria325 2 роки тому

    Nuria abdile Nuria

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 роки тому

    Nazteexo dayax waa badeLka Aan ku iLaawi LaHayn Fananiinteni hore khadra daahir zahra axmed saynab cige magool zaado ali warsme iy0 kuwo kle badan runtii hibo faneed iy0 mustqabaL ifaya ayay fanka kuledahay dawladu ha gacan qabato tiyaatarkana haLo furo

  • @cabdiqani6185
    @cabdiqani6185 4 роки тому +2

    Waxani hees maha ee waa dhanto

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 3 роки тому

    Gabadhu cod iyo qurux wey haysaaye waxay u baahan tahay ereyo mug iyo miisaan leh hada kuwa ayku heeseyso waxaa tiriyay ciyaalka xaafada lolz