NASTEEXO DAYAX | JACAYL JACAYL DHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лип 2021
  • NASTEEXO DAYAX | JACAYL JACAYL DHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
    Heesta : Jacayl jacayl dhalay
    Ereyada : Hibo haboon
    Laxanka : Nasteexo dayax
    Musiga : Saanuu
    Actor : Xamza
    Camera : Saalim kaskey & caraaye
    Editing : Saalim kaskey
    Copyright by kaskey production
    Thanks for watching

КОМЕНТАРІ • 171

  • @aasiisxirsi7484
    @aasiisxirsi7484 3 роки тому +104

    Intii lamaano ah iyo intii wada socotaba Allah ha xifdiyo 🤲🤲🤲🤲🙋❣❣❣

    • @faadumoabdi660
      @faadumoabdi660 3 роки тому

      war intii kali ahnaa Allahaa xifdiyo dheh bro

    • @aasiisxirsi7484
      @aasiisxirsi7484 3 роки тому

      @@faadumoabdi660 waan hilmaamay anaana ka mid ahaa sorry 😞heestaan iga fagatay ciil iga haayo qoftii iiqaadi laheyd waa inaa hada raadiyaa🙋❣😢

    • @quruxsanismail9801
      @quruxsanismail9801 2 роки тому

      Amiiin

    • @jszupq3780
      @jszupq3780 2 роки тому

      My alleh protect the couple and their companions

  • @zakicadeofficiall8136
    @zakicadeofficiall8136 3 роки тому +62

    Nusteexo dayax waa gabar cod macaan haadii caaminsantahay like

  • @ceebla82
    @ceebla82 2 роки тому +10

    Farxadan la jaar ahay
    Ma jirtaa cid heysee
    Jawigaan ku noolahay
    Waa jaceyl jaceyl dhalay✋✋✋❤❤❤👑👑🙏🙏🙏🙏🌍🌍💋💋🩸🩸

  • @aasiisxirsi7484
    @aasiisxirsi7484 3 роки тому +41

    Hees waa dhaaftay wllhi lkn ma isticmaali gari sawabtoo ah heestaan waa gabar ninkeeda ama xaajikeeda hees uqaadeyso marka anina ninbaan ahoo ma isticmaali gari lkn waa iga dhax baxday wllhi heesta❣🙋👌👌👌🎤🎤🎤❣👌👌👌

  • @faadumomaxmed1436
    @faadumomaxmed1436 3 роки тому +14

    Nasteexo dayax iyo malyuun maanka labadaas codkooda aad ayaan ujeclahay 🥰

  • @shugricali2194
    @shugricali2194 3 роки тому +11

    Somalidu xasidsana 30k baa dawatay leketana waa 1k😉

  • @baxsanbeelo9024
    @baxsanbeelo9024 3 роки тому +12

    Nastexo tartanki Mogadishu got talent hada ku baratay like wash igu sii dadka uhoreyo barta nahaye😂🥰👸💫

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому +47

    From sharma boy ❤️

  • @aasiisxirsi7484
    @aasiisxirsi7484 3 роки тому +35

    Heestaan lamaane bis isticmaali karo iyo gabar heysata wiilkii ay ku faraxsaneyd marka wax ladhaho wiil iyo iskaabulo waxba meel kuheyn maqaadan karo sida ani cml 🙋😢😢😢😢

  • @mrqanciye1272
    @mrqanciye1272 3 роки тому +31

    GABADHAAN CODKEEDA ASKA JECLHY WLLHI .HORMAR WACN ABAAYO

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 3 роки тому +9

    Heeska iyo muuqaalka intaba waa another level horumar wacan team kaskey production

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 роки тому +9

    kaskey nin aan aminsanhy fananada kaliya aaan dhgysto tagero nastexo dayax my bro hamzaawi aktarka muqdisho ❤❤💥💥🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @queentacadalefaadumoladan4122
    @queentacadalefaadumoladan4122 3 роки тому +8

    Waaa jeceyl jeceyl dhalay nasteexo dayax wll qaaaliya keep going mcto aadbaan kuu jeclahay

  • @ciraaqcabdi8743
    @ciraaqcabdi8743 3 роки тому +5

    Fanan da.yar cod macaan❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @cageyofficial937
    @cageyofficial937 3 роки тому +6

    M.a wlhi cod udey gebedhaan heseheda hal hees oo ana ka helin kuma jirto hormar wacan wlshey🤲🤲

  • @mohanlyrics7766
    @mohanlyrics7766 3 роки тому +3

    NastexO Dayax wan kuwataaa duuu🙈😜😜🙈🙈

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 3 роки тому +6

    Kaskey production from Sharma Boy hees iyo bar iyo muuqaal waali ah tayo leh.😍😍😍😍

  • @akramaabdi2377
    @akramaabdi2377 3 роки тому +5

    Heestan gacaliyaahaygaan u diri doonaa insha allaah 49 nageeye qalbi dhaye❤🥰

  • @maxamedabtiyow4962
    @maxamedabtiyow4962 3 роки тому +12

    Nasteexo dayax io wll xamza maxamed hormr wcn king hamzawi❣❣😍Another level legend🦾🦾🦾❣

  • @xidigahargeisachannel5506
    @xidigahargeisachannel5506 3 роки тому +10

    Hadan Reer Hargeisa Nahay Xidigta suuqa wan kasoo Dafi Doona💎🌹

  • @haldoormusic6470
    @haldoormusic6470 3 роки тому +3

    Cod baa ku dhamaaday nasteexo dayax horay usoco

  • @khaalidyareofficial912
    @khaalidyareofficial912 3 роки тому +4

    M.a wllshey hormar wcn ❤✊

  • @yonisabdulqadir5889
    @yonisabdulqadir5889 3 роки тому +1

    Waaw m.a poqortyo run ahaanti
    Hees iga gadan soo qaaday
    Nastexo dayax qalbiga kaa
    Taagera runtii alle ha ku Xafido
    Hormar wacan
    Poqoradi codka
    Ina tahy waan qiray
    Anigu cadawgaga
    Ha u jabin waliga
    Ifka hibo ku nolow

  • @ayeeyo_gamer5405
    @ayeeyo_gamer5405 3 роки тому +4

    Masha alaaah cod ika dheh boqorata codka muqdisha 👸🏾❤️

  • @maxamudcarab9020
    @maxamudcarab9020 2 роки тому +3

    dad ayaa qurux mooday buurni iyo cayil
    lkn quruxi waa dhuubni
    masha allaah nastexa dayax

  • @gem2144
    @gem2144 2 роки тому +1

    MashaAllah MashaAllah boqoradii codka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏽☝🏽☝🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @axn1512
    @axn1512 3 роки тому +5

    Nasteexo hormar wacan👍

  • @omarhassan9028
    @omarhassan9028 2 роки тому +2

    Masha Allah codka idili wan kuwaataa runtiii 🥰🥰🥰🥰

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Рік тому +1

    Waaw waan ladhacay jawga jaaceylka 💖

  • @nadiirmohhaybe2998
    @nadiirmohhaybe2998 3 роки тому +13

    FROM SHARMAKE APDI NASIR MAHAMED SHARMA BOY

  • @Wacdar
    @Wacdar 3 роки тому +3

    waw masha allah lagen and nastexo dayax

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 3 роки тому +1

    Bababababa wax kale wlh 🥰🥰🥰🥰

  • @abakaadirmohahajji5444
    @abakaadirmohahajji5444 3 роки тому +2

    Axsan cod ereyo waxkle ah muuqal shidan 🙏🏻❤️❤️

  • @nihaalchannel5950
    @nihaalchannel5950 3 роки тому +7

    Walalkey xamze jilinka 100 a ka keentay nabe keep going bro ❤❤❤

    • @djhamza6775
      @djhamza6775 2 роки тому

      Mahadsanid sister❤💪🙏

  • @yaasirbocoreyyaasirbocorey8410
    @yaasirbocoreyyaasirbocorey8410 3 роки тому

    M.a Allah inaba caadi hees fcn gabdhaha jira wayka cod macaantahy wllhi nasteexo dayax

  • @munaabdi9604
    @munaabdi9604 3 роки тому +1

    Mnsha alh gabadh cod mcn alha ku xifdiyo hno

  • @mahdimouminfarah1030
    @mahdimouminfarah1030 2 роки тому +1

    Wawwww m.a Nasteho boqorada hory usodo Hesahaga Ayan ku hysana 😍😍🥰🥰😍

  • @nasteexocumar9116
    @nasteexocumar9116 3 роки тому +1

    Barteda dhigtay nasteexo my sami

  • @mohamedcabdulahi1042
    @mohamedcabdulahi1042 3 роки тому +1

    intii lamaano ah iyo intii wada socoto Allah haxafido

  • @shaaficidhooley8679
    @shaaficidhooley8679 3 роки тому +1

    Nastexo dayax keep going fanaanadeyda

  • @sacdiyocadey8214
    @sacdiyocadey8214 2 роки тому

    Jawigaan ku noolahay waa jaceyl jaceyl dhalay........hala hala hala

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk 3 місяці тому

    waaw axlla hees ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @kuukuu8685
    @kuukuu8685 3 роки тому +3

    Form zhaRma BoY zalim walaal aan lawada HaYzaN🥰

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 2 роки тому +1

    Qoor dheeer sidaa qaalin geela

  • @Hassan-tj4gw
    @Hassan-tj4gw 3 роки тому +4

    Wow amazing ck reaction haka so biyo hanalodiro ck family

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому +3

    Hees Iyo badh woow

  • @muridiahmed8412
    @muridiahmed8412 3 роки тому +1

    Nastexo dayax🥰 codkada wax laziizo.laheym🥰✌

  • @updyshakurlopez9077
    @updyshakurlopez9077 3 роки тому +3

    Nateexo dayax hooyada codka libintada waan ku siyay pilahi🙏🙏🙏

  • @umusahrahasan1821
    @umusahrahasan1821 3 роки тому +3

    Murugtan lajarahay majirto cidhesee jawigankunolahay waa nacab nacab dhalay jawabtii hesta come soon

  • @mahamedshaafi3342
    @mahamedshaafi3342 2 роки тому

    Hargaysa waa kuu diyaar sidaad u jeceshahay ayey kuu jeceshahay thanks

  • @mromarhassan1750
    @mromarhassan1750 3 роки тому +2

    From sharma baaba🥰✨🔥

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 3 роки тому +2

    From Sharma 💗

  • @ciraaqcabdi8743
    @ciraaqcabdi8743 3 роки тому +1

    Horay usoco gobeey

  • @nawalabdirizaq2273
    @nawalabdirizaq2273 3 роки тому +1

    Horey usoco mcnto nastexo dayax

  • @moha4513
    @moha4513 3 роки тому +2

    Codka waa ✅ wediyarsan thy

  • @khadraqaali5015
    @khadraqaali5015 3 роки тому

    M.a laxanka gabadha ayaa leh

  • @abdiraxmanjimcaalegacal5463
    @abdiraxmanjimcaalegacal5463 3 роки тому +1

    masha allah suestar aad u cod macaanthy

  • @ibraahimqaalidqalbi7960
    @ibraahimqaalidqalbi7960 2 роки тому

    Kuwa jaahilaa jiraa kujejeesa caashaqa balsekaygu waaa janan iyo johorad dheemana yaasalaaam axsan hees walhi meel wayn ayey igataabatay heestaan jacaylkaygii iyo noloshaydii saaxiibadayda mcnnayd ayey isoo xusuusisay walhi ani dhan waan is badelay ooo saamayn wayn ayey igalisay ax ax ax jacaylkayga alloow isooci ❤❤❤🧡🧡💛💛💚💚💙❤❤❤❤❤🧡🧡🧡❤❤❤❤

    • @ibraahimqaalidqalbi7960
      @ibraahimqaalidqalbi7960 2 роки тому

      Walaalahayga qaaliga ah isoo duceena noloshayda inaaan hello farxada ayaan wada qaybsan jirnay hadana way igamaqantahy farxadayda qaaliaga ah ayey ahayd balse hada way iga xanuunsantahy iigu soo duceeya walaalaha qaaliga ahoow😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😦😦😦😞😞😓😓

  • @ahmedxhavi1600
    @ahmedxhavi1600 2 роки тому

    Naagta erayada leh hipo haboon legenad Wan kuwata xpipi

  • @muhanad4750
    @muhanad4750 3 роки тому +3

    Matankeyga ahaa nin ii eg weye wlhi

  • @isse_09
    @isse_09 3 роки тому +6

    Kaskey production keep going zxp✊

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 2 роки тому

    Nastexo cadey 🥰💓

  • @axmedcigaal3258
    @axmedcigaal3258 3 роки тому +2

    Gob isheshay

  • @claahicabdi164
    @claahicabdi164 2 роки тому +3

    Xasan hees🥰🥰💟

  • @ahmedmuhiadin5158
    @ahmedmuhiadin5158 3 роки тому +2

    hamza my pro 🤘🏼

  • @alfadanan2120
    @alfadanan2120 Рік тому

    Beauty song qoraalkan waa 2022

  • @xasancatoosh2237
    @xasancatoosh2237 2 роки тому

    Wa waah

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 роки тому +2

    Walalayal waxaan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @kadhanabukarwaqaa8655
    @kadhanabukarwaqaa8655 3 роки тому +3

    Janan ka dhigatee biri markuu dable kugu noqdo nosoo gudbi😁😁😁

  • @ciraaqcabdi8743
    @ciraaqcabdi8743 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +1

    boqorada codka msh alaah nastexa dayax wlshy 🔥😍👏

  • @karaamabdalla5290
    @karaamabdalla5290 2 роки тому +2

    Boqorada codka ❤💯⚘👸👑🥰

  • @ciraaqcabdi8743
    @ciraaqcabdi8743 3 роки тому +1

    Kal iyo laap nasteexo dayax

  • @nadar6829
    @nadar6829 3 роки тому +1

    Masha alah hees iyo bar❣❣

  • @ayaanbagaage3158
    @ayaanbagaage3158 3 роки тому +7

    Couple 💑song 🎵wow keep going Queen 👸👏

  • @xasanxigmoxasanxigmo-wj1md
    @xasanxigmoxasanxigmo-wj1md 9 місяців тому

    Kep going

  • @drivefarsamo7485
    @drivefarsamo7485 3 роки тому +11

    Woow cod macaan hees macan ❤️

  • @cumarmuqtaar7347
    @cumarmuqtaar7347 2 роки тому

    Keep going

  • @claahicabdi164
    @claahicabdi164 2 роки тому

    AXasan hees

  • @abikhadirdaahir2864
    @abikhadirdaahir2864 3 роки тому +2

    boqortoyo dayax walasheyda 🥰

  • @wasiirkaofficials4418
    @wasiirkaofficials4418 3 роки тому +6

    First comment on like pinka igu qabo

  • @Aamiino
    @Aamiino 3 роки тому +3

    Taem Sharma Boy✌🥰🥰🥰

  • @abdiazizahmedadan9376
    @abdiazizahmedadan9376 2 роки тому +1

    Top 👌

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 3 роки тому +2

    Sidaas jacal lamayidhaahdo ee is astur gabadheeey haduu ku jecelyahy jadhkaka dadka ma u soo bandhigeen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 2 роки тому +1

    Aniga jecaal makahelo Lkn waan kufarxa lamaanha

  • @bgizzle3251
    @bgizzle3251 3 роки тому +1

    So sweet

  • @crownskilfman5618
    @crownskilfman5618 2 роки тому

    Ina kada

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 3 роки тому

    Team Sharma muhaan majoogaanoo

  • @qaaseyjimjaam9077
    @qaaseyjimjaam9077 3 роки тому +11

    Inta ila og Iney gobol tahay Somaliland like saar

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому

      maya sxb waa xamar cadey

    • @ayanosman2485
      @ayanosman2485 3 роки тому

      Somaliland hal gobol kaliya ma aha jashil meelkasta intaan la joogo bax the waalidkaa wax kasoo baro haddeey aqoon leeyihiin.
      Saaxil Togdheer Maroodi Jeex Awdal iyo Sool iyo Sanaag oo dispute area ah waaye Somaliland wax iga baro boowe ama baayo waxaad tahayba 😎

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому

      @@ayanosman2485 abayo gabdhan ana aqano sifcn waliba Xmar ayey jogta hada weligeed kama aysan bixin meshan waa meel Jaziira xeebta markii loo socdo ku taalo mgced iga maqan sida ula soco

  • @cabdirahmaan3365
    @cabdirahmaan3365 3 роки тому +2

    Waa xidig xidig dhalay ee jaceyl maaha kkkkkkkk

  • @ezelcabdiofficial8029
    @ezelcabdiofficial8029 3 роки тому +2

    From sharma

  • @user-gz4gp3xr2e
    @user-gz4gp3xr2e Місяць тому

    Mashallaah

  • @maxamednuur7439
    @maxamednuur7439 3 роки тому

    Dayaxa muqdisho nlka

  • @BigmaanStudio
    @BigmaanStudio 3 роки тому +1

    From shrama boy

  • @kingharra7868
    @kingharra7868 3 роки тому +3

    xidigta mugadisho nastexa dayah

  • @maslaxamin4976
    @maslaxamin4976 3 роки тому

    wow axsan cod

  • @mohamedabdarashid3922
    @mohamedabdarashid3922 2 роки тому

    Axyaa hees 🙏

  • @ikransacidfarax3877
    @ikransacidfarax3877 3 роки тому +1

    Wajclahay gbdhan m.a codkeda

  • @alfamalyuun7944
    @alfamalyuun7944 3 роки тому +2

    From sharma Boy

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 3 роки тому +3

    Boqorada codka nastexo 👸💖