NASTEEXO DAYAX HAGAAG UMA SEEXAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Erayada Abdiqani Gadhka
    Laxanka Cumar Dab Jaceyl
    Music By Xamaada Alcazal
    Vocal Rec Mustafa Karaama
    Camera Saalim Kaskey
    Farsamadii Saami Cadde
    Soo Saaristii Balanbaalis Studio

КОМЕНТАРІ • 207

  • @alfanaancawilkoyla4358
    @alfanaancawilkoyla4358 4 роки тому +12

    saaxipka bulshada saaami cadde howshan waad kaso baxdy dhalinta ad uhyso m.a thnks balanbalis

  • @habiilmire6841
    @habiilmire6841 4 роки тому +6

    Heestan intan dhegéystay 15 jeeer ka badan inteey soo baxday waan kahelay runtii qoftan markii hore ayaan tageero u aha tartankii oo aan ku bartay

  • @cabdiqanigadhka8501
    @cabdiqanigadhka8501 4 роки тому +36

    Siduu ii helay cishqugu
    Hagaag uma seexanoo
    Hurdaba awgaa maladin
    Sidii baan haraadka iyo
    Hamuun uqabaa Dartaa
    Sidii baan u haybiyaa
    Muuqaaga u hiigsadaa
    Sidii buu hibashadiyo
    Xasuus hirqadaa wadnuhu
    Koraas
    Sidii baan had iyo jeer
    Hawraar kuu tirinayayo
    Sidii baan hawaawigiyo
    Riyada kuugu heesaya
    Page 2
    Sidii baan hantaaqadiyo
    Hadimo kaa dhowraya
    Adiga kuugu hagar baxa
    Sidii baan ugu hirtaa
    Halkuu magacaagu yaal
    Sidii baan hadalka iyo
    Codkaaga u haybiyaa
    Sidii bay hadaydu wali
    Adigu kuugu howlantahay
    BY CABDIQANI GADHKA

    • @nurahmed6712
      @nurahmed6712 4 роки тому +1

      Gabdhihii is Cadeyn iyo heesid unbaa lagu ibtileeyey ee Eebe kayaaba.

    • @pirncessmandeqali491
      @pirncessmandeqali491 4 роки тому +1

      Waxab ka helaye intaan yaar oo leh sidii baan ugu hirtaa halkuu magacaagu yaal❤❤❤ abwaanka erayad sameye caqliga iyo cilmiga alle haku barkeyo ✅👌

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 4 роки тому +1

      Waadkumahdasantahay zidaaad noogu hawlyaraysay

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 3 роки тому

      Abwaan gadhka legen aadbaan kuuwataa xagee kawada xariirnaa xog iyo araah ayaan kulawadagi lahaa thank you✔️✔️✔️🎤

  • @bashircrooble8903
    @bashircrooble8903 4 роки тому +2

    Waaaw nastexo waad cod macan tahay horay u soco waxa tahay boqorada codka muqdisho

  • @alish2852
    @alish2852 4 роки тому +16

    SAAMI CADE WAXAAN UGA MAHAD CEILN ASTURIDA HABLAHA👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 4 роки тому +4

    farxad ka weyn ma jirto qof aad taageero u ahayd oo guuleystay guul wali sii wado shaqo fiicanwllo sidaas ku hay ha si qaawin fadlanwaan ku jecelnhay dhaqank inoo ilaaliya

  • @alfanaancawilkoyla4358
    @alfanaancawilkoyla4358 4 роки тому +3

    gabadh aad u cod macan xamaada alcasal walee music waa tumaa nin gacan macaan wan ku salamy

  • @nasramaxamud5194
    @nasramaxamud5194 4 роки тому +6

    gabar shidan dhulkii hooyo bay kasoo heestay like saara cod bay ku xaragon

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 роки тому +1

      Sami m.a waa gabar wngsn aalllah ha deysto nasra maxamuud alllah ku xafido wlshy 😍😍😍

  • @quruxsanfiicanbadn6131
    @quruxsanfiicanbadn6131 4 роки тому +17

    Anaaa ugu horeeyo comments like veiws aad ayaaan ugu farxsanhy inaa noqdo qofka ugu horeeyo inaa noqdo heestaan qofka ugubhoreeyo UA-cam ka dawadao nasxteexo heestdii ugu horeeysay

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      Xidigta Banaadir quruxey subscribe igu sharaf xbbti

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 4 роки тому

    yariistu fanaanadii hore ayey la cod tahay asal weeye show muqdisho fanaanin baa jooga 😀😀😀😀✌✌✌❤❤💙💙💯

  • @capitanonacnac4359
    @capitanonacnac4359 4 роки тому +6

    Waa fanaanad mustaqbal faneed leh
    Lakiin abwaan bay u baahan tahay erayo miisaaman u dhiiba

  • @maahirxasancabdule7228
    @maahirxasancabdule7228 4 роки тому +3

    waaw mash allh cadi mahan cod ayaa ledahay horay usoco

  • @abdiazizabdikadir4842
    @abdiazizabdikadir4842 4 роки тому +2

    Waa inan yar ooqurux badan muuqalkeeduna soojiidasho leeyahay ,
    Waxaan kula takin lahaa wallahy waan lajexlaadaye inay iskaga baxdo fanka oo ,hadii xataa aysan kabacin inay asturnaanga kudadaasho waayo ayaamahahy kasoo dhex muuqatay barnaamijka hibada jiilka saan umay hagoog la ayn
    Way cod qurux badantahy
    Way qurxoontahy
    Wayna soojiidasho badantahy bakse Tas bankula talin lahaa wlhi waa taldio uhoreysay een usoo qoro qof hees waxmale maahane waan iskla jeclaaday

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 роки тому

      Abdi aziz kugu raacay wllky m.a adna ajar iyo xasanaad aalllah kA siiyo waanadada gabdho badan wey anfici doontaa i.a wllky horay usoco duco waalid hanaatay 👨‍💼👨‍💼👨‍💼👨‍💼👨‍💼👨‍💼👨‍💼🤩🤩🤩🤩

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 4 роки тому +11

    Waw nasteexo qurux keep going abaayo

  • @ahmedsahal6677
    @ahmedsahal6677 4 роки тому +4

    Nasteexo wallaahi dhash ayaan ku ahee iigu soo duceeya" inkastoo aan ka fogahay haddana qalbiga wey igala joogtaa" from hargeysa

    • @abdimohamedfareey4
      @abdimohamedfareey4 4 роки тому

      Masha allah qaali axsan hees igadheh codka ayaaba idilay

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +2

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 4 роки тому

    Balanbaalis hablii naga waashee saad wax uwada indr heesa naflena meesha lama soo istaagayaan

  • @beerlulabeerlula200
    @beerlulabeerlula200 4 роки тому

    Maasha alaah sbaayo cod iga dheh nasteexo cabdi dayax

  • @himiloproduction7915
    @himiloproduction7915 4 роки тому +2

    Woow dhalin aad u cod macan baa soo baxday m.a keep GOING All

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 4 роки тому +2

    Cisho xasidka alle haka qabto. Nasteha Abdi❤

  • @yahyemohamed2827
    @yahyemohamed2827 4 роки тому +6

    Inantan hargeysa ha timado
    Halkasey fankeda kor ugu qaadi kartaye 🙏

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 роки тому +1

      Waa runta wlee cod way haysaa abwaan la aan baa haysa

  • @abdullahiadam6841
    @abdullahiadam6841 4 роки тому +18

    Waaw waa qofka ugu horeya Like dhac igu siiya🤩

  • @samiranorali5813
    @samiranorali5813 4 роки тому

    M.a nasteexo uqurux cod baad leedahay abayo macanto hore usoco

  • @fatumaadan7740
    @fatumaadan7740 4 роки тому +1

    Mashaalah congratulations nasteho keep going from nairobi kenya

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 4 роки тому +3

    esh calaa hees plus cod macaaan

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 4 роки тому +2

    horay u soco queenteyda naxteexo dayax thank you balanbaalis studio

  • @dollargamers7744
    @dollargamers7744 4 роки тому +5

    Intey hestan laqurxonatahay like

  • @habiilmire6841
    @habiilmire6841 4 роки тому +2

    Waaaaaaaaaaaaaaaaw eshcala cod macaan MNSHALHA sxb waanba kaa helay ilaa tartankii

  • @najma8198
    @najma8198 4 роки тому

    Wooooow waar qofta cod macaan xage ka soo baxaday 🙌🙌🙌👏👏👏👌👌👌👌🕺🕺💃🏿💃🏿💃🏿💥💥🌹🌹🌹🌹

  • @faadumocismaan5272
    @faadumocismaan5272 3 роки тому

    Blabalis studio ereya haya

  • @abdyrizaqronow1228
    @abdyrizaqronow1228 4 роки тому

    Gabadhan xiligii tartanka ayan taagyero u ahaa sis keep going wax badan ayn kaa sugeyna

  • @abdihalimmohamed3277
    @abdihalimmohamed3277 4 роки тому +1

    We waw mashallah wankahelay heesta wlh♥️♥️♥️🙏🙏🙏

  • @sahnuunsuuban8030
    @sahnuunsuuban8030 4 роки тому

    M.a wllshey nasteexo horo usaco

  • @salmaahmad7824
    @salmaahmad7824 4 роки тому +2

    Cod macaaaa m a👌👌👌👌👌👌👌📖

  • @nawaadxusen9879
    @nawaadxusen9879 4 роки тому +17

    Alle amarkii wn iska jeclhy gbadhan ❤

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 4 роки тому +1

      Sidoo kale samidey waan iska jeclahay 🥰

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому +1

      Gobaadey walaal subscribe igu sharaf fadlan

    • @nawaadxusen9879
      @nawaadxusen9879 4 роки тому +1

      @@HALYEYMEDIA ku saarey wllo

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      @@nawaadxusen9879 thanks abaayo mcn Allah Ku dhowro

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 роки тому

      @@nastehoabdi555 ❤

  • @liibansacid2006
    @liibansacid2006 4 роки тому +1

    Walawada halaaway gabadhisa iyo wiilal aqiro LA ilooow! 😢😢

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 роки тому

      Fanaanimo ma ahane mustaqbal kle lama lahan

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 4 роки тому +2

    Inantu meeshan quruxda badane ay joogto ha lay sheego dadaw

  • @mahamuudibraahim4454
    @mahamuudibraahim4454 4 роки тому +1

    wallhi qoftan basha ayan ku ahay ila raadiya asaxabey

  • @abdirahmanmoalim9742
    @abdirahmanmoalim9742 3 роки тому

    Masha alaah iish calaa cood abayo horey usoco

  • @mbinuali7106
    @mbinuali7106 4 роки тому +1

    Meeshaan waa halkee

  • @caliyarecalielbaa9803
    @caliyarecalielbaa9803 4 роки тому +1

    Nasteexo keep going fanaanad buuxdo

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 4 роки тому +1

    Wa hees mac.
    Waa fanaanad qurux badan good girl masha Allah.

  • @Jarmalka1251
    @Jarmalka1251 4 роки тому

    Xaqiiqdii gabadhan aad ayeey u cod mcntahy
    Waxana si qaas uga jecladay codkeda xiligii aay ka mid aheeday tartama yashii hibada jiilka cusub
    Waxaan aad uga helay heestii aay ku tartameysay ee erayadan ka mid ahayeen
    HADII AAN WARAAQAHA KUUGU DHIIBA WARIYAHA KALA QORA WAR GEYSYADA WARKA MEEYGA GADHSIIN.
    Gabadhan waxan kula talin lahaa in aay hesaha kala xulato Abwan fcn raadsato
    Sidoo kale waxaa kula talinaa in aay Asturnanta ku dadaasho qortaan aay qariso I.A

  • @abdifitah5023
    @abdifitah5023 4 роки тому +2

    Nesteexo dayax Horo u soco my sister

  • @deeqilaah7924
    @deeqilaah7924 4 роки тому

    Your singer good keep sound

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 4 роки тому

    Gabadh yar way tagtay

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 4 роки тому +2

    Hasteeda uku horesa ayaa sidan wax sugnaba wa kuwa kle mesha wa Muqdisha waaw wa gbdha tartanka ka tageri jiray

  • @somalitv9331
    @somalitv9331 4 роки тому +4

    Nasteexo quruxleey Habargidir kugu faana😍

    • @aminacali3776
      @aminacali3776 4 роки тому +2

      Waxay qabiilka inanta waa fananad Somali weyn naga daa qashinkad wado

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 роки тому +1

      @@aminacali3776 ok wll lkn aniga xuman kama wadin sorry

    • @abdirahmanbashiir8714
      @abdirahmanbashiir8714 4 роки тому

      Hhhhh hbr gdr yee kthy fataale

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 роки тому

      @@abdirahmanbashiir8714 hhh cayr weye

  • @abdirizakahmed2372
    @abdirizakahmed2372 4 роки тому

    Woof caleyk
    Nasteexo dayax + abdi weli Ibrahim+ abdi Hakim m msalax
    Saddex fanaan oo bulshada usoo baxday
    Qaasatan nasteexo codkeeda sida codka fardaha leh weyku yryihiin hablaha fanaaniinta labo kaliya ayeey lahaayeen
    Kisi xaaji aadan iyo sahra Ahmed jamac
    Keep going 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 роки тому +1

      abdi rizak ahmed nasteexo indho miyaadan maqal codkeda iyo kaba yare

    • @abdirizakahmed2372
      @abdirizakahmed2372 4 роки тому

      @@rahmamohamed5636 hhhhhhh walashay kabayare waa maxer codkeeda ee bal isku fiiri markay hadlayso iyo markay heesayso markay hadlayso anigay iga codweyn tahay hhhhhhh waaba nin laakiin markay heesayso codka qafiifka ah waa waxay iska raaraadiso
      Laakiin gabadhaan been ma fiicno labadoodaba ma gaarayaan
      Codkeeda magac haka weynaadan mahane

  • @Abdurahman_Fartaag
    @Abdurahman_Fartaag 4 роки тому

    Tan yar waa shub
    Style ka 100%
    Gabdhaha Somali wa wada style no more falaq falaq

  • @Faras_cade
    @Faras_cade 4 роки тому +29

    Inta yaaban fadlan is muuji oo like sar mahadsanid 😜😜😜🤔

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 роки тому

      Usamefaruq tup laguuugu buuxshay telka yuusan kaa jabin lee 😂🤣😂

  • @fartunsalaadmaxmud1014
    @fartunsalaadmaxmud1014 4 роки тому +1

    Mashallah abyo hor u soco ayaan ku leeyahey

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому +1

      Fartuney quruxey subscribe igu sharaf Allah Ku sharfee

    • @ijabobare1234
      @ijabobare1234 4 роки тому

      Qweenta an jclahay horey usoco nastaxaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 роки тому

    Nastexa fanandan lahubo waxyara kaqaldan lakin hadi ad fanka kusi jirto wad isa saxi hore usoco wanku tagera

  • @ayanelmi2333
    @ayanelmi2333 4 роки тому

    Wooooooow! Codku waa hibo😍😍😍😍😍😍

  • @c_xaliimdisam7092
    @c_xaliimdisam7092 4 роки тому

    saami cade ninka mugdisho ugu hysto duwis🦁🦁🤝🤝🤝🤝👍👍👍👍✌

  • @axmedfantastic7383
    @axmedfantastic7383 4 роки тому

    Hagaag horay usoco. Waaa uqalantaa fananad dhameys ah

  • @maxamuudgurey3955
    @maxamuudgurey3955 4 роки тому +1

    Gabadh codmacaaan

  • @HIFTEMEDIA5881
    @HIFTEMEDIA5881 4 роки тому

    qoftan fanka weye kusucubtahay baa filay igu soo isoo xir baranbaabis
    aan qabsadee hadii ay calaf doontaahy

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 4 роки тому

    Farxiyo kabayare codkeda ayad sodhaweysaa

  • @salaadoahmed7517
    @salaadoahmed7517 4 роки тому +3

    Keep going sister 👏👏

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      Salaado walaal subscribe igu caawi

  • @qadarcadeq999
    @qadarcadeq999 4 роки тому +1

    qofki uku horeeyey

  • @salmodiini67
    @salmodiini67 3 роки тому

    Yaa ila'arke inee usoo egtahy farxiyo kabayare😁😁bal sifican ila firiya gabadha

  • @ogaal2525
    @ogaal2525 4 роки тому +1

    Koox in loo sameeyo ayay ku nuurayaan kuwa ka soo baxa karanka hees ee muqdisho intaas waa iga tallo haddii la iijeedo

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 4 роки тому

    Nastexo wan iska jclaa keep going hees diyaarsan

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      Ritaaj abaayo subscribe iisaar quruxey

  • @cabdiqanimuuse4137
    @cabdiqanimuuse4137 4 роки тому

    Wooow watii yard wadnaha horu mar eanagsan

  • @yaxyebashiir1731
    @yaxyebashiir1731 4 роки тому +3

    Inta ila aragtay gabadhu inay hurdaysantahy ,like dhac igu sii
    😂😂

  • @rahmaabdinasir3822
    @rahmaabdinasir3822 4 роки тому +5

    Gabadhan Waxay U Egtahay Fananada Reer Putland Layla Ubax

  • @amiindiaz6801
    @amiindiaz6801 4 роки тому

    way iga gadanthy gabadhan

  • @abdiwalicanjeero3204
    @abdiwalicanjeero3204 4 роки тому

    Wow!!! Wax kle waaye qofta

  • @zakireyeanisa9288
    @zakireyeanisa9288 4 роки тому

    Nasteexo dayax keep going wllshey

  • @yahyenja6494
    @yahyenja6494 4 роки тому +1

    Waan sitaa mataantayda👌❤❤❤

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      Maria abaayo subscribe iisaar quruxey

  • @Supr93
    @Supr93 Рік тому

    The I’m first amendment protects right against a discrimination 😂😅😂 3:03 years times out 😂😊thats you

  • @habiilmire6841
    @habiilmire6841 4 роки тому

    Waaaaaaaaaw nasteexo MNSHALHA waad ka baxsatay horay usoco sxb

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      Habiil walaal subscribe igu caawi

    • @habiilmire6841
      @habiilmire6841 4 роки тому

      @@HALYEYMEDIA hye sxb waan ku siiyay sxb

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 4 роки тому +1

    Sc cade hore usoco

  • @cumarcabdi2995
    @cumarcabdi2995 4 роки тому

    Ubadku Hibo Hagaagsan ayy leeyihiin Balse Abwaano ayay ubahan yihiin dhabahanti

  • @rooza114
    @rooza114 4 роки тому +3

    Inta igu raacsaN gabdhaN in ay noqon doonTo xaliiimo khaliiiF like ta 💫💫💫🙏Nasteeexa dayib ❣️💫

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 4 роки тому +1

    Heesta dhan sidi lee miyaa enyway keep going

  • @samiirlove7964
    @samiirlove7964 4 роки тому

    gabdhan sii qas ah ayan uu jacelahay

  • @sofiyabehi9854
    @sofiyabehi9854 4 роки тому

    Dharka ka saxa gabadha styl ka 0

  • @ileeyskanewmusic2607
    @ileeyskanewmusic2607 4 роки тому

    Nastexo hor usocoo+📀🎻🎶🎵🎤

  • @sacdiasiman1237
    @sacdiasiman1237 4 роки тому

    M.a congregation

  • @raxmoburhan5660
    @raxmoburhan5660 4 роки тому

    Qoftaan waan ku haaystaah heesa heda horay usoco apyo

  • @shamuuqcaddeofficial1469
    @shamuuqcaddeofficial1469 4 роки тому

    Ar nasteexo dayax style cusub ayeey lasoo shirtagtay

  • @nawaalcabdirisaaq754
    @nawaalcabdirisaaq754 4 роки тому

    Horay usoco ishaa allaah my queen nastexo dayax horye usoco

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      Nawal quruxey subscribe iisaar fadlan

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 4 роки тому +1

    Abdirisaq terra gabdhu ka helay ahaa

  • @cumarxaajixuseen3507
    @cumarxaajixuseen3507 4 роки тому

    Nasteexo Nalka

  • @maajidmohaz7384
    @maajidmohaz7384 4 роки тому

    Laxanka ku yara adag
    Inta kle 100\100

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 роки тому

      maajid mohaz wllo horta laxan maxaa layiraahdaa

    • @maajidmohaz7384
      @maajidmohaz7384 4 роки тому

      @@rahmamohamed5636 zida codka lo jijidayo
      Ama qabka lo qadayo😎

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 роки тому

    Sxbayal tartankii waan sugilanahay waa goorma finalkii

  • @aliqass1284
    @aliqass1284 4 роки тому +1

    caadi ma ahan like

  • @hamaadicabdalla7107
    @hamaadicabdalla7107 4 роки тому

    🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤

  • @issack-vu3mz
    @issack-vu3mz 4 роки тому

    Qatar nastexo

  • @akram2219
    @akram2219 4 роки тому +1

    Love buuran😍fanaanada xamar
    😃

    • @HALYEYMEDIA
      @HALYEYMEDIA 4 роки тому

      Jarar sxb subscribe iisaar niyow

  • @safiyoadan1716
    @safiyoadan1716 2 роки тому

    NASETHO

  • @apdirahmaanapdilaahi2644
    @apdirahmaanapdilaahi2644 4 роки тому

    Cod bay haysaa yartu waaba dhiin dhiin

  • @mohamedabdi5005
    @mohamedabdi5005 4 роки тому

    Inantan magaceeda muxu isu bedbedelaa nasteexo dayax miyaa mise nasteexo c/kariin

  • @AbdallaproE6497
    @AbdallaproE6497 4 роки тому

    Asxbta sup to sup anaa duyaar ah Saar an kuu zaaro

  • @munakey2756
    @munakey2756 4 роки тому

    Wow wow

  • @hamaadicabdalla7107
    @hamaadicabdalla7107 4 роки тому

    2020

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 4 роки тому +1

    Nio tan yar wa ijidataaaa macbuudka🤣

  • @sacdiabilan9333
    @sacdiabilan9333 4 роки тому

    Xidiga muqdho saami cadde