SIYAASADA SOOMAALIYEED ABWAAN JAAMAC KADIYE 18 07 2012

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • SOMALI CHANNEL

КОМЕНТАРІ • 64

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 Рік тому +4

    Allow kuu raxmo galabtuu go'ay abwankii garaadka badnaa ee gobanimada badnaa, daalimiin aan dadnimadiisa garanayn ayaana dilay 🤲😥

  • @AliQaied
    @AliQaied 10 років тому +6

    Waa kuu mahad celinaayaa abwaan afkaaga ilaaheey ha xifthiyo

  • @CagtaXaaji99
    @CagtaXaaji99 9 років тому +2

    MAASHAALLAAH..
    Allah yacizzak ABWAAN jaamac kadiye cilmi

  • @bestpoloticalnewschannel7239
    @bestpoloticalnewschannel7239 7 років тому +4

    aabo alaah haku xifdo ifka nolol goba aakhirana gurigii samaa ee firdawsa

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 10 років тому +2

    AX YAA ABWAN MAA SHAA ALLAH WAXAASA ABWAAN LAAGA DHAAHA,, ISHUU KAA RIIDAY,,

  • @mohamedabdikadir3584
    @mohamedabdikadir3584 Рік тому +1

    Allaha kuu Naxariisto abwaan

  • @cheickesmaila3940
    @cheickesmaila3940 7 років тому +1

    masha Allah Abwaanka Allah Haku xafido Runtaad Kahadashaye

  • @allahismylordislamismylife3610
    @allahismylordislamismylife3610 8 років тому +2

    mansha Allah waxaan ayaa xikmad lagaa dhahaa Alle miisanka xasanaaka hakuu saaro

  • @hamseromance9039
    @hamseromance9039 6 років тому +1

    mchllha mchlllha abwaanka illhay maskaxda haa U barkeeyo

  • @sirdoonsarre1089
    @sirdoonsarre1089 Рік тому +1

    Maanta oo ah 1/30/2023 ayaan daawanayaa oo ay taagan tahay! 20 sanno ka hor buu tiriyay gabaygaas Jamac Kediya Allaha u naxariisto if iyo aakhiroba!

  • @abdi-azizyusuf9489
    @abdi-azizyusuf9489 Рік тому

    Alla ha u-naxriisto abwaan axmed kadiye🤲

  • @bigatom9974
    @bigatom9974 7 років тому +2

    masha allh abwaan sarre
    alle hakaa jasaa i siiiyo

  • @CagtaXaaji99
    @CagtaXaaji99 9 років тому +2

    mashallah abwaan kediye waad asiibtay

  • @m.digaale4190
    @m.digaale4190 6 років тому +1

    Abwaan Jaamac Kediye Cilmi Illahay Amarkii

  • @qaaliluula7894
    @qaaliluula7894 11 років тому +2

    mansha allaah ilahow kubarakee aamin

  • @mrjamac
    @mrjamac 10 років тому +3

    mansha alaah abwaan jamaac kadiye

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 4 роки тому +1

    Sideed iyo tobonka gobolka
    Intaba calamada la shudhay
    Intuba wa sumad qabiil
    Intuba waa saylad jaan
    Abwaan Kadiye

  • @soo7971
    @soo7971 7 років тому +1

    Masha allha tabaraka llah allha hkuxfido

  • @yusufhusen1700
    @yusufhusen1700 8 років тому +2

    maASHA ALLAH ABWAAN ALLE HAKU XIFTIYO

  • @kiro8858
    @kiro8858 10 років тому +1

    abwaan is so nice to me and everyone

  • @socdaal
    @socdaal 2 роки тому

    Gabay waa kaas ilaahay ha xifdiyo abwaanka haduu dhintayne allaha u naxariisto.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Рік тому

    Aloow u naxariiso walaalkeen dambigiisana u dhaaf

  • @user-gz4gm6pw4z
    @user-gz4gm6pw4z Рік тому

    ilaahay ha naxariisto oo janadiisa ha ka waraabiyo

  • @mahadcodkachannel2669
    @mahadcodkachannel2669 11 років тому +1

    Abwaanka qarniga jaamac kediye cilmi xafidullaah...

  • @mohamoudhassangeldon560
    @mohamoudhassangeldon560 11 років тому +3

    walaahay waa khabiir wadani ah oo indheer garad ah

  • @abdifatahomarahmed4375
    @abdifatahomarahmed4375 8 років тому +2

    maansha allaah run baad ka sheegtay abwaan

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 років тому +2

    wale gabaygaan waa ku sugay tuugada siyaasiyiinta ah ee somalia

  • @cabdirashiidmarchisio7002
    @cabdirashiidmarchisio7002 5 років тому

    Masha Allah Abwaan jaamac kadiye Alle Haku xifdiyo

  • @sss-pf7hw
    @sss-pf7hw 8 років тому +2

    maasha allah abwaane allah hakudhowro

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 10 років тому +1

    MAA SHAA ALLAH.. XIIFUDILLAH..

  • @user-gz4gm6pw4z
    @user-gz4gm6pw4z 10 місяців тому

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @1234sahra
    @1234sahra 11 років тому +2

    masha alaha adeer waa runta

  • @omarmohamed2161
    @omarmohamed2161 Рік тому

    Alaha unaxariisto abwan jamac kadiye

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 10 років тому +2

    AMIIN YAA ALLAH..

  • @CagtaXaaji99
    @CagtaXaaji99 9 років тому +2

    Waad Asiibtay Abwaane

  • @ProudAfrican
    @ProudAfrican 11 років тому +1

    AAMIIN YA RABI

  • @khayromohamed469
    @khayromohamed469 6 років тому +1

    Dadka aad la hadleyso baan dadnimo iyo damiir Soomalinom midna laheyn. Illaahay haka dhigo dadka ku dhageysanaya kuwo weeleeyo waanadaada.

  • @qalajobilan8018
    @qalajobilan8018 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰👍👍🙂🙂

  • @nuuxfarahdirie8817
    @nuuxfarahdirie8817 2 роки тому

    Abwaankeena rabi ha barakeeyo

  • @aminamohamed7486
    @aminamohamed7486 10 місяців тому

    Jannatu firwosa Allaah ha kugu arsaaqo

  • @Inafadal
    @Inafadal Рік тому

    ❤JANADA ALLAH HAKUGU RISIQO

  • @MrCaagane
    @MrCaagane 11 років тому +2

    aaamin aamin
    raboow ducada inoo aqbal

  • @عزالرجالفيدينها
    @عزالرجالفيدينها 9 років тому

    Walaahi waa runtii abwaan weeye
    Wiil xirsi cismaan

  • @abdixasan6660
    @abdixasan6660 11 років тому +3

    maasha alaah abwaan jaamac kadiye cimridheer iyo caafimaad baan kuu rajeynayaa
    ilaahow ku dhowr

  • @abdullahijama3796
    @abdullahijama3796 3 роки тому

    Waa mucaarad dowladda si foolxun oo been ka sheegah ah u caayaya
    Gabay aan runtu sal u ahayn meel ma gaadho

  • @iimaanbeerdaro2410
    @iimaanbeerdaro2410 3 роки тому

    Masha allah

  • @Samiira87
    @Samiira87 9 років тому

    Maasha Allaaaaaaaaaah adeer ishaad ka tuurtay allaah yaa cizak ilaahay xikmadaada iyo murtadaada rabaaniga ah ha kuu siyaadiyo.

  • @ahmadgayrtequalifmare6009
    @ahmadgayrtequalifmare6009 3 роки тому

    Waa sax waa sax✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @maxedxasan8971
    @maxedxasan8971 7 років тому +1

    zxp sooo gali abwaan jamac kediye
    gabay baryo saatir

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 3 роки тому

    Aamiin

  • @Ardaagaciyaaraha33
    @Ardaagaciyaaraha33 2 роки тому

    9 sano kadib ban daawanaya runtuu ka hadalay wlahi

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 років тому +1

    Manzh alllah abwankenaH allow kudaH

  • @abdullahijama3796
    @abdullahijama3796 3 роки тому

    War Ahmed
    wax todoba (7) sano ahaa ayaad ii soo dirtay 00 iiga wax dowladda maanta ka hadlaya. Ramadhaan Kariimaa.

  • @idrissmohamedyoussouf5093
    @idrissmohamedyoussouf5093 7 років тому

    "yes, bien dit abwaan"

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 5 років тому

    Afkaaga caano lagu qabay runtaa weeyaan runta u sheeg qawlasatada

  • @mohammadabdullahi3835
    @mohammadabdullahi3835 3 роки тому

    Ruun badnaa

  • @ibrahinabokor6442
    @ibrahinabokor6442 4 роки тому

    Amina ya Allah for somali people

  • @khadraali3618
    @khadraali3618 5 років тому

    Kkkkkkkk....
    Dawladii horu u qiiroonaya

  • @abwaangadhka903
    @abwaangadhka903 4 роки тому

    somaloo dhan baa intaa tiraahda

  • @ayanledangarad9033
    @ayanledangarad9033 10 років тому

    waligeedba reer waqooyi jibbo wadani baa iskaga jirta. lalase qabo,