Abwaan Jaamac Kadiye oo Wacdaro ka dhigtay Tartankii Gabayada ee Buuhoodle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Kalshaale Channel
    Abwaan Jaamac Kadiye oo Wacdaro ka dhigtay Tartankii Gabayada ee Buuhoodle iyo Gabay Cajiib ah oo uu ka tariyey .

КОМЕНТАРІ • 88

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 3 роки тому +19

    Awoowe jaamac kadiye noolow mansha Allah

  • @samirabdisalamhaji9042
    @samirabdisalamhaji9042 3 роки тому +12

    Mnshllh buhoodle home of heroes go forward from qatar my city

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 роки тому +4

    Buuhoodle Xaruntii geesi yaasha Soomaaliyeed koor allah haka Yeelo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @umumohamedcadde9211
    @umumohamedcadde9211 3 роки тому +3

    Adeer jaamac kadiya cimri dheer iyo caafimad ilahy ha ugu deeqo.

  • @Glydh
    @Glydh 3 роки тому +14

    Reer buuhoodle waxaan idika salaamayaa Toronto sharaftiina Ilaahey kor ha idinka yeelo i love u forever

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому +4

    Maansha Allaah Tabaarakalaah Adeero Jamac Kadiye Noolow inbadan oo badan Adeerkey Qaaliyoow🇸🇴❤️❤️❤️🔥🔥🔥

  • @maymunahbiintuahmed1928
    @maymunahbiintuahmed1928 3 роки тому +6

    Masha Allah hmblyo reer tolkay guul io gobanimo💟💟💟

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 3 роки тому +4

    Masha allah awoowe jaamac kadiye barakow

  • @kiincanjax6355
    @kiincanjax6355 3 роки тому +1

    Mansha allah illahay subxaanahu watacaalaa cimriga iyo caafimaadka hakuu dheereeyo adeero jaamac kediye AmiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому +1

    Abwaan Jaamac Kadiye waa Abwaan Qaran oo ku suntan Midnimada Umada Somaliyeed ... Geesi waa kan ku faana Somalinimo sida Abwaan JAAMAC KADIYE .. Allow Cimri dhere iyo caafimad qab ku sii Darwiish Abwaan Jaamac Kadiye .. well done

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 роки тому +4

    Mansha allaah Jamac kadiye ilahayow ku dhowr ya raab amiin amiin

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 3 роки тому

      اللهم امين يارب العالمين واياك جزاك الله خير

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 роки тому +5

    Walee dhulbahante walee waa qaraan wixii hadlaya ha iska hadlo

    • @sayid6649
      @sayid6649 3 роки тому

      Suugaantu qabiil maleh, waa loo siman yahy wall

  • @hodancali6623
    @hodancali6623 3 роки тому +2

    Mansha allh awowo alle cimriga haku dhereyo

  • @cabdiqanisalaxofficial8814
    @cabdiqanisalaxofficial8814 3 роки тому +5

    Mnsh Allah abwaan jamac kadiye

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 роки тому +6

    Abwaan jamac kediye Noolow

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 роки тому

    Maasha Allah tabaarakallah adeer jaamac kediye ilaahay Haku xifdiyo if iyo aakhiraba insha Allah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 роки тому +1

    Adeer Jaamac Kadiye geesi Runsheega 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 3 роки тому +3

    Reer buhoodle waa gob gob dhashay gumaysi diid mama raacaangaalada waa soomaali dhalada

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 роки тому +1

    Jaamac kadiye Cimri barako leh iyo caafimaad allaah fadligiisa ha kuugu deeqo aamiin yaa rabi

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 роки тому +2

    Masha allah buuhoodle horumar wanagsan hoyga gabayada my home town

  • @murtiiyomadadaalo9062
    @murtiiyomadadaalo9062 Рік тому

    Adr jamac kadiye cilmi Alle haku Naxaristo

  • @XaawoCabdiweli-g8b
    @XaawoCabdiweli-g8b Рік тому

    Allaha kuunaxariito janadii allaha kugicasimo aamiin

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 3 роки тому +2

    Irbadna aan dungelineynin yaa ku agwareegaaye
    Maa shaa allaah jamac kadiye
    Hadey dhego leeyihiin in badan wax u aheegteey

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 роки тому +1

    Maasha allaah tabaraka raxmaan adeerkay ina kediye cimi oo hadana habar wadaagay nooloow cisi iyo karam insha allaah laiskama dhigee waa loo dhashaa murtida kuwii tegay iyo kuwani waa isku qiimo maasha allaah allaah yaxfadakum waya khaliikum dhamaantiin horay usocda inshaa allaah

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan 3 роки тому +6

    Asc. Noolow. Adeer. Jaamac. Kediye. Cilmi. Aad. Ayaan. Kuugu. Diirsanaa

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому +3

    Maansha Allaah Tabaarakalaah❤️❤️❤️

  • @muhanadmd1196
    @muhanadmd1196 3 роки тому +1

    Abwaan jaamac kadiye alle haku xafido aduun iYo aaKhiraba❤🙏

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 3 роки тому +3

    Dhulbahantow abwaanka dhuuxa oo gobanimada ku dhinta
    Dalkiina yaan laydinku liidin

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 5 місяців тому

    Allow kuu naxariiso adeer,gabaygan maalinkii saddexjeer ugu yaraan baan dhagaystaa taniyo maalinkuu halkaa ka tiriyey jadwalka maalinlahaa buu iigu jiraa!.

  • @MaxamedismailOsmaan
    @MaxamedismailOsmaan 7 місяців тому

    Allah hakuu naxariisto adeero😢

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 3 роки тому +1

    Mnshlh ilahaw sharftayd kor uqad anagiyo musliminto dhan❤❤

  • @abdiazizrizey3191
    @abdiazizrizey3191 3 роки тому

    M.a Abwaan Jaamac Kadiye cimriga Allah ubarakeeyo

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 роки тому

    Masha Allah Baarakalaah dhamaantiin.

  • @aaminojaamac1080
    @aaminojaamac1080 3 роки тому

    ManshaAllh Alle hakuxiftiyo

  • @Qaaje554
    @Qaaje554 Рік тому

    Alle hakuu naxariisto 😢

  • @hodanahmed4495
    @hodanahmed4495 3 роки тому +2

    Masha allaah abwaan wayn

  • @FaraxAbdirisaaq
    @FaraxAbdirisaaq Місяць тому

    Allaha unaxariisto

  • @abwaankadis2161
    @abwaankadis2161 Рік тому

    Ilaahay haw naxariisto

  • @xaalimofarah3551
    @xaalimofarah3551 3 роки тому

    MashaaAllah tabaaraka Ilaahahow Daraawichta mideyo Allahow gor gayel

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 3 роки тому +1

    Abwaan jaamac alle hakuxafido

  • @awil5645
    @awil5645 3 роки тому

    Bismilah
    Maanshaa,alah
    Buuhoodle
    Shaxda
    Reer
    Waqooyi
    Waa gabay yaqaan
    Laakiin
    Waa gaboobey
    Aduun

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 3 роки тому

    Maasha allah tabarakallah illahay haku xafido

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 3 роки тому

    Mansha Allah ilahow ku xifdi adeerkey nolow

  • @xafsaxafsacabdi3938
    @xafsaxafsacabdi3938 3 роки тому

    Ader jamac kadiye alle haku xafido🤲🥰

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 3 роки тому

    Buuhoodle hoygii abwaada mashaAllaah waan idin salaamay

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 3 роки тому

    Woow allha ha kufixtiyo abtigay jaamac

  • @maryanmohamed8013
    @maryanmohamed8013 3 роки тому

    Asc manshala guul iyo gobanimo buhodle ❤❤❤❤❤

  • @hersifarah9988
    @hersifarah9988 3 роки тому +2

    Abwaan Jaamac salaan sare ,waxaa ajerey laba iyo aanadiisiiye. Magaren , ee iisjarxa

  • @ciisewarsame5554
    @ciisewarsame5554 Рік тому

    Waawaray abwaan garamgaram majooga kuyee haaheeey maxa laga wada😊🤣🤣🤣🤣🤣

  • @raageyare681
    @raageyare681 3 роки тому +1

    Wlhi jaamac kadiye waa ruug-caddaa

  • @maryankusow1423
    @maryankusow1423 2 роки тому

    Masha allah

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 3 роки тому

    Mashaa allah abwaan kadiye

  • @craxmaanclaahi3382
    @craxmaanclaahi3382 3 роки тому +1

    Odaygaan waan arkijiray

  • @barwaqoahmed4899
    @barwaqoahmed4899 3 роки тому

    Wow mansha allaah

  • @fatimafarah6110
    @fatimafarah6110 3 роки тому +1

    Iam glad reer buhoodle, are you heroes 👏

  • @cabdijibaarhiis6272
    @cabdijibaarhiis6272 3 роки тому +2

    Ninkani ma waxa weeye ninka Ku luuqeeya gabayada GUBA?

  • @niciimoqueen9056
    @niciimoqueen9056 Рік тому

    alhyow unaxariso

  • @mizzhamdaaay5921
    @mizzhamdaaay5921 3 роки тому +1

    Allow noodaa abwaanadeena

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 Рік тому

    😢😢 adeer aduunka wad katagtay waad shahiiiday janada innaan kugu arko rjyn

  • @abdullahiabdikadir7182
    @abdullahiabdikadir7182 3 роки тому

    Abwaan Allaah Haku Dhowro

  • @yaqub_h2420
    @yaqub_h2420 2 роки тому

    Asc adeer 🩸☝️☝️☝️🧠👍🇸🇴🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️🙏🏼🙏🏼🩸☝️☝️

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 3 роки тому

    Allá yacizak

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 6 місяців тому

    EEBBE GODKA HAKU JANNEEYO.

  • @hersifarah9988
    @hersifarah9988 3 роки тому +1

    2 iyo toos aanadiisiyr magaran sharxitaan

  • @iidxaashi4477
    @iidxaashi4477 3 роки тому +1

    Mesha 9 hodo okala jooga ee dhobohantaw quruxda mad ladhala teen

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 роки тому

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤💯

  • @samsamyuusufrootine3284
    @samsamyuusufrootine3284 3 роки тому +2

    Awoole noolowo

  • @awiltuli6633
    @awiltuli6633 3 роки тому +1

    buuhoodle ma soomaaliland baa mise waa buntland

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 3 роки тому

    ❣️😍🌹❣️😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somalboy5
    @somalboy5 3 роки тому +1

    Odaygani waa gabay xoogsi
    Gabay ma yaqaan

    • @alwasama796
      @alwasama796 3 роки тому +2

      Hada ninku waa jaamac kediye ma mid kalaad ka hadli, inuu yahay gabyaa xeeldheer docolka baaraameedba waa ogyahay ilaahow xafid abwan jamac kediye

    • @fowziabdirahman9164
      @fowziabdirahman9164 3 роки тому

      Ma yaqaan kulahaa kkkkk. Waa sugaan dhaadhi aan gabay cidi ku gaarayn jaamac kediye cilmi.

    • @cadnaanmaxamed9434
      @cadnaanmaxamed9434 3 роки тому

      ❤🤍🖤maashaalaah❤🤍🖤

    • @AliHassan-ek5ti
      @AliHassan-ek5ti 3 роки тому +3

      Iidoor Laan gaab ah baad tahay e
      Raga Laan dheeraha ah ka dhexbax