NASTEEXO DAYAX | DHEXDHEXAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2023
  • EREYADA : JAAMAC TIXLE
    LAXANKA: CABAAS HIRAD
    MUSIC : HENOK
    VOCAL REC : MAFTUX CADCEED
    SCRIPT & DIRECTOR : AXMED SOMALI
    CAMERA & EDITED : ABDIWAASAC KHADAR
    ACTORS : ABDIASIIS JAMAL & MAHAD NUUR
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 257

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 10 місяців тому +37

    Qur'aanku wuxuu ka hadlayaaa dawada Qalbiga'
    Heesuhuna waxay ka Halayan dhaawaca Qalbiga😢😭

    • @abdikadirsahil2098
      @abdikadirsahil2098 10 місяців тому

      Saw ma wada shaqeynayaan marka oo isuma baahna?

    • @zackweysacadde2477
      @zackweysacadde2477 9 місяців тому

      ha gefin qur'aanku waa hadalkii ilaahay uma baahna kabid .
      @@abdikadirsahil2098

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@abdikadirsahil2098😅❤😅😅😅😅❤❤😅❤😅❤😅❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@abdikadirsahil2098😊❤❤😊😊😊❤😅❤😅❤😅❤❤😅❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ❤😊❤❤😊❤​@@abdikadirsahil2098

  • @hamzewali4392
    @hamzewali4392 10 місяців тому +14

    Codka nasteexo oo xiisa gaara leh
    Erayada oo miizaanka culusa
    Laxankoo isna ashqaraara
    Iyo musicga uu henok saarayoo isna top level ah 👌 👏 cajiib cajiib

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 10 місяців тому +17

    Nasteexo cod cajiiba bay leedahay Mashalh ❤ heestan xaalad bay matalaysa aan u dhaxeyo hada 😢

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 10 місяців тому +12

    Nastexo Dayax dib u soo laabasho wacan boqorada cudka🇸🇴

  • @majaarayaremajaarayare5042
    @majaarayaremajaarayare5042 Місяць тому +1

    Masha allaah cdka iyo heestuba iyo laxankuba way isleeyibiin
    is the best song

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +18

    away dadkii jeclaa qur'anka 🥰🥰🥰🥰🥰💖😭😢

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      😊❤😊❤❤😊❤❤😊❤❤😅❤😅❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому +1

      😊❤❤😅❤❤😅❤❤😊❤

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 6 місяців тому

      @@user-li2hv7xm6v 🫂🫂

  • @Axmeddiini22
    @Axmeddiini22 10 місяців тому +26

    Heestan Dhawacyo hore iso xasusisay😢
    Ku dhawaday daremay dhibato ka dhaqaqay dabeto dhantalmay waxan dhawac ahayn iyo dhiilo dhana ima wacnoo Kama dhefo go.ankaan dhigten dhaha dana ma dhabobo dhakhsuu u gudhaayee dhawaqaga anoo kaba dhartay ka rajeyey dhanbal dhinacaga💔🥹
    🥺Heestan way itabatay wlhi
    ERYADA 100 IYO LAXANKA100 CODKA 100 💯 NASTEXO DAYAX 😍

  • @queeninaaahmed3109
    @queeninaaahmed3109 10 місяців тому +13

    2020ilaa hadan wxan sugaa fariin iga timadaye qafkii shalay meel cidl iga tagay lkn ma umalyniy😢 wn sugaye mid asig ii badal inaan hole😢😢 mab helat😢😢😢

    • @hafsohayaat6531
      @hafsohayaat6531 10 місяців тому

      Omg fursad dadkale ku imanaya isii plz sii sis

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@user-sd3br1dh6d❤😅❤😅😅❤😅❤😅❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@user-sd3br1dh6d❤😊❤❤❤😊😊❤❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 місяців тому +1

      ​@user-sd3br1dh6d😂❤❤❤

  • @user-qi1lr8qi7x
    @user-qi1lr8qi7x 10 місяців тому +7

    10:32pm
    Isniin habeenimo waxan ka mqnhy magaladaydii hargeisa caday waxnan safar ku ahay magalda wajaale anaga ooku socona jigjiga waana xasuus aniga iyo mantaydii ❤

  • @zamiashiine7601
    @zamiashiine7601 7 місяців тому +3

    Goaankaa dhigto ee aan dhaho daana😢
    Ma dhaboobo dhakhsuu burayaaye 😢
    Dhawaaqaga anoo kaba dhaartay 😢💔
    Ka rajeeyey dhabal dhinacaga 💔

  • @saacidfarah10
    @saacidfarah10 10 місяців тому +9

    "Waan kuu dhiibay naftee
    Ama dhowro ama dhaafi Ifkoo
    Bud dhig iilka oo
    Si uun uga dhaan dhexdhexaadka"
    Jaceyl oo dhami waa intaa Alleylahe

    • @user-ko7eh2tz5x
      @user-ko7eh2tz5x 7 місяців тому

      😢

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@user-ko7eh2tz5x😅❤😅😅❤😅❤❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@user-ko7eh2tz5x😊❤😊❤😊❤❤❤😊❤

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 10 місяців тому +3

    Cajiiip wlhi
    Henok faraha ha la jaro😮
    Bal si uun ugu dhaan dhex dhexaadka ya salaam

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan 10 місяців тому +13

    Anigoo jooga goobtydii shaqo
    Ayan saaka heestan dhagaysanaya😫
    Waa erayo Dareenkyga badalay runtii 🤤 10/9/23🔥

  • @Baqdaadi66
    @Baqdaadi66 10 місяців тому +6

    Heesaha waxa dhaama Quran Alle

    • @hamdamohamed7145
      @hamdamohamed7145 10 місяців тому

      Hadaa meesha maxa ku keeney😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@hamdamohamed7145😊❤😊❤😊❤😅❤❤

  • @Walasha8
    @Walasha8 10 місяців тому +6

    dhawaqaga anooba ka dharte ka rajeeye dhambaal dhinacaaga🥺😔

  • @NasteexoIidow-jj6ih
    @NasteexoIidow-jj6ih 9 місяців тому +2

    Nastexo apayo ❤dar alle kujeclhy wan rajenaya ina kulakulmo nolow inta aynolol jirto fanantedii❤❤

  • @Saahidhirsi
    @Saahidhirsi 10 місяців тому +6

    “Dhawaaqaaga annu kaba dhaartay
    ka rajeeyey dhambaal dhinacaaga
    “silan sugan

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      😊❤❤😅❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😅❤❤😊❤❤😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      😊❤❤😊❤😅❤❤😅❤😊❤😊❤

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC 10 місяців тому +8

    Team no music 🎶
    Thanks Team hawraar❤

  • @BaasheHooyo
    @BaasheHooyo 10 місяців тому +2

    Waaaaw music 🎵 io laxanka waaaw

  • @fiicandaahirkaanti9346
    @fiicandaahirkaanti9346 10 місяців тому +4

    Dhawaqaga Ano kapa dhartay ka rajeyay Dhampaal Dhinacaga😭💔🎧

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO 10 місяців тому +1

    Haadee mar hore in aad ka badashaan buu ahaa sawirkaaa

  • @sagalahmed5074
    @sagalahmed5074 10 місяців тому +3

    😢waxn dhawac ahayn iyo dhiilo dhana ima wacno kama dheefoo😢😢😢😢

  • @Akram_112
    @Akram_112 10 місяців тому +1

    oo si uun ugu dhaan dhex dhexaadka Runtii dhex dhaxadku waa xalada ugu adag

  • @ayuunabdirahmaan1460
    @ayuunabdirahmaan1460 10 місяців тому +4

    Markaan isku dhacno maxeey usoo baxdaa heees itaabaneeso 😢💔

  • @mohamedyacquub2973
    @mohamedyacquub2973 10 місяців тому +20

    Lyrics 💯
    Voice 💯
    Beat 💯
    Videography 💯
    Makeup 💯
    Style 💯
    Beauty 💯
    Story 💯

    • @DaahirCabdi-xy4jy
      @DaahirCabdi-xy4jy 10 місяців тому +7

      💯 best

    • @HanaCumar
      @HanaCumar 10 місяців тому +4

      Hawraar studio 💯 😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@HanaCumar😊❤❤😊❤😊❤❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@HanaCumar😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤

  • @maandeere5854
    @maandeere5854 10 місяців тому +2

    Hees way dhaaftay tan magac kale ubaxsha❤

  • @ALFANAANMOWLIID
    @ALFANAANMOWLIID 10 місяців тому +3

    Hawraar music ❤❤❤❤❤❤

  • @kabtankaliil
    @kabtankaliil 10 місяців тому +8

    One of the best song I heard this year nice one nasteexo

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 1:13 1:14 1:14 1:14 1:14

  • @pubgsomali2345
    @pubgsomali2345 10 місяців тому +4

    1m kabadan uqalanta heestan❤

  • @AbdinasirGabal
    @AbdinasirGabal 10 місяців тому +4

    OO SI UUN UGU DHAAN DHEXDEXAADKA😢

  • @goofcaalami8472
    @goofcaalami8472 10 місяців тому +3

    Ku dhawady daremay dhibato ka dhaqaqay dabeto dhantalmay wxn dhawac ahn io dhiiilo dhana ima wcno kama dheefo😢😢😢 heestn anayy iga hdlysa 😢

  • @user-cc4sx5ns5s
    @user-cc4sx5ns5s 2 місяці тому

    Ka rajeyey dhambaal dhinacaaga🥲💔fav song 😢

  • @Toona099
    @Toona099 10 місяців тому +1

    Ina dharar Xiisahaagu Dhamaado Indhawayda mar haday dhici wayday waan ku dhiibay naftee ama dhowro ama dhaafi ifkoo kudhig iilkaa oo si un ugu dhaan dhex dhexaadkaa💔💔💔

  • @munamohmed188
    @munamohmed188 Місяць тому

    Dhawaaqaag anoo ka dhartay ka rajeeyay dhawaaq dhinacaaga💔😭6/6/2024

  • @zamiamawran9595
    @zamiamawran9595 10 місяців тому +6

    Goaan ka dhigta ee dhaha daa na ma dhaboobo dhakhasu u buraaye😢💔dhawaqaga ano kaba dhartay ka ra jeeyay dhambal dhinacaga 💔😭
    Walhi hada ihyzataaa midaas😢

  • @nasirmohamed4062
    @nasirmohamed4062 10 місяців тому +1

    Ku sali rasuulkii subanaa scw scw scw scw scw

  • @saeedmohamed4419
    @saeedmohamed4419 10 місяців тому +1

    WOOOOW HEES IYO COD IYO MUSIG MACAAN AYAA IS HELAY

  • @ABDIFITAHBOTAAN
    @ABDIFITAHBOTAAN 10 місяців тому +2

    Hestu wayshidantahay

  • @fariidohfaraxzan8097
    @fariidohfaraxzan8097 8 місяців тому +1

    Dhawaaqaga ano kaba dhaartay ka rajeeyay dhanbal dhankaaga😢😭

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 10 місяців тому +3

    Nasteexo❤️

  • @user-bh5ns5hr5r
    @user-bh5ns5hr5r 10 місяців тому +2

    Meeqo mar go,aan qaatay oo hada neh isla markii burburayy😢😢😢

  • @Siciidapdirahmaan
    @Siciidapdirahmaan 10 місяців тому +7

    Heestani anay iga hadlaysa wlhi xalada yaan ku suganay💔😭

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@user-sd3br1dh6d😅❤😅❤😅😅❤😅❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@user-sd3br1dh6d😊❤❤😊❤❤😊😊❤❤❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 місяців тому +1

      ​@user-sd3br1dh6d😂😂😂❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 місяців тому +1

      ​@user-sd3br1dh6d😂😂😂😂❤❤

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 10 місяців тому +1

    Jaamac tixle al abwaane waan kaa hayaa heestan wlhi

  • @zhsk9
    @zhsk9 10 місяців тому +4

    Ya salaam what a Hit song big shout out To Hawraar And cabaas Hirad what a melody 🔥❤️

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 0:43 0:43 0:43 0:44 0:44 0:44

    • @MohameDeeq-zk1kh
      @MohameDeeq-zk1kh 10 місяців тому

      @@user-li2hv7xm6v aaaaaaaaaaaaàkzhh2

  • @munaali6200
    @munaali6200 10 місяців тому +2

    waxa dhawac eheen iyo dhiilo dhana ima wacno kama dheefo😢

  • @bahjaxasan2536
    @bahjaxasan2536 10 місяців тому +1

    Ax wa hees dareenkeda wadata 💯

  • @mirailkacas7905
    @mirailkacas7905 10 місяців тому +2

    Go'aanka dhigatay ee hadana
    Ma dhaboobe dhakhsu uburye
    Dhawaaqaga ano kaba dhartay
    Ka rajeyay dhabaal dhinacaga 😫

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 10 місяців тому +26

    It can only be understood by the broken hearted 💔 🥺

    • @youngjustice961
      @youngjustice961 6 місяців тому

      💔

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому +1

      ​@@youngjustice961😅❤😅❤😊❤❤😊❤😊😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@youngjustice961😊❤😊❤😊❤❤😊😊❤❤❤

    • @Kowsar97
      @Kowsar97 6 місяців тому

      True 👉💔💔💔

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 місяців тому

      ​@itscocofam2😂😂😂😂😂😂❤❤681

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 10 місяців тому +2

    henok caadi maaha ssomali ethiopian😁😁

  • @user-rz3wq4bi4n
    @user-rz3wq4bi4n 6 місяців тому

    Hit song waa xaqiiq qofka mar soomarta wanna qisooyinka nolosha
    Noloshuba waa qisee qarbaad marba kajoogtaaa nolosha

  • @user-nf2iw9dp9w
    @user-nf2iw9dp9w 9 місяців тому +1

    Wan kudhube nafte ama dhowro ama dhafi ifko budi ilka😭🙇🏻‍♀😭😭😭💔

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 10 місяців тому

    Nasteexo Dayax Heesaheeda dhan Waa wada top level erayada codka iyo laxankaba way iswataan

  • @abdikadirnoor2084
    @abdikadirnoor2084 10 місяців тому +1

    My girl

  • @CabdiraxmaanCaliaxmed
    @CabdiraxmaanCaliaxmed Місяць тому

    Yes ❤❤❤❤

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m 10 місяців тому +2

    Jah❤

  • @sirsouhaib6427
    @sirsouhaib6427 10 місяців тому

    Wow🔥

  • @siidcumar5
    @siidcumar5 10 місяців тому

    Dayax cod mcn my sister guuleyso

  • @samsamcumer5773
    @samsamcumer5773 10 місяців тому +1

    Waxaan dhaawac iyo dhiilo ahayn kama dheefo 💔😓

  • @FARHANYAREFY
    @FARHANYAREFY 10 місяців тому

    Nasteexo iyo hawraar iso helay❤️

  • @hanamohmed6680
    @hanamohmed6680 10 місяців тому +2

    Heestani waxa aya soo baxaday 6 cisho ka hore
    Mana jirto maalin aan dhaqeysan 6 cisho in ka bdn 100 jeer 😢 sababta aan u dhaqeystan ilaa hada ma garan karo

  • @Sultanwarsame
    @Sultanwarsame 6 місяців тому

    Inta dumar heesta gabadha keliya aan ka tageero keep going Quen

  • @user-ju1zb7to6q
    @user-ju1zb7to6q 7 місяців тому

    Hees dareen hadal ah

  • @user-no8es5qt5m
    @user-no8es5qt5m 10 місяців тому +2

    😢horta markaa dhawtahy zppta ay kaga soo horbadaa hees adi darenkaga ka hadleysa walhi cadaw aan rag ahen malihin hadana kama qusano dhipatadoda waa anaakaa dhalayba kan san nogalaya

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 10 місяців тому +2

    Henok atlabachew on the beat 🔥

    • @Supr93
      @Supr93 10 місяців тому

      Don’t you have 😢 I’m driving right huh 🤔 It’s been too much of 😢to comprehend 😂k😮 I love it here but it’s hard 😢flow is the 🎊 😅lyrics to this one ☝️ area of my brain is a 😢 so much 😂❤😅

  • @salmaanbuulle2058
    @salmaanbuulle2058 10 місяців тому

    Nasteexo dayax woow cash alaa hees

  • @shugrishire8745
    @shugrishire8745 10 місяців тому +1

    😭💔heesaha nuucan ah wan ka helaa anoo qlpi japnen

  • @rashkaph354
    @rashkaph354 10 місяців тому +5

    Emotionaly song that iam feeling just love broken😂❤

    • @kotharabdirazack3929
      @kotharabdirazack3929 6 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@kotharabdirazack3929😊❤❤😊😅❤❤😅❤😅❤❤😅❤❤😅😅❤❤😅❤❤😅❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@kotharabdirazack3929😊😊❤😊❤😊❤❤😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 місяців тому

      ​@@kotharabdirazack3929😂❤❤❤❤❤

  • @munajalaato1378
    @munajalaato1378 10 місяців тому

    Tan way Hees dhaaftay🥺♥️

  • @ayaanahmed3472
    @ayaanahmed3472 10 місяців тому

    Oo si uun igu dhaan dhexdhexaadka

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 10 місяців тому

    Dhexdhexaadka waa lagu wada jiraa walaahi

  • @tripleC22
    @tripleC22 10 місяців тому

    Si uun ugu dhaan dhexdhexaadka🥰

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz 10 місяців тому +15

    HENOK always comes with a banger music legendary👏

  • @Mohamedweli3
    @Mohamedweli3 10 місяців тому

    Gabadhan wallaahi cod bay haysaa 💔🙏

  • @issehaybe
    @issehaybe 10 місяців тому

    Erayo Dareen leh walahi 🙂

  • @Salaado-gi3xt
    @Salaado-gi3xt 10 місяців тому +1

    Calooshaa ihurtay😢😢😊

  • @abdulahisheikh4687
    @abdulahisheikh4687 7 місяців тому

    ina dayax waan ku wataa ❤

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 9 місяців тому +1

    Ma aqan sababta ilintu daankeygaa u qoysay😢dhawaaqaaga anoo ka dhaartay ka rajeeyey dhinaacaga dhambaal'dhafarkii boholyowgaa la dhuuntay oo ina jiif iga dhaari😭qofka jecleyd inta go'aan ka qadatay hadana ma sugtay callkisa ama callkooda💔😔🙈

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 10 місяців тому +1

    Boholyoowga la dhuubty😢

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 10 місяців тому

    Cabbass Hiraad Laxanka Cid Ku Gaarto Waaye 💯❤💥✨️

  • @ayaanahmed3472
    @ayaanahmed3472 10 місяців тому

    Dhawaaqaaga anu kaba dhaarty ka rajeeyaay dhambaal dhinacaaga

  • @queenzagal4288
    @queenzagal4288 9 місяців тому

    20/10/2023 ku dhawaday dareemay dhibaato ka dhaqaqay dabeeto dhantalmay waxan dhawac ahayn iyo dhiilo dhana ima wacano kama dheefo 🥺😭

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 10 місяців тому +2

    Shukulatoy mxad subisay👏💯❤️

    • @rahmaabdi5566
      @rahmaabdi5566 10 місяців тому +1

      Lay dhansii dhamacdii kalgacaylka💔🥲

  • @istaahilmohamut3659
    @istaahilmohamut3659 10 місяців тому +3

    Emotional song😓🥺❤

  • @maxamudhasan4398
    @maxamudhasan4398 10 місяців тому

    Wn ka caajisi wayey dhagysiga heestan ilike it 15/9/2023 mlin xasus mudan

  • @Rahmamohamed-xk4ko
    @Rahmamohamed-xk4ko 8 місяців тому

    6/12/2023 ❤Waa habeen ka mida wakhtiga ugu adkaa Ee jacaylku igu taagsado xanuun jacayl waan la noolay waliba mudo 2 sano ah lkn ma arag caawa habeen igaga adag oo igaga culus Runtiii Mana Jiro qof ii dhaw oo aan la wadaago xanuunka iyo culayska aan qalbiga ka dareemayo wehel iyo caawinad Ta rabi ahayna Ma haysto si walba Oon xanuun u dareemayo Alhamdulilah wakhti walba❤️‍🩹😭

    • @Jawahir088
      @Jawahir088 6 місяців тому +1

      Xirir kle samey wuu ka dhamanayaa

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@Jawahir088😅❤❤❤😅❤😅❤😅❤😅❤😅❤😅❤❤😅❤😅❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@Jawahir088❤😊❤😊❤😊❤

  • @RedwanCllahi
    @RedwanCllahi 10 місяців тому

    Yasalaam erayo cajiiba ❤

  • @Omarpodcast_
    @Omarpodcast_ 10 місяців тому +4

    Waxay ahayd maalmo qurux badan io bilo qurux badan waxaa ka shaqeyn meel shaqo waxana mesha isku baraney gabar gabdhaa akhlaaq ilahay waudeystirey xishoodna kaba daran teeda kle Waxaba intaa udhere gabdha wa furfurneyd dabeecad fiicana walahayd waxan islahadlno waxan ubandhigtey xiriir jacayl
    Wayna iga aqbashey alle mahadiis waayo
    Waxan wada hadlno wada farxsanano qosolno io nolol kaloo qurux badanba maalin maalmha kamida baa waxa igu soobaxay safar aan ugu baxay deganada galmudug anoo katagayo deganada puntland waa alle mahdiis safarki waan gley wana soodhameysty dhiilo io xuman cuqdada calool yow fakar io waxana aqoon baa iqabsadey gabdhii ifurfurneyd mahan sidiii wayabe tolow yaa qatey heblo ilahadal mabajirto aniga waxaan isweydiyay ma adaa khaldana oo qof xuna mise dhabnkii io quruxdii aad kool kolin jirtey baa mas kugu noqotay 😢😢😢😢 aan soogabo gabeye gabdhii intan safarka halka bila kumaqna way guursaty wase calfe qalbi jab io muruga dremey
    Dhawaqaga anigo kadhartey karajeyay dhabaal dhinicaga. Wa erayga itabtey oo igu klifey inaa idiin sheego. Gabdhaas hada walaqabaa alx ana wli single baan ahay oohada waxqalbi jaba madremyo wa alle mahdiis isagana is hoos geyay oo wax walpa iga dulqadey. 😢😢

    • @MumtaazMaxamuud
      @MumtaazMaxamuud 10 місяців тому +1

      ax sorry waxa daremi kara xanunkaga qofki ku jira hada ana ALLE hayga dulqaado

    • @Omarpodcast_
      @Omarpodcast_ 10 місяців тому

      Alle talo saaro sidkle loo GMA baxee queen 😢

  • @user-xr6vm8qs3k
    @user-xr6vm8qs3k 6 місяців тому

    Nasteexo dayax waxaan aqaaney iyadoo shaah gadda oo 1000 sh so lagu waso goormey fanaanad noqotay

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 10 місяців тому

    Inantan fan ba ku jira wlhi mnchlh

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 10 місяців тому

    Markey sacadii exkeda aragtey xusus another level💔💔

  • @user-uf6it2yp1e
    @user-uf6it2yp1e 5 місяців тому

    Go'an dhigtana ba dhoobo dhakhsu u buraye dhawaqada ano kaba dharty ka rajeyey dhabal dhinacaha💔🥺 8 bilood ayn rajy naya in layla so hadlo🙁

  • @sihaammahdi7883
    @sihaammahdi7883 10 місяців тому +2

    Xaalada ku suganahy😢😮

  • @awalejm8545
    @awalejm8545 10 місяців тому +1

    DAREEN GARNAQSIYA😒😳🫂

  • @user-qd7lg1ft5j
    @user-qd7lg1ft5j 8 місяців тому

    Nastexoyyyy😢 maxan ku xisay malmihi nolosha igu xuma qofki igu wehelinayay ayad tahy kuma ilawu dono 😢😢😢😢

  • @abdisalanmeygag
    @abdisalanmeygag 10 місяців тому

    Song with feelings 😂😂😂😂
    N D keep 🔥 fire burning
    This attached my updated 💓
    Stronger than all

  • @captan-naaji17
    @captan-naaji17 10 місяців тому

    What a song 🎉❤Awoowgaa la janee❤

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 10 місяців тому +3

    Sanad kaan faananeentii durka maxaa helay nayaada calacal marabno 😂😂😂😂😂

  • @subeerahmed5652
    @subeerahmed5652 10 місяців тому

    Best song ❤

  • @user-sw7fu4mm9w
    @user-sw7fu4mm9w 9 місяців тому

    13/10/2023 maanta xaladeyday heestani hadli 😢waan rajeyn inaan malin dib u dhageysto yadoob xaladayda ka hadlayn 💔

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 10 місяців тому +1

    Indharaaro xiisahagu dhamado😢