DOCUMENTARY | HALGANKI IYO XUSUUSTII WARIYE HODAN NALAYEH | TACSI - JAALIYADDA BIRMINGHAM UK | 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 218

  • @rosehasan3504
    @rosehasan3504 5 років тому +7

    Please all Somali people keep the love ....be optimistic...don't give up ....the pain of loosening hodan should unit us....Allah unaxareeso hodan....always share her inspirational videos..to give her Ajer.

  • @Awo-cb7kd
    @Awo-cb7kd 5 років тому +36

    Breaks my heart to know hodan is gone. I am still not over Saado cali and now they took hodan.

  • @rahmaisackadan6488
    @rahmaisackadan6488 5 років тому +15

    Ma dhiman Hodan Naaleeye ee way dhuumatay.
    Sababtoo ah Qalbiyadeena ayay ku nooshahay😭😭😭

    • @anid9027
      @anid9027 5 років тому

      You damn right!

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 років тому +2

    Anigoo mako ah aya kusoolaabtay waayo qoraalkii aya meelo igaqaldameen ee wxaan kulatalin laha kuwa ku dhax jira shaqaalaha ee bixinaya unifoormiga iyo aqoonsiga ama baajka iyo dharka iyo hubka bixinaya haloo foorjignaado oo kaamerooyin qarsoon haloo sameeyo Allow somali wayn midee oo somaliyay toos oo iskutiirsada oo hadbakiinii taagdaran taagera waligiina oo Allow shanta somali iskukeen اللهم امین Allahuma aaamiiin

  • @unitedkingdomnazrinunitedk2178
    @unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 років тому +29

    Hodan nalaye illhy janatu fardowsa haka warapiyo sister qulupta dadka somaliyeet bad wanag kaga tagtay illhy janadisa hagugu abal mariyo 😢😢

  • @aliabdirahman880
    @aliabdirahman880 5 років тому +12

    We Will never forget you mahadsanid hodan
    Allah yar xam

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 5 років тому +4

    Axheey ax ax ax janatul fardawsa hodan huuno walee sidaan kusamraa way igu adagtahay fardawsa iyo rooda macmuud kaa waraabi aamiin aamiin yaarabi

  • @nuormuse6470
    @nuormuse6470 5 років тому +20

    Allah ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 років тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Hodan Naaleeye alle how naxariisto janadi alle ha geeyo halyeyed qaran bay ahyd allow ku naxariiso aamiin yaarabii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 роки тому +2

    Yaa Allah
    Yaa Raxmaan
    Yaa Raxiim
    U naxariiso walaasheen hodan
    Iyo intii qaraxii kismayo nagaga dhimatey, Aamiin Aamiin Aamiin

  • @alnuurmedia9608
    @alnuurmedia9608 5 років тому +10

    Allah unaxriisto marxuumada iyo intee kale oo halkaasi ku dhimatey inta dhawac ah na allah cfmd taam ah hasiyo amiin amiin

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому

    Ilaah ha u naxa riisto hodan Qof nool waaaye💕💕💕💕💕💕🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💔🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 років тому +6

    may Allah swt love her the way we loved her inshallah 😭😭😭

  • @imandhol408
    @imandhol408 4 роки тому +2

    2:17 we will never forget you waxad ahayd qof lagu daydu hadalkad ku hadashay *maxa laygu xandasusanaya* midhihendina watana qofkasta qalbigisa bos ku yelatay dahabiya we love for ever

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 5 років тому +3

    Alle ha u naxariisto dhamaan dadkii soomaaliyeed ee ku geeriyooday qaraxyada somaliya Alle qabriga ha u waasiciyo umadda soomalidana samir iyo iimaan haka siiyo

  • @kahiyeomar2764
    @kahiyeomar2764 5 років тому +3

    I hope we somalis we follow her as a good examble.....in fact she's legend....Alla yar ham.

    • @kevplazyt9575
      @kevplazyt9575 5 років тому

      Allah unaxariisto janatul fardowsa allah geeyo aamiin yarabi

  • @Cora_10091
    @Cora_10091 2 роки тому +1

    Allah u naxariisto

  • @geeshbarre5934
    @geeshbarre5934 5 років тому +1

    Alle ha u naxaristo wllshey qali
    Cizi iyo sharaf badan igu nollow akhiro allow kitaabkaada midigta ka siin alle janada ha ka waraabiyo 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @ilhaanmohamedbille6897
    @ilhaanmohamedbille6897 5 років тому +1

    Ilaahay ha u naxariiisto janatul fardowsa haka warabiyo qabrigana allaah ha u waasiciyo amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +6

    Zupxaan alaH wlhi Hodan naalaye markii aaan ogaaday in qarax ku dhimatay wlhi waan rumaysan waayay markiH aan xaqiiq saday wlhi nafta uun baan iga bixin ilaa habeenki ilaa hada walhi nooc kale baan ahay geeri aad iiga naxdin badana wlhi wli maan arag..... ilahow janadiiH ka waraabi gabadh wanagsan bay ahayd rabiH janadiiH haka waraabiyo

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 5 років тому

      Khaliif Mahamutt
      Waa runta Hodan Naleye (Raximullah) qof aad uwanaagsan ayey ahayd, gacan kaxaqdaro diley iyada iyo dadka kale ee meeshaas lagudiley dhamaantood ALLAH (Subxaanahu WaTacaala) unaxristo.
      Balse walaal waxaan kuusheegaya fadlan siwanaagsan uqor SUBXAANA ALLAH, ixtiraam tus wax laguciyaaro ma'ahan yuusan dambi aadan ogeyn kugaarin. Fiiri sidaad uqortey SUBXAAN ALLAH.
      JasaakALLAHU Qeyran.

  • @hananali4690
    @hananali4690 5 років тому +4

    Janada Allah ka warabiyo hodan naley iyo intaa ku dhimataay janada allaah ka warabiyo boqorad wa nagaa baxdayee

  • @anwarboojo5431
    @anwarboojo5431 5 років тому +3

    Allha unaxaristo wllshena hodan naaleyo janadi allha geeyo qabtigedana allha uwasiciyo

  • @Abdifitah667
    @Abdifitah667 4 місяці тому

    Allah unaxariisto wariye Hodan Naleye,
    Waxay ahayd gabadh muxsinad ah hawlkar ah yool fog ka lahayd siday u badali lahayd platform ka soomaalida, ee qabyaaladdu daashatay,
    Burcadbadeeda uun lagu sheego iyo argagagixisada.
    Waa maalin Ramadan ah Eebe Wayne hakuu naxariisto wll

  • @ahmedandnafisoofficial5694
    @ahmedandnafisoofficial5694 5 років тому +2

    Allah ha u naxaristo walashay hodan 😭😭😭 iyo Dhamaan musliminta ku dhimaty qaraxas

  • @abdiyarebashiir1997
    @abdiyarebashiir1997 Рік тому

    RAXIIMU LAAHU Walaasheyna Hodan Naleeya

  • @ismanvini9598
    @ismanvini9598 3 роки тому

    Inalillahi wa ina ileyhi Rajun alaha ha u naxaristo wariye hodan naleye

  • @muhyoapdirahman4682
    @muhyoapdirahman4682 5 років тому +6

    allaah haw naxristo aadba uga murugoday geerido hodan 😭

  • @barwaaqo.officialofficial1540
    @barwaaqo.officialofficial1540 5 років тому +2

    Allah ha u naxariisto hoddan naaleye

  • @khadijanimco988
    @khadijanimco988 5 років тому +1

    😭😭😭Allaah u Naxariisto Janatu fardows Bikheeri Xisaab Aamiin hodan Naaleeye ❤️❤️❤️i love so much 😭😭

  • @cheerbozz
    @cheerbozz 5 років тому +2

    you are a legend Hodan Naleyeh. am not from TORONTO but Somalis from Toronto are the most educated, progressive, sophisticated Somalis in the world.

  • @adnanewton4713
    @adnanewton4713 5 років тому +1

    Ilahey ha u naxariisto Hodan Nalayeh taarikhda ayaa xusi dontaa...

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 років тому

    Wa qalbi jabanahay Ilahow dadkeena ku dhintey dhamantood u naxariisto janada wehel ugu yeel pray for Kismayo SOMALIA

  • @mohamedali-wn2zg
    @mohamedali-wn2zg 5 років тому +1

    Ilahay haa unaxaristo janatul Fardowsa ilahay haka warabiyo amiiin hodan naleye

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 років тому +5

    ALLAAH (Subxaanahu WaTacaala) unaxristo dhamaantood.
    Xasuus lamid ah waa markii ardeydii jaamacada dhameeyeen laqarxiyey (5-6 sano kahor) Allah Yarxamu dhamaantooda

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 років тому +8

    Dhiibta waxa naagu waada waa odaayasha Caaloosha waweeyn ee qabiilka ku qarabta Nacala idiin dhaleey ..deni Iyo mise.. xaaf...Madoobe....laftagaren
    .waa tuug...iyo Cadowga afureey ee Ethiopia uu shaqeeyA...ee.alshabab....insha Allah waan idinso afjaarii hadan nolahy and

  • @ccnac704
    @ccnac704 5 років тому +4

    Inna lilahi wa inna ilahi rajioon. May Allah forgive them all , grant them place in Jannah and give Sabr to their family's.

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 років тому +1

    Allaha unaxariisto walaasheen thanks abdi Askari sidaad waqti ugalisey barnaamijkaan

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 років тому +1

    Illaahay ha unaxariisto Hodan Naaleye 😭😭 😭 Allah qabriga ha unuuriyo

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 4 роки тому

    Ilaahay ha uraxmado hodan nalayeh

  • @khadra04oofttuboqur75
    @khadra04oofttuboqur75 3 роки тому +1

    I miss her every day 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yusuufgeraad5023
    @yusuufgeraad5023 5 років тому +3

    cadowga banaanka waan u midoobi karnaa ilaahoow kan somaliga ah naga qabo ee na xasuuqaya malin walba ya rabi

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 5 років тому +2

    Alle ha u naxaristo

  • @nasraaahmadcartan5210
    @nasraaahmadcartan5210 5 років тому +17

    somalidu waa Dada laayab leh
    wayo qofku marku nolo yahay
    jacaylka iyo wanag aya u hayan
    darensin Mayan lakin malintu
    aduunka kaa guuro aya so qatan
    wanagisa qofku marku noloo yahay
    dareensiya meeqamka uu idin jogo
    iyo qiimaha aad uu haysan

    • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
      @waawwatasongbksimpleyutheb9340 5 років тому +1

      Saxiix nasra ahmed

    • @mahmoudmhassan2290
      @mahmoudmhassan2290 5 років тому

      😢😢😢😢😢

    • @Xaliye2024
      @Xaliye2024 5 років тому

      Runweeyee😥😥😥

    • @fadumasheikhchanel9761
      @fadumasheikhchanel9761 5 років тому +1

      Wallhi waarunta maalin Ayaan maamo habar yartay Ku dhahay wanageyga iyo waxan kuqabanayo maxaa uxaqireh marka dhinto maai GU amaneh markaso aana wax dhiri galina kahelen qofka marku nolyahay ayuu kamudan yahay inaa wanagisa faafiso balse marki ladhinto duco iyo camalkisa un aawax uqabanayo wallhi Ku amani mayo ee Ku dhiri galin mayo aytiri marka Somali waa sidas

  • @zeinab.sheikh.cabdull5338
    @zeinab.sheikh.cabdull5338 5 років тому +5

    Allow u naxariisto.dhamantod intii.Ku dhimateey

  • @maxamedcabdullaahi7407
    @maxamedcabdullaahi7407 5 років тому +1

    Ilaahoow unaxariiso hodan

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому

    Allah ha u naxaristo Hodan naaleye 😓😓 Allah grant her janah fardawsa

  • @mariaalasow3630
    @mariaalasow3630 5 років тому +3

    Alha u naxaristo😭

  • @sakariyeabdiqani6135
    @sakariyeabdiqani6135 5 років тому +2

    Ilahay ha unaxatiisto

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 років тому +2

    Allow janadii hoy kaaga dhig waxaa katagtay meel lagaa jclyh rabi bana anaga kaa jcldy rabi hakuu naxariisto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 років тому +8

    Gobsanaa hodan googleka Somalia marka la geliyo somaliya oo wanaag laga sheegayo hadii aad aragtaan igu xasuusta

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 5 років тому

    Alle ha u naxariisto walasheen Hodan wlh gabdh qaaali ah ayay inaga dileeen arxan laawayashaa

  • @ahmedbudbud627
    @ahmedbudbud627 5 років тому +1

    Wanaag igu xasuusta hadalkaas aaba xasuus mudan allaha unaxariiso eyda iyo seygeeda iyo dhamaan allaha unaxariisto

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 5 років тому +1

    Allah ha u naxariisto hodan Naleeye iyo husband amiin yaa Rabi

  • @NunkishDeeqow
    @NunkishDeeqow 5 років тому +1

    Mansha allah waa qòf add watanga waax weyn ugaa qaawatey elaheey haa unaaxaristo.

  • @asmaasia1190
    @asmaasia1190 5 років тому +1

    Illahy.haku.naxriisto.wllo

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 5 років тому +1

    ilaahaw u naxariiso hodan iyo intii dhimatay qabriga u nuur

  • @elyaakabnali4075
    @elyaakabnali4075 5 років тому +2

    Allah haunaxaristo Janatul firdows Allah hakawarabiyo

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 5 років тому

    Allah ha'unaxariisto walashen Hodan nalayeh, waxay tusaale u'ahayd inay jiraan gabdho somaliyed oo karti leh waxna sookordhikara

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 2 роки тому

    Ilaahow u naxariiso

  • @najaxabdirahmanbidhanqurux1748
    @najaxabdirahmanbidhanqurux1748 5 років тому +2

    ale Haunaxariisto walashay

  • @quruxsanfiicanbadn6131
    @quruxsanfiicanbadn6131 5 років тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wlhi waa geeri xanuun badan Allah unaxariisto wllsheen Iyo seygeeda dhmmn dadkii ku dhintay inta dhawaca ah Allah bugsiiyo

  • @faysalmohamed4934
    @faysalmohamed4934 5 років тому

    Allaah Hodan Naxariistiisa Janno Haka Waraabiyo Aameeen

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 років тому +1

    Allah ya raxmo Allow inti kudimatay kitabkoda gacanta midig kasii.amiin amiin

  • @khadijasharif280
    @khadijasharif280 5 років тому

    Ilahay haw naxaristo walsheen hodan it's so hard but we all gane day one samir ilahay hanaga wadasiyo 😭😭😭😭 we will love always adiga iyo intii Muslim ahba ilahay hawnaxaristo

  • @hibokhalif3188
    @hibokhalif3188 5 років тому +2

    Allaha unaxariisto hodan Nalayeh so sad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 3 роки тому

    Allaha u naxariisto hodan iyo dhaman intii kale ee ku geeriyootay

  • @yasir2771
    @yasir2771 5 років тому +1

    Ilaaahy ha unxariiisto Wlshy Qli jandiii ilaahy kaaag barinay

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 5 років тому

    Rabii naxaristo jano hakaa warabiyo murayada aheed oo dadku dawado

  • @hawokiinmohamed2167
    @hawokiinmohamed2167 5 років тому +1

    Allh unaxaristo

  • @huzeinhazancabdi6934
    @huzeinhazancabdi6934 5 років тому +7

    Janatu fardawsa adoontii ilHyeey

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 4 роки тому

    Ilahay SWT haa ku naxaristo...sis dadkagu waxe kugu xasusanayan yr last words inad dadka wadankaga ad u jaceled ilahay janatul fardowsa haa ka warabiyo iyo dhaman inti dhimatay🤲

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 5 років тому +2

    Hodaneey saqiir iyo kabiir dadka weey kuu ooyeen intaas wxeey cadeeyn u tahay in aad aheeyd qof bulshada agteeda qiimo kuleh sidoo kale Waxaan Allah ka rajeeynaa in uu kuu naxariisto

  • @shakirbulaale4289
    @shakirbulaale4289 5 років тому

    Ilahay ha unaxariisto walsheen hodan naaleeye

  • @yacquubciise6599
    @yacquubciise6599 5 років тому +1

    May Her Soul Rest In Perfect Peace 😭 Inaalilaah wa inaa Ilayhi Raajicuun.

  • @apdifatah9537
    @apdifatah9537 5 років тому

    Inalilahu.wa.inalilau.rajacun Alaha wayne waxidka ahi ha u naxaristo dhaman inti ku dhimatay qaraxi ka dhacay kismaayo
    Dhamana wan u tacsiyaynaya garahan hoodan naaleeye iyo saygeda fariid wana lawad dhimanaya ee tan walaga tagay
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @maryanabdulahi8517
    @maryanabdulahi8517 5 років тому

    Qalbiga i xanuunaya ilaahaw u naxariisto hodan naaleye qabigeena kama baxaysid .

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 років тому +1

    Illahay haw Naxariidto
    😢😢😢😢😢

  • @ibrahimabdulahi4492
    @ibrahimabdulahi4492 5 років тому

    Yaa rabi yaa raxmaan u naxariiso walasheen hodan naleeye iyo saygeedi qalbi furan ayay inagala tagte rabow janada albabka u fur

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 5 років тому

    Ilaahay haunaxariisto Hodan nalaye sidaan uga naxay geerideeda ugama nixin qofkale beryahan

  • @maxamadismaacilmaxamadisma4262
    @maxamadismaacilmaxamadisma4262 5 років тому

    Allah ha unaxaristo inta dhawacana alle ha u bog dhayo

  • @miskimiski168
    @miskimiski168 5 років тому

    Allaha unaxariisto inaa lilaah wa inaa ileehi raajacuun

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 років тому +1

    Hodan naleye Somalia oodhan ayaa kamurugotayi ilaahayi imanka haka qado kuwii naga dilayi

  • @simmubarikmubarik8100
    @simmubarikmubarik8100 5 років тому

    Allah ha u naxariisto dhamaantood dad badan ayaa hore u dhintay 25 qof ayaa dhintay hadaba caqliga somaliyeed qof uun bay u duceynayaan hodan naalaaye Iyo seyigooda
    Qof awalba ajal buu leeyahay

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 років тому

    Rabi janada hageeyo wllshena hoda naleeye

  • @idilmaxamed5290
    @idilmaxamed5290 5 років тому

    Illahay haw naxaristo hodan naleye 😭😭😭😭😭😭

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 5 років тому

    In lalilahi wa inla i lihe rajucun
    Allha uu naxaristo

  • @abdisalanfahiye1902
    @abdisalanfahiye1902 5 років тому +2

    Allaha unaxariisto wllhen somaliya Allaha cadowga ka qabto 😪😪

  • @amalally7826
    @amalally7826 5 років тому

    Allow ku naxariso abaayo mcn

  • @aliosmanabdulkadir1569
    @aliosmanabdulkadir1569 5 років тому

    Hodan naaleeye iyada iyo sayigeeda allow unaxariiso

  • @khadraomer1760
    @khadraomer1760 5 років тому

    Ilaahoow janadaada kawaraabi umadii somaliyeed waa adoon fiican oo laga wada daqmaday gayiga somaliyeed soomaalaay dadkii fiicfiicnaa ladhameeyay

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 років тому +1

    Kuwii hodan dilay ilaahay naarta ha ku fogeeyo

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 5 років тому +1

    Waa inaan Hodan Nalaye gobolkasta oo Soomaalia ka mid ah taallo uga dhisnaa sidii Xaawo Taako.

  • @safiamohammed5532
    @safiamohammed5532 5 років тому

    Walahi waa caloolxumo in indhaha inalaga soorido

  • @xuseenmacalindheerechannel5403
    @xuseenmacalindheerechannel5403 5 років тому

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @user-bs8xu4wy4p
    @user-bs8xu4wy4p Місяць тому

    ❤ allhe how naxriisto

  • @ifraxdahir1876
    @ifraxdahir1876 5 років тому

    Allllh unaxariisto walashena hodon

  • @arwaabdi1625
    @arwaabdi1625 5 років тому

    alle ha u naxariisto

  • @fahmahaaji6302
    @fahmahaaji6302 5 років тому

    Inaalilaah wa inaa ileyhi raaajacuuun ilahey ha u naxariisto hodan iyo intii kaleeee Ku geeriyooday halkaas waxan leeyahay kuwa umada xasuuqayo war ilahey ka baqa maxaad ilahey hortiisa Ku jawaabi doontaaan marki intasooo qofa lagugu yiraaa maxaa Ku leysay yaaa allaah allow xaqa tusi kuwaan umadiii xasuuuqaya

  • @haniupdy17
    @haniupdy17 5 років тому

    Alaha u naxariisto wlasheena wxeey aheed qof aad uwanagn jaanada alaha oga dhigo hooy

  • @inamohamed3998
    @inamohamed3998 5 років тому

    Walahay dilki hodan nalayeh waxay naga noo ahayd qalbigeena inay toodteen😭😭😭😭😭