Wiil dhalinyar ah oo xalay lagu dilay magaalada Gabiley

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 126

  • @anwarismailgedu5409
    @anwarismailgedu5409 Місяць тому +27

    Eedaysane maaha waa geese

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Місяць тому +1

      Haa wa tuuga nafas bu bad badbadya

    • @mukhtaarcabdi-dy3oy
      @mukhtaarcabdi-dy3oy Місяць тому +1

      Waa saxan yayahy dhamaantoon muu laayo

    • @shefafarmers7813
      @shefafarmers7813 Місяць тому

      ❤​@@mukhtaarcabdi-dy3oy

    • @idirismohamed1673
      @idirismohamed1673 Місяць тому

      ​@@mukhtaarcabdi-dy3oyCiyaalo maamaad tahy afkuun ka xaary

    • @mukhtaarcabdi-dy3oy
      @mukhtaarcabdi-dy3oy Місяць тому

      @@idirismohamed1673 wixii dadka ku Kibra waan jeclahay in dhuunta laga siiyo adigu ma waxaad tahay kuwa dad xoolohoooda ku mabay waadigan u doodayee. Waxaasoo dambe hadaad iisoo qorto gacan Baan wax kaaga wanaajin

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Місяць тому +17

    Ninka isdifaacay xaq ayu ku taagna wax kale oo u furan majirin geesi ayu aha Alle ha u gagaaro

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +1

      Shared cadaalad hadii loo fiiriyo waa daaficu nafsi maaha gacanku dhiigle

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Місяць тому

      Dee isagu badhiman labadii isaga isugutagayayuu midba dhintay midna dhaawac naftiisuu difaacay hadiikale isagay dililahayeen

  • @lemiismaelalin5584
    @lemiismaelalin5584 Місяць тому +14

    Insha'allah Haa unaxaristo ,lakin danbile maha wiil ku ok ,wuu iis difacay .

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      yuu difaacay?! ma naag ajanbi ka ah buu rag u laynayaa war waa dooqn dilaa ah

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Місяць тому +12

    Ilaahay uma Naxariisto Waayo waa Tuugo eedaysane Ma aha Waa qof Naftiisa difaacayey magna laguma laha waa Tuugo Badheedha
    Hadii Tuugada loo doodo waa dhib

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Місяць тому +1

      Walal ha odhan naxarista ilahay wa lo wada bahanyay naftisi bu ku wayay doqonimo

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t Місяць тому

      @@princesshawd6859 haa wll waa sax waaloobahan yhy naxariista alle laakiin waxaan Layaabay waa eedaysane

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 Місяць тому +9

    Tuug baa heshay ninka wanu isdifaacay ilahayna waxba kama waydiinayo waayo naftiisa iyo gabadhaasbay rabeen inay dilaan😊

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Місяць тому +14

    Maxaad ugu cudur daaraysa tuugbay ahaayen diintuna waxay leedahay iska celi qofka naftaada iyo maalkaga kugu soodoonta iska celi tuug bay ahaayen ha odhan taliye way ku ciyarayen ama damceen itaas iyo kabadanba way ku samayn lahaayen hadaanu is difaacin

  • @Khayr120
    @Khayr120 Місяць тому +7

    Nabigu sallalaahu calayhi wasallam shahiid ayuu kusheegay qaofka nafdiisa difaacaya ninkaas halasiidaayo diinta ilaahay dalka halagu dhaqo hadii kale daljirimaayo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Місяць тому +1

    Allah hawnaxaristo amiin amiin amiin

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Місяць тому +7

    Yaa khaldan markaa waxaas oo kale in denbi laga dhigo maaha eedaysane maahee waa is dufaacayey wax denbi ah laguma leh sii daaya ninka

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Місяць тому +3

      Ninkii isagoo naftu haso ayuu iskaga fujitay ka dhintay iyo ka dhaawacmayba waa dambiilayaal balasyo iyo shaydaan baa watay kolay fikirkaasi mid uun buu ka yimi kuwiikakena way ku rasceen waxa fiican in laga diktoonaado saaxiibka xun er fidnoolaha ah ee iska dhigay nin wuxuu doonto samaynkara

  • @RaxmaAxmed-ho3xx
    @RaxmaAxmed-ho3xx Місяць тому +3

    wuu is difaacy wiilku nin kaliyay sadex isugu tagayeen warn xooly haayen anwy waqti giisa dhamdy marxuumka dhin tay alleh haw naxariisto 😢

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 Місяць тому +4

    Geesi buu ahaa mar hadayna isaga dilin

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Місяць тому +1

    Waa huuno aan xeerka raga wax ka aqoon, xitaa miyey xasuusan waayeen maahmaahdi ahyd owr hugaan wado iyo nin naagi wado midna kaama baaydhaan. Alle hownaxariisto wiilkaa

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Місяць тому

      Qadar dhacay canaan makes qaladana waa lasixi jiray Ee Naga Aamus😢 balaayo kula huunaysataye

    • @cabdiraxmaantubeec182
      @cabdiraxmaantubeec182 Місяць тому

      Xitaa inanta jarpaY ahaaYeen oo way garanayeen kawarn doqoniimo maYna ahyn

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 Місяць тому +1

    Alle ha u naxariisto

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Місяць тому +1

    Ilahay ha u naxariisto kuwa waxas ku shaqaystana rabi hasoo hadeeyo inanay habeenkii u horeeyay ahayn baa laga yabaa oo aay daad badan dhibateyeen ninkasina naftiisu difaacay diilna ma noqon karo ilahayoow dhalinta noso hadee aniga habeen goor maqriba bay meel luuqa igaga qadeen mobel baal naxdiinta aay ka nixinayaan qofka ka waran inamada rabi haso hadeeyo waxaa aay akhiro iyo aduunba ku segayaan ku shaqaysanaya subxanaAllh

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto Місяць тому +1

    Allaah hawnaxariisto

  • @ramadankhadar4809
    @ramadankhadar4809 Місяць тому

    ninkasi eed malaha waa Dufaacu nafsih✨

  • @BtsArmy-ml1cs
    @BtsArmy-ml1cs Місяць тому +3

    War wuxu mxy ka hadlayaan imika ninku maanu is difaacin isagaba laso weerare say wx u wadan

  • @adoonkiiallah227
    @adoonkiiallah227 Місяць тому +1

    Hadii Maalkaga Iyo Naftadaba Laga Damco Inad Wax Iska Celiso Diintaba Ina Fartay
    Magtana Waxa Lagu Yeelan Donaa Labadaa Midi Dhawaca Yhy Saw Sida Maha Dad Waynoow ?

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому

    Ilahay ha u naxaristo

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Місяць тому +3

    Ninkaasi waa dambiile maaha, waa isdifaacay

  • @cabdijaamac6968
    @cabdijaamac6968 Місяць тому

    Ninka wax dilay sida ugu dhakhsaha badan tiirka hala geeyo 😢😢

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      war naf dhan buu ku laayay naag aan ku xirmin oo uusan qabin

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Місяць тому

      Warya ma waxa Bad isku tiihin ninka ninka dhintaay Ader wa geesi iska celiyeey bila edab taa xun dadka maagaya tugta xun. ​@@Jaalejaale12

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Місяць тому

      War wa geesi is diifacay bila edab ta xun adiguna nacasyahow ma waxa Bad isku xun dooq maha mise ilyn réer gabiley Bad tihin réer nimo ugu xilinaysa

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Місяць тому +1

    Waa Nin Gurigiisii Lagu Soo weeraray Wuu is difaacey, Waar xaqu hashaqeeyo.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +1

    SUBXAANA LAAH
    IYAGAA DOONTAY
    ISAGUNA WUU IS DAAFAC YAY DAAFICU NAFSI HADIIBA AY RUN TAHAY NINKAA IS DAAFACAY YAANLA DILIN WIILKA TUUGTA DULMIGIII LA ROGMADAY

  • @abdiomer9214
    @abdiomer9214 Місяць тому

    Wiilka ladilay wuxu udhashay gobolka faafan tuli-guuleed waana nin waleembo ah

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 Місяць тому

    Mayee Dagmada Gabilay 😂😂😂😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому +1

    Waa Ehlu naar ilaahay uma naxariisto waa tuug

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Місяць тому +2

      Waxa lagu ducaystaa ilahoow gafkayga iyo geeridayda ha kulmin waasidan oo kale runtii

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +2

      Laakiin naarta allaa haya e iska daa marxuumka allihii abuuray ayaa ka jaray dulmiguu gaystay
      Alle udaa adomadiisa uu oofsaday iinsaanku waa qaldame
      Anaguna ma ogin qaabkan udhimanayno

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Місяць тому

      Inuu qalad kujiray ayaa lasheegay laakiin naarta soomaali haday isuhayso weyiskugurilayd balhada naarta maadigaauhaya waxaba lagayaabaa inuu jannadii kujiro hada Allah hawnaxariisto danbigiisana hadhaafo haduu muslim ahaa

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Місяць тому

      ​@@user-sn5yz7vg8vsaxiix

    • @abdirahmanabaadir1258
      @abdirahmanabaadir1258 Місяць тому

      War wll tuugo uma dhiman yaab been la idinka iibin dil qorsheysan ayuu ahaa

  • @user-dn5he6jx6w
    @user-dn5he6jx6w Місяць тому

    Xaqiisa mariyaa , alle hanoo barakeyo dalka iyo ciidankeen police ka

  • @lincolnite1584
    @lincolnite1584 Місяць тому

    According to the story, it’s self defense & the man should free.

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 Місяць тому +2

    Marxuum Qaldaan

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt Місяць тому

    Ninkaasi xaq buu ku taagnaaye hala sii daayo

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Місяць тому

    Ninkaasi waa libaax waayo naftiisii ayuu difaacay

  • @superfun1819
    @superfun1819 Місяць тому +3

    Subhanalaah

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Місяць тому +2

    Ninkaasi naftiisa ayuu difaacay

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Місяць тому

      Dafaacu nafsi waliba waxa dhicikarta in culimadu fasaxdo ninka wax dilay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

      HADAAN KITAABKA LA BAAL MARIN WAA SII DAYN TUUGA DHINTAYNA MAG MALEH IYO KAN DHAWACMAYBA​@@HindaAbdulle-fl2jj

  • @mursalawil9714
    @mursalawil9714 Місяць тому +1

    Maystidhaahdeen dawladaa tuugta lashaqaysa eedaysane kulahaa

  • @Keysek
    @Keysek Місяць тому

    Hadday iyagu weerarka geysteen ninkaasi ader wax lagu leeyay ma jirto . Wana in maxkamadu sidaa ku siidaysa . Xata shining laguma leh waayo naftiisa lagu so dontey

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 Місяць тому +1

    Hadii cadalad jirto horor buu uska celiyey ninkaas wax danbi ah oo lagu leeyahay ma jirto

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому +1

    Wa difaca nafsi waye…. Wu is difaacay sharaafti inantana wu difaacay

  • @abwaanxamsetatiko
    @abwaanxamsetatiko Місяць тому

    Intaan waaqliyo wareekani dhicin gaashaantu wanaagsanaydaa

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 Місяць тому +1

    Xaq u dirir buu ahaa ialahay insha Allah waxba kama waydiinaayo waayo naftiisay soo werareen

  • @HRU20209
    @HRU20209 Місяць тому +1

    DIFAACU NAFSI AYUU GALEY NINMAASI CADOWGII SOO WEERARAY AYUU ISKA DHICIYEY...

  • @Ilwaathahmett1122
    @Ilwaathahmett1122 Місяць тому

    Waar wlllhi geeesi weyaaan nin ragaa buu ahaa sadexdii hadu midna dilay midna dhawacay waxa film uunba ku arki jire wa run😂😂😂

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 Місяць тому +1

    Geesi bu ahaa hadaanuu iska celin isagay dili lahaayeen qofku naftiisa waa in uu badbaadsadaa

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Місяць тому +1

      Mididaas uu haystay ayuu ku dilay haduu Faro madhnaan lahaa isagaa la dililahaa hadii aan mididaahadii aan midida uu sitay Hub sharcidaro ah laga dhigin oonu midida sharci ka oolin waa la siidayn waayo ninkan niftiisa ayaa laweeraray iyo maalkiisa iyo cirdigiisa oo loogu yimi gabadhii uu guursan lahaa sidan filayo waxa ku quusan ninkasta oo kibir ku doonta dad danahooda wata oo si nabada meel utaagan

  • @amuunhussein2846
    @amuunhussein2846 Місяць тому

    WAXAZ MA JIRAAN UU IS DIWAACAYAY😅

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Місяць тому

    Sharafta inantana wuu ilaalinayey laakiin gacan ku dhiigle ayuu noqday ALLE haw naxariisto ka dhintay

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Місяць тому

    ninkaasi naftiisu diifacayay

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Місяць тому

    Wuu is difaacayey inankaasi

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Місяць тому

    Qofku haduu is difacaya Danville maaha ilahay naftada iyo malkaba difaacbu kuyidhi geesi wryaan

  • @khadaribrahim6257
    @khadaribrahim6257 Місяць тому

    𝐍𝐢𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐱 𝐝𝐚𝐧𝐛𝐢𝐲𝐚 𝐦𝐚 𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐢𝐬 𝐝𝐢𝐟𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐧𝐮𝐮 𝐝𝐢𝐥𝐢 𝐥𝐚𝐡𝐲𝐧 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐝𝐢𝐥𝐢 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐚😢😢😢😢

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Місяць тому

    Gabiley magaalayba noqotey hadii laysku dilayo

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Місяць тому

      Dilko waxa uu ku xidhan dadka borama wa magaalo wayn dilna ma dhaco

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Місяць тому

      @@nuurnuuraan8624wu ka dhaca lakin ma badna talabad borama gabilay iyo arabsiyo way islegyihin almost

  • @ADLoFGroza
    @ADLoFGroza Місяць тому +1

    dinta waxay ka qabta?
    hadi naftada ama malkaga sharaftada hadi lagu gu so weraro oo ad dhimatid shahiid batay se hada dishid iyaga wa .....

  • @falisa576
    @falisa576 Місяць тому +3

    Subxanallaah niman burcad ah
    Tuugo dadka boobaysa ba loo
    Qiildayaya ninkasi sadexdaba inu dilo
    Bay ahayd waayo asago meel iska
    Fadhiya la so weeraray denbi malahan
    Hadan denbi dusha laga sarayn
    Qof walba naftisa wu difacan laha

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr Місяць тому

    waa dhaqana heego in qof lasoo wareeray oo is difaacay ay idhaahdan waa danbiile nacala dhalee

  • @SiimbaYare-v8t
    @SiimbaYare-v8t Місяць тому

    Marka hore gabileyma magalabaa mase gobal wle reer awdal waa loo tashtay

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Місяць тому

      Waxa laga hadlayo iyo halkad u boday isma laha cidna umay tashan ilahayna gabilay jano ha barakeyo ❤

  • @bilancaday1
    @bilancaday1 Місяць тому

    Markuun ka gardarnaa

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Місяць тому

    Self defense miyaanu aheyn

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Місяць тому

    Waa difaacu nafsi

  • @mustafemohamed2502
    @mustafemohamed2502 Місяць тому

    Filmka mission impossible aya layidhaa waa ninku khatarsaya

  • @user-uf8sh8dk6t
    @user-uf8sh8dk6t Місяць тому +3

    Ninkaasi danbi maleh wuu isdifaacay caarkiina wuu badbaadiyay

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Місяць тому

    Uu is difaacay. Xaqaana sidaa faraya.

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 Місяць тому

    Mahaa dambilyee

  • @user-qt2uh7pg5q
    @user-qt2uh7pg5q Місяць тому

    Se om du kllsrar det Ha det gott

  • @ougbadsaidahmed4281
    @ougbadsaidahmed4281 Місяць тому +1

    Uu is difacey inaan ku af français waxa la yidhah daa légitime défense

    • @Charkherad
      @Charkherad Місяць тому +1

      Maad af soomali uun ugu sheegtid, af français gu ma quraanba😂😂

    • @ougbadsaidahmed4281
      @ougbadsaidahmed4281 Місяць тому

      @@Charkherad sorry huno xalad isdifaac weyan af somali kuma baren

    • @Charkherad
      @Charkherad Місяць тому

      @@ougbadsaidahmed4281
      Tkt je comprend, c'était juste pour te faire sentir l'importance de ta langue maternelle !
      Mw même qui te parle je suis actuellement en 🇫🇷😉

    • @ougbadsaidahmed4281
      @ougbadsaidahmed4281 Місяць тому

      @@Charkherad Lol merci de me fatigué pour rien

    • @Charkherad
      @Charkherad Місяць тому

      @@ougbadsaidahmed4281
      Faut aimer ta langue plus que les autres langues car c'est avec elle que t'es defini ! Surtout nous autant que reer Djibouti en es trop faible ! Donc faut s'engager à l'apprendre, yaa inadeer 😂 alle haku charfee

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 Місяць тому

    Abaalkood buu mariyay

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Місяць тому

    AUN

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    AMAANKA GOBALKA GACAN KULUL KU QABTA POLICE KOW

  • @sacdiyaaxmed9852
    @sacdiyaaxmed9852 Місяць тому

    Ninkaasi waa geesi is difaacy hdi lgu dilana xaqaagii helimysid hdaa isdifaacdana oo qofkii kusoo weerarana iska celisid dambiilaa tahy war wadanka halaysaga cararo sidan si ma ahee tuug bay nimanku ahayeen xaqaana ka hiiliyey ee ninka sii daaya wax dambiya malaha

  • @abdisalamdamal9773
    @abdisalamdamal9773 Місяць тому

    Ninkan weyn e booliska sidan uhadlayo gar maha.

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Місяць тому

    Waa is difaacay oo naftiisaa loogu yimi difaaca naftuna waa shay diintu ina fartay waana geesi, maaha se dambiile.
    Police ku se inta dambi baadhku socdo warbixin yaanay bixin waayo imika cadayn dhammaystiran ayay bixiyeen maxkamada ka hor.

  • @abdirahmanabaadir1258
    @abdirahmanabaadir1258 Місяць тому

    Dil qorsheysan ayuu ahaa wiil abti loo yahey oo ku dhex nool intey qabiil ahaan u dileen oo ay maydkiisi cidla kaga carareen ayey imika qiil u sameeyeen oo ay leeyihiin tuug ayuu ahaa

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Місяць тому

    Dibnanbi lugunoqonmayo hakucimraqaten habana waxaqaynaulahaykudagalamaya y isnawaisdifacay

  • @abdiomer9214
    @abdiomer9214 Місяць тому

    kuwan lasheegayo ee ninbay lasocdeen laleeyahay iyo kawax dilay iyo naagtuba way shirqooleen wiilka dhintay daarood nimaana loo dilay. waxan lagasheekaynayo wax kajiraa majiro, ee sida fooshaxun ee aad u aarsanaysaan iska daayoo raga cadaan iskaga celiya.

  • @subayrcabdi8054
    @subayrcabdi8054 Місяць тому +1

    Sharciga islaamka yaanan been laga sheegin
    Diinta islaamku ma ogola in laba qof oo aan is qabin ay habeen madaw isla baxaan oo ay isla gaar noqdaan

    • @user-le8ld5si9h
      @user-le8ld5si9h Місяць тому

      Oo marka iyagu ma diintiyo waqaftay u shaqaynayeen mise tuugo aya ahayeen

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Місяць тому

      Gabadhu hafadoda kamay dheeraayn ba lagu idhi wll ee tug baay ahyn

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Місяць тому

    Taliyuhu kulaha wanu damacnay bay dhaheene may dhici jirin cid inta gabilay mobile laguma qaado ayuu isleyay inu cade
    Ninkasi kolay wuu is difaacayay

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +1

    Doqon weeye waana dilaa naf dhan ayuu ku khaarijeye micno daro iyo naag uusan qabin oo aan ku xirmin difaaceeda.. doqon weeye kaasi

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Місяць тому

      😂😂😂 inader kaa bu aha talow wadigan Meel walba ka caaytameeye adeer geesi afka la galay ka dhintaayna tuug weeyi ilhy uma naxariisto wayow daamac baa hayeey marki hore ilmo xalal muu ahayn tuugu gabiley waliba yaan lagu assin

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      @@charkokhadar2558 wlahi walala anigu reer Garowe ayaanahay ee xaqa ayaan ka hadlayaa

  • @mowlidmukhtar1981
    @mowlidmukhtar1981 Місяць тому

    .
    F

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 Місяць тому +1

    Kaasi dhintayna marxuun qaldaan buu aha ninkana adeer xoriyadiisa u soo celiya

  • @maxameismail3047
    @maxameismail3047 Місяць тому

    Wlhy dulmobu uqiildayaya cawtaldariiq bay ahayen

  • @user-qt2uh7pg5q
    @user-qt2uh7pg5q Місяць тому

    Bätrw här den andra va du värw arg flr människor inte bryde sig

  • @abdirahmanabaadir1258
    @abdirahmanabaadir1258 Місяць тому

    Wiilku dil qorsheysan ayuu ku dhintey inta gurigooda isaga oo jooga laga soo kaxeystey ayaa meydkiisa banaanka laga soo heley wiilkuna wuxuu u dhintey daarood naceyb hada somaliland ka bilaabantey imika qiil ayey u sameynayaan balse soomaali meel walba way wada dagtaa

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Місяць тому

      Wll ma réer gabiley Bad thy 😢😢 i don't think gabiley Inay Ku nool yihin dad sida uu xun

    • @abdirahmanabaadir1258
      @abdirahmanabaadir1258 Місяць тому

      @@charkokhadar2558qaraabada wiilka ayaan ahey

    • @abdirahmanabaadir1258
      @abdirahmanabaadir1258 Місяць тому

      Wiilka dhintey gurigu dagan yahey ayaa laga soo watey nimanka soo wadey iyo ka wax dileyna isku qorshe ayey ahaayen weyna ka mideysnayen in la dilo