@@mubarakshire7208 ha marki wadanka laso galay aya ninki rer gadid la dilay isaguse ma dilin ee rag rer gadiid ah ayu ugu tagay mel la yidha saxatilay oo jigjiga hoos tagta....kadib waxay ku yidhahden kalay noo gee ninki ku basasay kadib gurigisa ayay ugu tagen halkasay na ku dilen.....haybtisu wa sacad muse wana nin ugadhyahan ah AMA ugaadh abokor...
Aabohy mcne waxaad ka tagtay xasuus qiimo badan runtii rabina ka raali noqoy 💔
Amin amin
Aamiin wlllshy dalkuu noo Xoreeyay ayaanu ku Naalooneynaa Alhmm alle alle nxriisti janno haka waraabiyo
Hada aabo muu dhintay wllo mise wuu nool yahay
Ma abahaba wll
Allah wll ha u naxariisto geesi naftiisa inoo huray weeye keenay nabada aan hda ku noolnahy
Walahay muj kani waa wada farsamo geesiyaa illahay haunaxaristo waan jeclahay tarikhdisa qibrada leh iyo siduu illahay ubadbadshey
Alow intoidhimtay kuwadanaxriiao qofkastoo mjskima oocadiban alow cuuklska kaqaad alow inta luknsan soohadee aamin yarabji
Wariye jazakalaah
Waa nin aad uyaqaan xeeladaha iyo qaababka baxsashada
Markaasay leeyihiin somaliweyn kusoo biira. Afweyne Allah jahanaba haku waariyo. Aamiin
Muj sulub ugadhyahan qof karati le ayuumbaa xeladan Ku dhaqaqi kara 💪
Cajiib cajiib cajiib waa tarikh aad u weeyn
Subxaanallaah
waa feraj ilahay u furay ilahay dadku jecel yahay wuu badabdiyaaa raganimo walahay geesiyadii snm waan yaaba waxan is idhaahda awliyo miayaay ahyeen raag ilahay barakeeyay wadankaas manta lacagta dariiiqa u taalo nabad darteed ayay habeeyeen markasay maxabiisti samaxeen hada meelahaooda ayay walahay ugu tegi karana wixi faqash ka nool lakiin ilaahay dartiis bay ku dayeen markaasa ilahay barakeeyey somaliland duriyada bi idimilaa waa dad wada barakaysan insha allah cadowgeena cagtaa hoosteeda faqashana ilahay way ilaween maxayse ka dheefeen hada iyagii baa la gumaysta meel walaba silic la wada ooyaay ayaan dhowayd waxan daawaday kenyatii islan gedo nin ul la dhacaya qar badana layaay hada wa kenyati baa dilaya reer gedo iyado farmajo haysto masakiin wale cuqabadii way haystaaa iyagana
Qeeb 3 soodaaa
legend alle hakuu raxmado
Cajiib
Hadii lagu dhaho geesi meeh wa ninkan
QAYBTII 1 QAYBTII 2 QAYBTII 3 MQXAAD UGU QORI WADAY
Walhi sulub ilaahay ba bixiyey
Horta manoolyahay
My alle haw naxariisto
Qaybta 3aad fadlan soodaa wll
Inantaas hoodo may jogtaa tolow wlhy waa gabadh hoodalay ahe
Qaybta 3aad noo soo de deji
maxa loo xidhay
ninki basasayna sacad muse ayu aha ee jelka uu u galay waliba nuux ismacil rer gadiid....illahay ha u naxaristo sulub
Markii wadanka snm soo gashay ayuu dilay ban maqlay ninkii basaasay isaga tolow ma run ba isagu sacad muuse yuu ka ahaa
@@mubarakshire7208 ha marki wadanka laso galay aya ninki rer gadid la dilay isaguse ma dilin ee rag rer gadiid ah ayu ugu tagay mel la yidha saxatilay oo jigjiga hoos tagta....kadib waxay ku yidhahden kalay noo gee ninki ku basasay kadib gurigisa ayay ugu tagen halkasay na ku dilen.....haybtisu wa sacad muse wana nin ugadhyahan ah AMA ugaadh abokor...
Amiir fahad thanks pro sheekada hada fahme alle ha u naxariisto marxuunka
Isagu goormu dhintayna sulub
WALEE FAANKAN IIDOOR BAAN LA YAABAY HADA WAALASO AFJARAY SSC AYAY KA SHIDANTAHAY WAXBAA BAALAHA IIGA RAACAY KKKKKK
Faqash futo xun khaatumo iyo dawladii afweyne kee baa xoog weynaa?
Adigu futadada qarso doqonow
@@CawoAhmed-x7yma umalaynaysaa ragii dawladii afweyne burburiyey in ay khaatumo iyo cid kale toona wax iskaga tirinayaan???
Ragii wadanka u dhintey qaarna xabaal ku jiraan imikana kuwii ku daba noolaa ayaa wadanka u taliya een jabkan oo kale arag
Mid gaan xun
adiga midgan xun ah
kaahin kajaah car halkaad joogto so sheeg hooyadaadi uraysay nacalaakuyaale faqashadyay adigoomiidhan ba laguugu aaraya ragan
@@kawsarxuseen2442 calanka barakaysan iyo subeeciyad indr gudoon geesid duriyada ayaad tahay
Hooyadaaa was nacalaaa kuyaaal
Hadaad caqli leedahay ninkan geesiga ah waad u qiri lahayd nacasyadii cadowga ahaa ee laga adkaaday ayaad tahay ninkii janada laga waayo ayaa midgaan ah adiga iyo adeeradaadii waxaa sameeyeyna looga hadhi maayo intooda nool Taarikhdaa ku soo qaban. Iska caytan inta Taariikhdu ku soo qabanays. Duli fooqal Duli