Dr Faysal Rooble - Madaxweyne Hassan Sheikh Bad Madow ayuu Gacmaha la galay waana Ceeb Aduun........

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 19

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 12 днів тому +3

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 12 днів тому +2

    waa arkay aqonyahan saqid ah ? Ethiopia may ilowbin walidii heshiska masar waana inta badda saylac ay helayso way amussi way kusoo dhawayn way dulqaadani inaad leef leefto kabaheeda ama muse ka orod ama jubaland ka orod is not important taasi waa hubaal!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! from Djibouti🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 12 днів тому +1

    Dirirdhabane anaa iskaleh, hararnee anaa iska'leh, somaliweyn ayaa iska'leh.
    Kuli somaliweyn ayaa iska'leh.

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 13 днів тому +1

    Ninkan jaguu ka rabaa hasan sheikh Wuxuu amaan ka sheegi dowlada xasa 😊 gabdho lagado xabaalo lafaqo dhastuur laboobo masaajid been laga sheego so so and so. Waxa positive eed sheegi noo sheeg 😊

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 13 днів тому

    Asc.
    Somaliweyn
    Hishiskii Ankara Maxa ka Hooreyay ?
    Waa Fashilkii Raaskaboni & Dolow..

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 13 днів тому

    Asc Faisal R.
    Sual.Abby Axmed Xamar hadu Yimado Ubax Ma Dhiigya Daal jiirka Dahsoon ?

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p 6 днів тому

    Yaasiin ninka aad wareysaneyso waxuu u shaqeeyaa Hassan shiikh y

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 13 днів тому

    Ethiopia-Somalia heshiiskii Ankara declaration wax sax ah maaha, sabaabto ah 1) dowladda Turkeye dhexdhexaad kama noqon heshiiska labadda dowladood ayado racayso UNClOSE oo qawaniinta badda lagu isticmaalo la kala kiiraysanayo (International law), haddii Turkeye aysan dammad qaadi-karayn ku habsiga Ethiopia badda Somaliyeed inay noqonkarto inay muulkiyad u yeelanayso meeshii la siiyo.
    Teeda kale, labaada dal waxaa ka dheexya colaad soo jireen ah.
    Arrintan khatar bay ku tahay dalka iyo dadka Somaliyeed.

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 13 днів тому

    Kkkkk ninkan noo weydii suaalo noo cuntama uu taageero kaligii taliye hadan 😅😊

  • @abdulmohamed1652
    @abdulmohamed1652 12 днів тому

    Ceeb adiga haku disho madaxeynaha waa saxanyahy somaali ayada ethopiyanka ka har laga waaye adeer adigaba dhoobeyso

  • @AbidiwahidAbdalah-ce5lu
    @AbidiwahidAbdalah-ce5lu 13 днів тому

    Ninkaan nikaan dhihijiray soow maheey waxan ku racsanay sabxikey ee calmanigaa ahaa kkkkkk

  • @abshir2010
    @abshir2010 13 днів тому

    Ninkaan Hadalayo waa qaacinul wadani tuug ah doonayo in uu ina seexeyo waxbo ma dhaamo Carte Qaalib maalintuu lahaa ciidamada Xooga ha isku dhiibaan jabhadahada, adeer qaacinimadaada gurigaaga ku joog Soomáaliya Soomaali baa leh, anagaana difaacaneeyno.

  • @khadarcabdi161
    @khadarcabdi161 13 днів тому

    Beentii ugu weynayd. 1500 oo askari ayaa dacawalay jooga

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 13 днів тому

    Benlow iskashiga aqoon yahan u damqada dawlaad nimada somaliya ee waxba kamajiran waarkisa nikaan waa cadoqate lalushe qaata ah waxad kufahmi nikaan in tuug tuuginta lashaqaysto dawlaadi farmajo musuqmasaq na kafoog kor u qaday ayqalki dawlaad nimada cidan cudud l eh dhisay somalie oo dhan ges ka ges ay bogadiyen bu dagaal jogta ah kuhayey ciida didaneed farmajo shisheyey iyo shisheyey qalqal mata waxu tageera qofka moryane ka ah bililaqada iyo boobka baraqicinta ku haya shacbiga baroranaya qabxumida u haykaalki dawlaad nimada somaliya ee burburiye qof quman waxa dhacaya matageri kara wa maya qofka tuuga ah balkawaren nikaan aqoon yahan sheeganaya oo dafacaya hassan sheick sow cadow ma ah lalushe kaqata hassan moryane tuug tuug tageeraya weyan faysal roble somalie habarato nikaan

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 13 днів тому

    Nin kan wa cilmani dinta islamka laguma dhaqmi kro wa ninki laha, kan wa wax baqtiyay, in ladhagaysto maba aha

  • @ziyadmohammed7335
    @ziyadmohammed7335 13 днів тому

    Beenale