Ceebtii Ugu Weyned B.Caalamka oo Mw Xasan Sheekh Kuso Qarxiyay & Khilaafka Masar & Heshiska Itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 19

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 10 днів тому +5

    In kasta oo aaney masar wanaag
    la rabin somaaliya, Hadana waxa
    ay Masar ilowsan tahay in aanu
    ballan lahayn Xasan ma dherge.

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 10 днів тому +3

    This is good news from Caalamka knows hasan dhiigo number one tuug sm

  • @MaanoKooto
    @MaanoKooto 9 днів тому

    Wixii aadrabtaan ayad Iskandar.sheegeysaan

  • @mrjamac
    @mrjamac 10 днів тому +2

    lacagtaas waa lacagtii ummada somaliyeed siiba shacabka muqdisho hooyada suuqa fadhida iyo bajaj laha iyo guryaha iyo qabuurada looga qadayey ee lacagtaas yanan loo soo celin qoyska tuuga hasan dalxaraashe xagee lacagtaas ka kenay inkaar qabaha tuuga ah waa xolahii shacabka masakiinta ah ee canshuurtooda aheyd

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 10 днів тому +2

    Kolba kii uu la joogo ayaa wax ka dhamsysanaaya,mida kale xasan ma isgaa wax u bashan mise dawladahan uu kolba mid u duulaayo waa cajiib.

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 9 днів тому +1

    Gurguurte wuu idha laayahay balan iyo qabtoona malaha meel walba way hoosfadhiyaan

  • @MaxamedCabdirashiid-c8c
    @MaxamedCabdirashiid-c8c 9 днів тому

    Xasan Kan watuug

  • @FoosiyaAxmed-m3j
    @FoosiyaAxmed-m3j 9 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 9 днів тому

    Koobka tuuga aduunka xasan dhiiqo Yaa qaday.

  • @jabrilahmed753
    @jabrilahmed753 10 днів тому

    Lair😂😂

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 10 днів тому +2

    700. Milyan ayaa awal lagu xanibay. Banka ugu wayn . Najeria. Oo uu leeyahay ninka ugu taajirsan Africa

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 9 днів тому

    Xasan Xaraash Inkaartii shacabka masaakiinta ee dhulkooda xaraashay ayaa ku dhacday. Meega kun oo shacab Soomaaliyeed ayuu guryahooda ka baxsaday.
    Magac I Soomaaliyeed dhulka ayuu ku jiiday.

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 10 днів тому +2

    Wasiirka dalxiiska. Ayaa kusoo dhaweeyey.Cairo kkkkkkkkkk ceeb

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 10 днів тому

    Ma Sidii aad doonto wax u qortaa mise SIDA saxdaa,

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 10 днів тому

    Lacagtii Hasan Sh. Dhigtay Bangiyada SWISAR LAND LAGA XAYIRAY.HAAA HAA ???.

  • @Sahra-o2x
    @Sahra-o2x 10 днів тому

    Wariye waad uqalantaa balse codkaaga kor uqaad

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 10 днів тому +2

    Codkaaga iska hagaaji waa gaaban yahay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 днів тому

    XASAN ARMAY DIYAARADI LA DHACDAA? BAL AYNU SUGNO MUDO.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 9 днів тому

    Joornaalada usa 🇺🇸 oo dhan ayaa lagu soo qoray 2025 koobka tuuga aduunka ayuu qaaday xasan Sheekh New York times &usa today ayaa lagu soo qoray $$$$$xadoow tuug