Xeebta Xeedho. Shimbirihii. Dhagax dixeedkii iyo Nasashadii Mahad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому +2

    Daawade vedowgan dhamayso. Dhamaadka waxaad ku arkaysaa nasashadii Mahad Abdule. Xeebta Xeedho.

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 7 місяців тому

    Mahad iyo Bashir, fadln, sawiro qurux badan ka qaada halka biyaha badda iyo kuwa buurta kasoo rogmaday isku dhex milmaan. Xataa waa la iibsan lahaa runtii. Thank you guys always!

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 місяців тому +1

    Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak masha Allaha qofkii 517 Ee video gan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉

  • @2am997
    @2am997 7 місяців тому

    Masha Allah.
    Xeebtan xeedho waa halkee Mahadow, Xeedhadii Hargeisa u dhawayd baan aqaanay.

  • @ahmedkoukou-m8r
    @ahmedkoukou-m8r 7 місяців тому

    M.a wllhi wadanka aya dadkina jclysinysn allha a,idin dhiwro

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 7 місяців тому

    Maansha allh tabarikalaah

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 7 місяців тому +1

    Masha Allah dhuulka caynkas uu quruxda badan aya qaxoontii laga yahay sorry Tamarlaant soomali haysatay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 7 місяців тому

    Masha allah

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 7 місяців тому

    Kawran ninkaa beer timir ka samysta ee biyaha macaana ku waraabiya. Amazing, natural untouched land.

  • @62faisa
    @62faisa 7 місяців тому

    Mashallah where you guys today?

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 7 місяців тому

    Dalkii Hooyo oo lagu dalxiiso waa nimco aan cidkale haysan ❤

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 7 місяців тому

    *NIYO MA **#DEPRESSION** XILIGII NAGU KICINAYSEENBAA KKK NINKAA **#BASHIIR** WAA **#SURVIVAL** CAADIYA KU RAAXAYSTA **#DHULKA_HOOYO** THNKS AND **#RAMADAAN** MUBARAK*

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 6 місяців тому

    Mashallah beautiful beach somaliland inchallah I will come well done 💚❤️🤍👍

  • @aganesacad8251
    @aganesacad8251 7 місяців тому

    Nabigaanuurleh

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 місяців тому +1

    SALAAN SARE SXB RAGEEDII
    WAXAAN IMID HARGAYSA SAAXIBAYAAL WAXAAN JECLAAN LAHAA IN AAN IDIN ARKO AAN IDIN RAACO I AM INTERESTING

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому

      Hada wpa Ramadaan. Anigana waan maqanahay. Bashir na Ramadaan ajuus ku jiraa. Waan ka xunnahay.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 7 місяців тому

      @@MahadAbduleTurbashaash ok sxb mahasanid jawaabtaada isha alaah uk baan ku noqonayaa 19 April we see you any time isha Alaah

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 місяців тому

      ​@@jamalskp7280salaam Alaykuma Ramadan Mubarak saw ma wanaagsanid Bal Nolosha UK Iiga warn sidee lagu tagi karaa London inasha Allaha 🎉🎉🎉🎉

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 місяців тому

    LKN SAAXIBAYAAL COMENTIGA AKHRIYA❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 7 місяців тому

    Ma ooganaanta raaxada bada iyo bulshada somaliland

  • @aganesacad8251
    @aganesacad8251 7 місяців тому

    Shaqo fiican ayaad haysan sxb.balse waxaad ilowdeen detecter mashiin inaad horey usiiqaadataan.hawlo badan ayaa kujira meesha aad taagantihiin.adduun ayaad kalasoo noqonlahsydeen

  • @waabarilyrics6110
    @waabarilyrics6110 7 місяців тому

    Kuwan way raxaysten walhi😂

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 місяців тому +1

    Mansh Allah good bless republiken of somaliland is not somalia 😂😂😂😂😂😂

    • @LJama6119
      @LJama6119 7 місяців тому +1

      Like it or not, that place is Somalia.

  • @KhadarToosane-l4q
    @KhadarToosane-l4q 7 місяців тому

    Waar mahadow sxp Wanku xisey boorama maxad nogu iman waysy

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 7 місяців тому

    Xeebta quruxda badan Allah kusiiyey xafido ee oramka iyo xabashka ka ilaalasho dhoohane marqaansan baatahey bad lamakireeyo waliba nin kugumeysta oo dad iyo dhul kaaheysta isaaqa howd gaashaamo iyo dhagaxyacado daga kusoodar soomaaliland intaad dhul iyo bad xeeb ugudareyso juudaan

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 7 місяців тому +1

      Ada awowyasha aya lagumaystaye ragan lama gumaysan waligodna lama gumaysan karo nacayb iuo qudhun aad u hayso qabilkoda mooye inad naxariskale iyo wanaagkle u haysid ha is modin

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 7 місяців тому

      @@karimhasan8967 sxb waa huruda talyaaniga markuu kabaxayey koofurta 20warshadood buu kagatahey waxa kamid ahaa warshadii sonkorta snai biyasa jowhar iyo tii hilibka kismayo iyo cabitanka ITOP SHARAABKA afgooye sheeg Hal warshad oo ingiriisku kadhisey waqooyi dhulkagi iyo dadkagii uu ethiopia siiyey kasaa gumeysi layiraahdaa ee waadan aqoon marqaanow

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 місяців тому +1

      Si edeb daran baad u hadlaysaa la talibaad isleedahay waanaad caytamaysaa ,ka ilaash iyo dhoohane marqaansani isma qabato maxaa ciil iyo masar ku hay mitaanad bad lahayn

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 7 місяців тому

      @@TogdheerBurco-x3p qoraalkaga wax lafahmikaro maaha oromo miyaatahey iyagaa waqooyi lawareegey

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 місяців тому

      ​@@saadhussein5466iska Aamus Af ku xoog layahaw Adaan dhulan haysanee waligayo Nalam gumaysan Hush taadu haku deeqdo Doqontaay😂😂😂 Allakriim

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 7 місяців тому

    Xeebta xeedho gobolkee bay ku taalaa ?

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  7 місяців тому

      Saaxil Somaliland

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 місяців тому

      Saaxil 🎉🎉🎉 ❤

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 7 місяців тому +1

      ​@@MahadAbduleTurbashaashmasha Allaha Wadan kaaga laga helaa mel Aadku Daasha daashoonaysso Alloow noo barkee Nicimadaas Alxm
      Wadnkeenu waa waxayhii jidhkeeno waraabi Naayay dhiigoo waanku wardiyaynaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉