"Xildhibanada Qarankii Dab Ololaya Jaararka Kula Jira,Sharciga Halala Tiigsado "Siyaasi Nuur Xuseen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • "Xildhibanada Qarankii Dab Ololaya Jaararka Kula Jira,Sharciga Halala Tiigsado "Siyaasi Nuur Xuseen
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 91

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 12 днів тому +1

    Mansha. Allah. Madaxwaynah. qaliya. Muuse. biixi. Cabdi. geesi. Somaliland. guuul. guuuul❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 13 днів тому +7

    Soomaaliland iyo madaxwaynaheeda muuse biixi haguulastaan inshaa allaah

  • @mohamedfarah1535
    @mohamedfarah1535 12 днів тому +1

    Masha alla

  • @khadrayusuf5122
    @khadrayusuf5122 12 днів тому +2

    Wakii nebi muhamad cswasalsm uduceeyey barakallah bilaadul xabash. Asxaabtii nehigu. Uqaxeen

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 13 днів тому +5

    Ninkaa dawladiisii ayaa xidhay dee kahadha Salaadiintana fanesha Cadawga Alle hajebiyo Soomaaliland guul❤

  • @user-xd4zc4gg2h
    @user-xd4zc4gg2h 13 днів тому +2

    جزاك الله ألف خير 🙏🙏🙏🙌🙌🙌

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 12 днів тому +1

    Masha Allah guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-jd6cy8mi7b
    @user-jd6cy8mi7b 13 днів тому +2

    Masha Allah

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 13 днів тому +6

    Masha Allah Somaliland guul iyo gobanimo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️🙏 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 12 днів тому +2

    good job and great 👍 working guul iyo gobanimo Somailand insha allah

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 12 днів тому +1

    Msha Allah guuul aan dhaman Somaliland insha Allah🙏🙏🙏

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 13 днів тому +2

    Masha’Allah tabaraka’Allah well spoken👏👏👏Geesi aqlibadan mashaa’Allah

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 13 днів тому +2

    Masha Allah waa muwadin xalal ah

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 12 днів тому +1

    guul qaranka soomaaliland

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 12 днів тому

    Saxafada iyo xildhibanada qaar badan oo ka mid ah waa la iibsaday ee Allah haynaga qabto. Aamiin Aamiin insha Allah.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 днів тому

    Wallaahay weligay ma arag madax wayne ka adkaysan badan maansha allaah ilaahay hayna barakeeyo cadawgeenana ilaahay hajebiyo aamiin

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn 13 днів тому +1

    Afkaaga cannot laguna qabay ilaahaynna khayr ha ku siiyo.

  • @aminamaxamed9995
    @aminamaxamed9995 12 днів тому

    Mashallah mashallah ader waad mahadsatahy alla haku dhawro guuull iyo gobaniimo sharaf ku nolada isha laah dadku haday iskuaragti yihin wacnalahayda

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 13 днів тому +2

    Good point

  • @fadumoibrahim7639
    @fadumoibrahim7639 12 днів тому

    Mansha Allah guul dalkaga iyo dadkaiga Somalilad ❤️❤️❤️❤️

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 13 днів тому +3

    Maansha allaah guuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 13 днів тому +3

    Jsl guul

  • @user-xd4zc4gg2h
    @user-xd4zc4gg2h 13 днів тому

    MAASHAALLAH 💜 👍👍👍
    GOOD AND PRECIOUS WORDS ✨️ 💖 MAY ALLAH BLESS YOU 🙌 🙏 ✨️ I HOPE THESE SHORT-MINDED AND TRIBAL THOUGHTS RUNNING IN THEIR BLOOD WILL THINK TWICE. INSHAALLAH 🙏

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 днів тому

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zainabhersi585
    @zainabhersi585 12 днів тому

    Yes

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 13 днів тому +2

    Absolute

  • @user-lr6mr8rb8s
    @user-lr6mr8rb8s 12 днів тому

    Aa layska gabto basasinta, culimada AA loo firsado Iyo wazaradaha Iyo tajirinta rag badan ayaa UU shageye dowladaha ❤ shisheye

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 13 днів тому +1

    Waa muwaadin wax bandana og oo damiirkiisu faray in uu muwaadiniinta ula socodsiiyo xaalada dhabta ah.

  • @Qorsho
    @Qorsho 12 днів тому

    Sax geesi geesi dhalay ❤❤❤❤

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 13 днів тому

    Guul Guul Guul Somali land bithmillahi kareem ❤❤

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f 8 днів тому

    Xeer ilaalitu hawsheeda ha qabsato

  • @JamaalCawil-p4h
    @JamaalCawil-p4h 13 днів тому +1

    Waa,in,ciidan,lugu,saaro,Canada,qaatayaasha,ku,magacaaban,xildhibaano,ee,warandumiska,ah,meesha dusha,ha,lagaga,xidho,sidii,madax,weyne,riyaale

  • @user-wl4mf1tf1w
    @user-wl4mf1tf1w 12 днів тому

    Mashallah 🥰🥰🥰❤️🤍💚

  • @kinzihaybe7794
    @kinzihaybe7794 12 днів тому

    Mansha allah muwadin dhaaba
    Guul somaliland ❤❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 11 днів тому

    Soomaaliland Alloow Dhoowr 💚 🤍 ❤

  • @minaminje7960
    @minaminje7960 13 днів тому

    ❤❤❤👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 12 днів тому

    Masha Allah tabarakallah guul somaliland insha Allah ❤🤍💚💪💪💪👍👍

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 12 днів тому

    Masha allah waa sax guuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @adamsamakab2726
    @adamsamakab2726 12 днів тому

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    Maxaan ku daraa waxba kamuu tegine.
    Ilaahaw dhegaha iyo qalbiga all Somalilaanders u fur.جزاك الله

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 12 днів тому

    🔥 Wa 🔥 ruunta 🔥 xaqiiq 🔥 geesi 🔥 guul 🔥 xukumada 🔥 Somaliland 🔥 guul 🔥 kulmiye 🔥 again 🔥 Aboo 🔥 guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 13 днів тому

    walahi waa runtiisa waan so socodayi dibaan ufadhiistayi oo waan baqdayi

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 12 днів тому

    Libaax Libaax dhaley waa taa S/ land tii Hanka weyn iyo Qabkaba lahaa. Allaa yacisak . Marraa waaxid afkaaga Caano laguqabey .❤

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 12 днів тому

    Waa run ragan wakhtigii siiraanyo iyo xildhibanadan hada jooga waaba jiri nin nacayb iyo qudhun meydhan allah hanaga qabto ninka balayo wada wakhtigii rayaale rag qaaliya oo gaboose iyo maxamed xaashi alleh ha unaxariisto ee la xidhay qofna ma iswalin gadabursina lama cayin maxa dadka walay hada yaab

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 12 днів тому

    Barkhad batuun waa in degdega loo soo qabto siday idhacdaa inuu xildhibaan la Mid ah ugu weedho Golaha dhexdiisa❤❤

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 12 днів тому

    God bless Somaliland.

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 12 днів тому

    Ilaahi Cunar Geelle Eleteria kusalliddey, ee Xasan Gurguurte Goballadii Kudiroow. Munaafiqiinta jecel in Somaliland burburto Shacabka ummuuji.

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 13 днів тому

    😮😮😮🤨👍✋

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 13 днів тому +1

    Shacabku dawlada gala shaqayso mr ooyaaye wuu metelaa faqash xilka toos haloogu qaado

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 12 днів тому

    Guul somaliland Insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 12 днів тому

    Walaahi golahaa xildhibaanada ah ee mushaharkeena cuna waxay gubeeen mooyeee oo hoosaaaso uun kujiray
    Nimanka faratooon iyo ina khaliif isku badashay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 13 днів тому +1

    Maxamed abiib kaligiis ma matalo gobolka waxa gobolka matala siyaasiyiin ah madaxda wadanka ugu sareeya iyo wasiiro ka sareeya wiilka yar,
    Waxa lagu xidhay Go,an madaxda wadanka ugu saraysa ee gobolka ka soo jeeda iyo madax dhaqameedka Gobolka oo u arka inuu far dheeraada ku yahay beesha ,Gobolka iyo wadanka uu sheeganayo inuu xildhibaan u dhaartay ka yahayba ,
    waxa uu ku kacayay intii mudo ah ma ahayn wax loo dul qaadan karo oo aanay kula socon dhamaan madaxda Qaranka ugu saraysa ee kala duwan iyo dhaqanka, wax garadka, aqoonyahanka ,culimada ,,siyaasiyiintii xilalka ka soo qabtay dhamaan dawladihii is badalay ,Maxamed abiib xildhibaanimada dadkii lahaa ha u celiyo isga oo shaqsi ahna ,haduu rabo maryaha ha dhigto laakiin ma dhacayso in magaca Reer Awdal inta la sheegto xadka laga baxo ,waxaanay noqonaysaa in maxamed abiib Awdal kalidii tuurta ku qaato ,iyo in aanu dib dambe magaca umadaa dhan waxaanay kula socon ,u diranin ,la ogayn ,kaga ugaadhsado dawlado iyo shaqsiyaad duulimaad ku ah qarankan,

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 12 днів тому

    Shame on any Self hating Somaliland citizens, who are openly opposing their country’s interests and opted to side with their enemies. Few individuals cannot do any harm to our beloved country of wise and braves.

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 12 днів тому

    💚💚💚💚💯guuul💯muuse💯biixi cabdi🎉iyo somaliland🤍🤍🤍🤍💯❤️❤️❤️❤️🎋👍

  • @Qorsho
    @Qorsho 12 днів тому

    Sax

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 13 днів тому +2

    Huwanta gudaha dawladi talaabo degdega haka qaado wadani waa qaran dumis cad

  • @mubarakomar1536
    @mubarakomar1536 13 днів тому

    Mansha'alah dhashi Jafar ibnu abidaalib ayaan nahay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 днів тому

    Ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka kusita ilaahay hanaga qabto

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 12 днів тому

    Guul iyo gobanimo JSL Allow cadowgeyna jabi 💚🤍❤

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 12 днів тому

    Nooloow Ina adeer

  • @user-lr6mr8rb8s
    @user-lr6mr8rb8s 12 днів тому

    Somaliland toos, dadka Gurbaha Iyo kuwi kala jogga calamka diyar ayan UU yihin difaca Somaliland ❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 13 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 13 днів тому

    Awdal state caasimada borama kacaan kale bilamay

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 12 днів тому

    Mar kasta oo ictiraafku soo dhowaado koox baa soo daahireysa lasoo kireystey. Oo Awr kiraale ah oo codowga u adeega muwsfiniintana Kala qoqoba oo weyn qaybiya sidii fircoon.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 13 днів тому

    Waa inay dawlada j.somaliland ay si deg deg ah ay gacanta ugu qabato shirkadaha is gaadhsiinta oo ay ku wareejiso wasaarada is gaadhsiinta oo ay iyadu bixiso liisanka ganacsiga oo ay wasaaradu ay dejiso sida ay wadanka uga ganacsanayaan cirka iyo dhulka iyo badahaba oo ay dawlada taiwan kasoo samaysato jibka lagu ilaalinayo xogta dawlada j.somaliland oo la ilaaliyo waxaasi waa wax yaalaha aybdawlada somalia u doonayso inay dawlada shiinaha kala soo hadasho?waana in ay dawlada j.somaliland ku shaqayso nidaamka pankiga oo la aamino waliba ganacsatadu oo layska daayo baqashada aad ka baqaysaan wadankiina oo aad dawladiina la shaqaysaan wax kastoo doonaya inay bur buriyaana ay iska qabtaan?

  • @jamalismail3465
    @jamalismail3465 13 днів тому

    Sideed wabiga u xidhi kartaa😂😂😂

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 12 днів тому

    Ninka walaga walay ciro siidhiwade 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 13 днів тому

    Saxaafafada huwanta buurafuulka ayaa lacgta siiya waa xirsi ciro ina xaashi cade gude dewersadaha yoonis ee u waashau kursi buura fuul ayeyaa lacagta siiya waxaa laga maamulaa xamar waxaa kaloo lacagta siiya fataalka khadar guuleed baa lacagu soo dira ha ku daalin huwan baa meelwslba inoo joogta

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 12 днів тому

    Kuwani xildhibano maha intoda badan waxay ka shaqeeyan oo ayna waliba qarsan hagardamada wadanka iyo duminta somaliland waliba iyago si toosa ula safta cidkasto cadow ku ah somaliland marka shacabka somaliland hurdada haka tosan oo ha iska qabtan toban kun oo qof oo maxkamada sare taga ayey ku filan yihi ee shacabku hurdada haka kacan

  • @Maxamed-v9u
    @Maxamed-v9u 13 днів тому

    mundane.madaxweyne.waan.si.sharafle.kaagacosanayaa.cadawga.lacagtayadiina.nagaqaadanaya.ee.hadana.cadawga.ushaqeynaya.kAladin.oo.nagaqabo

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 13 днів тому

    Ha dilaacaan

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 12 днів тому

    Marka Imtixaannaddu Bataan munaafiquna wuu soo daahiraa!!

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 12 днів тому

    Jaamac Neefna halaraaciyo shabeelna maahee! Ninka Qabiilkii Laandheeraha Ahaa ee Samaroon masaakiinta kusheegey !!!!!Aleylehee isna Xildhibaan ooyaaye halagu daro. Fitamiinada c iyo calcium ka ayaa labada kayaraadey. Aleylehe labadaasuba linta wey isaga baahnaayeen.

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 12 днів тому

    Cadawga siyaasada xumada iyo cadawga somaliland ka soo horjeeda ayaa xukumada somaliland weerar Ku haya oo ay latacaaysa bulshada somaliland waxa ku waajabay iney Ka difaacan Kuwa lugta U qabanaya cadawga neceb somaliland jiritaankeeda 😢😅

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 13 днів тому +1

    150 waa inladhiso waYo cashurti ugu badnayd waxa laga qada dadka 150 dagan

    • @Reallander1991
      @Reallander1991 13 днів тому

      😂😂😂

    • @mustaphadjama6231
      @mustaphadjama6231 12 днів тому

      Yes you are correct. Wadaada 150ka wa laga sexday oo la dayacay walahi wa in dadka dagan banaabaxaan

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 13 днів тому

    Mucaarad maaha waa cadaw jaahiliin ah waliba

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 13 днів тому

    Waar sharcigu hashaqeeyo ootuugta shisheeye ushaqnaysa madheera kushuba waasidee

  • @noahD1636
    @noahD1636 12 днів тому

    Waa dan waxa amxaaro kugu wataan. Caashaq digaag naga daaya🐤🐤🐣😂

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 12 днів тому

    Muse judaan Qabta

  • @noahD1636
    @noahD1636 12 днів тому

    Amxaaro maxaad ka faanin, danaa naga dhexeeya, siyaasadu waa dano. Jeceyl maaha waa dano. Berri way kunici karaan amxaaro.

  • @ifrahelmi3622
    @ifrahelmi3622 13 днів тому

    Waa dawlad isaaq leeyahay alle kacabsada dadka aad beenta usheegaysaan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 13 днів тому

    😂😢😮😢😮😢😢😢😮😮😮

  • @Reallander1991
    @Reallander1991 13 днів тому

    Heego nacaladi idinku dacday

  • @Hooda36
    @Hooda36 11 днів тому

    Failed somalia waxba islama hayaan Failed State weeye😅

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 12 днів тому

    88 wan ku bad baadnay viiva itopiya🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💚❤️💚🖤❤️💚❤️🖤💚❤️🖤💚