SHAADIYO SHARAF FT ABDIFATAH YARE HEES CSUSB RUUXAAN OFFICIAL VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Erayada Salah Doonyaale
    Laxanka Abdimudalib Isse Salah
    Music Abdiwahab Antar Naji
    Camera 1 Caraaye
    Camera 2 Saalim Kaskey
    Directing And Editing Saami Cadde
    Soo Saarista Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

КОМЕНТАРІ • 460

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +422

    Waxaas oo comment hadad iga dhex aragto adi iyo hooyadaba ilahay ha idin xifdiyo 🤲👍🏿

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 роки тому +119

    Wall. Nabigenah scw iguna saliyah❤️. Scw scw scw scw

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 3 роки тому +143

    Somalidu Dheraysee qofka sideyda commenti akhris usoo galay is muuji😀

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 роки тому +66

    Labajeer wax ka bdn hadaad dhagaysatey like 👍saar
    🤗🤗🤗🤗

  • @ruunxussen4653
    @ruunxussen4653 3 роки тому +26

    Meeqo sugayay heestaan😭shaadiyo mxaa lkn saan dhan ugu taageeraa😭❤❤❤❤💯💉🥰😘😘😘😘

    • @wiilwaaal619
      @wiilwaaal619 3 роки тому +1

      Wa boqorada fanka wey u qalanta in sidaaas dhan losugo

    • @rinaadahmed290
      @rinaadahmed290 3 роки тому

      Farxad iyo af gabni wey mudan tahay in la tageero shadiyo

    • @gopasancadeeyq4252
      @gopasancadeeyq4252 3 роки тому

      Sheydanka iska rajimi

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 роки тому +4

    😍😍😍😘😘😘😘😘shadiyo sharaf iyo abdifitah sey iyo sowjo 🤩😍😘isla jcllgy masha allah😎😍😍😍😍😍😍😍

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +138

    Inta heestan comon soonkeda lasocotay ismuujiya oo sugaysya
    Lamanaha qarniga inay yihin shaki miyaa kaga jira walalhy 🤴👸❤👌

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +141

    Hadaa jiif Ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin👍👈

  • @K_7m
    @K_7m 3 роки тому +20

    Lamaanaha qarniga shaadiyo iyo abdifitax one love❤✌

  • @halyeygabadhisa410
    @halyeygabadhisa410 3 роки тому +6

    Shadiyada the Queen 👸 of all kingdoms masha ilahy hakuxafido adiga iyo xajigaaga

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 3 роки тому +10

    Hanbalyo ilaahay ha idin garb qabto oona heesaha ha idiin ka madooweeyo insha alaah ❤️

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 3 роки тому +3

    Waaah. waah lamaane An ka maseero isku waara.. 😍😘😘

  • @phatimalucky3557
    @phatimalucky3557 3 роки тому +13

    Mesha heesaha saliga nabiga ha keenina wa iga codsi la dhaafa!!

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 3 роки тому +3

    21 minutes markay taalay cida dawanaysa like hayla dhaafina

  • @rahmarouhi3023
    @rahmarouhi3023 3 роки тому +18

    Wah Heeestan ila rabadaanti sugayey😭iga Tag ma iga soo baxdy✌😂rooxan iwadato Gorman sii qaybay hhh

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse 3 роки тому +17

    Saan usugaayay Finally walasoo fasaxay thank U balanbaalis 🤴🏻

  • @Hafzar333
    @Hafzar333 3 роки тому +25

    Hadda heysato laamane 💑👬
    Please isoo ducey raliyo inaa hello
    Like me👍

    • @qaaliqurux6841
      @qaaliqurux6841 3 роки тому

      Watan eqabso 😅😅😅

    • @Hafzar333
      @Hafzar333 3 роки тому

      @@qaaliqurux6841 qaali qurux maxad ugu qorotay oo aad magacaga ugu qori weysay shit😂😂😂😂

    • @sumayoabdirahman448
      @sumayoabdirahman448 3 роки тому

      Allha kusiyo

    • @Hafzar333
      @Hafzar333 3 роки тому

      @@sumayoabdirahman448 amiin yarabi🤲

    • @caaishocabdiqaadir2817
      @caaishocabdiqaadir2817 3 роки тому

      Abowe illhey hakusiiyo 🤲🤲 dhamaanteen illhey hanwadasiiyo🤲🤲😂😂😂

  • @sapnadiamond471
    @sapnadiamond471 3 роки тому +5

    Inta og in ay hestan 1M gaare ismu jiya

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 3 роки тому +2

    Team shadiyo sharaf 3M views
    Shadiyo poqorada fanka 👍👍

  • @hodanapdylahai121
    @hodanapdylahai121 3 роки тому +7

    Aaamiin aamiin Rabbiyoow Garab Qabo lamanahan IYO dhamaan lamaanayaasha nolosha dhabta ah wadaagaya ee ku sugan.
    Xaqana Illaahaay Ha Ina Waafajiyo Dhamaanteenba

  • @sacdahassan7149
    @sacdahassan7149 3 роки тому +13

    Waw waan ka helay heesta 💯💯🥰🥰

  • @abdiarashid2557
    @abdiarashid2557 3 роки тому +7

    masha allah ❤️💞❤️💞❤️💞❤️💞 wan ithinjeclahy allah iskukiin raajiyo

  • @fowziaabdi2107
    @fowziaabdi2107 3 роки тому +6

    Mashalah best song with translation that helps. Aniga afsomaliga ereyadha hesaha iskumaficnij😂❤️

  • @sagaljama80
    @sagaljama80 3 роки тому +14

    I like the English transliteration

  • @munobashiir1166
    @munobashiir1166 3 роки тому +10

    Allow isudaa lamanhena hada jecshahy lamanahn love saar ❤️

  • @ayanarab511
    @ayanarab511 3 роки тому +9

    Shadiya iyo clfataax haday hargysa iman lahayeen ana huba inay sida dayaxa u muqan lahyen wyo talent bay leyihiin

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 3 роки тому +1

      O hda maysan muuqan waakuwa xamar dhan waliba ayaga ugu heysta waliba shadia hablihi bay labiska ino bartay

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial 3 роки тому +5

    Ruuxaani wadatoo rabiyooow
    shaadiya & C / fataax garab qabo 🤲❤🙏

  • @umuyasir261
    @umuyasir261 3 роки тому +17

    Saamicade muqalkan maad u hagar bixin yaa igu raacsn farta taaaaaaag

    • @hodana5088
      @hodana5088 3 роки тому

      Zaami cadde wuu la goo gay wllhi

  • @burleekeentertainment9835
    @burleekeentertainment9835 3 роки тому +16

    Qofkii u horeeyay ee daawad jcylad qarniga

  • @quezhajama334
    @quezhajama334 3 роки тому +13

    inta sidayda heestan sugaysay Like🥰

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 3 роки тому +3

    Heestan waan qaatey weliba safar ayan ahy meel baadiya u socdaa waan sii qaatey hees cusub ayaan ugeeynaa🤩

  • @saharaahmed1875
    @saharaahmed1875 3 роки тому +11

    Waxas oo comment hadad IGA deh aragto ogow tageraha number one shadiyo ahay ..likta plz

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 3 роки тому +38

    Finally 💯💯💯💯❤️

  • @خيرالييسرهلييارب
    @خيرالييسرهلييارب 3 роки тому

    Wuu kacod macaanyahay isumadhawa isgu wa fanan qof kasta kuhaboon inuu dhagaysto
    wuu kudadsaday, pole sana dada

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 3 роки тому

      Nin iyo naag bayba kala yihiin mxa iasaga galay codadkooda

    • @خيرالييسرهلييارب
      @خيرالييسرهلييارب 3 роки тому

      @@khaalidjr2691 war sidaa maha nagta codkeda wa cododka Computer ka lagu habeeyo lkn ninka codkiisa wu karonyhay l think inuu live qaadi karo

  • @queeniqruush2198
    @queeniqruush2198 3 роки тому +2

    Rixin waxa laga wado qofki yaqano ha i shego🙏💯

  • @khadarmoh3484
    @khadarmoh3484 3 роки тому +5

    Naftku riyaaqde😍

  • @iqraxasancali8980
    @iqraxasancali8980 Рік тому +1

    Raaliya saygeed rabiyoow garab qabo 🤲🥰🫂💍

  • @amiiraabdirahman9036
    @amiiraabdirahman9036 3 роки тому +1

    Hadaan awoodi lahay 1m gaarsiin lahaay shaadiyo ❤❤🔥🔥🙈

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 роки тому +12

    Heees labo qof isla qadeen waligay man dhagaysan.
    Balse tan sameyn ayay igu yelatay. Aniganah. Iyo xaskeygaa. Iga fishaa vedio iyo hees kale Insha llh 🌹❤️. Shadiyo sharf. Ft. Abdifitah salah sare garbahaygaa
    Hees iyo badh
    Erayadah 100%
    Salaxanka 100%
    Musica 100%
    Editing camera 100%
    Muqal iyo hanankah 100%
    Codka 100%
    Masha llh iwarah

  • @cabdiwahaabsixteen
    @cabdiwahaabsixteen 3 роки тому +2

    So far the best of Shaadiya and Abdifatah Yare ✔️🔥

    • @muqdishotv9866
      @muqdishotv9866 2 роки тому +1

      5daqiqo mrkey mareyso shadiyo afkeda iyo hesta ma isla socdan bro sami iska eg mrkad farsameyneso hesaha bro

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 3 роки тому +4

    Yaah Alla maxaan sugaayey heestan 👏👏👏❤❤

  • @hodanabbas8304
    @hodanabbas8304 3 роки тому +1

    Raliyo seyged WA tahiin been mahan guleysata 🥰👑

  • @xaawomaxamed5106
    @xaawomaxamed5106 3 роки тому +1

    Manshaallh Allah xiftiiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @khatraabdi3044
    @khatraabdi3044 3 роки тому

    M.a shaadiya daar illahye kucla.mcn

  • @Zamzam_Ahmed12
    @Zamzam_Ahmed12 3 роки тому +5

    Walee Hees lawada sugaayey igadheh shaadiyo in ay tahay gaarida dumarka somaaliyeed ma isku raaney gabdho🥰😋😋

  • @fordosahassan5069
    @fordosahassan5069 3 роки тому +3

    Best couples ever ..indeed you are best friends and lovers..may Allah protect your love from evil things and always be your side

  • @nimcocawsgurow4715
    @nimcocawsgurow4715 3 роки тому +1

    Aamiim wlshy iyo wllky mcn keep going

  • @abuudihassanhalane45
    @abuudihassanhalane45 3 роки тому +9

    Dadkaas Horteena ku alle baryay dadbaa inay kala Diraan usoo shaqa Tagaya caku somaali😂😂😂

  • @mahdamuhumed8718
    @mahdamuhumed8718 2 роки тому

    Wlhi waxa haya qiso cajiba aya iga qora 🥺🥺😭😭

  • @arahmaanhassan6068
    @arahmaanhassan6068 3 роки тому +1

    Allaha idin xafido lamaanaha qarniga ❤️🔥❤️

  • @fartuuneyusef2160
    @fartuuneyusef2160 3 роки тому +4

    Wax badan aa sugaye hestan🤩❤️🥀

  • @khadarahmed3880
    @khadarahmed3880 3 роки тому +4

    Ilahayow gabadhaan iyo wiilkaan isku daa cadow iyo xaasidna ka qabo amiin inshaAllah

  • @yamanhaji1156
    @yamanhaji1156 3 роки тому +1

    I tageere number one best role model lovers lamana tagay oo talaabsaday sidaan kuwada hesaha

  • @luulcawaale6209
    @luulcawaale6209 3 роки тому +1

    Rabiyow na garab qabo 👏

  • @maryamaabdirahman2267
    @maryamaabdirahman2267 3 роки тому +1

    Lamahana sanad walba u shidan 🥰❤️🥀 wada nolada

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 3 роки тому

    Maanshaa Allah Tabarakalah Waa lamaano isku Qurxoon Cadowgiin Ha Jabo.👍👏💐🏆🎂👑❤️😍🌹🥰

  • @amuunapdixakiim6573
    @amuunapdixakiim6573 3 роки тому +4

    My Fv couples❤💞ilaahow isku daa😰🙏🙏

  • @sakicaduur1678
    @sakicaduur1678 2 роки тому

    lmana ha sanadka cadowgiin hajbo wan idinwataa

  • @zuhurfarax4495
    @zuhurfarax4495 3 роки тому

    Alamaane aan ku jeclahye alle haysu kiin daayo

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 3 роки тому +1

    Wow masha Allah wax kale lamanahayga 👏🏻

  • @sumayoalisame3535
    @sumayoalisame3535 3 роки тому +3

    Heesta waaba lasoo tarjumay Yaaa salaaam shaadiyo fankeedu xaqiiq hawada ayuu galayaaa, wax kale new level🔥🔥🔥 lamaaane aaan taaageero eebe haydii garab qabto🌹

  • @ayaansiciid5586
    @ayaansiciid5586 3 роки тому

    Shaadiyo c/fataax ilhye ha isku kiin dayo amin amin amin amin amin rabyow garab qabo amin amin amin🤩❤💋💋💋💋💋💋💋❤💋💋🤲🤲🤲🤲❤💋😘shadiyo dheman💋

  • @luuleyaa9035
    @luuleyaa9035 3 роки тому

    Rixin iyo waxan nahy raaliyo iyo sayigeed❣ rabiyow maalin uun raaliyadisa iga dhig

  • @Karim-vq5nl
    @Karim-vq5nl 3 роки тому +4

    Wow ,another level. With subtitles 🔥🔥🔥 this is more than remarkable ~Saami , balambaalis somali studio🇸🇴💪 , the vedio quality is 🔥🌇💯
    Shaadiyo,the queen💃 2021 somali women artists,her hubby⚡ innaba caadi maaha....

  • @FAAD21
    @FAAD21 3 роки тому +1

    Lamaanaha sanadahan ushidantahay xamar😍

  • @yastoofficiall
    @yastoofficiall 3 роки тому +1

    Rabiyow na garab qabo aamiin

  • @treyanmarioh
    @treyanmarioh 2 роки тому +2

    Thank you so much for the subtitles and amazing artistic song. Can't tire replaying it all day

  • @balhisabashir1427
    @balhisabashir1427 3 роки тому +3

    Waa la'isku uumay lamaanahani MashaAllah tabarakaAllah 👍

  • @alibuho2667
    @alibuho2667 3 роки тому +2

    Maasha Allah. Isku. Waar

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 роки тому +1

    Inta heestan ila sugaysey. Like isarah zhpiyal✋✋🎤🎤 salamsare

  • @sowjadiicabdleaadan6689
    @sowjadiicabdleaadan6689 3 роки тому

    Mansha Allh Abdi fatax iyu fananada codka shaadiyo sharaf 🥰🌹🤩

  • @zahruujmohaa2420
    @zahruujmohaa2420 3 роки тому +3

    M.a lamanaheyga♥️♥️♥️♥️

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 роки тому +103

    Intee heestana sugaysay like iyo subscirbe ii saar💯✌

  • @sundusjamaal789
    @sundusjamaal789 3 роки тому +4

    Lamanah is jecel shadiyo io abdifatah ale hakin isudayo amiin ale maxmed yrena.ale ha idin dayo waa farxda adkudamashalesan

  • @rahmooo3541
    @rahmooo3541 3 роки тому +1

    Shaadiyo nd Cabdifataah🥰💕❤️🌹💅

  • @Zaara1290
    @Zaara1290 2 роки тому

    Lamaanaha qarniga abid wada jira..

  • @BahjaBureed
    @BahjaBureed 3 місяці тому

    ❤❤❤
    Isku wara

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 3 роки тому +4

    Baryhn somalida Af gaal hesahooda Lgu turjumOoYa Taasna wxaa dhihi Karaa Another level Dee 😂waa iga so fakadaY intaas😂😁

  • @fathigedi8012
    @fathigedi8012 3 роки тому +1

    Rixin iyo waxaan nahay raaliyo iyo seygeed❤♥️ guuleyta lamaanaha qarniga

  • @samiyaabdirisaaqmaxamed9451
    @samiyaabdirisaaqmaxamed9451 3 роки тому

    Wooooow lamanah qarniga Abditfaax iyo shaadiyo

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 роки тому

    Hees shidan iga dheh wale from burco ☝️💕💋

  • @abdullahibashir4111
    @abdullahibashir4111 2 роки тому +1

    you are beautiful when you are together ❤hakala tagina abid yaqee

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💞💞💞💞💞💞💞

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 2 роки тому

    raaliyo seygeed❤💍

  • @BahjaBureed
    @BahjaBureed 3 місяці тому

    Weee weee❤

  • @pltthalodoonopltt3418
    @pltthalodoonopltt3418 3 роки тому

    Masha allh jecel waxaas ayaa laga dhahaa

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 роки тому +2

    Heesta English baa lagu turjumayaa horumar wacan my dadkayga 🤗🤗👏

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 3 роки тому +4

    Lamaanaha qaranka wllhi iska jeclhy ❤👑

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 роки тому +27

    Hadaa Lamaanahaan Taageerto
    Like Ta ha iLa Dhaafin👍👈

  • @ummucimranphatush447
    @ummucimranphatush447 3 роки тому +1

    Amiiiiiin amiiiiin illahow ingarab qabo oo cadowgina hainjabinin

  • @barhuumichannal8880
    @barhuumichannal8880 3 роки тому +1

    It is big song really so keep going dear

  • @safiyeyqalbi4286
    @safiyeyqalbi4286 3 роки тому

    M.a iskuwaraa waligin jecelkinaa xaragoo shadiyo sharaf iyo Abdifatah yare

  • @habibdarareleyeh8030
    @habibdarareleyeh8030 2 роки тому

    Macha Allah lamaanaha qarniga noolaada 🙏🙏💯

  • @farhiyaali435
    @farhiyaali435 3 роки тому +2

    Waw finally this is amazing now everyone can understand all the wold watalaab sateen hore u socda guys hada qof walba ayaa fahmaayo erayada congratulations shaadiyo iyo seygeeda good luck .

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 3 роки тому +5

    Wow another level balanbaalis keep going we are seeing the new things we can see on this with English subtitles appreciate that bro keep it❤✌🤟

  • @HassanAli-cr8gh
    @HassanAli-cr8gh 3 роки тому

    Isku waara waligiin insha Alh

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 3 роки тому +1

    Waaaw mnzhllh my favourite couple ❤️❤️❤️

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 3 роки тому +3

    Finally🥰🥰🥰🥰🥰😙😙😙😙😙😙🤩😘😘😘😍😍😍

  • @fathiahassan9448
    @fathiahassan9448 3 роки тому +3

    Msha allh lmna qrniga keep going wllky abdifatax iyo wlshay shadiyo sharaf huno cadawgiinu waa cdawgeena wllo il xumi idinma argto msha allh wxa kle oon umhd celinya studio palanbilis keep dhmn 😍😍