DALMAR YARE | BAL SOO ORAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 вер 2021
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
    ERAYADII: FARAH MURTIILE
    LAXANKII: FARAH MURTIILE
    CODKII: DALMAR YARE
    MUSIC BY: ABDIWAHAB ANTAR NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
    CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    EDITED BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 274

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 2 роки тому +108

    Lagend Dalmar 🙌

    • @adnaanmahad2473
      @adnaanmahad2473 2 роки тому +1

      Tagerahaga aha abdale jamal hadyad ima sinaysid daar ilahay 🥲🥲

    • @baarliin24
      @baarliin24 2 роки тому +1

      C DC vnnko

  • @elshadaygirma7659
    @elshadaygirma7659 2 роки тому +201

    Good job: well done brother. I am one of your fan who don’t speak Somali but love the people, culture, and the song obviously. Peace and love for my Somali friends in Minnesota: love you all - from Ethiopia 🇪🇹

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 2 роки тому +9

    Muhimadu waa inaan nabiga Ku salina scw

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 2 роки тому +6

    Runtii Erayada iyo laxanka heestan aad buu iso jiitay Abwaan faarax murtile shaqsi qiima badan oo murti yaqaan ah

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 роки тому +33

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay

  • @Bogsiiya143
    @Bogsiiya143 2 роки тому +9

    Awwwwww my legend Eryada and laxanka my king brother ayaaa leh Wlhi faarax murtiile nolow walal manshalaah Alle caqliga ha kuu daayo walalo. And dalmar aduuna waaad ka baxsatay walal ❤️❤️🙏🏾

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 2 роки тому +6

    Woow Yasalaam Erayada Laxanka music Codka halaasiga ah Muuqaalka intaba lagama sheekeen karo Dalmar Yare is Back keep going Team Liibaan jama

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 роки тому +17

    Ilaahoow nin saas ii amaana isii saqbar waaye oo dhan walba ka dhameestiran oo layiraah qalbi dhaye 🤲

  • @abdirahmanahmed9618
    @abdirahmanahmed9618 2 роки тому +17

    BIDARTI ooo qof ah 👴🏻🥰💯 from AKARA turkey 🇹🇷 😋 ✌🏻

  • @gobaadcali1878
    @gobaadcali1878 2 роки тому +12

    Masha Allaah Abwaan Faarax Murtiile
    Ereyo iyo Laxan aan caadi ahayn +fanaan aan caadi ahayn +Camera man aan caadi ahayn =Hees aan caadi ahayn
    Fanaanka isla hela ereyada iyo laxanka Faarax murtiile wuu ku raaxaysanayaa macaankooda.....👍👍👍👍👍

  • @moealta
    @moealta 2 роки тому +12

    This’s lit my brothers🔥🔥
    Engineer liibaan jama + Dalmar yare 🙌🏽🙌🏽

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 2 роки тому +47

    🦁🦁🦁

  • @cadirocmb6259
    @cadirocmb6259 2 роки тому +7

    Dalmar yare Legend Of Somali Music
    Ku wadana Nio Another level
    Cumamamda ma wadan karno nio
    Legend Dalmar yare

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 2 роки тому +3

    Alla Yacizak Hees Iyo Bar Wlhi HEESTII qarniga Iyo Muuqaal Asal Ah Liibaan Jama Hore usoco sxb Gacmo Wadajir Baywax ku Layaab Layaab 🔥🔥

  • @caishaalimuhudiin951
    @caishaalimuhudiin951 2 роки тому

    Mansha'Allah , my first comment ever ❤️ ILAAHEY haku deysto wllo. Melody with all necessary FLOW, including lyrics ✍️👏 Mansha'Allah

  • @najmadirieh4134
    @najmadirieh4134 2 роки тому +2

    One in a million musician love your music is reality and realistic to hear and so touching full of information you've got the voice. Perfect 🥰💞👌 ❤

  • @foosiyaali9684
    @foosiyaali9684 2 роки тому +2

    Ciyaarhamoodina erayada faarax murtiile waxuu kasoojeedee gobolkii suugaanta ee togdheer good faarax murtiile abwaan soomaaliyeed iyo fanaan soomaaliyeed iyo majaajileeste good hore usoco hashicin hadheeliyin

  • @shumzibwoy0036
    @shumzibwoy0036 2 роки тому +1

    My favourite musician and beloved one legend dalmar yare keep rocking Iam Somali and from Kenya

  • @naazircazka
    @naazircazka 2 роки тому +4

    Heestan Waz Duubay My Inderi@Abdal Jamal Abald ♥️Turkina waa Lagu Duupay♥️♥️

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 2 роки тому +32

    Dalmar yare Another Level
    Lyrics: 100%
    Melody: 100%
    Stylka: 100%
    Camera & Editing: 100%

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 роки тому +5

    Legend farah murtiile Erayda iyo laxanka caadi ma aha heestu Dalmare yare is the best

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +6

    The one and only legend dalmar yare another level song keep going my brother 😍💯

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 2 роки тому +8

    *Great song dalmar and mr no one knows the secret liibaan jama*

  • @amiinxadaari7954
    @amiinxadaari7954 2 роки тому +4

    Heestaan waa iga gadantahay. Waxaan ladhacay. Musiga iyo dhaansiga. Codka. Waxadhan. Waaba eshcalaa. Dalmar yare horay usoco. Fanaankeena.

  • @curin22
    @curin22 2 роки тому +3

    Farax Muurtiile Waligiba Hees La Dhagesan karo Tanuu Qoray wallahi Odaygu ma Soo Tukaday Markuu Qorayay

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 2 роки тому +3

    Fankeni dalmar io lipaan jma
    Another level ❤

  • @loveethio9365
    @loveethio9365 2 роки тому +5

    what a voice very nice.., from Ethiopia

  • @ibrahimfaisal2124
    @ibrahimfaisal2124 2 роки тому +9

    hablaha uduga lehe arliga soomaal ayan hlka k slamya😍

  • @hamzeabdiali2003
    @hamzeabdiali2003 2 роки тому +1

    MachaaAllah, horey u soco dalmar yaree

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 роки тому +2

    legends libaan studio 💕💕💕💕💚💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @MariamAli-zb5lk
    @MariamAli-zb5lk 2 роки тому +2

    Beautiful song ❤️🥺 and beautiful music 👌❤️💯

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 роки тому +3

    Absolutely dalmar yare hees shidan💓👌

  • @farxiyoabdiaziiz3341
    @farxiyoabdiaziiz3341 2 роки тому +1

    Maasha allah keep going abti macaan

  • @najaxjeesto4766
    @najaxjeesto4766 2 роки тому +1

    mnsh axyaa cod muqal quryx bdn antaaliya🇹🇷🇹🇷 mesha turkiga ugu quruxda bdn

  • @ibrahinhomohamed9841
    @ibrahinhomohamed9841 2 роки тому +2

    Wow amazing 😮 dalmar yare legend

  • @guledg2066
    @guledg2066 2 роки тому +1

    Waaaw Fatax Murtiile Abwaan dhab ah dalmar fanaan heersare ah

  • @inayahyeali3433
    @inayahyeali3433 2 роки тому +1

    Nin Aaaan iska jeclhy Dalmar is back 🎤👑

  • @xerogeeltv
    @xerogeeltv 2 роки тому +1

    Dalmar yare legend fanaan qaali ah nice one 👌

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 2 роки тому +4

    Good job Liban Jabac ❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @halimashabel5091
    @halimashabel5091 2 роки тому

    Another level 💯👌keep going

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 2 роки тому +1

    mashaa allaah fanaankaan codkiisa marna madhaco nooloow qaran

  • @axmeddaha9422
    @axmeddaha9422 2 роки тому +2

    What a wonderful song 👏💕
    Keep it up bro dalmar yare👏👏💕

  • @umusamiya8142
    @umusamiya8142 2 роки тому +1

    Legend dalmar yare amaan waanoo miisay🥰😍

  • @ubahisse3190
    @ubahisse3190 2 роки тому +2

    Saas waaye maasha allaah❤️❤️❤️❤️

  • @ayanleabdi7452
    @ayanleabdi7452 2 роки тому

    Aan aroos galnee i aamin macaan❤️
    Wat hees

  • @saamiahasan3517
    @saamiahasan3517 2 роки тому +2

    The king himself ❤️ ❤️🇸🇴

  • @pablojnr339
    @pablojnr339 2 роки тому +2

    Hablaheena hambalyo🙏🏾🙏🏾🙏🏾🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 2 роки тому +2

    Anagoon ciyaari jirin baad naga ciyaarsiisey Dalmarow 🤣👌🏿👌🏿

  • @pppppppppp934
    @pppppppppp934 2 роки тому +5

    TOP SONG
    @ LIIBAAN JAMA 🙏

  • @ahmeddhagahofficial9034
    @ahmeddhagahofficial9034 2 роки тому +1

    Hees aad umacaaan cod iyo midho laxan heeskani
    Dhankastaba waan too
    Fanan dalmar hore usoco bro aadban kuu gu hambalyeynayaaa
    Abwaan farax murtiile
    Abwaanka qarniga
    Waliba herskan markii abwaan farax samaynaayey
    Waan wada joognay
    Salan sare abwaan farax
    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaw
    Offfffffffffffffffffffffffffff
    Ahmed dhagah oo idinleh slaaaan sre

  • @shugri.farahh
    @shugri.farahh 2 роки тому +3

    Another level 🔥🔥❤️❤️

  • @ibrahimtakar1131
    @ibrahimtakar1131 2 роки тому

    Masha Allah runti wakabaxsatee hees an caadi ahen runti

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 2 роки тому +3

    Weewe legend Dalmar🔥🔥🔥✌✌

  • @aragsanaxmed5567
    @aragsanaxmed5567 2 роки тому +1

    Keep going abti dalmar

  • @ilyasabdilahisharmarke7334
    @ilyasabdilahisharmarke7334 2 роки тому +2

    It's good song
    I'm favourite all his songs
    Legend
    Delmar Yareh
    Keep going 👏👏🇩🇯💯👏👏👏💯🇸🇴

  • @saynabbahad229
    @saynabbahad229 2 роки тому

    Mashaallah qurux macan amaan dhinac kasta wey ka dhantahay

  • @Talasameofficial
    @Talasameofficial 2 роки тому +4

    Team libaan keeep goun

  • @Haaland9100
    @Haaland9100 2 роки тому +4

    Best song ever ❤💕

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +2

    Legend dalmar inta tagerta like sara🥰✌🏼

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel5117 2 роки тому +5

    *The One And Only Legend Dalmar*
    *Intaa Jecel Somalia Ismujiyo*
    *One Love ❤️😍*

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 2 роки тому +1

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 2 роки тому

      Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah

  • @farhiyaadan4679
    @farhiyaadan4679 8 місяців тому

    Jaaah hees 😊

  • @abdirashiaw2216
    @abdirashiaw2216 2 роки тому +3

    Sido kale liibaan jama

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 2 роки тому

    Ya salam this a hit seriously 🥰🌺🌹

  • @kheirowhajji7932
    @kheirowhajji7932 2 роки тому +1

    Dalmar yare he's the only musician that I have started listening he's song but today my funan is xarir Ahmed 👌

  • @muhsinstone5836
    @muhsinstone5836 2 роки тому

    Nice song hore uu soco legend

  • @fatimahersi7070
    @fatimahersi7070 2 роки тому +19

    This song will be on repeat till my UA-cam crashes 😅😅 each new song outdoes the other .. well done 👏🏽

  • @hirrehassan9306
    @hirrehassan9306 2 роки тому +1

    Dalmar yare horay usoco libax ❤️

  • @sakaliyealiomar1304
    @sakaliyealiomar1304 7 місяців тому

    Heesta waba wax kale good hees

  • @mohamedaden7610
    @mohamedaden7610 Рік тому

    Dalmar yare love from Trinidad and Tobago

  • @shiinejr8384
    @shiinejr8384 2 роки тому +2

    Lengend Dalmar yare🔥🌍

  • @nasiib_isxaqq254
    @nasiib_isxaqq254 2 роки тому +2

    Dalmar yare Boqorada codka waan kuwata wll 🥰😘

  • @sadhoomuhammed1312
    @sadhoomuhammed1312 2 роки тому

    Masha Allah my blood Boqortoyo 💞 💕

  • @anwarmataan7745
    @anwarmataan7745 2 роки тому +2

    Abdiwahaab canter naaji the one only muscian wlhi 🎹🎶🎵 intaanan magaca eeginban sii gartaaa dhawaqa beats-kiisa 👌

    • @cumarcade8312
      @cumarcade8312 2 роки тому

      Alto da ayuu muusikaystayaasha kale ugu awood sheegtay markaa kama reebo beats kiisa oo dhan.

    • @cumarcade8312
      @cumarcade8312 2 роки тому

      @@waxcusubpro4801 walaal muusigga isagu uu tumay oo dhan waxaan lagu garan waayin instrument ka Alto la idhaa ayuu u isticmaali karaa si ayna muusishanada kale awoodin. Waana baadisoocda kaliya ee lagu garto in cabdiwahab tumay way yartahay muusig uu leeyahay oo instrument kaasi ka maqan yahay

  • @muscuut
    @muscuut 2 роки тому +3

    On repeat….🔥🔥🔥🔥

  • @mibzrr4554
    @mibzrr4554 2 роки тому +25

    I’m from Djibouti 🇩🇯 I love Somalian people 🇸🇴🇸🇴

    • @SaajinMuse
      @SaajinMuse 2 роки тому +11

      Oo jabuti ma Tanzania 🇹🇿 baaa ? Waa edab darantahy sxb

    • @Haaland9100
      @Haaland9100 2 роки тому +2

      @@SaajinMuse 😂😂😂

    • @SaajinMuse
      @SaajinMuse 2 роки тому +1

      @@Haaland9100 mala yabty sxb haha

    • @Haaland9100
      @Haaland9100 2 роки тому

      @@SaajinMuse haa wlahi😂😂

    • @Ugbaadnuura
      @Ugbaadnuura 2 роки тому

      War soomaali baatahay ha jabuuti leyline🙄

  • @hamdimohamedadan6603
    @hamdimohamedadan6603 2 роки тому +2

    Muuqaal qurxoon iyo legend dalmar yare

  • @ismailmohamud3111
    @ismailmohamud3111 2 роки тому +1

    You make meh happy dalmar

  • @fardowsaabdihussein2789
    @fardowsaabdihussein2789 2 роки тому +3

    Legend always ❤♥

  • @Aliza-pu9gb
    @Aliza-pu9gb 2 роки тому +1

    Ay ay🙈

  • @sankamohamed3044
    @sankamohamed3044 2 роки тому +1

    Taageero buuxa Dalmar yare love jiiro masjiin

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 2 роки тому +1

    Ayay inder mcn❤💋

  • @shukriali5960
    @shukriali5960 2 роки тому +2

    MAANSHA ALLAHA . BAAL SOO AROD

  • @hamzadckhussein4748
    @hamzadckhussein4748 2 роки тому

    Wow dalmar waxan kasosalama🇹🇷🇸🇴

  • @mahaddhagacade1602
    @mahaddhagacade1602 2 роки тому +4

    This is fire🔥🔥

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 2 роки тому +1

    Legend dalmar😍😍

  • @mahamedsofe8990
    @mahamedsofe8990 2 роки тому +2

    Fanaaniinta waa in ay faarax murtiile
    Kaqaataan heesaha iyo laxamada hadiikale bujuubajaa ayaynoqonaysaa
    Faarax murtiile saxiib hanbalyo
    Sidii uxadaad udgontahayoo yaasalaam dalmaryare heersare ayaad u qaaday
    C c naje sifiican ayuu musiga u tummy
    Lisbon jama sifiican buu u duubay video

  • @fikiroofahan.Official
    @fikiroofahan.Official 2 роки тому +2

    I am from jigjiga legend dalmar yare

  • @mohamuddahir7652
    @mohamuddahir7652 2 роки тому +2

    Best song dalmar yare

  • @Garyaqaan244
    @Garyaqaan244 2 роки тому +1

    Dalmar yare hees iyo bar💯💯

  • @haliimarayz3379
    @haliimarayz3379 2 роки тому +1

    Lagend Dalmar yare👌🔥

  • @suldaaan936
    @suldaaan936 2 роки тому +3

    Waxa laso geliyay 5 saacadod ka hor waxana daawaday 11k markay gaadho 1m aya ino balan ah dalmar yare

  • @ibrahim4190
    @ibrahim4190 2 роки тому

    Best song of Dalmarnock yare

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 2 роки тому +1

    Axsan Song Dalmar yre

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 2 роки тому

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 2 роки тому

      Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

  • @saciidkaramaofficial8650
    @saciidkaramaofficial8650 2 роки тому +3

    Malintii la duubayey wan joogay hortiin aan live u dawaday heestan

  • @hantiileabdi6942
    @hantiileabdi6942 2 роки тому +2

    Ereyada faarax murtiile
    oo fanka kama bixin miyaa wali

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +1

    Dalmar nin wayn💥

  • @suleekhosiman3490
    @suleekhosiman3490 2 роки тому +2

    Dalmar yare wankugu haysta

  • @maxamedmaxamedaxame1593
    @maxamedmaxamedaxame1593 2 роки тому +1

    Legend dalmar✌