Haygu Kalifin Inaan Ka Dagaalamo Wixii Aad Ka Dagaalanteen"Gud Cali Xaamud Jibriil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 90

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan7023 Місяць тому +7

    𝙰𝚍𝚎𝚎𝚛𝚘 𝚖𝚊𝚊𝚊𝚗𝚝𝚊 𝚜𝚒𝚒𝚏𝚒𝚌𝚊𝚗 𝚊𝚢𝚊𝚊𝚍 𝚞 𝚑𝚊𝚍𝚜𝚓𝚜𝚢𝚎 ❤❤

  • @abdulahi5330
    @abdulahi5330 Місяць тому +2

    Sidas inad u hadashan oo ad isgarab istagtiin maxa idiin diidey samaronoow....halkaa kaga wada....

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +2

    hadii aad adigu ak hartay dadkaddi anigu waan la joogaa dadkayga-- hadalkaasi waa mid Taariikhiya wlahi

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 Місяць тому +3

    Nin rageed iga dheh dadkaagii baad kahadhey
    Cali xaamud legend reer awdal legend waddani

  • @teoabaaz9894
    @teoabaaz9894 Місяць тому +4

    Maanta uunbaad dareekii ree awdal ka dhawaajisay

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j Місяць тому

    masha allah
    odeygan eyga
    ah xiirey ka qaada
    xilka dalka ka
    erya

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Місяць тому +1

    Hadaad adigu dadkaagii ka hadhay 😂😂😂😂😂😂 waad dooxday minka aheey ah

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan8679 Місяць тому

    Allah Haa Dejiyoo Xaallka

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz Місяць тому +4

    Dadkaaga raac, odaygu dadkiisii buu ka hadhaye

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Місяць тому

      Faratoon waa geesi qaran wadankiisana jooga oo daacad u ah
      Kan in Xaamud waa huwan ee xil kaqaadis ku sameeya Ina Abiib waa la mid

    • @abudarda00
      @abudarda00 Місяць тому

      Dadkiisa wu ka haray odeygu wa bila nasab

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому +1

    Waa hadal qiimo badan, ADIGU HADAAD DADKAAGII KA HADHAY ,ANIGU DADKAYGII BAAN DHEX JOOGAA

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Місяць тому +1

      Muuuuse waaaaa codowga gudaha waaaa you m xabad loooo la tago no more Hadal

  • @ayanlehhassan-eg7qf
    @ayanlehhassan-eg7qf Місяць тому

    ❤ samoran 1❤ waa mid

  • @user-wb1zp1bh1k
    @user-wb1zp1bh1k Місяць тому +1

    Laan dheere waxaad uhadashay sidii nin Ragga ah bartaa kaga hay

  • @topmanbirmingham464
    @topmanbirmingham464 Місяць тому

    Ali Hamid thank you for delivering a powerful speech that highlights the importance of unity and equality for everyone in our community. Your words have inspired us to work together towards a more inclusive and harmonious society. Keep up the great work

  • @dhamecabdi357
    @dhamecabdi357 Місяць тому +1

    Xildhibaan sidee safaarada somaaliya ula kulmi karaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому +1

      Soo Dawladiisa dhabta ah Maaha .. adigu khuraafaadkaga iskaga Noolow

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Місяць тому

      ​@@Jaalejaale12 😂😂 mxd ka dhex qabanaysa khuraafadka hdaa

    • @MoAar-o5z
      @MoAar-o5z Місяць тому

      ​@@dojimohammed7796 khurafadka Sow kulama lihi. Ilayn awalba mesha dawlad somaliyed umbaynu Ku sugaynaye

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Місяць тому +1

      ​@@dojimohammed7796 adigu maxaa ka dhex qabanaysaa awdal iyo salal? 😂

  • @MustafeGaas-p8q
    @MustafeGaas-p8q Місяць тому

    Asch m.g hadiidacwadaada laqbali waayoka soobaxa diyaar Ayaan kuu nahay

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Місяць тому +1

    Xaqba uma leh faraton in u kaa qariyo adigo ku/xigeen ah lkn wa horgal, kkkk

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

    Nin raged waar waxiskaceliya ragba alla idinka dhigaye

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc Місяць тому

    Laaxinlagamajarayo hadalka gudoomiye cali xaamud

  • @MohdHajee-wx8ju
    @MohdHajee-wx8ju Місяць тому

    Gesi Gesi dhalay Waa sidaa very good

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому

    Libaax Libaax dhalay iska celi doqonta

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Місяць тому +1

    Heego ma xishooto heego xabada ayey ku xishoodaan ama qudhmiye ama kulmiye waayo waxay yaqaanan qomuluudnimada oo ay kaganacsadaan

    • @user-gz3dq1px4i
      @user-gz3dq1px4i Місяць тому

      Munaafaq wlee dee hadaad heego nacday iskaga taguun dalka iyagaa lehe

    • @AbdiHakim-e5h
      @AbdiHakim-e5h Місяць тому

      ​@@user-gz3dq1px4i hego mxa dlka siiyey inta yar e 2mitir ah ayar ha jogan edebdarada hakala fadhistn

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Місяць тому

    Subaxanalah ilahow cebetena asatuur oo hadu somali lakulamo ma xilaka lagaqadaya😂😂😂😂😂

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Місяць тому

    Weydhamateye 5 shantii somaliweyn eed ku tugsan jirtey waxaba hadifacan safarada somaliya ee jabuuti

  • @AbdillahiIbrahimDirie
    @AbdillahiIbrahimDirie Місяць тому +2

    Libax kusoco

  • @shaahidaskar8789
    @shaahidaskar8789 Місяць тому +4

    Meesha wa lagu kala tagey

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    XAMUD SHACBIGA HA MARIN HABAABIN
    HAYDA FULINTA OK BAAY U HAYSATA IN LA KULANTO XAMAR WAA TOO PARLAMNKA U FASAXEY XOLGII SIIRANYO
    LAKIIN CIDKALE LANKULANTA WAA QARAN DUMIS IYO BASAAS

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    INA ABIIB KIRABKU KU DHARTRTEY BUU BEEN KA AHAGEY HU.BAAL SAFARADA HADUU GAKEY WAXUU LA KUOMIYE SIRDOONKA SOMALII WAANA BASAAS EE HAYDA SIRDOONKA SOMALILAND HOOSTA HA KALA SOCTO

  • @abudarda00
    @abudarda00 Місяць тому

    Odeygu dadkiisa wu ka hadhey, reer awdal israaca. Burburkana waxa ka masuul ah odeyga kursiga ku asasiqey meesha umaleya inuu leeyahay

  • @Qoordheere77
    @Qoordheere77 Місяць тому

    Isaaq intii laga aamusnaa ayay wax kale isku maleeyeen sidii dhulbahante, waa in samaroon iyo ciise ay mustaqbalkooda u tashtaan

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr Місяць тому

    Anaga daðkayaga iyodalkayagu waa somaliland kaliya laakiin xil.cali waa indhahayagii wanna muqadas warkiisu

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Місяць тому

    Ordoo sodagalan xildhiban inxamuud xildhiban inakhalif ayaa kusugayee ood karatee

  • @falcon4137
    @falcon4137 Місяць тому

    Waan ku bogaadinayaa guddoomiyaha Inuu sharciga uu ku doodo kuwo iska Indho tiraayo waa kuwa mustaqbalka Somaliland mugdi ku ridaayo oo arrimaha eedda waa mid shaqsi ah ee maahan mid sharciga waafaqsan xildhibaankuna xaq buu u leeyahay aragtidiisa ee ama sharciga inoo yaalo ha la raaco ama kuwa sharciga baalmarsan ha laga qabto Somaliland waa odayaal daalay oo aan cidna dan ka laheyn

  • @mukhtaarali2453
    @mukhtaarali2453 Місяць тому

    Xabad aya ka dhow in xasaanada laga qaado haba lagu kala gure!!! ??

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому

    INADERKA HADU UU DENBE GAALO SOW MAAH INA LAAGA EERYO CASHURTA UMADA AAYADA KUU KIIBETYN BASASYN

  • @gaandaa-n4l
    @gaandaa-n4l Місяць тому

    Ninkaas dadkiisi kahadhay ee naga saaqiday noo soo caydhiya reer awdalow

  • @user-ul6co9if5b
    @user-ul6co9if5b Місяць тому

    Ninkii waaalanaa Ina xamud talow ayaaa ku aaamini

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka Місяць тому

    futa aaadan lahayn hakuxaarin midgaan samaroona aytahaye 😮😮

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 Місяць тому

    Waxba tari meysid sharcigu ha sareeyo

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Місяць тому

    Qof rer Awdala oon Naftada Aheyn ma wadatin kalaye Borama

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @abdulahi5330
    @abdulahi5330 Місяць тому

    Axsanta gudoomiye wlee diinbaa kaa buuxda xaqdaro cidna hakayeelin

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 Місяць тому

    Dadkan shaqadoodu maxay tahay midkasta waa qaylinayaan hadaanay sharciga u hogaansameen ha la kaladiro

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Місяць тому

    dictator iyo dictatorship weeyaan muuse biixi iyo xukuumadiisu iyo xisbiga kulmiye cid eedaysa ama dhaliishaba ma ogola cid been iyo waxaan jirin ku amaanta iyo cid eedaha iyo dhaliilaha mucaaridka ka difaacda mooyaane xukunkii dalka iyo maamulkii dalku dictatorship buu noqday iyo kaligii talis cid dhaliili karta iyo cid eedo u soo jeedinkarta xukuumada iyo muuse biixi iyo xisbiga kulmiye ma jirto hadii kale waa la xidhayaa ama maamuuska ayaa laga xayuubinayaa oo xilkaa laga qaadayaa

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas Місяць тому

    ASC.dhan isku raac

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    INA ABIIBI MA FULINTA WAA XILDHBAAN LAMA KULMI KARO FULINTU WAAY LA KULMI KARAN

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan7023 Місяць тому

    Thanks you

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 Місяць тому

    Gudxigeenma golaha cali xaamud wuxuu yidhi maxamed maamuus ka xayuubin lagu sameeyo waxaa ka dhow in faratoon xilka laga qaado

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +1

    WAA WADA CADAWGA OO GOLHA INOO FADHIYAA

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Dhadiga isaaq baroortaa hargeysa luu kala tagay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    QOFNA SHARCIGA KAMA WEYNAA WIILKA YAR MAXKAMADAA HA IS ARKAN

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Car hala geeyo makhnuud habar awale tahay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому

    Faratoon ayuu matalaa?
    Wax uu matalaa ma jirteee xilka ka qaaada Faratoon.Ha tago Laascaaanood..
    Saa cudna ma matalo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому +2

    Muuse isagaa la kulmay Formaajo iyo Xasan Sheekhkkkkk
    Muuse isagaa lacag la qaata Somaliya.
    Maxamed Abiib cidda uu doono ayuu la kulmokaraa.
    Meeshan urtay ee uqdada lagu noolyahay wax xeer ah oo la ilaaliyaa kama jirto.

    • @dhamecabdi357
      @dhamecabdi357 Місяць тому

      Muus sharciga ayaa u ogol inuu la hadlo somaaliya iyo dalkasta ee xildhibaanka lama hadli karo safaarad iyo dalkale toona

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 Місяць тому

      ​@@dhamecabdi357
      Sharcigu aaway?
      Ma sharcibaa ka jira meesha kkkkkk

  • @yuosphofficial5467
    @yuosphofficial5467 Місяць тому

    Nin Gumeed jaaanis heley fadhatoon iyo adigu qaranka isku meel uma taagnidin

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Місяць тому

      Muuuse waaa oromo asagaaa in dalka laga saaaaro waaaa faral

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr Місяць тому

    Akhas akhas

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt Місяць тому

    War ordoo borama tega oo dawlad dhista maxa idin dhibay jaanis bad waliba haysatan dawlado ay idinku tagerayane

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Місяць тому

    Sharcigaaa shaqaynaya!

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Місяць тому

    Cali xamud laftiisa danbile ah madamu danbilee diifacayo waraqda xeer ilaliyah guud haday ka horyimadan mamuuska qaadista maxamed abiib waa danbile boqol jeer danbi qaranka gagalay haday wax ka qaban wayan sharciga ixtiramiwayan iyaga wixi ka yimada madax ku qaadan hadanu dadwaynah nahay inbadanban dulqaadanay isaga iyo 5 kalee oo basha isaaqba anaga dabatagan hadanahay dadwaynah somaliland ninkan danbilah reerka dhigayaw qar isaaq ayku jira sharciguna wuu shaqaynaya cidika hortimada iyada cirka roobku og haday fuulin wayan walahi barlamanka layskugu soo galiyee udiiyar garoiba waxad ka heeshan cidna wax haka siinina somaliland dadkeega ilashanaya cadawga guudaheega jooga ee xiildhibanada ah talabo ka qaadi doona diyarban unahay inan diifacno

  • @Garbashaash
    @Garbashaash Місяць тому

    Caano Yare

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 Місяць тому

    Kuwaas baa gole fadhiya, isma dhaanto, waxan in meeshaba laga xudho ayey ahayd.
    Oyaaye in maamus ka xayuubin lagu sameeyo isaga iyo qaar kaloo badan.
    Oyaaye
    Laab saalax
    Xeeldheere
    Khadar guun
    Tantoomo
    Kan waalan ee hadlaya.
    Iyo qaar kaloo badan

    • @xidigahafilms3361
      @xidigahafilms3361 Місяць тому

      war waxani wa reefo waan soo jihaadnay anaga udhimay uunbay umadii ku kadedeen rerabtigay kkkk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    JAAHIL QARAN U DHAARTEY
    HADNA QABI BUU LAABTA U GARACSNYA

  • @user-yi8mo4km5j
    @user-yi8mo4km5j Місяць тому

    Waa.edabdaro.arinta.maxamed.abii.gii

    • @user-yi8mo4km5j
      @user-yi8mo4km5j Місяць тому

      Mamed.abiib.gesiga.slnd

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      @@user-yi8mo4km5j waa Geesi Somaaliyeed Dawlada Soomaliya ayaa Wasiir laga Siinayaa

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Місяць тому

    Waar adigu xagaad xukuntaa maad cabaadka yaraysid ina abiib waa danbiile qaran hadaad kahadhiwaydid waad raaci

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei Місяць тому

    Waarnaagan uraaye isagana raaciya futada ayuu kala hayaaye.

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Місяць тому

    Qabyaladi ku qaday kuma dhigto! Fataal!! You are next !!!!

    • @MohdHajee-wx8ju
      @MohdHajee-wx8ju Місяць тому

      Aamus nefoo Musi iyoo gudhmiye qabyalad iyoo xumanba eyaaga oo abaa ah

    • @teoabaaz9894
      @teoabaaz9894 Місяць тому

      Boqol isaaq ah ayaa soomalia iyo siyaasiyiintooda lakulmay ina abiib hortii
      Reerka hadii loo badheedhayo qoriga halasoo qaato

  • @nimoyusuf3627
    @nimoyusuf3627 Місяць тому

    Hala xidho kana sida ooyaaye