Asc waa guul u soo hoyatay reer godey iyo dhamaan soomaaligalbed,laakin abii Axmed waa tuug Khan,in ah oo soomaalid iyo muslimka neceb,sikastsba waan ku faraxsanahay garoonka qurux badan ee magaalada godey gacalo
@nasrarabi7643 Dumarka lama kaftamo Wxana laga yaabaa inaad iga soo ag salaameyso kaniisada jigjiga, Is xoree 2024 bad gumeysi kujirta Oo gaalo axmaara dhulkaaga kugu maamulaan, Somaliland dhulkooga gaal ma joogo haduu joogana waa marti,
Asc waa guul u soo hoyatay reer godey iyo dhamaan soomaaligalbed,laakin abii Axmed waa tuug Khan,in ah oo soomaalid iyo muslimka neceb,sikastsba waan ku faraxsanahay garoonka qurux badan ee magaalada godey gacalo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maashaa allaah guuuuuul soomaali galbeed
Hobo
Masha allaaho madax Weyne mustafe
Somaliland Guuule
Somali Guuule
Somali gileka guuule
Walle waad ceebowdeen Ogaadenow. Ma dulli baad qaadateen
Wale cuqdadsi wey uun kudili
ETHIOPIA WADANKEEDA WAA DHISANEYSAA
Dhul kaas Waa Dhul Deegan Somali Oo Ethiopia Hoos Taga Egoish Ka Ayaa Ethiopia Ku Daray Saas u Ogoow
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Goday buu xoog ku haystaa hadana saylac buu rabaa in ku darsado Waa in la iska dhiciyaa cadwga xun.
Anagana kiu madax weeyne loo doorto iyo raiisal wasaare Suzuki takri falayaa hantida wuxuu baarlqmqnka ku laalusho iyo kala qaataan
Abaal ma'aha balse waa xaq lagu laha DFEthiopiya iyo Mamulka DDS oo iyagana loo igmaday in Adega bulshada bahidooda eey hadba sida eey u kala muhimsantahay eey u fuliyaan.wadoyinka Garomada Cafimadka waxbarashada,Beeraha Abiy Ahned uu kusoo qaatay biladda waa in uu malgaliya.
Waa caasimada cagdheer wxa ka rareynaa jigjiga.
Jigjiga wxa leh lafta nagaa 😂
Naayaa edeb yeelo yaa kubaray cagdheer jigjiga ogaden ayaa leh afkaaga uraayaa naga leexi orod edebyeelo heerinadyahay maadaa siiyey waxaad sheegayso jigjiga taada jaha u yeel qoomaluudad yahay reer abaarso
@nasrarabi7643
Dumarka lama kaftamo
Wxana laga yaabaa inaad iga soo ag salaameyso kaniisada jigjiga,
Is xoree 2024 bad gumeysi kujirta
Oo gaalo axmaara dhulkaaga kugu maamulaan,
Somaliland dhulkooga gaal ma joogo haduu joogana waa marti,
Lafti nagaa king Ethiopian 🇪🇹💪👈
Gumeeysi somali ogaadeeyn
Aduu maxorbaatahay