Koko Way Oysay Way Is Xakamaysay ,Amiira Way Oysay Way is Xakamaysay SAAMIA Oohin Qaracan ah Bay Oyday Wayna Awoodi wayday inay Is Xakamayso.Dhamantena wan la wada oynay. Imikaba ogow Amiira Inantaa Iyo Anagaba Adaa Koko Kugu Balimaysay xil gaar ah iska kaaya saar.samiya no ilaali .team hablo sidan aminsanay adiga koko iyo samiyaa ugu qalbi wanagsan
Axxx ilinta ceshan la,ahy wllhi ano Nila jogin Aya oynoyo sidaan ahan lha ano idinla joogo enway mcsalamo kooko buulle waana ku jeclnahayy dhamnteena❤😢😢
Masha"Allah Faraxleey Faceeda Ka Roon 🎉 Ani Xtaaa Saas Aan Ahay Haduu Dhaho Qaf Aan Xabiib Nahay Waan Baxaa Safar Yar Xtaaa Waan Soo Noqonaaa Waan Oyaaaa 😰😰😰😰😭😭😭 Caloshaaa I Hureeyso😭❤❤❤ Walaahi Bilaahi Waxaad Modaaa Koko Inaaan Isku Meel Wada Joogno Axaaxaxax Jahhhh😭 Waa Idiinlla Ooyey❤❤❤ Waxaan Waxaa Waliba Dareeemi Kara Dadka Qurba Jooga Ah ❤❤❤ Yaa La Qirooday Team 27 👍 Isla Markiiii Vidéo Ga Aan Horay Ka Furay Waan Yaabay Saacada Eey Amiira Soo Gashay ❤❤❤Jahhh I Love You Koko ❤ Soo Noqo Adooo Nabad Ah❤❤❤😭😰😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Koko wlh waa qf qalbi adag intaaso qfod inte laabta igaliyan oo macsalamo i dhahan wlh ano codka i xirmay oo indhaha i gaduten aya diyarada raaci laha qalbigas jab igasii walaley intaaba ku oynoya😢😢😢
Wllhi billhi ilaah imaqlaayo saa u oynaaye Wn fuuray wllhi😢😭. Xaqiiqda waxee thy waxa Intaas oo Qof oo Kala duwan uga qiiroonaayaan ama uga murugoonooyaan in ay thy wanaageeda badan. Walaasheyda mcn nabad ku joog meel alla meeshaa tagto. Team27 wllhi billhi ilaah ha idiin xifdiyo sxbayaal🤲🤲🤲
Amiiro apayo anaga dhn og sidaaa koko ujeceshahy waasaxibtada kowaaaad ayadooo nabad qabto weee ku soo lamaney I.a😢😢😢❤
😢😢💔
Amiro saxiibtad koko way uxiisidonta walhi Safa salmo welcome koko buule 😢
Koko wey reysan donta 😂😂😂
Xagee usocotaa amaano😮
@@ZacdiyaAbdirashiidxamar
Amira io koko sxb isku dhow Maha sundus is kuyahin
Am really cry 😢😢imiss uh all from Nrb kenya
Koko Way Oysay Way Is Xakamaysay ,Amiira Way Oysay Way is Xakamaysay SAAMIA Oohin Qaracan ah Bay Oyday Wayna Awoodi wayday inay Is Xakamayso.Dhamantena wan la wada oynay. Imikaba ogow Amiira Inantaa Iyo Anagaba Adaa Koko Kugu Balimaysay xil gaar ah iska kaaya saar.samiya no ilaali .team hablo sidan aminsanay adiga koko iyo samiyaa ugu qalbi wanagsan
Amiro io koko dad waqti isla qatay ayagaa uxanuunbadn ❤
ani xitaa waan ooynoyaa koko youtube lee ka arky kwrn dadka malin kasto dadka isla joogaan😢😢 safar salaama kooko
Fans koko IO fans Amira Labdaba waa ahy ilahy Ha nabd keeno muqdisho cadey ❤😢
Koko soo dhaweeya waLiba si waynnn
تالزررؤوصذبه😅😅
Axxx ilinta ceshan la,ahy wllhi ano Nila jogin Aya oynoyo sidaan ahan lha ano idinla joogo enway mcsalamo kooko buulle waana ku jeclnahayy dhamnteena❤😢😢
Same wllhi 😢
WlHei sokalE maLmhaNo kLe e qoF ka saFrayO xuMa😭❤️qof aa is fahanTeN maCaSaLaaMe weyYy adagThY😢
TEAM KOKO ONE LIKE 😢
By by kokoo🫶🥹👋🏻
😢😢😢
Koko walashay wan ku xisidona ilahay nabad hakugu geyo somaliya insha'allah safar khayr leh ayaa ku rajeynayaa 😢😢😢😢😢
By 😢😢😢😢
@@ExAadanhhhh
Sunduus very very emotional waye😢
Wllhi Anoo dawanaayo lee ba ooyeyy ka waran qofkey inbadan Isla joogen😢😢
Wlhi kula mid ayan ahy ano la jogan baa oyey kawrn dhadkey wax badan wada jogeyna😢😢
Mxd la oydey😂😂
Xasbunullaah anoo ooynaayo eedadee i aragtay waan sii waday bismilaaah maxaa kugu dhacay ee i dhahday waxan dhahay gabdhahaan iyaga ooysiiyeen siiiba saamiyo wlhi😢😢😢😢😢😢 @@ahlanomar4956
@@11naa44dadkan suro nagu diloyan😂
Suuro aa ka batay😅@@11naa44
Anigiba ooyay😭😭😭😭😭😭. Walahi kokoyey waxa tahay qof dadkana soo jitay tasna waxa udalil ah Ina tahay qof aad iyo aad uqimo badan oo naxares badan. Illahey haku nabad qeyo adho nabad iyo cafimad qabtana haku so celsho abaymacaan ❤❤❤❤❤
Inta la oysey koko iyo amira 😭😭
Ani😢
Aniga. Abaayo😢
War ani wa qalbi jilcanahay Hadaaba ooyee hada xaga joogi laha Maxa moodaa koko we miss you welcomena to somalia😢🖐️
Samiyo Soo Daawo.kan waaxba Maha
Koko wana xiisayana doona hadana naahyna team amiira❤😢😢😢
Koko. 😂😂😂😂
Koko wey reysan donta😂😂😂
@@11naa44maxay karaysandonta😂😂
Koko wan ku xisnay saan uuna hay team 27😢😢😮
Ooooh caloool xumo badnaaa walhi safr slama kokodeena rer Mogadishu koko alasodhweyp
Adi xage jogta
😭😭😭😭😭😭😭😭
Ililnta Ayaan ceshan wayay wallahi
Safar khayr qaba koko i.a
Ilaahay meeshad tgty hakugu Amaansado Abaayo❤
Same wllhi 😢😢
Koko hada maqli jirtay wax laberto dad ayaa ugu fanagsan koko dad aye beratay❤❤❤
Caloosha ii hurtay wllhi allah ha nabad geeyo idiinka nah allah qalbiga ha nii qaboojiiyo😢
Wey timidbo 😂
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
❤
M.a❤❤
AOKJHNBMUYH😭😭😥
AZXCVBNNMKJ😅😅😅😭
Calol Xumo BadaNaa 😢 Wlhi koko Safar Salama Adi iyo Wllka Hazaazi Adoo Nabada Soo Noqo Koko I❤U
Aan ku salino Xabiibkena muxamed scw scw ❤❤
Yes cidna manta igama horeyso tagerinimo😢❤🎉
Anaaba ooyy dadki islajoogen kwrn i.a kokadeena dhaqso soolaabo😢😭
Inta ila jcl wadajirkoda koko iyo Amira qurux 🥹🫶🏻❤️
Welcome to muqdisho koko nabad ku imada insha Allah ilahey safarka ha idin so fududeyo ❤❤❤
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
❤Scw 😊
Scw❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
My sister koko and hazaazi buule Welcome to Somalia 🇸🇴🇸🇴 🤗❤️❤️
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌاللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko deyda maxey dad qalbiyadoda kas batay ❤❤
Koko waan kuu xiisi doona adiga oo team ka la jooga inshle waxa rajaynayaa inaa hargysa timaado 😢😢
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
Lamanaha ka dhex bax amiiro 😂cumeer iyo sundus isku daya❤❤❤
Sunuds moclimo ka maqan
Koko bulle safe journey wlh we gonna miss u with team 27😢😢😢😢😢😢😢i cried so muchh wlh koko come back sooon 😢😢
Masha"Allah Faraxleey Faceeda Ka Roon 🎉 Ani Xtaaa Saas Aan Ahay Haduu Dhaho Qaf Aan Xabiib Nahay Waan Baxaa Safar Yar Xtaaa Waan Soo Noqonaaa Waan Oyaaaa 😰😰😰😰😭😭😭 Caloshaaa I Hureeyso😭❤❤❤ Walaahi Bilaahi Waxaad Modaaa Koko Inaaan Isku Meel Wada Joogno Axaaxaxax Jahhhh😭 Waa Idiinlla Ooyey❤❤❤ Waxaan Waxaa Waliba Dareeemi Kara Dadka Qurba Jooga Ah ❤❤❤ Yaa La Qirooday Team 27 👍 Isla Markiiii Vidéo Ga Aan Horay Ka Furay Waan Yaabay Saacada Eey Amiira Soo Gashay ❤❤❤Jahhh I Love You Koko ❤ Soo Noqo Adooo Nabad Ah❤❤❤😭😰😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ax kookooy ilaahay haku nabad geeyo abaayo 🤲🤲🤲😭😭😭
Ado nabad qaba noso labo koko bulle cawa iyinta iga dhamatay❤ilahay ha idin nabad geyo koko adi io xazazi❤
Calooshaa ihurty ilintaa ceshan waaye wlhi 😢😢😢😢 safar salaamo koko welcome tu Muqdisho ❤
Wlhi pilaahi waan ooyoy wlhi illhw koko nabd nugu soo cali😭😭😭😭😭😭😭
Ilinta waa celin waaye safar salama Koko anigo aqoon u laheen sidaan u ilmeeye😢 adinka intee joogtiin rabbi ha idiin xifdiyo dhamaantiin
Allah haku Xafido ilahey Samo Samo hakugu Geeyo kokodeeena 😢 Safar salama Waa Na cidleesay😢
Koko wlh waa qf qalbi adag intaaso qfod inte laabta igaliyan oo macsalamo i dhahan wlh ano codka i xirmay oo indhaha i gaduten aya diyarada raaci laha qalbigas jab igasii walaley intaaba ku oynoya😢😢😢
😢💔
Wy is adkeneyseeee ilhy kabaq koko qalpi wng wyee
@@canabcismaanhappy5328 naa cuqdada qabta hdl xuna kama shegine aqri hdlka
ANI maxaa la oynaya markaa😭💔caloosha ixanuunty wlhie udin jeclhy sunmirko❤😢
أَصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ (اَمْسَيْنَا وَاَمْسَ) الْمُلْكُ لِلَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، لَا إِلَهَ إِلَّّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، رَبِّ أَسْأَلُكَ خَيْرَ مَا فِيْ هَذَا الْيَوْمِ (اللَّيْلَةِ) وَخَيْرَ مَا بَعْدَهُ، وَأَعُوْذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا فِي هَذَا الْيَوْمِ (اللَّيْلَةِ) وَشَرِّ مَا بَعْدَهُ، رَبِّ أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْكَسَلِ، وَسُوءِ الْكِبَرِ، رَبِّ أَعُوْذُ بِكَ مِنْ عَذَابٍ فِيْ النَّارِ وَعَذَابٍ فِيْ الْقَبْرِ🤲🤲🤲🤲🤲
Rabiyoww nabad ku geyy koko deydna wllhi waa jecel nhy dhamaantena ilove you amiira and koko👸💝🫀💕
Safe travels and may your journey be as exciting as the destination my girl koko❤😘
Xaqiiqda jirta waxeeythy in amiiro qurux iyo kooko waqti badn isla soo Jabeen markii loo fiiriyo dadka kale 😢😢😢🎉 aamus abyoo
Ilahey nawad hakugu geeyo adoo nawad soo noqo kokodheena wallhi anigeyba ilin iga timi ..waan kujeclahay koko mcney❤❤
Wlhi anaga dhanaa naga oysiiseen 😢😢koko inan lakulmi ayan jeclhy insha.allah allaha ituso xbbt allaha haku nabad keeno❤
weligay ma arkin asxab sidan isku jecel ilaahow isku daa❤❤
Asad waa dareemonaa ookiyaasha wuxuu uso xirte adinka dhan waa wada murgooysiin way soo noqonee koko io hazaazi i.a
Amiiro waa nxristi o qofa dadka horay ka fahanta qofki murugysan
saamiyo iyada hor darente kwrn😢😢amiiroy abyo mcn wlhi wnku jclnhy❤❤❤
Wlh waan ilmeye I.a koko ino so noqonesa😭😭
Ala koko anga xataa way naga tagtay 😢 allow ku nabad keeyow wll❤
Welcome somalia sis❤
Amiro saxiibtad koko bulle way uxiisidonta walhi safa salmo abayo 😢😢😢😢😢😢
Wlhi anoo daawanayo ayaan ooyey kookoo ayadoo nabad allah geeyo amiiradeyna qof qalbi jilcan oo saaxiibayasheda jecel waaye😢❤❤❤
Team Amiira waa uxisi doona Koko safar salaamoo😢😢
Koko anoo ku argin baan oyin dhamaystay dadki ku lajogayna ka sidaran. Safar salam. Nobad ku tag. Nabad ku so noqo insha allaha wlhy mcn
Wllhi billhi ilaah imaqlaayo saa u oynaaye Wn fuuray wllhi😢😭.
Xaqiiqda waxee thy waxa Intaas oo Qof oo Kala duwan uga qiiroonaayaan ama uga murugoonooyaan in ay thy wanaageeda badan.
Walaasheyda mcn nabad ku joog meel alla meeshaa tagto.
Team27 wllhi billhi ilaah ha idiin xifdiyo sxbayaal🤲🤲🤲
Welcome koko❤ idinkana wlhi waaa in la ooyi amiira salantaaa wakaqanaaa ciyaaal xamar hadanhy😢
Hadaa nahy reer muqdisho 😢welcome koko bulle. Waxaan sugnaba waaa. Adow. Muqdisho no gu ti maaady
Koko nabad ahow abaYo wanu kujeclhyy walhi si saida nabad nagu sonoq❤😢
Coco noo soo socoto roob maanta hadaa reer Madiino nahay😂❤
Koko noosoo noqo waan ku sugaynaa😢😢😢😢😢
Inta la oyady koko iyo tema 27 kokodeni safra salma Isha all ado nabda noso labo😭😭🤲
Wlhi qof si fcn isku baraten marku katagayo xanun waye wlhi 😢
Welcome koko madina deriska xalaasha🤗
I wanna cry more 😢😢😢 but she's in our country. I hope see her.
Ay walahi koko dad jecel hesataa mashalah walahi amiiro cawada youtube ka dhan wadaqiira waayeh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walhi wax ka xanuun badn ma jirto waxa End la dhaho ilahay nabad hyskugu kiin so celiyo 😢😢😢😢
Amiiro waa qof qalbi wangsn ❤
Ax amiira io sundus 😢😢😢
Bye bye koko 😢😢😢قال بسم الله توكلت على الله ولاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم ❤❤❤
Caloosha Ihuriseen nawad Allaha Kuso Celiyo❤
Safar macsalaamo kooko 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waankuuxiiso doonaysaa koko iyo xasaasiisi 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤ kooko macsalaamo kooko iyo wll😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
Heeesta😭😭😭kokoooooo allow ku nabadgee xppti 😭💙🫂
Walaashiina waysoolabanee wallahi waan lailmeeyey
Ani wllHEi iLmaDa ceshaNwyeH inigaNaH😭😭❤️
Asc amiiro waad igaohisay saaxiibtaa koko darteed illaahay nabad allahKusooceliyoaamiin amiin
Waa necbahay markuu iga tagaayo qof isla nooleen 😭
Taan cadeyn waxey utahay koko in said lojecelyahay😮😊
Omg Walaaalnimo Team 27 ugu imow❤ koko Safar Salama
Haa wlhi markaasaa dad qabiil iyo balaayo lasoo ordaan mid.mid ku qabiilana kuma jiro guulaysta tram kayga team 27❤❤❤❤❤
Safar salama koko abaayo mcn allh kunawad geyo i.a adoo nawad nosonoqda adi iyo hazaz bule😢😢❤
Sundusey koko waan jacel nahay yaa naceb hee anaka xitaa hawada aan ka jec laanay
Amira qurux waxaan udaawadaa ayada iyo sundus saad isku jaceshahiin ❤❤❤❤❤
Ani xita wanilaooyay wallhi lakin isma. Arkene sababto ah isku xafad manihi lkin haday iyada xafadena imaneso anaga suqbocla daganahay lakin ilaaahay niske kulmiyo aamin ❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤
Sorry anga xfdeena ayee dgnyhiin byo abaheed malin walba arkaa wadajir nasteexo bee dagnyhiin
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Waa la ilmeeyey wllhi😢😢
Adoo naba soo noqo kokooo😢❤
Na amiraay uga dag sundus shirkeeda de kga ba kgu ma qabsate 😂 jcyl xasid amiira
😂😂😂 mocalimo ma gariga wado
@@king______diini2777 cumeer big fan aka sundus jcylkeeda😂 macalimo xagu haystay
😂😂
Inta ilahoosay koko qurux iyo samiya 🎉🎉😢😢😢😢🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢🎉🎉😊
Koko.bulle,Welcom.to.muqdisho🇸🇴
wallahi wau xiisi dona Koko qurux Allah haku nabad geyo wallashey mcn😢❤
Samiya le garabkeda ahaad why koko wey baxdee ilaliya samiya ahmed
Ilahay akunabad geeyo hno koko 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤
Safar salaama koko wllo insha Allaah 💚🤍❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wallhi anoo soomali.joogo ayaan cilinta cishan waaye runtii😊
My koko no timamira ayaa ahy❤ok wajeclhy wayoo waa codmadahy
Koko illaahay ha xafido guuleysta dhamantiin ❤❤❤❤
Inta la oysey koko iyo amra sundus 😢😭❤