CEYDA TALEEFANKIISA DABAQ KASO TUURAY QASAARO XUN KU DHACDE / INSTAGRAM POLL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 729

  • @Axkim1
    @Axkim1 4 години тому +316

    Gabadhan iyo wiilashan quruxda badan u Maleen maayo inay dhaafayn nabiga mahameth csw ❤😢

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 4 години тому +149

    Amiiro maanta dadka kubad baadiyay ku jiray so ceyda marka iPhone 16 ugad suprise ugu dhig pls ❤🎉🎉 taagero number 1

  • @CabdiqaniMaxamed-n9q
    @CabdiqaniMaxamed-n9q 4 години тому +112

    Amiira io cayda halmar kusaliya nabìga scw❤❤❤ asxaabeey idinkana kusaliya nabiga scw❤❤❤

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk 4 години тому +114

    Aan ku wada salino xabiibkena Muxamed scw ❤

  • @bahjaahmet5964
    @bahjaahmet5964 4 години тому +81

    13:07 ceyda dhaxariistiisa tellkiisa oo laga jabiyey buu hadana amiira usii naxayaa dhalada iska ilaali yeysan ku mudin kulahaa Amiira dadka kuu naxriista oo ku ixtiraama waligaa wax walba ha ku sameyn abyo ❤❤❤❤❤❤

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp 4 години тому +97

    Amiira cadi wa hbben dambe telfan lee uu keena supprise uga dhigs👍🏾🥺

    • @1tayou7
      @1tayou7 4 години тому +1

      Waba ohtahay Haye 😂

  • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
    @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 4 години тому +121

    Amiiroy qofka waxaas laguma sameeyo 😢 wllhi niyada kajabisay wiilka gift ahaan ugu keen mopile😢❤

    • @rihanasaleh8110
      @rihanasaleh8110 4 години тому +8

      Asna gifti hkeeno amira haralgiliyo prnkiga dee😂

    • @Mailahart124
      @Mailahart124 4 години тому +5

      Bow isba ma odhan waan rabaa maxa adiga ku walaay qli bisinkee🤔🙄

    • @SamiraDahir-gp8zy
      @SamiraDahir-gp8zy 4 години тому

      ​@@Mailahart124wala yabnhy

    • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
      @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 4 години тому

      @@rihanasaleh8110 giftmaxay ah waligeed baa parank laysku samayn jiree wah😂

    • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
      @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 4 години тому +2

      @Mailahart124 ma oran mexe thy macnha ma puplick bu kudhihihi lahaa mopil baa rabaa wabaa akh😏

  • @taakul_media_
    @taakul_media_ Годину тому +14

    Cayda ma istaahilo waxyaalhan oo kale wiilka qalbigiisa haku ciyaarin🎉❤ amiiro

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy 4 години тому +48

    Amiiradeena io amiirkeeda markay isla joogaan ya ila jacel❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadijaMohamed11
    @KhadijaMohamed11 4 години тому +30

    Amira waa lacag leey, gift ugu geey ceyda telphonka

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 4 години тому +67

    mosow is daji walagu khiyameye team amiira hadan nahne waxba ma qarin karno ceyda walagu tashte se ku yelnay😂😂😂😂 team ceymir one like❤😂

  • @Kikiafcad2024-y8j
    @Kikiafcad2024-y8j 3 години тому +35

    Ku sali Nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed (Scw)❤️❤️🙏

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 4 години тому +21

    Instagram poll waaa uxiis nay wlhi amiirow iyo muuqaalo banaanka ah❤

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 4 години тому +45

    amiira 2M halagarsiyo ❤❤

  • @AishoAbdi-n1c
    @AishoAbdi-n1c 2 години тому +6

    Amiira abyo mcn horay usoco wadadii 2m badakutaganthy dadaalka badi thanks 🎉🎉❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 4 години тому +76

    Inta team Amiira lascoto shaxda fahma😂😂😂like

    • @Deeqoluul-u5k
      @Deeqoluul-u5k 4 години тому +5

      Isku haleen ayey usameesay😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 4 години тому +1

      Yes😂

    • @Sacdia_siman
      @Sacdia_siman 3 години тому

      Maye mopeyl iney ugade rabtay meele ka so marte weysaneyd hada ufiirsada mopeyl ey uso gadee wabilaahi towfiiq dadkan wey is jecel yihiin dhaxdoda nama deeqdo😂😂😂

    • @MohamuudJacfar
      @MohamuudJacfar Годину тому

      Telegram maiiso baxayo sabab😢

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Годину тому

      @@MohamuudJacfar war instagram waye😂

  • @nasraabdi1107
    @nasraabdi1107 4 години тому +23

    Amiiray sisterey waxa rabaa inaa kuu sheego hadaa rabtid inaa heer gaadhid ama aad bulshada saamayn wanagsan kuyeelatid waligaa wax daacad ku salaysan oo khiyaano iyo been dhan kafog soo gudbi wlhi wad guulaysan un vedio yadaadana xiisey yeelanayaan so don’t shoot your fans with your own hands let them appreciate your performance sister!!!

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 4 години тому +39

    Amiira wxaatay role modelkayga

  • @Maryamaruun-ls2wp
    @Maryamaruun-ls2wp 3 години тому +8

    No problem kalsonidaa ula ciyaartay Gemka qofkii la,arko kaama yeli leheene hadana is xali amiira Waxaan kadaranaa laxaliyaahe Keep going xppti

  • @nimconalka1763
    @nimconalka1763 4 години тому +40

    Team ka maanta lala balamay aaway wax maqari kari ani 😂😂😂😂😂

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 4 години тому +12

    Hore usco Amiiradeena qurux badan ❤

  • @Sunayrah143
    @Sunayrah143 4 години тому +16

    Amiira wiilka si xun ugashy caawa qayano iyo qasare isugu drany😢😢😢😢

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp 4 години тому +14

    Ceyda amiira wey ku qaymtayy❤❤😢

  • @ZeydSacid-n2d
    @ZeydSacid-n2d 4 години тому +15

    Ala gift 🎉mama suldano san ma udanbeysay sorry king 👑 ceyda

  • @mulki926
    @mulki926 4 години тому +14

    ayy amiiroy caawa cayow wax soo dhigtee❤😂

  • @jimcalemohamed-g7i
    @jimcalemohamed-g7i Годину тому +4

    Amira wilka telephone ugad nohh wlhi ceyda ninraged waye❤❤❤❤

  • @Maariyacaliyaasiin
    @Maariyacaliyaasiin 3 години тому +8

    Amiiro inaa waxaa sameeso ma ahayn wlhi lkn wey dhacday suprrice ugu keen mid kale ❤😊

  • @ShadiaNasir
    @ShadiaNasir 4 години тому +18

    Wanala soo heshisisy amiira😂😂😂❤

    • @idilmohamed8658
      @idilmohamed8658 4 години тому +1

      aba inte wye meshas seusogla😢

    • @nuwarahenna1836
      @nuwarahenna1836 4 години тому +1

      Masheegee markaa😂😂😂

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 4 години тому +2

      Group amira gbdhaheda kujiran wye instigaramka lkn amira run ka ahyd mrke idinla tashty gbar aqan ku jirta 😂

  • @Muscab6
    @Muscab6 3 години тому +11

    Taleefana karabnaa amiiro saan makayeleno team ceyda hada nahe😢

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 4 години тому +5

    😪.😪 😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @ismahaanabdul3914
    @ismahaanabdul3914 3 години тому +4

    Amira Telefone cusub ugad cayda qalad ba subise yeah this a game lakin wax lagu kaftamin ba jiro so raali gali cayda wa wil ixtram badan wlhi ❤

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin 4 години тому +21

    Ani ceyda iyo amiiro qurux waa aaminsanahay makala xanagaan haku daalina walalayaalo 😂🎉🎉🎉

  • @MILYAAN_DHAAN
    @MILYAAN_DHAAN 4 години тому +27

    Naaag nol ninka jaf🙈😂👍

    • @Axkim1
      @Axkim1 4 години тому +1

      Waa na gaadeen 😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 4 години тому +3

      Sey ugashy lee naag nool waye😅

    • @MILYAAN_DHAAN
      @MILYAAN_DHAAN 4 години тому +1

      @@Gosha-rercarale suu isku xarifiya igu daran mac ku thy 😳🫣😂😂😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 4 години тому +1

      @@MILYAAN_DHAAN prankgi haben hore ciil iga hayaa hadu is xanaja miyaa😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 4 години тому +20

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤

  • @AminaSiyad
    @AminaSiyad 3 години тому +7

    Amiira abyo iskadaafa israafka ,wax qaali ah aya qisaarinosin kwrn ,mardambe hasameynina plz israafka maficno ,midakale wiilka talefone cusub ukeen daa waxa leedihid waahagaajina ,inta ledihin views raadsanayna qisaartada daaya ,wax macquul gal sameya wa igatalo mahadsanidiin ❤🙏

  • @barwaqodagan4144
    @barwaqodagan4144 2 години тому +6

    Amira manta waxad samaysay wax ficane maha wlhi 😢

  • @WadLooking
    @WadLooking Годину тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Waan idin jeclahay labadiinaba, gaar ahaan Amiira, oo ay ula jeedaan boqorad iyo raxmad, waxaan Allah ka baryeynaa in aanu idin kala saarin, walaalkaa iyo saaxiibkaa waan ku jeclahay.

  • @qaalimacalin3152
    @qaalimacalin3152 4 години тому +8

    Alla mama suldaano lacagteeda saan maudambeysy qasaaaro hadiyadii hoyadaa kugutalagashay iyo saanaa

    • @NajahJama-ek8mi
      @NajahJama-ek8mi 3 години тому +1

      Waba hurudaa ileen taleefankii hooyo suldaano salax wata Kan wa kiisii hore

    • @ishwaqcabdulle19
      @ishwaqcabdulle19 3 години тому

      ​@@NajahJama-ek8miosee ah saalax muu siiyay!!

    • @NajahJama-ek8mi
      @NajahJama-ek8mi 55 хвилин тому

      ​@@ishwaqcabdulle19 Haa ani mr horaan arkay lkn kanba 14 prmx

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 4 години тому +2

    الدعاء ياودود ياذ العرش المجيد يافعال لماتريد اسئلك بعزك الذي لايرام وبملكك الذي لايضام وبنور وجهك الذي ملا اركان عرشك. ان تكفيني شر .......تذكر حاجتك. اسئل الله العظيم ان يكفينا ويكفيكم الشرور🤲🏻

  • @KiinMohamed-eh7de
    @KiinMohamed-eh7de 4 години тому +12

    Amiira ceyda hbeen danbe 15 pro max gift ahaan usii qof weyn mobel la aan ma'ahan kro 😢❤

    • @MILYAAN_DHAAN
      @MILYAAN_DHAAN 4 години тому +1

      @@KiinMohamed-eh7de 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Faadumo238
      @Faadumo238 3 години тому

      Kan hoyadis hada dhaw u gade maskinka sorry

    • @YuusufMaxamedmaalin
      @YuusufMaxamedmaalin Годину тому

      ​@@Faadumo238war waa Ben kan hoyadis salax aya hesto kan waa kii hore lkn ayda hku sameyo😂

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar 4 години тому +10

    Maskiin😢 sorry Ceyda😞 Hooyo maxaa u sheega u tagn yahy😢waana hadiyadii Hooyadiis 😢Amiira san ma fiicnen inad sameyso😢

  • @FaizoYacqub
    @FaizoYacqub 4 години тому +4

    I love you so much amiira caawa dhaqsiyaa soo dhigtay ummmmmac❤❤❤

  • @user-kb6tc1mc2
    @user-kb6tc1mc2 4 години тому +4

    I’m so very sorry wlHei ceYda inzha alH inU kUu hagaagO rajEynah❤️😊🤲🏽

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna 4 години тому +13

    Ax sorry walahi ceyda 😢 iphone 15 malagaciyaro amiro😢telephone gift eh waye 😭💔🤦

  • @BoosteeyoSamatar
    @BoosteeyoSamatar 3 години тому +2

    Amiirooy barnaamijkii wiilashii funnyga ahaa mohan jestole ahmed waan uxiisnay noo soo celi😂

  • @نانسي2
    @نانسي2 4 години тому +15

    My message to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that I do not have the right to comment on your channel, but as God bears witness, our circumstances are harsh and you forced me to do this, something. Please forgive me. I honor you because you are men. We are women who cannot go out or work like you, my brother. Where are our brothers? Faith in your hearts, we are women of brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity, and giving good tidings to the patient is the greatest hope for what awaits. We want'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '' how much. I called, how many words I spoke, and how hard we are, but there is no life to whom you call. Brother, we are with us. My mother orders us food from the restaurant. Zawidah and today. My mother went. She was crying. She said why is Yami crying? You said, my daughter. I'm asking. God is mine. He consoles me with death. She said it. why. Yami. You claim against us. She said: My daughter, today is a friend. The restaurant. Why? The most beautiful people in terms of people. I ask God, my daughter. God is gathering me. Death alone is a better insect. Who is this foolish and this insignificant? True, true. I am saying this. It diminishes my value and my respect. But, brother. I swear to God that I did not say this, kiss your boots. I was so hungry that my conscience no longer allowed me to let her go and ask us for food. I kiss your boots, brother, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, brother, I kiss your boots, brother. Don't worry about us, brother, even a thousand Yemeni riyals. We can buy us a kilogram of minutes, brother. Have mercy on him. He who is in the show will have mercy on you. He who is in heaven will have mercy on you. Brother. This is my WhatsApp number 00967.738790871. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will refer us as much as he can. May God reward you well. God knows that the owner of the house takes us out in the street between... The rain is due to the rent, see my condition for yourselves I ask you, by God, the Ever-Living, the Ever-Subsisting, to help me, by God the Great, even at night we cannot sleep for fear. We have no mattresses or blankets to keep us warm from the cold. Everything has been drowned by the rain, and we have no one but God. Then you, my brothers, kiss your boots. Do not let me feel disappointed. Help us with whatever you can. Is it satisfactory to you that we We live in this place. We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters. And you offered and helped me as much as you could. May God reward you well =>[[}>] ^][°] €] €] €] €;'!:! ":":'!;,!":";NLRNNLLRTRL] ♡

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 3 години тому +2

    Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤😢

  • @Filsanyuusufcal
    @Filsanyuusufcal 4 години тому +2

    AYYY amiirooy caawa ciyow Aa noo soo dhigtey videoga ❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 4 години тому +26

    Aaway team kii instgram qayaanolayaal tihiin😂😂😂😂

  • @Ĺaylamaxamed-g8q
    @Ĺaylamaxamed-g8q 2 години тому +6

    Amiira israafka ma fiicna hadad lacag haysataan mad ku cayaareysaan imikana ceyda telephone gift ugeey😢

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 2 хвилини тому +1

    Wlley iphone bad kas io maag u jajabinysaan anagana kii ugu horeyy ee shashad weynaha ahaa ban ya allaah ku gadanayy 😢❤

  • @IfrahHassan-go1ni
    @IfrahHassan-go1ni 3 години тому +6

    Ma ficno waxan oo kale caruur ma tihiin laguma kaftamo waxan wiil ki sela yidhi hada 😢😢😢

  • @mahdimahdiyare
    @mahdimahdiyare Годину тому +1

    Wey ugadi karta waxba maha lkn waa gift hooya ukeentay waba dide inad iska dhafte ahayd ceyda!!!! No problem uso same amira

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 4 години тому +8

    Ax sorry hdana mopilka gift hoydiis uaha 😢wxu leyhy hoyo maxa ushega hda ani😭💔

  • @Bishaarodahir
    @Bishaarodahir 4 години тому +7

    Alla ba,ayeey waakadhabey AR miira cadi ma tihid waa ku wataa😭😂😂

  • @JiineyXaji
    @JiineyXaji Годину тому +1

    Amiiro abaayo saas maxaa uyeeshay hada sooraali gili kidibna taleefakiisa usoo sameey

  • @Hibonuura-w4o
    @Hibonuura-w4o 4 години тому +6

    Waaaaaw! Dab iyo holac Amiira boqoradii quruxda ee geyiga Somaliyeed
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Masha allh Dhal qureesh

  • @FadumoMaxamed-i1z
    @FadumoMaxamed-i1z 4 години тому +5

    Habo mcn amiira ❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 4 години тому +11

    Ar amiroyy naag nool tahy se yeshy ceyda waxba ha naxaqin waxan waa game😂😂💃

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada 4 години тому +4

    Ala amiira ceyda miskiin waa rafaadisay cawa 😭lkn asna prank uu kugu sameyay cawa 😭wakala qabtiin macnaha 😂😂😂😂

  • @MasnaUgaas
    @MasnaUgaas Годину тому +2

    Ileen amiira waa doqon wlhi ragganimaa celisay cayda wuu barayay xtaa markuu arkay inayna waxba ka maqlayn wuu aamusay😢

  • @AishaAbdi-t8r
    @AishaAbdi-t8r Годину тому +3

    Mobile yaroo jabay maa San dhan gabadha loogu caynaya kalsooni bay ku jabisay. barina hadaydoonto gaariga ha ka jajabiso kuwan dhexdoodu nama deeqdo

  • @AsmoAbdinuur
    @AsmoAbdinuur 4 години тому +5

    Ani waaye qofka ugu horeeyo

  • @rihanasaleh8110
    @rihanasaleh8110 4 години тому +2

    Ayyy waxaan chllngi wuu dhafee amiiraa qiyanda wankulasocone team nstgrm lee fahmi karaan😂😂 gys amiraa mxad kudhgtihiin hee 1.5 gaarsiga beh❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 години тому +8

    ala video gan baa lasoo waday ileen saalax baa qosol igu dilay snabka Amiira 😂

  • @حواءحسين-ف8ف
    @حواءحسين-ف8ف 3 години тому +6

    Amiro qalad sameysay ina Iska dhaafto ay aheyd wayo Talefonka hadiyad waye OO hooyadiis uso dhibtay ina a rudin o kudhahay ceyda Talefonka mamada kuso xasuusta waa hadiyad ina kadhafto ay aheyd Amiro

  • @xamdimaxamed9531
    @xamdimaxamed9531 Годину тому

    Amiira qalbiga ilaali ceyda oo kale lama helo abyo wn udamqady wall ceyda gift uga dhig mid kale ❤❤❤

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad 4 години тому +10

    amiira qurux ❤caawa waa naga firxisay xilo hore nosodaysay

    • @dalmardaacad10
      @dalmardaacad10 46 хвилин тому

      Qasaraha uma jeedid miya yarisey wad iska hadleysa😢😢😢

    • @HodanMaxamadHodanMaxamad
      @HodanMaxamadHodanMaxamad 21 хвилина тому

      ​@@dalmardaacad10 prank nafta nooga qaaday hadan nahay team amiira isaqana qasaraha ku dhacday lkn waa kanaxay

  • @XaawoMaxamuud-ho1rf
    @XaawoMaxamuud-ho1rf 4 години тому +2

    Ani waaye qofka ugu horeeya😊😊😊😊❤❤

  • @Abdiwaasac25
    @Abdiwaasac25 4 години тому +2

    First comment 🎉hanbalyo

  • @sahrasead4468
    @sahrasead4468 2 години тому +2

    Ala amiiray wax xun samaysay telki wkaa jabay wu xanaaqy wllhi cayda so samee ama 16 kaga rabna team cayda😢😮😂

  • @wariyesandheere1415
    @wariyesandheere1415 7 хвилин тому

    Amiira malmahaan prank ama challenge fiican masameysid ee xishoo

  • @HabsaAhmed-q3k
    @HabsaAhmed-q3k Годину тому +4

    Manta wan qalinjabinayay ee ii hanbalyeeya🎉🎉🎉

    • @NASTEXAAXMADCALI
      @NASTEXAAXMADCALI Годину тому

      Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Amitaaafmoha-k6w
    @Amitaaafmoha-k6w 4 години тому +7

    Teamka loola soo balmay war isiiiya😭😂

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 4 години тому +12

    Amiira baxarka waku wadajirna wa Ina xal radina😂

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 4 години тому +3

    Baxarka muxuu ahaaay miiraaay❤❤❤

  • @idilhaji3265
    @idilhaji3265 Годину тому +1

    Wlhi ceyda wn kanaxay taleefan la’aan lama ahaan karo qalbiga ayaa ixanuunay Amiira wiilka taleefan u gad walow kan ay hooyadii ukeentay 😢😢

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin 4 години тому +9

    Amiiro qurux abyoo please 🙏 😢 ceyda mobile 📱 u keen codsi waaye 🎉🎉

  • @AminoHussein-h5d
    @AminoHussein-h5d 4 години тому +4

    Yes cawa ana ugu horeyo🎉 like 👍 isar😢

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 години тому +3

    Saalax iyo Amiira dhibadanaa 😂Halahaas Amiira Telka ceyda jaakadiisa ku taabatay qaar baa gacanteeda intay moodan dhihi doona ala bilahay ku tuurtay😂 dadka qaarna isma dhahaan horta bal meeshi lasoo dhigay aada saa u aragtaan video ga oo dhamaystiran 7+7 tiktok lee ku sugaan o ka caytamaan

  • @IbrahimmuuseCilmi
    @IbrahimmuuseCilmi 4 години тому +3

    Qofkii ugu horeeyee ee like saaraay ani waaye 😅

  • @SayidcaliMXA
    @SayidcaliMXA 4 години тому +4

    waxaan ciyaar mahin naga dhaafa dad ubaahan adinkana waad isaga ciyaareysin mobel dabaq laga ridaayo waligey maarag😅

    • @SayidcaliMXA
      @SayidcaliMXA Годину тому

      @Aminamohamed2464 waa qararay dee🤣🤣

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna 4 години тому +2

    First to like first to comment first to view wow 🎉😂❤

  • @KarimaNeima
    @KarimaNeima 3 години тому +7

    Amira waa cadi😂haben dambe telfan uu ku xasusto lee uu keen suprise uga dhigs shaxta inta fahantey one like 👍 😂😂😂😂

  • @user-kb6tc1mc2
    @user-kb6tc1mc2 4 години тому +3

    Intii ceYda u cOdeYsyy inaa teLka LaGa tuurO daBaqaH hdaNh sI raXaLe i dawanYh😂😂

  • @نانسي2
    @نانسي2 4 години тому +56

    رسالتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. اني اسال الله يابنتي. انه الله يحشرني. بالموت وحده حشره افضله. من هذا البهدله واهذ الهيني. صحيصح. اني هذا الكلام. ينقص من قدري ومن احترمي. لاكن ياخي. شهدالله اني مانطقت هذا الكلام ابوس جزمتك. من اشده الجوع ماعد ضمير سمحه لي اني اخلي تروح تطلب لنا اكل. اني ابوس جزمتك ياخي واني اسالك بالله العظيم وفي كتاب الالاله ياخي اني ابوس جزمتك ياخي. غير علينا غره ياخي حتي الف ريال يمني نشتري لنا كيوله دقيقه ياخي ارحمنه من في العرض يرحمكم من في السماء ياخي هذا رقمي واتساب+967.738790871 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته الله يجزيكم خير يعلم الله ان صاحب البيت بيخرجنا في الشارع بين الامطار بسبب الاجارشوفو حالتي ب انفسكم اسالكم بالله الحي القيوم تساعدوني والله العضيم حتا في اليل ما نقدر ننام من الخوف لا معنا فرشات ولا بطانيات ندفا بها من البرد كل شي غرق من الامطار وحنا ليس لدينا احد الا الله ثم انتم اخواني ابوس جزمتك لا تردني خايبه ساعدنا بلذي تقدر عليها هل يرضيكم اننا نعيش في هاذي المكان نحنا بنات وليس لدينا احد ابونا توفا بحادث سياره اعتبرونا بناتكم وعرضكم وساعدني يلذي تقدر عليها جزاكم الله خير=>[[}>] ^][°] €] €]/(! "!+'-&&&&)")"!!!؟ } ✓،.،.،.،.،.,..,..@|~@✓✓✓✓@♡♡♤♡♡]>:-)]>:-):-)]\:-):-)]>

  • @Hotocady
    @Hotocady 2 години тому +2

    Amira intad is lahyd ka badi ayad wx halysy😂😂💔

  • @xanaan9003
    @xanaan9003 51 хвилина тому +1

    Amiira cayda rali gali usoo iibi ku cusub abyo🎉❤

  • @Mucaadyare-qh1yb
    @Mucaadyare-qh1yb 3 години тому +2

    Amiiro naxariisteda aa iga gadan sii u dhahyso waxn game wye i 👍

  • @mayaannas7137
    @mayaannas7137 3 години тому +1

    Amiro wilka tel u sogad walahi san ma anfaceeso ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoXasan-q2h
    @SacdiyoXasan-q2h 3 години тому +3

    Amiira wax fican madan sameem😢 sorry 😞 cayda

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 4 години тому +3

    Film Hindi mobil hallaysan noo soo qaadeen 😂. Videoga xiga kadib markaa moblikii ka jabiyay iPhone 16 surprise ugu keenay

  • @IqroabdibaashiIqro
    @IqroabdibaashiIqro 9 хвилин тому

    Amiiro qurux wiilka talefon noogu soogad abaayo been maahhan mcnto 🥺🥺🥺😭

  • @MahdoMuse
    @MahdoMuse 24 хвилини тому

    Team27 girls haduu khilaf sodhexgalay umalen mayee waxan xaqiiqsanayaa aqligii isku hayey iney koko aheeda 😂😂😂😂amiiro qurux wlhy gabdhaan ugu jeclaa 1m saan ugu qeeb qatay wlhy yuotube ugamaqeeb qadan waxan rajeynaa gabdhaan yuotuberada ah inelagudiniran😢

    • @MahdoMuse
      @MahdoMuse 22 хвилини тому

      7+7 jawaab ingama bahni wllo rere comantiga ma ihi ee bishiimaraa wax qoraa igdhac inka inmahadlin😂😂😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 4 години тому +3

    Amira qurux and king ceyda ❤😊

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 50 хвилин тому

    Amira mopilkagana tijabi inu original yahy plz meshi Kaso tuur😂

  • @nasramohamedamin-wl9cv
    @nasramohamedamin-wl9cv 3 години тому +3

    Talefanka wuu halabey kadibna views laga dooonay rer commt update iska dhiga😂

    • @NajahJama-ek8mi
      @NajahJama-ek8mi 3 години тому +2

      Abaayo wuu diiday ayaduu ixtiraamay wllhi amiiro khaladay samaysay wayba dhaa ranaysay soo ma maqlaysid

    • @Iman-321
      @Iman-321 2 години тому

      Tan waa sawiir caadiya wiilkan maskiinka oo ardeyg talefonki hooyadis u kente wey dhafise

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 4 години тому +11

    Ala gift mama suldaano san ma udanbesay sorry ceyda 😢

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed 4 години тому +2

    Alla cayda boobelkisa waa kajabisay one like❤😊

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 4 години тому +1

    🥺😭😭sorry ceydaa Amiro👸🏻sskmaehyn ❤