MAXAA LAGU ARKAY MEYDKII NAS-RLAAHA MARKII LA HELAY XOG CAJIIB AH + WARAR KALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • MAXAA LAGU ARKAY MEYDKII NAS-RLAAHA MARKII LA HELAY XOG CAJIIB AH + WARAR KALE
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #soomaaliya

КОМЕНТАРІ • 53

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  2 години тому +18

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 години тому +5

    Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 Годину тому +3

    M.m.c. waa jeclahy sida xoriyada ah ee uu noogu falanqeeyo waa falanqeeye khabiir ah

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 2 години тому +3

    GUUL ayan urajeyna musliminta dhaman yahuud Eber Allah kadigo

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 2 години тому +4

    WARKA SOO DAAY HBN TV WARAR XAQIIQA AH UGU IMAAW

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u Годину тому +2

    Hangararac lug Uma dhutiyo bay ka dhiigantahay XISBULLAH MASHA-ALLAH

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 Годину тому +2

    QOFKANI SIDUU U WARAMAYAA WA QALAD WAAR OROD SOO BARO SIDA LOO WARAMO ..WAXANI MAAHA WERIYE.. CABDI SALAAN HERARI SOO KIRAYSTA....

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 29 хвилин тому +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa Allaha u Naxaristo Madax wenaha Xissbolla Sheq Xassan NasralaaH iyo Shacabka Lubnan iyo Mujaahidita Xissbolla Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iishoCandiqadir
    @iishoCandiqadir 2 години тому +2

    Iiraan hadeysan sida ugu dhaqsiyaha badan hub xoogan ku siinin xuutiyiinta ayagana waalabeeksan hogaankoda sare hadey hestaanna haridaan inta ey tahay awoododa

  • @iishoCandiqadir
    @iishoCandiqadir 2 години тому +2

    Carabta ayadaa cabsaneyso ma ahee marhore ayuuw balaartay dagaalka

  • @kadhe4382
    @kadhe4382 Годину тому +2

    Maydka maxa lagu arkay maydan nooba sheegine

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Годину тому +2

    Xisbullaah Wey Guuleysan doonan

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 години тому +2

    Thank you so much for your expertise brother Mohamed

  • @MaxamudIsmaacil
    @MaxamudIsmaacil 2 години тому +2

    Xayaysiinta naga yareeya wawliid

  • @MawliidCaliaxmed
    @MawliidCaliaxmed 2 години тому +2

    Allah unaxriisto sh xassen

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Годину тому +1

    Maraykanka.waxa.ka.taliya
    Israaiil.dagaalada.bariga
    Dhexe.iyo.ruushka.iyaaga
    Wada.oo.isteernka.haya

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 2 години тому +2

    Guul.guul.gùl.hbn hbn

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 44 хвилини тому +1

    Mareykanka Iyo hubkisa wax tar malaha aan ka'aheyn in Matida lagu xasuuqo iyo Gaadmo aan loo meel dayen Cabsi darteyd hawada eey hubka Culus duqeymo kufuliyo
    America has lost direction for rejecting all international law providing Israel military latest Mass destruction, he has also lost America foreign policy acted stupid idealogy of hypogracy nd fake promise? Amerca was claimimg being world Super power financialy Civilition Advovating human but this all Colapased after America Military in all over the world in particular the Middle east Somaliya yemen Libya Afaghanistan iraq Suriya central nd western Africa has been defeated by rebels freedom fighters Such the battle In Gaza lebonon nd those performed as most brave faith full with no fear Airstrike of Coward Amerca nd Hybrocate Allied Britain.Natiyahu wil never remain in peace nd America Cannot protect for all those evils behavior,Aqza Mosaue is being protected by Allah.

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x Годину тому

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 11 хвилин тому

    ❤❤❤❤ cadawga islaamka illaahay masiibo haku salido isa soo bahaystay. ❤❤❤❤

  • @Talmoona
    @Talmoona Годину тому

    Walaalayaalow. Maxamed cadde marka Uu hadalka inoo faahfaahinaayo Waxaan dhibsaday. Wariyahaan Aan warka sugeenin maanta dhan wuxuu dhahayaa wayahay please hadhamaysto warka iyo faahfaahinta please jooji deg dega

  • @MohamedGaid-h9k
    @MohamedGaid-h9k Годину тому

    Asc mowlid xaji Aniga waxankashigisanahay madax weynaha iraan muscud woyow usmacil waa lagu dilay iraan sirtana waxay kaimatay iraan lagu dilay shekh xasan

  • @OMARMOHOMAD-ct7ee
    @OMARMOHOMAD-ct7ee 2 години тому

    Xisbulaah inlagumado wamuhiim wayo Xmas intey cududa lahet maxay toos dagalka usogal wayen

  • @Mustafamahamed77
    @Mustafamahamed77 Годину тому

    Asc#HBNonline warar sugan
    isira, iil maxaa laga eeganayaa carabtii mxaa kudhacay meelwalba weerertay maraykankuna wuu kutaageerayaa
    ilaahada waxaan isweydiinayaa xusbulla waxay ugu tudhayso gumaystaha isira, iil
    sidookale iiran meeday

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed Годину тому

    Dhimashada x.n.laah ahn wey soo afjari doonts yuhuuda alle swc nacdaley dhulksna lala Jari doona waaney ka shaleyn

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 2 години тому

    Faransiisku isagaa jaajuusay sarakiisha xusbulaah iyo qalabkoodaba ❤❤❤

  • @mahamedali6516
    @mahamedali6516 Годину тому

    Walee iney hada uun jabkoodu bilawday mar hadii sayid hashimi xillka qabtay

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d Годину тому

    Sun ayay is ticmaashay yuhuudu masiibo allh hakuridee barigii Syria laduyaynayay sun ayay isticmaaleen maraykanka iyo ruushka ayaa isku eeday nayay markaa hadana way is timaaleen ilahay mooye cid laxisaab tamaysa majirto is laamka marhore ayaa la shir qoolay waayo meel kasta saldhig ayay kasamaysteen waxay ku faanayaan wadan hebel cidamada yurub ayaa dagan iyagoo is leh wala idin kaga baqayaa mana oga in dhagar u maleegayaan hadaba arinkan in wax layska waydiiyo ayaaa fiican dal kastaa anuu wadankiisa kadhigin al baab furan waayo maanta lubnaan waxa sidaa ugalay waa reergalbeedka docda u fadhiya col hortii ayaa lajabiyay madaxdii yarabi gaalo dhulkii way fasahaadiyeen dadkii islaamka dhigoodii badhna ayaga ayay isku jabiyeen badhna ayaga ayaa xasuuqaya yaarabi awoodaadu way wayntahay awooda ay muslimkii u sheegteen mid kawayn kuqabo yarabi duufaan kukooban oo natayahu nafta kaqaada siduu naqaska ugu dhajiyay nasra allh u soodir duufaan iyo baylo meeshiisa ku halaaga amiin yaa allh

  • @Daahircabdibare
    @Daahircabdibare 56 хвилин тому +1

    10:03

  • @idiriselmi3215
    @idiriselmi3215 7 хвилин тому

    Waa idin salamay barbaarta gashaaman xayesinta naga soo gabiya please

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u Годину тому

    Asc laba kaadhle yaashi ma la qabqabtay mise Wali hawshu way socotaa??? Noo sheega bal

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u Годину тому

    Sinwaar 2 ayay uu yedhatay Israël waa hogeedi mar haday Yémen faraha la gashay

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 2 години тому

    Hi hbn tv waxan iskudeyaya inaan waxa ka,ifhaahado sababata u xasan nasrala waxan filaya inla adeegsaday neefo suna

  • @Hilal-g1k
    @Hilal-g1k 2 години тому

    Fadlan dicaayadaha wararka salad qeybiya isku oo isku air ah ha usoo deynina mahadsanid.

  • @Faarax-em9ho
    @Faarax-em9ho 2 години тому

    Sucuudiga Hawaiian ayaa loo soo maraya,wahaabiyada ayaa ku badan ,israil la saaxiib ah,waa in laga tirtiraa wahaabiyada

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h Годину тому

    Ma waalantey ninyaw sheekhaa madiguu ku sheekh ahaa cid aan adiga aheyn oo ugu yeedhayaa ma jiree

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 хвилин тому

    Asc mowliid iyo Mohamed wanaagsan

  • @khalishussein1111
    @khalishussein1111 49 хвилин тому

    Waxaa lamarayaa dhamaadkii yuhuud iyo rer halbeedka

  • @cumarqaasin
    @cumarqaasin 31 хвилина тому

    Mowlid wll taager yaashaad ayaan ahy wll ee foon ila gad

  • @Ahmeddiiriyesiyad
    @Ahmeddiiriyesiyad Годину тому

    Allaah haguuleyo mislimiinta dhaman tood

  • @cadlatuuramale5054
    @cadlatuuramale5054 Годину тому

    Iiran daacad kama aha dagaalka ay wadadaan kooxoha iska caabinta

  • @adenoids238
    @adenoids238 23 хвилини тому

    Waarsheekhan waan ku seexanay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 години тому

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @Hussein-b2x8b
    @Hussein-b2x8b 38 хвилин тому

    Ka warama xaalada mw jibouti

  • @cabdisha
    @cabdisha Годину тому

    allha unaxaristo sheekha

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 Годину тому

    Nabarka.fulaha.lagama.kaco

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 2 години тому

    Xisbulah way dayacanta hy

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 Годину тому

    Maxaa lagu arkay maydka

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 Годину тому

    Guuleysta.

  • @dalmardacad
    @dalmardacad 5 хвилин тому

    Asc

  • @dalmardacad
    @dalmardacad 9 хвилин тому

    asc