@@sheymaa77 ax waka xumahay wll niyada khayr u sheeg aniga waxa sameyey ayan ku shegaya wlhi maalin aya ilahey si qalbiyana ano oyaya aan u duceystey ilahow iga dul qaad xanuunkan hooyadeyna waa usheegey marka qofna la wadaag ha aamusnaan illah na bari wll
Ani dhibka i heysto waxkasta walaal waalid iikeeney ma cuni kari wa daadina dadka dhan inay cadow ii yihin umaleyna sixir iyo bilaaya kle maskaxda iigaga jiraan
Anigii wllhi wan dalay sidan dhar udhaqaye anigii isku nadiifinaye saladaha qar sasay iga tagayaan ya allah illahayow iga dulqad siniyada igu so duceya
Waswaas waa i dhibey Alle haka cafiyo ani io intii ila midaba😢
Aamiin wll anba wuu idhibay
Aamiin wll
Ilaahay haynaga kexeeyo dhamaanteenba anba wuu idhibay
Al-Nās biyo ku tufo cab malin kasto sameey ilaa uu waswaska ka dhamaado inshallah
Aamiin aamiin aamiin
Aamin yaarab 😢ani xitaa dhibkaas wuu ihaystaa 😢
Maashaa allah waxbadan ayaan kafaaiiday allaha ku barakeeyo
Aad ba u mahadsanthy wll iso ducey ana waswaaska wa i waali gaadhaya😭😭
Wll ila soo Xariir hadaad Caawimaad guud u Baahantahy 0619764733
wll anigoo iwaalayaa waswaas xal Maa iheesaa
@@sheymaa77 0619764733 igala soo xariiir
@@sheymaa77 ax waka xumahay wll niyada khayr u sheeg aniga waxa sameyey ayan ku shegaya wlhi maalin aya ilahey si qalbiyana ano oyaya aan u duceystey ilahow iga dul qaad xanuunkan hooyadeyna waa usheegey marka qofna la wadaag ha aamusnaan illah na bari wll
Hye abyo mcn qeyr alle hakaa siyaa sidaa ila dareentay lkn ilaa intee ku haayay abyo hadane xaladada oky miyaaa😢❤@@samiira4581
Ani waa idhibey waswask 😢
Aniga dhanka cfimdka ayu iga galay cabsi idishe
Waswaska illahow iga reeb cibadadi oo dhan ayu iga soo xir xiray😭
Aniga caafimaadka ayuu iga galay iso duceeya
Anba wlhi
hada see thy wll
جزاك الله الخير
Wll maxaa iskaga daweya wuu ihayaa wllhi walarafad sanahy😢
Wlhi ano idhibay wawaaska isoduceeya walayaal ino iga igaqado😢😢
Mashaa allaah
Al aniga muxu idhibay waswaasku
Hada sideed ka tahay walaal
Masha.alah
Ani dhibka i heysto waxkasta walaal waalid iikeeney ma cuni kari wa daadina dadka dhan inay cadow ii yihin umaleyna sixir iyo bilaaya kle maskaxda iigaga jiraan
Ani cafimad ki ayu iga galy 😢ilhy haka dul qado intu hyo
Wll hada maroonaty wlhi naftu iikeene😢😢😢
Wll waku la mid ahy Hada side thy
@@MoheshYare waan fcnhy wll alx
@@ayaanabshi4059wll hada see thy
Wll wli sidi han ahy alx
Sheeg waxbarafka kacad haweenkii kamadow inlacuno xaaraan ay tahay inla Cabo xalaal ay tahay ragga 3mar isticmaalo dumarkana halmar isticmaalaan
Anigii wllhi wan dalay sidan dhar udhaqaye anigii isku nadiifinaye saladaha qar sasay iga tagayaan ya allah illahayow iga dulqad siniyada igu so duceya
Rabbi ha ku cafiyo walashey.qofkii garanayo waxad kahadleysid unbaa yaqaan .kusabir
Ana kula mida yarabbi
wll hada sethy
dugsi aan dhigtaa su allaha aad aan walwalaa marki la i weydiyo onlen aan ka dhigtaa
salaadana waa waswasaa markan dukanayo
Ila soo xariiir wll 0619764733
Waswaas aya facey iga reeb 😢😢😢😢
Isku mid hada Maka reesatay😢
@@sheymaa77wll sidee ka noqotay adiga
@@axmedqarmashe10 alxm wll lkn Wali wye
May wll wali😢@@axmedqarmashe10
@@axmedqarmashe10wll hda maroontahay
Mahad sanid
Wll
Nio lambar an kala soo xirino noo sheg
@@MataanKadare 0619764733