Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Xanuunka shakiga dabeecada (Paranoid Personality Disorder)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2022

КОМЕНТАРІ • 32

  • @Shucayb-to6su
    @Shucayb-to6su Місяць тому

    Mahadsanid dr

  • @hooyomacaan6137
    @hooyomacaan6137 Рік тому +5

    Dr Asad please talk to gastritis Erosive mild we somalians have alot of gastritis and hpylori bacteria how to treat

  • @Sadia-35
    @Sadia-35 5 місяців тому +2

    Anigu wax kasto shaki ayaan kaqabaa weliba shakiga negative ah ayaan kaqaaba

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Рік тому +4

    gabar qabta arki jiray xanunkaaan meel kawada shaqeyn jirnay shaki wallahi inay xanuntahay wa arkay ayada lee dhibka abuuraneysa wax dhib lahayn . Markasta waxay dhahdaa meshaan wa la iga nacay iyado cidna haysan .
    Telphoneka markay ku hadleyso way la carartaaa markasta maqaan sababta . Dadkana way isku diri jirtay .

  • @deqosalahaadam5214
    @deqosalahaadam5214 Рік тому

    Dr soo dhameystir shukrn

  • @fardawsoabdullahi8695
    @fardawsoabdullahi8695 Рік тому

    Thanks Dr mental health si guud uga so hadal mhdsnd

  • @Shucayb-to6su
    @Shucayb-to6su Місяць тому

    Asc Dr Asad dahie

  • @maamawadanichanel7653
    @maamawadanichanel7653 Рік тому

    MaashaAllah aadbaan ugu baanahay qaybaha aad ka hadasho

  • @mohamedamal9698
    @mohamedamal9698 Місяць тому

    Kowdi hore xanunkeyga sidaas ayu ku bilawme ila pyschose igu noqday an nafteyda go’yn rabe

  • @shukrimahamud3600
    @shukrimahamud3600 Рік тому

    Thank you for your help

  • @xafsocali2546
    @xafsocali2546 Рік тому

    Mahadsanid Dr

  • @wm9669
    @wm9669 Рік тому +1

    My shaaki was triggered by an event. Before I did not have it.

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 Рік тому +3

    Dr waxaa ku weydiinaa qof markuu ku arko adiga oo rabo in aad salaanto iska kaaa indha tiraaayo ama iska dhigaayo inuu san ku arkin laakiin marar badan aaa aragto inuu kusoo fiirinayo hadana isla markii kaa jeesaanayo hadana horey kasoo fiirinaayo laakin hadaa fiiriyo hadana horey ka jeesanayo laakiin aniga lee igu maqan….. oo xitaa wadada igu agmaro oo isalaamin asiga oo iska dhigaayo inuusan ii jeedin cml dadkaa noocaas cml ayaa arkey. Waxaa nahay rag badanaa meesha hoolka cuntada isku Aragno.

  • @hooyomacaan6137
    @hooyomacaan6137 Рік тому +2

    And why my stomach is growling and too much farting?

  • @drsfaatimailkacas5852
    @drsfaatimailkacas5852 8 місяців тому

    dr pls xanuunka hallucination kasoo hadal ayeeyo ayaa xanuunkaas inuu hyo uga shakuyey

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 Рік тому

    Dr. Waa Kuu Xiisney.Anniga Ardey Ahay Really Cashiro Aad U Wanaagsan Aan Kaa Fa'idaa.

  • @hooyomacaan6137
    @hooyomacaan6137 Рік тому +1

    Please 🙏 talk to gastritis

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm 9 місяців тому

    Sxp Dr iam Dr willing inshll , indeed yr help plz

  • @FarxaanBaashe-os5wg
    @FarxaanBaashe-os5wg Рік тому

    Dr waxan aad ka sheekaynayzo waa wax caqli gal ah zxp

  • @sahrocisman953
    @sahrocisman953 Рік тому +1

    Anaa qaba shaki bdn dadkana inay cadow iyihin bn modin

  • @maxamedali2985
    @maxamedali2985 Рік тому

    Maxa igula talin lahed

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 Рік тому +1

    Waad mahad sanid Dr asad waxaan kaa faa iiday xanuunka deprationka oo ihaya ayaan kaa bartay alle hayga dulqaado

  • @maxamedali2985
    @maxamedali2985 Рік тому

    Sxp Ani depression Wan qaba shakiga said Wan isku arkay qof walba

    • @user-yo8ms8di3m
      @user-yo8ms8di3m Місяць тому

      Ani xitaa debreshinka said igu yahay maanta dhan dhimashaa kafkraa 😢

  • @caruurtaiyocuntada7213
    @caruurtaiyocuntada7213 Рік тому

    Waa isku arkay

  • @LaawanQueen
    @LaawanQueen Рік тому

    Balwada makeni jartaa dr