Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WAXAN 13 SAACADOD U SII SOCDAY DHULKII MADHEEDHKA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2024
  • #somali #travel and #traveler #travelvlog .
    #somaliland #tour #and #tourism #hargeisa #muqdisho #Miholin #jigjiga #bosaso #garowe .
    #berbera #burco .
    #foryou #foryourpage #foryour #fyp #fypシ #2023 #and #2024 .
    #subscribe #share #like .
    ‪@caalinAbyan‬

КОМЕНТАРІ • 90

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan  6 місяців тому +2

    WIXI FARIIN AH HALKAN IGU REEB.
    instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&

  • @waleedworldwide8164
    @waleedworldwide8164 6 місяців тому

    Slm Alaikum brother. New subscriber here. Love to see these beautiful videos from Somaliland. Such a beautiful place. In sha Allah I will visit there soon.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Thanks and welcome brother.

  • @fadumoguleed8825
    @fadumoguleed8825 6 місяців тому

    Maashaa allaah tabaarika raxmaan dalsankii bah ayeeyaday

  • @user-rk7om3ox6k
    @user-rk7om3ox6k 5 місяців тому

    Mnsha Allah tabaarakallah waar wll alle hakubarakeeye qabrigii shekh muxumed walibaad ilawdee sooduub Mnsha Allah waan kaasugaya

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 6 місяців тому +1

    Mashaa allaah dal qurux badan reer shiikh isaxaaq illaahay wuxuu dejiyey dhulka ugu qurux badan illaahay quluubtoodana ha isu furo isaaq❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MAHIIGAAN-571
    @MAHIIGAAN-571 6 місяців тому +1

    Mansha Allah dadka deegaan koow ragan socotodata ahhi waxay istaahilaan in si wayn loo maamuuso Geel iyo Adhiba.Laakiin Caalinow waad dhaaftay tuuladi aan ku dhashay oo ah taw Gaashaamo ku xigta iyo ta wakhtigan xaadirka ah Hooyaday ku nooshahay.
    Wa Ina Nuur Muuse Iyo Dhegadheere oo hooyoday joogto, waxaan rajaynaya in aad soo mari doonto waanan idin salaamaya
    M H
    London

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Mahadsanid wall waa runta in Nur muse maanan tagin markan Gashamo jogay ayay no dhawayd .
      Markan dambana galbeed ayan ka maray gugu marku ino da’ao insha allah kuso dalxisi doona dhaamnten.

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 6 місяців тому

    Mansha Allaah waa dhul qurux badan oo dihin.

  • @user-xt7fq3pr3v
    @user-xt7fq3pr3v 6 місяців тому

    Nice food ,nice place 👌 beautiful juggling

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 6 місяців тому

    Masha Allah ✋❤️

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco 6 місяців тому

    Amazing view sxb 🫡

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 6 місяців тому

    My br keep going

  • @rashiidkhadar4928
    @rashiidkhadar4928 6 місяців тому

    Maasha Allaah Hambalyo saaxiib.

  • @sniperabdilahi7596
    @sniperabdilahi7596 6 місяців тому

    Maanshalaah sxp sare awliyo 🎉

  • @abdiqaniaxmed6703
    @abdiqaniaxmed6703 6 місяців тому

    viva ceelbaxay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 місяців тому

    Balow jabitaan

  • @MAHIIGAAN-571
    @MAHIIGAAN-571 6 місяців тому

    Thanks

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      You are always welcome brother.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

    Maasha-ALLAAH
    Runtii waa dhulkii asalka ahaa ee udgoonka badnaa,deegaanka qofka waqti ku soo qaata Hawo Caafimaad badan,cunto iyo cabitaan caafimaad leh ayuu ka soo helayaa,waxaa rajeenayaa in aan sanadkan 2024-ka aan tago insha-ALLAAH, SXBKay C/qani cismaan hore u soco sxb dhulkii aan ku dhalanay ee Gobolka JARAR Ayaa an xasuustay.❤❤🌷💯

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому +1

      Guga soo diyaar garaw insha allah.

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

      @@caalinAbyan insha-ALLAAH,Waliba diyaar garow ballaadhan

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 6 місяців тому

    Heersare. War. Walaahi. Dalmar. Baadthy.

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 6 місяців тому

    Balow waa jqbitaanka

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Micna kale ma u taqan!

    • @xasanabdi3013
      @xasanabdi3013 6 місяців тому

      @@caalinAbyan micne kale uma aqaan

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

      @@caalinAbyan balaw,baf iyo jabniin,Hebel ama Heblaayo lug ayaa baf tidhi macnaha jabtay,

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому +1

      Balaw ayan nidhi ka waran!
      Aniga iyo hebel aya balaw nidhi.

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

      @@caalinAbyan waanu cararnay ama orodnay sidaasa filayaa inay tahay

  • @ahmedaliyasin7194
    @ahmedaliyasin7194 6 місяців тому

    Ustad aad-ban ku salamay muqalo wacan oo faa'ide leh ayaad soo gudbisa waxan kugu dari dara in aan nalaso wadagtid aqabka reer miigu isticmaalan iyo magacyadooda mahadsanid

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Mahadsanid ‘ inaad uurkayga ka kalluumaysanayso aya la moda.

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 6 місяців тому +1

    Wixi. Waalnaa. Waabcidhidhi. Wax. Ku. Siiyeen. Ana. Wadhanaa. Intaa. Wax. Cunay. Weeyeda. Kahayaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому +1

      Waar khadar waan maqli jiray ma wadhanahanba!

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 6 місяців тому

      @@caalinAbyan Haaheey. Awoowgaybu. Ahaa. Wixii. Liitay. Laanmulaaxay. Laamadoodaan. Wixii. Jilicsanaa. Jeenyalayey. Jawda. Ka. Hayaan

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

    Mohollin,Wadhane,Haro galduur,ceel baxay,xoday iyo in kale oo badan waan Maqlay Lknse waan Arki doonaa, insha-ALLAAH

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому +1

      Goormay kuu qorshaysanty!

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

      @@caalinAbyan Dee guga uunbay ugu wacan tahay waan is raacsandee insha-ALLAAH.

  • @jimcalesiyad7265
    @jimcalesiyad7265 6 місяців тому

    Meeshu ma kamarooyaanbaa😊

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 6 місяців тому

    Midhaha madheedhka adbay ugufiicanyin xubnaha jidha sida jilbaha dhabarka iyo xubnahodhan so advantage kaqaado intadmaraysan gobka iyo caleentisu xata adbay ufiicanyin

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Ma la cunaya mise wa la marinaya !

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 6 місяців тому +1

    Tolow dhulka maxa udiiday geed dheer wayshidanayan ofarahaanay kalabaxay wawaxa roobla’aanta iyo abaara uguwacan inay gaas iskudayan inayshidan weye oy dhirta daayan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому +1

      Dhirti aya la inagu diray.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 6 місяців тому +1

    waa kamarad Cajiib ah oo sawir Qurxan...Fadlan ..Meelkasta oo aad tagto Dadka waxaad ku Waanisaa inay Dhirta Jarin oo Degaanka Ilaliyaan Kamarada iyo Mikrophone uga Faa,iidayso Wacyi galin Waarta Degaank Degaanka Degaanka dhirta,Dhirta...

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 6 місяців тому

      Waar immikay soo baxdaybee, bari dhawayd meeshu Saxare ayay isku baddali gaadhay. Ilaahay baa kasoo gaadhay.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Haye prof insha Allah.

  • @saddammohamed-si5lb
    @saddammohamed-si5lb 6 місяців тому

    aar shimbiraale aad saxiib

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Itilmaam sxb!
      Muxu caaan ku yahya.

    • @saddammohamed-si5lb
      @saddammohamed-si5lb 6 місяців тому

      @@caalinAbyan wuxuu aan kuyahay dhaqank somalidi hore waxaanu kuyaala banka xaguuga barta ugu wcan & dhir cusub oo ladhaho booc

    • @saddammohamed-si5lb
      @saddammohamed-si5lb 6 місяців тому

      @@caalinAbyan waana tuulada howdkaxigta gashaamo xata tuulo uma dhaxayso

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

    😂😂kkkkk Cabdi qani cismaan Camerada ha innagu sasabin 😂😂

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Hhhh haşhaşlı aniga waxba ha ii baryin.

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 6 місяців тому

    Gashaamo ha kaso noqone usi gudub magaladan ku dhashay ee dhagxbuur
    Hadii kale ?
    Aad ban ku salam sxb

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Gaashaamo marki hore ayaan jogay imakana kör aya lo dhaafay ilaa xodayo.

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 5 місяців тому

    Amxaarka ka har isaaqow. Dhulka ciise oromka ha u basaasin:

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 місяців тому

      Muuqaalku kamaba sheekaynayo dhul reer caano doonashadaydii ayaan ka warmay !

  • @abdiazizmohamed7892
    @abdiazizmohamed7892 6 місяців тому

    Sxb marka xigta degmada xaaxi aad

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 6 місяців тому

    Wakaga mahad celineyna dadalkas aad no samesay anago ah shacabka ku xiran chanal kada

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Mahadsanid khadar .
      Channel ka idinkaa iska leh ana waan idinka shaqeeyaa.

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 6 місяців тому +1

    Ulasha waxa ugu adag ugana fiican waa 1. Hareeriga 2. Dhabayga 3. Mareerka

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Ma sidaas ayad ku adkaysaty!

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

      Wadan kala wanaagsanee
      Hareerigii wacnaa iyo
      aad walwaal aragtidee
      yaa wardheer ku soo bara

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

    Woow Anigu Bariiskaas Caano kuma dareen Subag kaliya bes,Caanahana Halkii sharaabka ayaan ku beddeli lahaa❤❤❤ 😂😂

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому +1

      Faddal sheikh so dhawaw Waad nala joogtaaye .

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye 6 місяців тому

    Deegaankan hawdka eed socodka ku gaallaabixisay, ma qaraabo iyo tol ayaa kuu jooga? Mise dalxiis ahaan ayuun baad ku martaa inader?

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye 6 місяців тому

      @caalinAbyan
      Su'aashayda maad fahmin miyaa ?

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 6 місяців тому

    Dhulkii barigii aan yara aan jooji jiray 😂😂😂.
    Moholin. Ceelbaxay. Goosayga .shandarbi 😂😂😂. Waa wareeyay

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 6 місяців тому

    Moholin waxaa,iigu danbaysey 1987

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Ana waxa igu horaysay 2024

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 6 місяців тому

    Alla maxaan adhi kurraacay min mohil-wadhane-ceelbaxay-

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Bal nooga warran deegaanka.

  • @user-vh7do5lp8n
    @user-vh7do5lp8n 6 місяців тому

    Wali jilaalki mu billmin miya dhulku wa greene mise muuqaalku waa mid hore

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Imakan duubay wali safarka boodhkisi aya iga sii muuqda.

    • @user-vh7do5lp8n
      @user-vh7do5lp8n 6 місяців тому

      @@caalinAbyan ilahay haynaga dhigo inshallah kuwa garta nimcada u siiyay kuna shukriya.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 6 місяців тому

    kk Moholin Boowe Berkadayadii ...Kamarada ku Qabo kkk Dal Dhameeye...

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому

      Waad isi shegi lahayd waan soo mari lahaaye

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

    Madheedhka Hawdiyo hadaad tahay
    Hunguri dhubuq Dhuuntaan ku marinlaa.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  6 місяців тому +1

      Cawa adba sawdiga badalay ilayn anad igu haysty maahmaahdaydi (ADHI JIRI DHIGA WAY WADA JIRTA WAYNA KALA JIRTA)

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 6 місяців тому

      @@caalinAbyan Anigu madheedhka xodayo ku yaal aya an ku Qurxinayaa,midda kale Abwaanka inuu sidaa ka dhigo ayey ku wacnayd 😁