Xogta Itobiya oo QM Warqad halis ku ah Somalia u dirtay, Abiye oo Amxaradii Jilbaha qabsaday, TPLF.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 22

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 22 дні тому +3

    Abiy waa ey seentiisa ku wareeganaayo Insha Allah abiy af ayuu hayaa tabar ma haayo sidii eygii dabadiisa ha ku wareegto WALIGOOD HAMI AAN DHAMAAN ILA ADUNKA U DHAMANAYO INSHA ALLAH

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 21 день тому

    Itoobiyo aamin gasho waa warawbe in dadka soomaali ay iska dhiciyaan oo meel uga soo wada jeestaan

  • @Sarta100
    @Sarta100 21 день тому

    Abiye soomaaliyaa iyo masar soo af jaretso duliga. Waalan.😊

  • @Sarta100
    @Sarta100 21 день тому

    Itoobiya ya warkeeda maqlaayo iyadaaba duulaan ku sh geeska afrika weligeed waxay doonto ha worto waaba burcad geeska afrika dab iyo holac ku shadsy abiyee waa dambiile waa in la geeyaa zHaig oo ka maxkamadeeyaa sida charles tailir iyokii serbiga ee xasuuqay bisniya warkiisa yaa maqlaa waa lasyay shucuubta itoobiya waxa gaar laga hayaa duulaanka uu rabo soomaliya iyo jabuuti iyo eratareeya waa dhiig yacab abiye emwaana laga ridaa xukunka sidii kuwii hore warkaa sheegayso nuxur u yeel xabadhi yaa rabo warkooda. Yaa dhageysanaa abiye dhiig yacab.

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 21 день тому

    itoobiya maxaa ka galay somaliya dowladay keensanayso ee heshiiska la geleyso waxba kama gelin.

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 22 дні тому

    Kilinka 5 ISKAGABA CAGTA MADAXA LAGA SAAREY DHANKA HORUMARKA KILINKA 5 hadey tahey waxbarasho iyo horumarna shacabka ayaa keensadey Ethopia waxba lama rabto somalina ma kala jeclo

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 22 дні тому

    WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️ THEN ETHIOPIA DHAGAHA BAYNU KU DHUFANANAA.HADEYNAAN JOOJIN BOOTADADA CAATADA AH 😂😂😂😂

  • @YuusufDheere-s3u
    @YuusufDheere-s3u 21 день тому

    Wariye somali land idorka kadaya wayo waxay shegten oroma iyo abagado uguyeera. Ama xabashi laand uguyera haday somali waynacen kadaya xabashidoda hajogen

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 22 дні тому

    Adan rufyan asaga gumeysi ku jira canjeerada ayuu xabashada la cuna

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 22 дні тому

    Somalia 🇸🇴 case and Ethiopia 🇪🇹 case very different
    Because Palestinian they are fighting for 75 years so
    Ethiopia 🇪🇹 just saying Somalia 🇸🇴 Sea belong to Ethiopia so This is crazy idea

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 22 дні тому

    Aden af uu kuhadlo majiro wayo isagu ha wax u taro dad kiisa wa faiidalaawe dadkiisi cadilay Ku hadla afka Abie sida shiriiga wa wax matare uu ku shaqaysti Abie

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 21 день тому

    War soomaali si wax looga sheego ayaa illaa hadda la garan la'yahay!!! ; war wallahi Waa wax lagu yaaq yaaqsado in Xabishigaan kibirka iyo dhagarta badan ee Abey Axmad la yiraahdo warqdda u direy QM. si uu ku qaato badaha Somalia asagoo ku maceysanaayo oo ku dhadhansanaayo daciifnimada uu ku arkey Soomaali oo ciil iyo nasiib darraba ah khilaaf iyo is naceyb aad u daran iyo dagaal qabiil aan dhamaadba laheyn dhexdooda ka aloolsan ; haddaba soomaali ha ogaato , haddey sidaan ku sii socdaan , in badohooda oo dhan xabashigaan xun ka qaadan doono oo sinnabana ugu hareyn iyo in dhulkooda qeybta ugu weenna uu dalkiisii ku darsan doono sidaasna lagu kala bixi doono jiritaanka qaran la yiraahdo Somalia oo markaas halkaa ay ka bixi doonto , beenna ay noqon doonto ereyadii had iyo jeer ay ku faani jireen kuna heesi jireen : ""SOMALIA SOOMAALI BAA LEH"" .
    War umadow haddaad Somalia adinku aad leedihiin waddanka Xabashi baa ku soo fool leh inuu dagaal ku soo qaado ee gormaad illobeeysaan cadowtinimada iyo colaadda aad isu haysaan xabashidiina waakaa albaaka idinla taagaan handadaadyo inuu dhulkiina ku qaato oo adinkana idin dulleysto ee goormaad u midoobeysaan oo dhulka aad ku dareeysaan illaa iyo Adis Abebana , sidii Aabayaashii ugu racdeeysteen , ugu racdeeysaneeysaan ayadoo la ogyahay iney idinka dad badan yihiin laakiin aad ka dagaalyahansantihiin kana geesisantihiin ????!!!! .

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 22 дні тому

    AADAN FAARAH ISAGA LA HEYSTA HA IS XUREEYO

  • @djaferissie1150
    @djaferissie1150 22 дні тому

    Your title doesn't match.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 16 днів тому

    Waa mudo korodhsi uun ee dagaal maha ethiopia dhulkeeda ha kukalsoonaato

  • @user-bt6jk9ne1z
    @user-bt6jk9ne1z 21 день тому

    Lama dhageysan karo bèntaada ha is qarin calaw shada ayaad u shaqeysa

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 22 дні тому

    Laba dowladood waxey wadaagayaan dowlad sida itoobiya oo kalaa waxba kama bedeli karto

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 21 день тому

    Amxaradu xaarka ha iskatirto walle masar iyosomaliya.wa kuwi khardada way ka tirtri eritereana kugu so maqan.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 22 дні тому

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @ANURJaamac
    @ANURJaamac 21 день тому

    Beenaale afqadhmuun

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 22 дні тому

    War mediyaha ka bax doqonyahow warxumadaada