DEG DEG Qaraxyada Moqdisho, Sirdoono Xalane ka maleega Qaraxyada, & Halis weyn Digniin kale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 16

  • @maxamedcabdi5459
    @maxamedcabdi5459 21 день тому

    Legend Wllhi Waa in la Abaal Mariya Allah ha Unaxariisto iti ku Dhimatay inti Dhawacana Allah ha Caafiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 21 день тому

    ilahayow unaxariiso halyeyga isu dhiga allow cadawga fashil oo argagixisada afkaciida udar aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭🙏

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 21 день тому +1

    Waxaa Madaxweena. Jamhuiriyada soomaali aan leenahay oona ka codsaneenaa sida ugu fudud in aas. Kasaaro Xalene Ameerikaan

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 21 день тому

    Dowlada Waa ogtahay Alshabab xalane dowlada imaaraadka Waa is og yihiin waana isla sheqeeyaan

  • @fatihhassan5020
    @fatihhassan5020 21 день тому +2

    Safaarada Imaaraatka irdaha ha leeyskugu dhufto

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 21 день тому

    Xasan sheikh waa inuu wax uu ka qabto iney ka guuraan dadka waxyeelaaya hadii kale ha is casilo

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 21 день тому

    Imaraadka Carabtu waa kuwa masiibooyinka ka fuuliya dhibaatooyinka Somaliya.
    Bal waxaa wanaagsan in loo fiirsado iyo dabogal si loo oggado waxyaalaha ka jira.

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 21 день тому

    'arinta xalane weey fodotahay in aan ku wareejino Ruushka

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 21 день тому

    Waxaan leenahay dowlada imaaraadka oo cilaaqaadka aan u jarnay xaq uma lah. Soomaali in xarumo guyeelato Xalane mareekan ayaa xakumo mareekan Waa shabaab asigane waxaa xaq looleeyahay in cilaaaqaadga loow jaro ,, Ruushka ayaa xalane amnigeeda sugikaro ruush ayaan amnikeena sukaayo

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f 21 день тому

    Qof.aanu.magaciisa.qarinay.waa.sheeko.
    Beena.waa.macruuf.

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 21 день тому

    Waxaa Madaxweena. Jamhuiriyada soomaali aan leenahay oona ka codsaneenaa sida ugu fudud in aas. Kasaaro Xalene Ameerikaan

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 21 день тому

    Waxaan leenahay dowlada imaaraadka oo cilaaqaadka aan u jarnay xaq uma lah. Soomaali in xarumo guyeelato Xalane mareekan ayaa xakumo mareekan Waa shabaab asigane waxaa xaq looleeyahay in cilaaaqaadga loow jaro ,, Ruushka ayaa xalane amnigeeda sugikaro ruush ayaan amnikeena sukaayo Carabne waxaan leenahay naga leexda