Salaad Darbi oo si toos ah u heesaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Salaad Darbi oo si toos ah u heesaya
    2018
    AStaan Tv 2018

КОМЕНТАРІ • 64

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 5 років тому +14

    Yarka kabanka inta taagersan like ta idhiiba dee salaad derbi viva iyo Cumar serbia

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 4 роки тому +11

    Moowjado iyo dhaqan umadakale baan dhexdabalanay, codkan iyo luuqdan markaan maqlo baan dareemaa waxa aan ahay iyo mesha aan kasoo jeedo, big respect cumar seerbia

  • @abdiibrahimyabarow
    @abdiibrahimyabarow Рік тому +2

    Waw salaad waayo waayo ayuu iso xasuusiyay yaa salaam

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +5

    Waaw gabow ceeb maleh, Ilaah hawsiyaadiyee, waxaanse la yaabay sida uu weli u hayo, ereyada iyo isku-xidhkooda iyo halka uu ka galayo waa caajiib, hadaan indhaha isku qaban lahaana waan garankarayey inay luuqdaasi tahay Salaad Derbi. Waa fanaan qiimo badan leh. Cimri iyo caafimaad baan u rajeynayaa. Mahadsanid Seerbiya iyo kooxdda barnaamijkan oo dhami.

  • @faisoosman4652
    @faisoosman4652 4 роки тому +3

    Good job cumar seerbia, and big respect legend salad darbi, dhaqankeenii baad sonolaysay

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 років тому +8

    Beeni raad ma leh heesta aan ugu jeclahay heesaha Salaad Derbi Allaha xifdiyee.

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 4 роки тому +2

    Allaha xafido Salaad Darbi waa fanaan qaran oo ka tirsanaa kooxdii xooga dalka.

  • @ridwaaniid5231
    @ridwaaniid5231 3 роки тому +2

    Cajiib weeyi codkiisu Rabi cimriga ha Barakeeyee. Aamiin Aamiin

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому +2

    Heesta magacayga ayaan jeclahay salaad maxamed shardi salaad derbi illaahay haku xifdiyo

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 Рік тому +1

    Top Somali singer, song writter and musician who has been in the business for 60 yrs and still loves his profession!
    After 60

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 5 років тому +4

    Fanaan waa kan aad u cod macaan salaad darbi

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +3

    What a sweet voice mashallah

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 5 років тому +4

    Waaaaaaaaaaw 😯 Salaad darbi adigoo kale fanka inuu soomaro sugi mayno xaqiiqdii,

  • @Xog-Maal41
    @Xog-Maal41 3 роки тому +2

    @Cumar Seerbiya wllo xageen ka helaa waraysigan oo dhamaystiran?

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 років тому +2

    Cod wanaagsan baad lahayd laakiin maanta waad gabowday maxamed salaad shardi

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 5 років тому +1

    Marwa dumoron kumasaalo maro maxiratee ishcalaa heestaan waan jeclahay mahadsanid cumar Serbia fan nooleeye

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 років тому +18

    *ala maxaad cod wacan lahayd beri !!*
    *Haday geeri ku dayso gabow ayaan ku daynayn*

  • @jamaalyare5268
    @jamaalyare5268 3 роки тому +2

    Cumar seerbiyoow maxaa dareemee ina adeer markaas aad hor fadhido waaaaaw saad u qanacsanatahybaan aniga ka helay sxb

  • @pysuhayb15
    @pysuhayb15 4 роки тому +1

    Tariikhda faneed ugu wayn aduunka ma idhaa

  • @aadanguray7204
    @aadanguray7204 5 років тому +1

    Salaad darbi faanan qaaliya oo soomaaliyeed
    Cumar serbiya mahadsanid sxb

  • @mohamedabdukadirdirie5813
    @mohamedabdukadirdirie5813 Місяць тому

    Lejand salaad darbi

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 5 років тому +1

    Wow Salaad darbi legend 👏🏻

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 5 років тому +1

    Cumar seerbiya aad ayaad u mahadsantay inaader waxaad tahay soo nooleeyaha bari samaadkii 🙏❤️

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @amiirwalidahir9209
    @amiirwalidahir9209 4 роки тому +3

    @cumar seerbiya iyo akhyaartiina kaleba sxbyaal barnaajim kaas oo dhamays tiran link giisa ma laygu caawin karaa
    Mahadsantihiin

  • @rudwanrudwancabdidool6210
    @rudwanrudwancabdidool6210 6 днів тому

    Wll.cumaroow.aduun.ayaamee.RUUXdaydu.waxay.rabtaa.barashada.kabankaasee.halkeen.ka.heelaa.wll.meel.lagu.gado.iisheeg.adoo.mahasan

  • @shukridini7667
    @shukridini7667 5 років тому +3

    SLAAD MOHAMED SHARDI(DARBI)❤❤

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 роки тому +1

    Waah dhorwaa duqihi 12 weer ka fiican

  • @axmedmursal9444
    @axmedmursal9444 4 роки тому +2

    Cumar barmaamukan xageenkahelayaa sxb

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 5 років тому +2

    Cod macaan 👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿

  • @looyaan323
    @looyaan323 10 місяців тому

    Adeerkey salaad maxamad shardi🙏

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому +1

    Ima ogide waxqan ahayna waan jeclahay

  • @magichashi
    @magichashi 5 років тому

    Fanka soomaaliyeed dadkii soo nooleeyay ee uu waqtigii uu ubaahnaa gacan qabtay inaad ka mid tahay shaki kuma jiro masuul cumar seerbiya mahadi hakaa gaarto wlal qaaliya ah🙏😻

    • @abdrahmandhuule1418
      @abdrahmandhuule1418 4 роки тому

      Imran Hashimi fanan wx maaha abti an ku aqli celiye laxamistayashi somalida dayacan

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 5 років тому

    Cumar serbiya barnamijkaga wa barnamij xiso leh haka dalin bro hore u soco

  • @LabeentaBulshada
    @LabeentaBulshada 5 років тому +2

    Cajiib! Codkiisu isma beddeline cumrigiisaa is beddelay.

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 5 років тому +2

    Barnaamij wanaagsan. Waxa iga talo ah qaybta dhammaadka soo horaysii oo barnaamijka ibo-fur uga dhig.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +1

    Dhowr iyo konton sano baa laga joogaa. Waa lixdamaadkii heesta “Dalmarow”.

  • @abdulleabdullahi4506
    @abdulleabdullahi4506 5 місяців тому

    Great Somali arts. We ❤ you Salaad Darbi.

  • @cumarxaashi1647
    @cumarxaashi1647 5 років тому

    nin culus zalaad derbi wn ku aamin sanahy

  • @abdirisakaabi9145
    @abdirisakaabi9145 5 років тому

    cumar seerbiyo wiil qaran fan nooleeye keep going bro

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 4 роки тому +1

    Heesaha fanaanku halkaan uu in yar naga maqashiiyay waxaa u samayn jiray AUN abwaanada kala ah Sangub , Maxamed Cali Kaariye iyo Cali Gaab.

  • @odaykasheekee6929
    @odaykasheekee6929 4 роки тому

    Axyaa hoobal rag waa ragii hore

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 5 років тому

    Salaad derbi fannaaniintii boqolaalka ahaa ee mid mid ka dhacaa Jirin ayuu innaga la sii joogaa. Eebbe cimriga haw dheereeyo.
    Cumar Seerbiya dadaalka aad galisay fanka waa mid abaal aan guurayn la ga ga hayo saaxiib.

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 роки тому

    Waaw

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 років тому +1

    60kii yaa kuu celiya

  • @kabanle1211
    @kabanle1211 3 роки тому

    Barnaamijkan oo dhamaystiran halkee laga helayaaaa

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 роки тому

    FACEBOOK INTERNETKAYGII TELESOM AYAA HANDARAABTAY WAXAY LDDAHAY MAXAAD U TAAGEERTAY SOMTEL 😆😆😆😆😆😆😆😆👉🏾.

  • @abdullahtamamyare8518
    @abdullahtamamyare8518 5 років тому

    Barnaamijka OO dhamaystiran noosoo geli sxb

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 5 років тому

    Salaadow.istiqfaarta badso ka toobad keen muusgu waa munkar xaqiiqatan

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 4 роки тому +1

      Munkar maaha wll ee wax kastoo laguu sheego ha iska qaadan

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi 2 місяці тому

    Codku gabow ma ciilo ee waa hibo casiisku bixiyo bal arag sida uu ugu heesayo 50 sano ka hor heesa ahaa ayuu sidii kuugu heesayaa

  • @younaniokosto408
    @younaniokosto408 2 роки тому

    HORTA FANANKAN MA REER WAQOOYI BAA MISE WAA REER KOONFURED

  • @gamayare2767
    @gamayare2767 5 років тому

    Seerbi mahad sanid masul fanki ayad naso xasusisa
    Dhintay hada

  • @ismaeljama5869
    @ismaeljama5869 5 років тому +1

    Xiisaha aan u qabo inaan daawado Barnaamijka oo dhammaystiran waata halkan igu khasabtay inaan kusoo noqnoqdo. Cumaroow, barnaamijkaas soo dedaji.

    • @yaasircarab8568
      @yaasircarab8568 5 років тому

      Salad darbi fanan aan jeclahay hasahiisa