Morning Routine Somali Village Life || NOLSHA CAADIGA AH EE XAFADAHA SOMALIDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 236

  • @samsamxuseen6233
    @samsamxuseen6233 2 роки тому +6

    Haween hore aroos kuugu arke wlh farxad waa aaamini weey mcnto waa kutageraaa keep goin😘😘😘

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 2 роки тому +3

    Masha allaah tabarakallaah allaahumma baarik walasheey macaanto waa nolal macaan badan ilahay ha xifdiyo dhamaan dadkeena quruxda badan iyo dalkeenaba, ilahayna nabad hanoogà

  • @nanaelmi1981
    @nanaelmi1981 2 роки тому +5

    Masha Allah the only girl I love in social media 😍sababta ma ogtahy Somalia mar hore igu dambese so wa iso xasusisa 😊

  • @aakashvakhare3134
    @aakashvakhare3134 2 роки тому +20

    Amazing love from India 🇮🇳

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +5

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔💔

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 роки тому +1

    Wayo waayo ayaad naso xasuusisay xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha beerka iyo canjerada isku dhuuq waaye qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work qaaliyeey.

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 2 роки тому +1

    Oo xamar wali ma shan iyo kun shilin baa laga waataa? Inay hooyadii soomaliya tahay bay cadayn u tahay Mashaa allaah

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 2 роки тому +7

    Masha Allah Qofka Kaliya Ee Soo Bandhigo Dhaqankena Quruxda Badan Gacan Dahab Noolow Mcney 😘❤

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 роки тому +4

    Excellent abayo qurux then me waxan so dhigay video morning routine so dawada inshallah

  • @Abdullahidahir743
    @Abdullahidahir743 2 роки тому +19

    Beautiful life❤

  • @caaishasaney1622
    @caaishasaney1622 2 роки тому +2

    Masha Allah

  • @kaltuunismail2539
    @kaltuunismail2539 2 роки тому +6

    Jecliyaa muuqaaladaad guriga kusoo duubtid masha allah qurux iyo badh😍😍😍

  • @michelleongoro5495
    @michelleongoro5495 11 місяців тому

    Love from nairobi,kenya

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Рік тому

    Maasha Allaah

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 2 роки тому +4

    Barnamijkan wan u xiisay abayo no so badi insha Allah wadna ku mahadsantahay sida noku so deyneysid muuqaladan quruxbada badan ❤️❤️😘😘😘😘👍👍🙏🙏

  • @balqisadan2240
    @balqisadan2240 2 роки тому +2

    Omg I really love village than city enjoy the natural things no stress omg u live my life immense as I want qeer wacan😆😆

  • @alxajiabdalle3584
    @alxajiabdalle3584 Рік тому

    Mnshlh ismahan dahir keep going

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 2 роки тому +2

    Whi dhaqankeenu waa dhaqan aad u qurux badan keep going sister

  • @caaqilcalixasan6376
    @caaqilcalixasan6376 2 роки тому +5

    Ma fahanten😁 I like it wlhi

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo 2 роки тому

    Ismhan dahir masha allh daqankena aad baan ugu helay

  • @maashaallahmacalim2820
    @maashaallahmacalim2820 2 роки тому +1

    Maasha allaah boqorada wadaniyada dadka kale
    Adiga aya ka wataa
    Waayo wadaniyad dhab ah ayaa tahayee quruuxda wadaniyada hawaarto 💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdullahiadan693
    @abdullahiadan693 2 роки тому +2

    Mansha Allah

  • @fadumaali5361
    @fadumaali5361 2 роки тому +1

    Masha allaah

  • @atiqaked838
    @atiqaked838 2 роки тому +1

    رمضان كریم. تحیاتی من الجزاٸر

  • @nasrashariifofficial2941
    @nasrashariifofficial2941 2 роки тому +2

    Woow ,Masha Allah

  • @abdiayanle3354
    @abdiayanle3354 2 роки тому

    noloshii dhanta ahayd ku jirtaa.tageradayda adaa leh hore u soco wll

  • @hamdiaalia7596
    @hamdiaalia7596 2 роки тому +4

    Mansha allah waxkasta health and fresh 😍

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 2 роки тому +1

    MashaAllaah tabaarakaAllaah

  • @lulitaali6646
    @lulitaali6646 2 роки тому +2

    Insha alaah wan kuso radin dona markan imado muqdisho 😍😍👂👂👌✍️💯💯💯💯💯✅✅✅❤️❤️❤️🌹🌹🌹💝💝💝

  • @abdullahiadan693
    @abdullahiadan693 2 роки тому +3

    Keep going abayo mcn

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 роки тому +2

    Mnsha allah ismahan daahir sida u tidhaa ayaan ka hela ,mnsha allah muuqaladan kle waa top weye normal life cidii aasastay no so sheeg
    Caqligoo qof ah buu ahaa woooow

  • @hamdihajji2745
    @hamdihajji2745 2 роки тому +1

    Allah ha ku xafido mcnye

  • @armes4189
    @armes4189 Рік тому

    Masha Allah waxaa na tusisaa quruxda wadankeena taalo. Videowgaaga aad ayaan uga helaa waadna ku mahadsantahay.

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 роки тому +1

    guuleeso cousin

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 2 роки тому +3

    Mashaallah xasus wacan Gdahab Guleyso 🙏🙏🙏

  • @zahrodauud5411
    @zahrodauud5411 2 роки тому

    Masha Allah mcto

  • @abdiasisahmed5842
    @abdiasisahmed5842 2 роки тому +2

    M.allah beautiful life and our culture is very amazing

  • @farxiyowadani1988
    @farxiyowadani1988 2 роки тому

    Masha Allah Allah idin dhowro abyo adiga iyo rerkiina hosayi u soco Insha Allah 1m Ayan kuu rajeynaya

  • @alxajiabdalle3584
    @alxajiabdalle3584 Рік тому

    Soo baadi morning routine sister

  • @zoomin5891
    @zoomin5891 2 роки тому +3

    Masha allah 🥀🥀🥀🥰🥰

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 2 роки тому

    Yasalaam masha alaah axsan muqaal cadeska wax yara dhahde jumlo usi wadata wa kufarax sanahay ina ad solawato guuleso isma han cafimad kucuna wawa cunte alow ku dawe

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 Рік тому +1

    Geedkan suxuus aad u wayn ayuu igu leeyahay abeed ayaan ku dheeli jiray

  • @nasrishariif2572
    @nasrishariif2572 2 роки тому +2

    Mnshallah keep going my dear sister hormar wacan my dear sister 🥰🥰🥰

  • @Xaliimo-sd5gp
    @Xaliimo-sd5gp Рік тому

    Masha allah hooyo nolosha aduunka ifka hibo ku nolaw aqiro jano

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 2 роки тому +1

    Waaw mashallah

  • @waryaaqadaro8473
    @waryaaqadaro8473 2 роки тому +2

    Wow what avideo ❤❤keep going queen👸

  • @axmedxasan2055
    @axmedxasan2055 2 роки тому

    Best camera women in somalia gacan dahab illahey ima dilo Adoo sawir iga qaadin 🥰

  • @fartunhusseinmohamed4630
    @fartunhusseinmohamed4630 2 роки тому

    Masha allaha xasus

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 Рік тому

    Wsc sister masha Allah ismahan daahir ganey 🌹🥰❣

  • @safia8206
    @safia8206 2 роки тому

    ala maxan so maray nolosha inta maalinka la karsanaya la doonanaya jawi macan ari fresh yummy beerka ka hadal maleh 😋😋😋

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 роки тому

    Allow gabar ii roon ii sahal diin iyo akhlaaq iyo qurux full ka ah

  • @omersaed9021
    @omersaed9021 2 роки тому +5

    Beautiful ❤

  • @asadsom324
    @asadsom324 2 роки тому

    Neefkaan ariga ah eed cadeyska ka qaadanaysid caafimaad ahaan uma muuqdo neef caafimaad qaba. Teeda kale anaga ari cadka ayaa cadeyska laga samaysan jiray laakiin ari carbeed caanihiisa inta badan dadka maba cabi jirin. Caanahaas in la filtareeyo oo process soo maraan ay ku fiicnaayeen khatar waaye

  • @sacidoxeydar103
    @sacidoxeydar103 2 роки тому

    M.a
    Allaha ku xfdo in badan
    Keep going queen ismahan

  • @aliahmed5824
    @aliahmed5824 2 роки тому

    Manshaallaah mahadsanid ismahaan

  • @zaddamsalad4113
    @zaddamsalad4113 Рік тому

    Soo badi huno

  • @iqrosaalax2266
    @iqrosaalax2266 2 роки тому

    Masha alah walashey qali gabadha habaryatey yurub

  • @zamiyazidra4063
    @zamiyazidra4063 2 роки тому +1

    Msha allh dhaqankeena bauntiful life❤

  • @jamalmohamed4911
    @jamalmohamed4911 2 роки тому

    Msha Allah old is a gold runti ismahan xasus nagalise 💕👏👏

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 2 роки тому

    Masha allh muuqaal qurux bdn ismahaaney

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 2 роки тому

    Masha allh wlhi nolol hesata kabasar shan boqol aaa iyo toon suubis ah
    Anga 0.1 dire 4 kun cml waye kabasar iyo 3 xpo toon yar yar lcg somli goorma mogu danbesay

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 роки тому

    Masha allh ismahan gacan dahab intee aaday waan ku waaye ❤️♥️💜💜♥️❤️

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 2 роки тому

    Msha alllah wa video qurux bdn

  • @anisamoalim2078
    @anisamoalim2078 2 роки тому

    Ismahane bis waye ani inaa sonka kuso anfuro waye saa ucayilo ilhy gacantada haku barakeeyo mcny🥰🥺🥰🥰✌️

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому

    Maasha alaah

  • @nazriinhussein7092
    @nazriinhussein7092 2 роки тому +2

    M.a queen❤👑

  • @indhouroon5204
    @indhouroon5204 2 роки тому

    Alla hoyoy meshas geeedka markan iskuulka ka iimadoo ayan fulijirey malin imadhafijirin xasuus wana uxiiisey ilen ma oogenee dariiis eheen

  • @shaficiabdulahi
    @shaficiabdulahi 2 роки тому

    Masha allah

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 2 роки тому +2

    Beautiful 😻 MashaAllah

  • @yasmiinsaciid4569
    @yasmiinsaciid4569 2 роки тому

    MashaAllah abyo waa wax aad uqurux bdn horey usoco abyo

  • @sucaadadam7133
    @sucaadadam7133 2 роки тому

    Village waa tuulo maaha xaafad adigoo raali ah

  • @hamdiharako8961
    @hamdiharako8961 Рік тому

    Allayeey amaan ooyaa macan badanaaa 🥰 wlhi qalbiga ka dareenoya jawigaan

  • @ahmadkaynan4163
    @ahmadkaynan4163 2 роки тому

    Ilahay faraha hakuubarakeeyo
    Faradahab
    From adis abao

  • @hgy1293
    @hgy1293 2 роки тому

    Xappti ramadaanta noo soo samey 😊♥️

  • @nasraelmi6970
    @nasraelmi6970 2 роки тому

    i was like "Rida waxbo kumayaalaane siidaa"😂🤣🤣

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 роки тому +2

    Manzha allah barbilawga vedio ka helay alle gacanta hakuu barakeeyo wllshy keep going sister ❤ 👍🏻

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 роки тому +1

    *GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa'

  • @abdikafarhussein9298
    @abdikafarhussein9298 2 роки тому +1

    M.a i like 👍 the way you record your videos i wish i can be able to meet you a day insha Allah

  • @naimaabdirahman3728
    @naimaabdirahman3728 2 роки тому

    Masha Allah
    Ismahan

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 2 роки тому

    Asalaamu calaykum maashaa,Allaah quruxeey waad mahadsan tahay sida cajiibka, ah ood u duubtay waan ka helay ✌️

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy 2 роки тому

    Masha alah

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 2 роки тому

    Abaayo xafadan xafade waaye celasha wanjogaaye ii so jawaab mcnto

  • @daacadxasan8173
    @daacadxasan8173 2 роки тому

    Waaw m.a my sis gcn dhb wanku wataa keep going

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 роки тому

    Mash Allah wllo

  • @armaanmk1377
    @armaanmk1377 2 роки тому

    Waa iska sidaan Marka guriga hooyadaa kasoo kacdid waa iska sidaan camal ayaa loo qurux badanyahay sister Ismahaan 🥰❤️‍🩹🖤good job sister

  • @Najmaaliahmed
    @Najmaaliahmed 2 роки тому

    M.a routine guriga hooyo aad ad ayey q
    U qurux bdnyhn nolol fcn iyo dhaqasho dheeli tiran alle haxafido hoyoyinken🤲🤲🥰

  • @qaliabdukadir2951
    @qaliabdukadir2951 2 роки тому

    Masha Allaah

  • @fatimaomar5399
    @fatimaomar5399 2 роки тому

    Mashallh abayo noosoo badi wan jecelahay waxad sooduubto qurx weeyan Allah kuxafido

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 роки тому

    Masha allah xasus

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 Рік тому

    Beerka geela ileyn waa meadow long time ayaa iigu danbeysey

  • @shihaabshb9017
    @shihaabshb9017 2 роки тому

    M.a allh wllshey sharaf badan

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 2 роки тому

    Abaayo ismahaaneey walac baan ahay beerkaas waanku walcay runtiii😀ilaahow kuu daawee🤲🤲🤲

  • @fali2695
    @fali2695 2 роки тому

    Mash Allah

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 2 роки тому

    Masha Allah mey sisters hormar wacan maanta ayaa janalkaaga iiku horaydo 🙋‍♂️🙏

  • @faizohusen2074
    @faizohusen2074 2 роки тому

    Mashallah dhirii hamiin weyn baa itahai

  • @luandaangola7527
    @luandaangola7527 2 роки тому

    mash allh quruxdii qofa

  • @mohamedyarechannel1266
    @mohamedyarechannel1266 2 роки тому

    Hore u soco sister

  • @abdirahmanshafi5075
    @abdirahmanshafi5075 2 роки тому +1

    Asc abayo wan Ku salamay man sha Allah

  • @kaledelmialaahi90
    @kaledelmialaahi90 2 роки тому

    Dadka magalada kunool usheeg wali anagu tuladi ayaan kunoolnahey
    Masha Allah Allaha kuguuleyo

  • @hafsahassan5147
    @hafsahassan5147 2 роки тому +4

    Waw m.a gabadhedhii oo na nacday normal life somalida ramadan celasha noosoosamey habo