HOYO SOMALIYED MORNING ROUTINE ✨

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 124

  • @hamdamohmoud5649
    @hamdamohmoud5649 2 роки тому +10

    Masha Allah afnanteena🖤

  • @nasranur7037
    @nasranur7037 2 роки тому +8

    Mashallah dhiira galisadeenaa thy ilaahey haku barakeeyo adi iyo gabadhaada yar farxad ku noolaada 😍❤

  • @hawaaahmed8012
    @hawaaahmed8012 2 роки тому +5

    Asc Abayo, why don’t you share the skin care products you use in the description box. That would be helpful for a lot of us. Jazakallahu qeyr🙏👍

  • @helaalchannel6677
    @helaalchannel6677 2 роки тому +4

    Masha Allah karti badan filked ka roon 👑

  • @rowda318
    @rowda318 2 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @naemoos
    @naemoos 2 роки тому +3

    masha allah alahuma barek dear noso badi insha all❤

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 2 роки тому +4

    May Allah bless you and your family Inshallah

  • @munamadar9513
    @munamadar9513 2 роки тому +9

    mashaAllah wlhi gabadhan ad ba uga helay life style keda keep going sister 🥰

  • @fadumohassan5715
    @fadumohassan5715 2 роки тому +1

    Maa shaa Allah beautiful home.

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 роки тому +2

    Maasha Alaah Abaayo

  • @hodomohamed8605
    @hodomohamed8605 2 роки тому +4

    Masha Allah, gabadh dhamaystiran ayaad tahay.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Рік тому +1

    Dumaro:
    1-ayaa gabdhaha jacayla ku beera?Nimanka
    2-ayaa marba midu la jogo yidha adaan adunka kugu jeclahay yidha?Nimanka
    3-ayaa qalbiga dumarka jabiya?Nimanka
    4-ayaa marba mid meheriya?Nimanka
    5-ayaa marba gabadh furaya?Nimanka
    6- ayaa gabdhaha isku diraya? Nimanka
    7-ayaa dumarka jacaylka kaga baxa? Nimanka
    8-ayaa masuliyada iska leh?
    9-ayaa Allah kala xisabtamayaa?Nimanka
    Haday sidas tahay. Maxay dumarku Nimanka caruur am xayawaan la kaxaysan karo iga so qadan?Dhibata qofka ka masuulka ah maxaynu uga dhigna caruur?

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 роки тому +1

    Masha allah❤

  • @naima745-k7h
    @naima745-k7h 2 роки тому

    Masha Allah

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 2 роки тому +1

    Masha Allah afnan❤️

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 2 роки тому +1

    Masha allah 👑 ❤ ♥

  • @mamohooyo3115
    @mamohooyo3115 2 роки тому +2

    Nosobadi qaliyey routine 😍😘

  • @ayanahmedniman7309
    @ayanahmedniman7309 2 роки тому

    Mashallah

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 2 роки тому

    masha allah❤

  • @muhiiinasii9789
    @muhiiinasii9789 2 роки тому +1

    Mshallh jzkllh baraklh afnaaney🤩❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 роки тому

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created a

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 2 роки тому

    Masha Allah Afnan🥰

  • @uniquezara3592
    @uniquezara3592 Рік тому

    Afternoon routing soo samee hpptt plz

  • @Idildeeqa8
    @Idildeeqa8 2 роки тому

    Mansha’Allah ❤

  • @Somalibarbie1
    @Somalibarbie1 2 роки тому +3

    Masha allah abayo your home is beautiful decorated I just want to say that you should get your daughter a normal bed 🛌 kids grow out of crib's after the age of 3years insha allah and nice videos

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  2 роки тому +4

      Abayo she never sleeps on her bed, she always sleeps with me but I have her bed as protection on the other side so she doesn’t fall 😊

    • @Somalibarbie1
      @Somalibarbie1 2 роки тому +1

      @@afnanadan3755 Oh! okay macanto thanks for replying to my message I know somali moms are the best whli allah nodayo carurtana iyo walidaknaba insha allah🥰

  • @suhuurmusdhaf1372
    @suhuurmusdhaf1372 2 роки тому

    Mansha Allah 🥰

  • @suaa9825
    @suaa9825 8 місяців тому

    abaayo i need to tell you heesta ma ficnoo. dambi and heleesa dadka video gaan fiirsto, also gacmahaatha qarso:))

  • @Dark-gq3tf
    @Dark-gq3tf 2 роки тому

    Soo beautiful in and out❤❤😻

  • @toptimegamer4809
    @toptimegamer4809 2 роки тому

    Mansha alh jätte fin

  • @aminaali5724
    @aminaali5724 Рік тому

    Masha Allah afnan qurux❤
    😊

  • @naimaapdirashiid7170
    @naimaapdirashiid7170 2 роки тому

    Wcs, mashallah wll alle dartii ban kuu jeclahy alle haku xiftiyo wll Mcn

  • @hamdahasan6074
    @hamdahasan6074 Рік тому

    masha Allh wn ku jecelhy huno ❤😊

  • @hamdishire9272
    @hamdishire9272 Рік тому

    Salaan sare walaashey qaali 👋👋❤️💖💖

  • @samaaraa225
    @samaaraa225 2 роки тому

    Masha allh

  • @asamaaliabdullahi9939
    @asamaaliabdullahi9939 Рік тому

    M.a beautiful family

  • @Xamda763
    @Xamda763 2 роки тому

    Mansha alah

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 Рік тому

    Tiktok magacee ku soo gashaa?????

  • @sadiyomohamed8796
    @sadiyomohamed8796 2 роки тому

    My love cibadada qaari. Waa waxa kaliya ee laqariyo waxe kala dhexesa adiga iyo Rabigaa

  • @bahgaa.1676
    @bahgaa.1676 2 роки тому

    Allah Bless ur life hunno❤Nolol Sas ha O Degan Anagana Alle hana siYo❤

  • @QaalidaMacaan
    @QaalidaMacaan 5 місяців тому

    aunt you living room is good

  • @cheese9865
    @cheese9865 2 роки тому

    Hey sis!
    What do you film with your phone? Or camera??

  • @aniitadaahir4698
    @aniitadaahir4698 2 роки тому

    Apyoh noo soo badi ♥️😍

  • @Yujii-m8y
    @Yujii-m8y 2 роки тому +2

    I love your baati collection 😍 where do you buy them

  • @raxmaaaxmed9768
    @raxmaaaxmed9768 Рік тому

    AbaaYo qisa dada gormaa bilabe oo sogalinee

  • @ayaanmaxamud6024
    @ayaanmaxamud6024 2 роки тому

    Woow gabadh adag🥰❤

  • @rahma-skincare
    @rahma-skincare 2 роки тому

    Masha allah abayo ilahey haku xafido adiga iyo Ayman
    yer ❤

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 роки тому

    Mashaa Allah Olle henrikson aniga qaaligiisa iyo waa ii shaqeyn waayay lkn Creemada iyo Serum yada waa muhiim

  • @karriemasalaat6267
    @karriemasalaat6267 2 роки тому

    Abayo aani waxaan ahay face dry and oil ee maxaan isticmal pls iso jawab 🙏

  • @lindalulu1386
    @lindalulu1386 2 роки тому

    Waa waqtige abyo aad tukaanyoso salatul layl miya 😘

  • @zundusmoha7976
    @zundusmoha7976 2 роки тому +3

    Sis markaa sujuudeyso jilbaha dhulka hor dhig kadip gacmaha ku xeji sidaas ayaa sax

  • @miscaisha9837
    @miscaisha9837 2 роки тому +1

    Wamahadsantahay. Abayo

  • @ikraandheman3320
    @ikraandheman3320 2 роки тому +2

    Masha Allah ❤️ abayo nosoobadi rotinkaga

  • @shukraan9896
    @shukraan9896 2 роки тому +1

    M.a mcney ❤️

  • @fardowsaisaack6184
    @fardowsaisaack6184 2 роки тому

    Thanks

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 роки тому

    Horay usoco wllshy qaali farxad knlow

  • @caisho5560
    @caisho5560 Рік тому

    Abaayo intee ku nooshahay afnan

  • @keyfmuse4638
    @keyfmuse4638 2 роки тому

    Waa ku xiisnaye xageh ka dhacdaye noo solabo qali

  • @aaminoaamino7284
    @aaminoaamino7284 2 роки тому

    M.a hory u soco macnto

  • @marianahmed7613
    @marianahmed7613 2 роки тому +3

    ManshaAllah abayo routinekaga nosobadi

  • @arrojanno5341
    @arrojanno5341 2 роки тому

    M.A macaney 🥰🦋♥️💯

  • @mariarashiid9936
    @mariarashiid9936 2 роки тому

    🥰🥰🥰

  • @azmodhohl8959
    @azmodhohl8959 2 роки тому

    Qarso wll tahajudkaga acmasha waxa ugu fican ta la qariyo

  • @ednamahadjamac7728
    @ednamahadjamac7728 2 роки тому

    Gabdha aanjeclahay 😍😍❤️

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 2 роки тому +1

    Abayo marka tukaneysid ha isduubin kaliyah saliga duuub adigoo foorarsanayo iney Niman ku arkan maficna midakale marka tukaneysid plz garka qarso garka iyo jirka kale wa isku mid dadkana iney qariyan badankoda Kuma baraarugsana plz garka qariya hablo💯🥰

    • @qalbiuroon8529
      @qalbiuroon8529 Рік тому +2

      Lkn abayo garka wajiga ayuu kamidyahay labada gamcod iyo wajiga maha inana qasab laqariyo

  • @sundusarashid6266
    @sundusarashid6266 2 роки тому +2

    manshaallh afnan u my role model.

  • @hassankamal9494
    @hassankamal9494 2 роки тому +9

    Abayo macan taajid waxa la dhugtaa Ramadan kii waxaa la dhahaaa salaatull leeyl abayo

    • @umusafabeuty8358
      @umusafabeuty8358 2 роки тому

      Ramadan kaliya lama tukadao abaayo way fiicanthay mar walba in la tukado wana suno wanaagsan allha nawaafajiyo dhamaanteen

    • @sakinahss3237
      @sakinahss3237 2 роки тому

      I think she means duha. The one we pray in the morning

    • @hassankamal9494
      @hassankamal9494 2 роки тому +2

      Maya abayayal magaca kasaxaaye ookaliya wan ogahay in ladugto salaatull leeyl io bo taajid

  • @shukriahmed3186
    @shukriahmed3186 2 роки тому +1

    abayo cidiyaha iska gur

  • @meryemel1345
    @meryemel1345 8 місяців тому

    Comeee backkk

  • @aziyaaragsanshyuusuf5654
    @aziyaaragsanshyuusuf5654 2 роки тому

    keeping going sis

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 2 роки тому

    can you tellme waxad sarirta madaxdeda kuu ifinaaya

  • @QaalidaMacaan
    @QaalidaMacaan 5 місяців тому

    Hi aunt

  • @najmageenyo1133
    @najmageenyo1133 2 роки тому

    🥰♥️

  • @Olivia55666
    @Olivia55666 Рік тому

    suufka wajiga lagu tirtiro magaciis abyo

  • @sarshhassan6323
    @sarshhassan6323 2 роки тому

    ASC wallao can u send the pictures wat u are using

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 роки тому

    ❤❤

  • @toptimegamer4809
    @toptimegamer4809 2 роки тому

    Xbbti vart har du köpt xaqiinka qali

  • @hanisaacid8392
    @hanisaacid8392 2 роки тому +1

    Abayo Mcn please noso badi routines ka wayo dhiri galin ban ka helaa please

  • @rahmaali1083
    @rahmaali1083 2 роки тому +2

    M.a sister qali

  • @som1
    @som1 2 роки тому +1

    pls aoodubillah musica naga Jooji waa haram

  • @rayaancabdullaahimaxamuud628
    @rayaancabdullaahimaxamuud628 2 роки тому

    ❤❤😍

  • @ribax314
    @ribax314 2 роки тому

    Abayo intixamka lagu mariyay Miya bilod Aya ku jirtay Abayo Adigo rali Ah

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 роки тому

    Cidiyahann alle lalama hor tago indr

  • @asmanuura9531
    @asmanuura9531 2 роки тому

    Maasha allah sis allah haku xifdiyo

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 2 роки тому

    Xaaqinka magaciis abaayo

  • @nasra4658
    @nasra4658 2 роки тому +1

    Qof cidiyo uxiranyihiin waysadiisa saxmaysaa horta walalayaal? PLZ iisoo jawaaba

    • @najuuomar7096
      @najuuomar7096 2 роки тому

      Abaayo weeso qaado ka dib xero waad ku tukan kartaa lkn kuwa week la xernaanayo hadey yihiin malagu tukan karo swbtoo ah weesada waxaa loo bahanyahay inay cidiyahaaga gaarto marka waa sidaas abaayo

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 роки тому

      @@najuuomar7096 walal subscribe isaar

    • @zeinabh.s3735
      @zeinabh.s3735 2 роки тому

      Wayso ma qabo qofkaas Walaashay .illahay xaqa inagu simo

    • @ayaanahmed8737
      @ayaanahmed8737 2 роки тому

      @@zeinabh.s3735 noo SIS waxa jiro kuwa Fudud oo Shein laga helo yacni waa iska fujina waqtina uma baaho
      After Weesada xiran kartaa

  • @ibtizam984
    @ibtizam984 2 роки тому +1

    Wll salaada markad tukanayso eed sujuudayso jilbahaagu ha horeeyaan qacmuhuna ha danbeeyan

  • @ednamohaa9081
    @ednamohaa9081 2 роки тому

    M a❤❤

  • @zakiyafarhan2895
    @zakiyafarhan2895 2 роки тому

    Afnan away qisadii abyo

  • @Haponindhodeero
    @Haponindhodeero Рік тому

    Afnan routine cusub noso duub

  • @axadoqabow8476
    @axadoqabow8476 2 роки тому +1

    Morning routine noo soo badi

  • @nuuriyaahmed5290
    @nuuriyaahmed5290 2 роки тому

    Yaa ka dubyay

  • @amiiraqurux1589
    @amiiraqurux1589 2 роки тому

    Abaayo markaad tukaneyso sankana dhulka dhig

  • @umuzeyd
    @umuzeyd 2 роки тому

    5:40 iskoobe

    • @rihaamahmed5202
      @rihaamahmed5202 Рік тому

      Iskoobe mahin waa tirtiro kii dhulka lagu tirtiraye masaxadna waa la dhihi karaa

  • @maryanmaanka8622
    @maryanmaanka8622 2 роки тому

    Abayo nooso badi round kaga

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 2 роки тому +1

    Mchlh

  • @shukriibrahimceynte4555
    @shukriibrahimceynte4555 2 роки тому

    No tahjid salatuul lleyl

  • @nuuriyaahmed5290
    @nuuriyaahmed5290 2 роки тому

    Cidiyaha saladu may ku baxda

  • @xamdiawes7253
    @xamdiawes7253 Рік тому

    Asc sis. Please cut your nails. It’s not good especially when you taking wudu because you want the water touch your inside your nails.

  • @burjihabarjeclo18my
    @burjihabarjeclo18my 2 роки тому +2

    Cidiyaha iska gur de Maxa salaada ad tukanaysa😭😭

  • @MKR587
    @MKR587 2 роки тому

    😂