ROUTINE NIGHT MAXAAN QABTAA MARKA AAN GURIGEEYGA JOOGO HABEENKIII🤔🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 745

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 3 роки тому +32

    inta jecel in ay iska dhaafto shaadiyo fanka aan darjo laheen shaadiyo jiliinka iyo shactrada inta ku jecel caawo is muujia Alla ha nahanuuniyo
    👇

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 3 роки тому +137

    Shaadiyo talo iga qaado waxad hayd fanaanada kaliye timaheeda qarisa balse imka iyar baad uqaawinaysa fadlan jooji wllo asturnaa ku qurxoonAYD 🙏😭

  • @Queen-ur2ri
    @Queen-ur2ri 3 роки тому +41

    Nagta kaliya routinkeda lagu caajisin qosolkaa iga dhameysay shadiyoy😂😂😂

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 3 роки тому +20

    WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻🙏🏻

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 3 роки тому +7

    Shadiya hal talaan ku sinaya wllo creamka indhaha ka ilaalso waayo waa ku indho baysa wuxu waa chemical indhihiiba i xanuunayba saad u marsatay ka naxay😢

  • @cadarali7449
    @cadarali7449 2 роки тому +3

    Shadiya Murray da journal ku tiro quruux ay noqonee murayada
    Good job sis 💯❤❤

  • @zuhuura8200
    @zuhuura8200 3 роки тому +26

    Qolka inaa sida dugsi cml loogu so ordaa larabaa kulahaa 😂😂😂shaadiyo war ma dhibayo😀 love kugu ahay abayo❤😘

    • @dekhabilaney2079
      @dekhabilaney2079 3 роки тому +5

      😂😂markee hdlkas dhaheysay iyo commentigaga mrkaa arky we isku Begnayen wllahi

    • @maymuuncabdiraxiin5707
      @maymuuncabdiraxiin5707 3 роки тому +1

      Ani xtaa wlhi😂😂qoraalkaga marka aqriyay horey ka dhahday😂

  • @hipohabdilaahi2016
    @hipohabdilaahi2016 3 роки тому +17

    Shadaya wllshay qaali wa iga talo indhaha dushoda iyo hareerohoda waxba ha iska marinin huno ma ficna wana qafiif xididada indhuhu halka way ka dhawyihiin indhuhuna siday muhiimka inogu yihiin wad daremi karta iga talo weyaan intaas qaali .
    Routinekagana wan ku haystaaye isku kaya dhib oo noso badi hppty

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 3 роки тому +6

    Maasha allah boqordeen jacelka iyo qosolkab noolow quruxey xabibti🥰🥰🥰🥰

  • @hamdimohamudahmed
    @hamdimohamudahmed 3 роки тому +12

    Mashalh shaadiyo routine ka qataraaa ku tahy wlh noosoo badi xbbty 😍😍

  • @ayuunialpi8483
    @ayuunialpi8483 3 роки тому +6

    Waa rafte walhi khaandaa ku galin jire idinkaa idinka xishoonooya allha ku daayo sharafeey

  • @shaxshax7836
    @shaxshax7836 3 роки тому +3

    Waa iga qoslisiisay wlhi subsceibe dhac ku siiyey waa u qalantaa👏 manshallah❤

  • @abshiroahmed6937
    @abshiroahmed6937 3 роки тому +10

    M.a adaaba is jafaayo intaa lagu jafin is jaf kkkkkk shadiyooy dar Alaah ku jeclahay walaahi mar uun wan kula kulmi insha Alaah abaayo shaadiyo waxa thy gabar qalbi wanaagsan M.a Alaah Idin barakeeyo adi iyo familygaaga faraxad ku nolaada abid insha Alaah one love boqoradeena ❤❤❤❤💋💯🙏🙏🙏🙏🙏✋

    • @amalgarnayl8961
      @amalgarnayl8961 3 роки тому +2

      Hhhh anaaba kayaabay siday isku jafayso runtu madhibto walahi shaadiya

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +9

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢❤

  • @ayaancali6017
    @ayaancali6017 3 роки тому +13

    Hal galas iyo haf barisa miyaa xabd iyo jab jubaa kudreysaa cafimadka maku dhibayna

    • @zihaamcabdiraxman1137
      @zihaamcabdiraxman1137 3 роки тому +2

      Haa wlhi amba wan la yaabay
      Jumbaha cafimaadka uma fiicno la dhahy wan iska dhaafnay anaga marhore

    • @fahiimaelmi7860
      @fahiimaelmi7860 3 роки тому +1

      @@zihaamcabdiraxman1137 cafimadka uma fiicno wlh wa run hadane wayba ku badisay 1 xabo iyo bar too much wuxuba noqona dhanaan miiran

    • @zihaamcabdiraxman1137
      @zihaamcabdiraxman1137 3 роки тому

      @@fahiimaelmi7860 Haa aniga kiilo bariisa ku dari jiry xabad inta kale cusbo ku biirin jiray
      lkn ma fiicno o xanuuno ayu sababi kara la dhahy wlhi 2sano ku dhawad cuntada kuma darsano

    • @omarofficial24
      @omarofficial24 3 роки тому +2

      Aniga maba isticmalo kwarn hee

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 роки тому +19

    Masha aalh sacdiyo abayo hadan ku arko farxad ayan darema adiga wilkga iyo abihiisa cimri dher alah idinsiyo faraxad kuwara qofkii kowad ayan ahay guri ayan lahelay youtobka gudihisa

  • @jasminepd2309
    @jasminepd2309 3 роки тому

    Markaad isticmaaleysid coffee scrub waa inuu wajigaaga wax kale marsaneen siduu Kaaga qaado wasaqda , marka ma ahan inaad cream marsato before coffee scrubka.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 роки тому

    Cuntada jeer jeer jimco wax is soecial ah , sheekada farxada meel ama damaashaaka ccitart, docuration cleaning.dhaqin.gogosha hagaajin wax samaynta iyo.meshan kuma soo koobi dooni.mashalah.khadraay

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 3 роки тому +23

    Masha Allah gabadhan sideey isugu kalsoon tahay waa ka helay Allaha idin xifdiyo 😍😍😍

  • @safaaqali1446
    @safaaqali1446 3 роки тому +11

    Like igu dhooba walshiina ahe

  • @farhiamohammed658
    @farhiamohammed658 3 роки тому +1

    Shaadiyo abyo horumar wacan riwaayadaha iyo dhanka shactirada waan jeclahay iyo codkagaba ✌🎀😦

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 3 роки тому +16

    Shadiyo Sharif is good legend
    Abdifitax yare #family ❤🥰✊

    • @hamdihajji2745
      @hamdihajji2745 3 роки тому +2

      Masha Allah boqorada fanka💖♥♥♥💙🌏🌏

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 3 роки тому +18

    Waa iska ka jclhy wlh abayo Ina abdulahi nolow yaaqey 🌹❤️👸

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 роки тому

    Waa la ii hiloobay la ii xiisayna farxadayda tanaa la soo dhaweeyaa kamid ah family, fariidaay aa layndhahaa , qadar badan aa lay jecel yahay.iyaaiyaa rag iyo dumar.doqoney ma ihi.

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 3 роки тому +15

    Hhhhhh shaadiyo runta ku jeclahay masha allah guuleyso

  • @sumayahassan3415
    @sumayahassan3415 3 роки тому +8

    Qaando aan kugaliyaa adinkaa idinka shiixooyaa kulhaa manooli😂🤣😂🤣😂😂🤣

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 роки тому +9

    Gabadha kaliye intan la jafin iyadu is jafta😂😂😂😂😂😂😂

  • @luuleycalimahamud7095
    @luuleycalimahamud7095 3 роки тому

    Masha allah midakale barkimaha hade kugu yartahay waxadku wenesan karta barkin kale labo xambo sugad kdibna 3 isku rif 3 isku rif kadib kukala xareso

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 3 роки тому +7

    SHARAFEY AD BAN KUJECLAHAY DUMASHI ALLAH KUCAFIYO MASHA ALLAH ALLAH IDIN BARAKEYO MAXAMED CADENA WALASHIIS ALLAH NOKENO

  • @ayubsaid6938
    @ayubsaid6938 3 роки тому +3

    First like saar hee❤

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 3 роки тому +2

    qurux watan allah nasiiyey ee tan suuqa ma aha alxamdulilaah

  • @dura5424
    @dura5424 3 роки тому +4

    Masha allah inu macan yahay halkana ogajeda dawaallaha ogudaro

  • @aaminanuura9700
    @aaminanuura9700 3 роки тому +14

    Wooow boqorodeena qosalka routine qurux badan 🤣🤣🥰🥰🥰💝

  • @rahmaahmed7970
    @rahmaahmed7970 3 роки тому

    Indhaha sida ha u marsan yanay indhahu yanay ku xanuuninee salamat

  • @sucaadabdirahmaan6588
    @sucaadabdirahmaan6588 3 роки тому +1

    Shadiyay barkimanka labaxabo aya layskudaraa hadii aad rabto barkin wayn

  • @inacumeeyr178
    @inacumeeyr178 3 роки тому +1

    Turkey ina barkin kaso gadate ahed, ma buuf sano maro cml marka furtid le is bufine ay barkin noqone boosna maka qadan lahen. Qofki so baxayo u dir so insha allah shadiya

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 3 роки тому +2

    Shaadiya barkinta shabiiqda madaxa u roon bakinta weynta madax xanuun laga qaadaa iyo qoor xanuun

  • @Garaadbadan
    @Garaadbadan 3 роки тому +6

    Macaanto ku taageeraa isha nacabka allaha kaa haayo👸🏻👸🏻❤

  • @waxgaradnoqo5960
    @waxgaradnoqo5960 3 роки тому +10

    Kkk abyo hanaga shiixin ee qaadadaada sooqaado😂😂

  • @abdiazizabdullahi3132
    @abdiazizabdullahi3132 3 роки тому

    Asc shadiyo abayo sual aya wata adho rali ee ika lasojawab suasho waxa waye ABDI FATAH hoyadhisa xalke kabaxde wayo marke imanese aya nokudabese xalke ade mise wax lee lajilaye wlh aniga waba yabe wayo war qofti hooyadhis exed xalke kabaxde shadiyo farintan ABDI FATAH ika garsii shadiyo plz plz plz fadhlan ika lasojawab wayo ina badhan aya wax kuwediyo ila xat ika masojawabin qoralka miya dib kuku ee mise aqriska wan faxmi waye runtii shadiyo wa kaftan ee xaubixin

  • @faadumoaxmedjimcale957
    @faadumoaxmedjimcale957 3 роки тому +2

    Routineka noosoobadi abaayo mahadsanid

  • @shariifodaahir4745
    @shariifodaahir4745 3 роки тому

    Xabiibti sariirta lago Korsocaa maxeey aheed hee waxa markii laduuba qaladaadka wa la iska ilaal shaa hii kale waa ogtahay dadkeena

  • @farhiyaadan9764
    @farhiyaadan9764 3 роки тому +20

    Hhhhhhhhhh aniga waxdhan mafirsaneyn hadalkadban kuqoslata fay fini kulah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤩

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 3 роки тому

    Shaadiyo aabaayo naga soo dhis gacmaha io lugahaa wajiga wan kaa faidney scrub ka Dona white waa isticmaalay

  • @fadumaabdullahi6318
    @fadumaabdullahi6318 3 роки тому +2

    Barkimaha markaad sogato 4 sogado kabacdineh baaf kushub shanbo suufkeeda wuu fidaaa4 barkin laba kasosaaro waligaa xitaaa juc kaama dhaheyso

  • @muxsinmiskiin3728
    @muxsinmiskiin3728 3 роки тому

    Wax gaalo Oo qadhmuun saad isu marinaysay baad si noqotay abaayo

  • @farxiyoyuusuf5422
    @farxiyoyuusuf5422 3 роки тому +6

    😂😂😂😂😂😂😂 shadiyo wllshey wlhi waad iga qoslisay xafidallah abaayo

  • @maryamodaahirabdi1985
    @maryamodaahirabdi1985 3 роки тому +2

    Baldaya shaadiyo sharaf door nafii bey xayasiinaysa ilaahow routine kayga haka dhigin caseeso wax laga faano weye

  • @umalkhayir2795
    @umalkhayir2795 3 роки тому

    Routine kaga wan ka helaye no so badi wll ad ayn uu xiseya qli ee noso badi inshallah ok

  • @fatxiabdiyare7097
    @fatxiabdiyare7097 3 роки тому +4

    Mansha allh faay finig wan ku wataa sanadku sanadkagi waye ❤❤❤

  • @samiiramusse7953
    @samiiramusse7953 3 роки тому +1

    Masha allha shadiyo alha ku xafid abayo

  • @farhiyamdiriye6554
    @farhiyamdiriye6554 3 роки тому +12

    Routine ka shaadiya waaan ku haysta nooso badi wll intaaas is kalifto😂❤️

  • @naajuupea8645
    @naajuupea8645 3 роки тому +4

    Beenta amaahan donna white inaba caadi maaha😍😍

    • @najmafarah7535
      @najmafarah7535 3 роки тому

      Samiyey Donna white whitening fcn maku sina neh

  • @Naciimacumar14
    @Naciimacumar14 3 роки тому

    waxaso maraq digaag ah plz somaliyey maraqdigag maba deyneysane iska yareya

  • @shukriahmedmohamed2699
    @shukriahmedmohamed2699 3 роки тому +2

    Shaadiyoy aniga xasaasiyay ayaa qawaa bahashan waxna ima tarto

  • @lifetimeofficial1632
    @lifetimeofficial1632 3 роки тому +2

    Wll indhaha ka dayso waa chemical

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 Рік тому

    Shadiyaw runtinkaaga uciisay wllhi rutiin aa mar hura firsaday kuso cishuuyaa san xaq miyaa ruutiin noso samy sharafy😢🙏

  • @qaalicadey3640
    @qaalicadey3640 3 роки тому +2

    shadiyo barkin waxaa jirto weyn ah xabadi 7 dolar aa la gadaa cadaan ee ku imaada anigaa soo gaty arooskyga 5 bil ka hor xamar weyne ka raadi

  • @asiamohammed2428
    @asiamohammed2428 3 роки тому +1

    Mashaa alaah ilaahey haku xifdiyo 👋👋👋👋👋👋👋👍💗💖💗💘❣️❤️❤️💞

  • @shamsamaxamed5875
    @shamsamaxamed5875 3 роки тому +1

    Shadiyasharaf Aabyo macn 🥰🥰🥰🥰😛😛😛

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +4

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂😢

  • @falisomar543
    @falisomar543 3 роки тому

    abayo shadiyo markad jifka hagajineysay waxa aad gacanta ku haysid maxa waye cagas biyaha buluga isheg abayo iso jawab

  • @sadaqmohamed4426
    @sadaqmohamed4426 3 роки тому +11

    Shadiyo sharf wan ku tageraa in badan horay usoco wllshy

  • @aminaabdillahi9797
    @aminaabdillahi9797 3 роки тому

    Abaayo gacantaada haiskudilin maraq digaag mafiicna wacudur from mombasa

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 3 роки тому

    Bisinka waxaasoo saliid ah maxaad ugu dartay somaalida saliid baa dishay... boomaadootinka skin rash ka lagu daweeyo gabdhaha is cadaynta u isticmaala la yaaba because the don't read anything then they end up skin problems

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 роки тому

    Masha alh abayo wan ka helay jadwalkaga maalin laha ah daawada wajiga o qoyan mari indhahana dushooda lama mariyo wa halis suniyada kahor mari maqaarka indhaha korkoda ah wa jileec ishana ma xamili karto

  • @abdirahimabdi5134
    @abdirahimabdi5134 3 роки тому +4

    Your bed is small, tuache aibu ndogo ndogo😀😀😀. Swahili mafahmesid kulba wan kuoge ee.😀😀 Haadi ad fahantid kasojawab

    • @bosslady4890
      @bosslady4890 3 роки тому +1

      Sarirta wee yartahy😂😂😂waswahili wako bro

  • @farduzabdullahi4606
    @farduzabdullahi4606 3 роки тому

    Shaadiyo qosol miiran baa tahay wlhi sariirtiih waad ku dulsoconaysaah

  • @haawakiin2305
    @haawakiin2305 3 роки тому

    Abayo barkinta 6 xabo cml aya leysku furaa kadin 4 aya laga dhigta oo tagan qurux ah aye ku noqone

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 3 роки тому +2

    Msha allh shaadiyo sharaf waxd thy marwo sharaf leh allha kixfdo qoyskda wlshy

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel 3 роки тому

    Asc so dhawada gabdhaha waxa idin haya cream fcn o la hubo cad iyo liisho ka dhigayo qofki gaduud lehna mid u fcn a idin kenay so dhawada ilaso xarira mel walba ado joga ku heleysa

  • @hibomohamed6991
    @hibomohamed6991 3 роки тому

    M.a allh haku dhowro my Queen

  • @laylaciise4010
    @laylaciise4010 3 роки тому

    Masha allh hbbti waxa fcn oo jidhka marsano nala soo wadaag oo midabka jidhkaga isku egaysiinayo

  • @samiiradheemanofficial5957
    @samiiradheemanofficial5957 2 роки тому

    Mansh allah wall intay nolol jirto inoolad inash allah

  • @asmahassan3780
    @asmahassan3780 3 роки тому

    Waan fuurey wllhi shadiyo qosol miiean waaye

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 3 роки тому +17

    Shaaaaaaadiyo ♥️ love you abaaaaaaaayo

  • @rodayusuf865
    @rodayusuf865 3 роки тому +3

    Dumarku baasto isku dhex kariska maxy ku jeclyihiin marka ragu naga maqanyihin wax kale ma karsano 🤣🤣

    • @zamzammohamud25
      @zamzammohamud25 3 роки тому

      isku dhex kariska ayaanbku tuuranaaa hhhhhh

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 3 роки тому +2

    Maana qaaacey io faay finin🥰🤣🤣🙈
    Any way wakuwataa keep going sis🔥🥰💪🏾🖐

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 3 роки тому +5

    Barkimanka wa lesku dhex shubta sedex barkin labo xabo lga sameya kalay arag adegna maaha
    So tijabi wa ka resan donta barkin jilcan
    Ay batuulo gesay🥰

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 3 роки тому

      sdee loo sameyaa abyo

    • @ayaanayma881
      @ayaanayma881 3 роки тому

      Sedex barkin suufkoda lesku dara kadibna labo barkin lagu shuba afkana wa laga tola abayo

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 3 роки тому

      @@ayaanayma881 shukran

  • @ss-nu5wc
    @ss-nu5wc 3 роки тому +3

    masha allaah SHAAdiyo gaabey gaduudey alle hanoo kaa dhowro love you🥰🥰🥰

  • @boqoradainayaasiin3782
    @boqoradainayaasiin3782 3 роки тому +4

    ShAadiya wlhi funny thy xppti keep going 😂🥰

  • @aishaabdinour2463
    @aishaabdinour2463 3 роки тому +13

    Mash Allah boqoradena keep going 💕💕

  • @isxaaqcabdiibraahim9091
    @isxaaqcabdiibraahim9091 3 роки тому +1

    mashallha. abayo 💝👩‍❤️‍👩💝💗🤭🤩🌻🌸🏵️🌻🎆🎇🥰💞💕💋💋💋 sh. 👩‍❤️‍👩🤴👸

  • @karbaash_halaal2824
    @karbaash_halaal2824 3 роки тому +3

    Shadiya ur so funny walaaley ku soco😂😂

  • @ayannour3062
    @ayannour3062 3 роки тому

    Shaadiya iyo qofta tiktokta isticmaasha oo humble mumtaaz ladhahaayo isku sibeey u hadlaand

  • @nasramed6308
    @nasramed6308 3 роки тому +2

    First shadiya

  • @foos7330
    @foos7330 3 роки тому

    Asc waxna waa tusoosa waxna waa qarinoos creamka si fiican magaciisa maloo arkayo

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey4858 3 роки тому

    Shadiiyadeena canshaqa insha aallah jimcaha wad no casuman tahay hado alle I qadaro wan kulmii doona insha aallah aroos♥️♥️♥️💋🥀💯💯♥️🙏🏾👑🙏🏾

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 роки тому

    masha.alaaah.boqorada.qosolka farxadkunolow

  • @queenk5558
    @queenk5558 3 роки тому

    Manshallah tabarakalah alle haku barakeeyo nimcadada habbty

  • @geenyojoogdheer8222
    @geenyojoogdheer8222 3 роки тому +5

    Hbnki baris la karinayo wn layaaba aniga 🥰

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 роки тому

    Shaadiyooy Xamar wa i jeclaysiisee hadaan imaado daris ma kula noqdaa??
    Qurbo waa ku daaalaye

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 3 роки тому

    Shadiya uurka leheed aawey? goorme dhaleysaa?

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 3 роки тому

    Hada idinkaan idinka shiixooya mooye qaandan gelin jiray kulahaa allah tanaa jinooley wye😁❤🙈

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi6967 3 роки тому +17

    Sis Why don't you put the bed facing the other side of the wall so that the window is easily accessed if possible 😁

    • @halimamohamud2695
      @halimamohamud2695 3 роки тому +1

      The position u are saying is good..it's wil easy for her

    • @lifeofivt1544
      @lifeofivt1544 3 роки тому +1

      Shadiyoo hada ku fasiro engriska al-Abadair waxuu leeyhayh sariirta waxa fican inaa dhigto qeybta darbigaa🤩🤣

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 роки тому +4

    Shadiyo apdate matihid maxa waye dorno wajiga lamarinayo ado heli kara waxyalo kalo ka qatar yar tankale waliga indhahaga korkoda dawo hayska marin

    • @nuuranalka6083
      @nuuranalka6083 3 роки тому

      Abyoy hadhow kala nuuc mohoo

    • @Nimcolifechannel1
      @Nimcolifechannel1 3 роки тому

      @@nuuranalka6083 haa lkn walogu talagalay kalanuca wa quruxda biniadamka way isa so sarayan cafimadkana uma fcna makeupkaba ma arkino indhaha iyo wajiga isuma eko marka sas u ogow

    • @nuuranalka6083
      @nuuranalka6083 3 роки тому +1

      @@Nimcolifechannel1 haa ani wa mariyaa abyoy indhaha korkoda wlhi waiska dhafaa

    • @queenhafsa7564
      @queenhafsa7564 3 роки тому +1

      Waa runtaa xididada yar ee I dhahaa kaa dhaawacmay waa khatar

  • @mamasalmamamasalma8331
    @mamasalmamamasalma8331 3 роки тому +1

    Mansha allah abyo lkn cuntada maraqdigaga badan ka ilaali bakeeri iyo bar barisa iyo halaha maraqdigag aa kudarte isma laha ani kiilo haaf lee ku kariyaa wlhi bahalkan anaga lee jecel ma ogi mafiicno almiino iska yaree🙏🙏

  • @fartuunyuusuf980
    @fartuunyuusuf980 3 роки тому +12

    Masha Allah maxamed cade habo❤️❤️❤️😘

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 роки тому +6

    Masha allah keep going sista 👍

  • @rodarosa3119
    @rodarosa3119 3 роки тому

    Walashay ilahay hakucafiyo