Kaftanka Siyaasada 372 oo aad u xiisa badan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 січ 2023
  • Kaftanka Siyaasada 372 oo aad u xiisa badan.

КОМЕНТАРІ • 391

  • @roblesaid101
    @roblesaid101 Рік тому +12

    Reer Khatumo #Ssc ilahay Talada haina waafajiyo Guul xinjir leh inshallah 🇸🇴 🇸🇴

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Рік тому +8

    Mashaa Allah bahda SAtv, soo noqod wacan Yasin Ducale( legend). Waxaa aad ii taabtey tirada saraakiisha qaran ka ee la xasuuqey. Somaaliya madhawo. Allaha noo gargaaro.😥😢

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 Рік тому +2

    Ali xarare shawgisan wuxu kusucinkara agreeable person like yassin qoslaaye well come back libax

  • @rnproduction4503
    @rnproduction4503 Рік тому +13

    Qosolka yaasiin waa u xiisnay
    Legend welcome back 😀

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Рік тому +1

    Waa cali iyo yaasiin soo dhawaada
    Sxbayaal waliba yaasiin oo noo soo laabtay waliba Isla nahay kooxda bidaarta fc

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Рік тому +5

    Masha allah wey xijaabantahey farxiyo xishoo oo xijaabo hada ina adeer saanadaas maad naga nooleysid walee farxiyoo awalba aan aflooga adkeyn hub amey nagu heshaa kkk

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 Рік тому

    Waan idin salaamay Ali haraare iyo Badri kaftanka siyaasadda waa loo xiisay

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Рік тому +3

    Gabadha u dhalatay Shiine Culay ha loo bixiyo Malyuun, maadaama uu aabaheed gaadhay One Million followers ❤️

  • @DooGeeye
    @DooGeeye Рік тому +20

    Miss you wlhi Yasin, welcome back , am really happy he is back, at last the program will be fun again.

    • @abdiyaree8866
      @abdiyaree8866 Рік тому +1

      Mad Mad 😠 😡 is the there 🙄 🙄 and a great 😀 👍 👌 in a row and the rest are now ready and I shall forward 👍 👍 👌 😒 🙄 😑

  • @osmanhassan686
    @osmanhassan686 Рік тому +16

    Welcome back legend Yasin 🤣🤟

  • @Roobleh
    @Roobleh Рік тому +2

    Yaasin uu soo madoobaaday, that means wadankii hooyo ayuu tagay, uu soo dhiigaystay. Masha alah

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta Рік тому +5

    Welcome back yaasiin ducale funy wlh qosolkiyo qofa so labtay

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Рік тому +1

    CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare 👏
    16:31 🇸🇴 Wa sax Cali HARARE 🎤 Inta Badan Somalia 🇸🇴 HOLWADAG
    MAGALADA MARKA CADEEY
    HORSEED 👈👉 HOWL-WADAAG 👈👉 WADA-JIR
    WA SEDEXDA XAAFADOD EE UGU FACA WEEYN MARKA CADEEY ❤️

  • @adelmohamed9269
    @adelmohamed9269 Рік тому +6

    Waad wanagsantahay ninkii waad soo celisay good!

  • @asadyare997
    @asadyare997 Рік тому +4

    Welcome back Legend Yasin!!

  • @kingupdirahman5917
    @kingupdirahman5917 Рік тому +14

    Yasiin ducaale king is back😂😂😂

  • @qarnisheikhabdulahi1933
    @qarnisheikhabdulahi1933 Рік тому

    Maansha alaah warka cali xaraare waxuu dhimanyahay yaasiin macaaneeye sxb soo dhawaw

  • @umusundusqaali8963
    @umusundusqaali8963 Рік тому +1

    Mashallah ali xarare keep going❤❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +4

    Nin culus Yaasiin well come back, Badrina nin qaaliya buu ahaa

  • @ismahanabdirahman9525
    @ismahanabdirahman9525 Рік тому

    Yasiin welcome back Masha Allah

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Рік тому

    😍😍😍😍Maanshaa alaaah soonoqod wanaagsan yaasiin ducaale 😍😍😍😍

  • @rocky4066
    @rocky4066 Рік тому +3

    Maasha allaah yaasiin ducaale soonoqod wacan

  • @HomeCooke
    @HomeCooke Рік тому

    Soo laabasho wanagsan mr Yasiin ducaale..Barnaamijkan ninka shida waa Ducaale..

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому

    Soo dhacyeey
    Yasin Ducaale🌿☘️☘️☘️☘️☘️🌹🌹🌹🌹🌿🌿🌿

  • @abdinoorwarderewardere8360
    @abdinoorwarderewardere8360 Рік тому

    Aad ugu farxay yassin duale aragtidiisa welcome back 🙏

  • @Malik3544
    @Malik3544 Рік тому +3

    Masha Allah Yasiin oo isbadal cad ka muuqdo Sodhawaw wa lagu taway. Sheekada halkeedi kasii wad Meesha aad aaday neh nososheeg😂

  • @feysalyareofficial1526
    @feysalyareofficial1526 Рік тому +3

    Masha allaah

  • @maxamedabdi2985
    @maxamedabdi2985 Рік тому +1

    Waw.soo.dhawoow.mr.yaasiin

  • @maahirhajji7768
    @maahirhajji7768 Рік тому +1

    Welcome back Yaasin Waaku xiisnay wlhi

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 Рік тому

    Asc Yaasiin mashallah

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الله على وياسين

  • @abdiwahid80
    @abdiwahid80 Рік тому +1

    Welcome back Mr. Yasin sido kale Ali haraare iyo Badri ayagana waa salaamaa

  • @ciise7775
    @ciise7775 Рік тому +1

    Asc Cali wa ku salaamay oo sxbeen qoslaaye wuu yimid.

  • @Siilaanyo2011
    @Siilaanyo2011 Рік тому +2

    Yaasiin ducaale, ma timo beeris buu ku maqnaa👍😂😂😂 dhakadii dhalaaleysay ma muuqatee😅😅 Well come back Yasin.

  • @ayaanabdi4504
    @ayaanabdi4504 Рік тому

    Welcome back 🙏 yaasiin ducaale 🤗

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Рік тому +1

    Wellcom back yaasiin 🙌🙌

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 Рік тому

    Muanaafiq waan kula soconaa

  • @ahmedabdi2896
    @ahmedabdi2896 Рік тому

    Masha allh mar hadii yasiin ducaale soo laabtay waa wlhi mahadiii

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Рік тому +1

    Welcome back Mr YAASIIN👋🐎🦁🇲🇵🇺🇲

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 Рік тому

    Yaasin ducaale waa soo laabtay legend

  • @user-mustafa290
    @user-mustafa290 Рік тому

    Waaw yaasin ducaale welcome back

  • @nadiirkeyaptiidoon8282
    @nadiirkeyaptiidoon8282 Рік тому +1

    Alii xaraari wellcome back wlhii Aniga ahana wan ku xisay

  • @abdirasakaliahmed7528
    @abdirasakaliahmed7528 Рік тому +1

    Waw. Amazing

  • @marianamariama3213
    @marianamariama3213 Рік тому

    Yasiiin welcome back King 👑

  • @abdirahmandualeh2778
    @abdirahmandualeh2778 Рік тому

    Manshallah Yasin welcome back

  • @abdiali1037
    @abdiali1037 Рік тому

    Cali xaraare iyo yasin horey uu socda

  • @mahmoodyousif487
    @mahmoodyousif487 Рік тому +3

    Yaasin ducaale welcome back nin culus We miss you libaax

  • @zakialle9767
    @zakialle9767 Рік тому +1

    Welcome back yaasiin

  • @abdirasakaliahmed7528
    @abdirasakaliahmed7528 Рік тому +3

    Waw amazing.
    Saaxiib waxaa imaaday nin aan taageero. Waw big legend.
    Yaasiin ducaale.

  • @abdillahibouh891
    @abdillahibouh891 Рік тому

    welcome back yasin Doualeh, really i missed you

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Рік тому +9

    War miskiinki Alle waad so celisay, war yaasiiinow intaas asbuuc baan cali xaraare laheyn ninka shaqada dib ugu so celi 😂😂

  • @hindofaarah2096
    @hindofaarah2096 Рік тому

    Manshallaah tabaarikalaah Manshallaah tabaarikalaah

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 Рік тому

    Welcome back mr qoslayo❤

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 Рік тому

    Wow soo dhawaw yaasiin ducaale

  • @lilpoop4425
    @lilpoop4425 Рік тому +5

    Yaasiin ducaale la.aantiis Barnaamijka dhadhan malahan walaahi Ustaad welcome Back

  • @maxamedxawo1059
    @maxamedxawo1059 Рік тому

    Aad ayaan taa geeraa baraamijkan cali.xaraare..yaasiin.ducaale.qosolkiisa.yasiin.baramika.cusubo.uyahay

  • @mumtaazsheekh9396
    @mumtaazsheekh9396 Рік тому +2

    Waaw. Yaasiin baayimid

  • @sucadibrahim9184
    @sucadibrahim9184 Рік тому

    Soo dhawoow yasiin❤

  • @bashkahanuuniye2176
    @bashkahanuuniye2176 Рік тому

    Welcome back Mr Yasiin funny

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Рік тому

    Yaasiin soo noqosho wacan waan kuu xiisnay

  • @amarrehmahamoud2285
    @amarrehmahamoud2285 Рік тому +7

    Welcome back legend 😂🎉

  • @HasanAli-se5gk
    @HasanAli-se5gk Рік тому +1

    Asc ALI haraare wankusalamaya
    Warkaagi wajira ughoreysa
    Tancidamada soomaaliya
    Iyo tanlaascano
    2 laban mado weyjirta
    Xaqa allaah
    Hawaafajiyo
    AAMIIN
    AAMIIN AAMIIN
    Yaa alaah

  • @libanabdillahi5524
    @libanabdillahi5524 Рік тому +1

    Machine ka kaftanka siyaasada, welcome back Yasin duale .🤣

  • @farxanfartaa101east3
    @farxanfartaa101east3 Рік тому +1

    Waaaw Yasin welcome back sxp

  • @feysalyareofficial1526
    @feysalyareofficial1526 Рік тому

    Waan ku salaamay yasiin ducaale

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 Рік тому +2

    MESHA YASIIIN DU CAALE AYAN KU DAAWANAA MASHA ALAHA UU SOO NOQDAY

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Рік тому

    yaasiin so dhawaaw waan kusugaynay suldane

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 Рік тому +1

    Yaasiin duaale ninka barnaamijka shida welcome back

  • @abdalla9814
    @abdalla9814 Рік тому +1

    Wow 😂😂😂😂 war ninkii YAASIIN ahaa baa Soo laabtay walaahi waa ku faraxsanahay welcome Back

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Рік тому +1

    CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare 👏
    BARNAMIJKA KAFTANKA SIYASADDA XALQADII {{ 372 }} TV 🎤✔️👍

  • @suhaybali6189
    @suhaybali6189 Рік тому +1

    Libaaxiibaa soo galay Hanbalyo Yasiin Ducaale

  • @kingsalman777
    @kingsalman777 Рік тому +7

    barnamuj kani without yasiin is nothing mar qudha ma dhagaysan 😅😅😅

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 Рік тому

    Cali Xaraare iyo Yasiin Ducaale waan idin salaamay, Yaasiin bidaartii wey u soo baxday ee sirta ha noo soo sheego inshaAllah.

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv Рік тому +1

    Welcome back 🎉

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 Рік тому

    Wow yasiin ducale is back 💪💪👏👏👏

  • @maxamedsiciid5424
    @maxamedsiciid5424 Рік тому

    Welcome back studio aad buu kuugy baahan yahay

  • @idirsbashe586
    @idirsbashe586 Рік тому

    Waan nisalaamy saxiibayaal gaar ahaan yasin farxan

  • @mubarakwere5689
    @mubarakwere5689 Рік тому

    Welcome back legend yasin ducaale

  • @mahadabdikadir1733
    @mahadabdikadir1733 Рік тому +2

    Welcome back yaasiin ducaale

  • @lilpoop4425
    @lilpoop4425 Рік тому +6

    Yaasiin ducaale is Back waaaw😂

  • @dekowabdi1066
    @dekowabdi1066 Рік тому +1

    Welcome back Yasin Ducale niyow bal maqaxida noshid waay dansaned ee dowantan

  • @maycosenge1267
    @maycosenge1267 Рік тому

    Haa masuliya da iyo dada isma ika

  • @muhubafarah6026
    @muhubafarah6026 Рік тому +1

    Asc walaal Ali please Noda yasin waxan leyahay well come back we miss you walaahi ina adeer wankusalamaya ad iyo ad ban ugu faraxsanahay in ad solabatay

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Рік тому

    Yaasiin ducaale welcome back 🔙 😅🤟

  • @chirdonhoussein6926
    @chirdonhoussein6926 Рік тому +2

    Welcom back Yacin legend

  • @LeoPard-HQ
    @LeoPard-HQ Рік тому +4

    عاش من شافك يا ياسين دعاله، نورت الدنيا علينا، واخيرا رجعت لصديقك الحميم علي حراري.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    الاخوة علي حراري وياسين دعالي المحترمين

  • @sayidxirsi4119
    @sayidxirsi4119 Рік тому

    Asc Cali xaraare waanku salaamaya..maantana nin baaladiley booked wata..lacag lagu diley

  • @nasserfarah1276
    @nasserfarah1276 Рік тому

    The king is back

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia Рік тому

    dhuxuleydii oo calaacalaysa
    waa taa soo abada ah.haydinku taagnaato

  • @qisooyinchanel3516
    @qisooyinchanel3516 Рік тому +2

    Wn ku xiisney yaasiin❤❤

  • @ibramoha1674
    @ibramoha1674 Рік тому +1

    Wlhi waan farxay markaan arkay yaasiin ducaale cali ada kama marnid

  • @samiryare5850
    @samiryare5850 Рік тому

    Welcome back legend yaasiin

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 Рік тому +1

    From jermany idinka soo salamayaa sprots u socday se markan arkay yaasiin goor aan u ufadhiistay dawashada barnaamijka garan wayay anoo dhamaystay is arkuun

  • @yasinkhalif3359
    @yasinkhalif3359 Рік тому +1

    Welcome come back Yasin ducaale

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 Рік тому

    Welcome back legend

  • @habiibaraagejama5733
    @habiibaraagejama5733 Рік тому

    Welcome back yaasin

  • @zaalaxzmc5933
    @zaalaxzmc5933 Рік тому +4

    Yaasin ducale welcom 😂😂😂qoslaye

  • @sahalbrahim3419
    @sahalbrahim3419 Рік тому

    War yassin waan ku dharsaneey ninyahow

  • @MajorT.V
    @MajorT.V Рік тому

    Welcome back Yasin Ducaale